🥺Rasuulka scw wuxuu yiri qofkii tacsi u fadhiyo 3 Beri ka badan umadeeyda kama mid aha nolosha weey sii socon qaar baa dhalanaayo qaar weey dhimanayaan qaar weey guursan the life move
Alxamdulillah, madama walalkeen dayax cafimad qabo, qalbiga Alle ha u qaboojiyo. Hadii u garab istaagay oo ka farxiyey walashii wax dhiba kuma jiro, Guuleyso hore u soco walal, somali maxamed ma qancin kartid😃🫶❤️
Dayax.dalnuurshe waa nin rageed runta hadi ey timaado rogosha aan aqoonin waa ruux dadka dhibaatesan farxad la qeebsada walaalkey dayax dalnuurshe horey usoco guul ayn ku rajeena ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Wlhi inuu so laabto farxad bey ii ahayd dadna weyba ka xunyihin wasiir wax garad baa thy qofku hadey murug laso daristo inta noloshisa ka dhiman inu murugodo ma ahan ee dayax inu dib u dhismo u farxo wan jecelahy ❤🎉
Waa saxantahy wasiir ku soco Ani waxnba ugu Dari lahaa inuu guursado oo noloshiisa hor isii wato mxaa yely nebiga scw ayaa xaas ka dhimatey hdana saas ay tahay asoo ilaahey tala saaran ayuu mid kale guursaday
waa sax qofkasta wuu dhimanayaa ilaahaygii dunida keeney baa kala laabanaya marka in qof ilaahaygii dunida keeney kaqaatay maaha in la dhaho qofku muxuu u farxayaa dunidu waa maalmo qura intaad nooshahayna waad arkaysaa caqabado badan marka maaha inaad is murjiso waayo waxaa ka badali karto baaban jirin marka isku xishooda ilaahayna ka xishooda wiilkana ka leexda wll adna ilaahay farxada hakuu siyaadsho
Arinka Dayax wan kutager sanay inu farax sanado Masolaba nayso. Wlsshen. Marka murug tiisu wa nagu xanun far xadisu wa farxa dena sheydanka iska nara ninka kafuqa somaliyey ❤❤❤
Waan kugu raacsanay waziir arinkaa aad sheegtay niyada ayaan ku hayay Mida kale dadka ka xun farxada dayax dalnuurshe ee ku marmarsiyoonaya Geeridii xaaskiisa ayaa sii qoyan ee muxuu u farxayaa waa dad ka xun nolosha wiilkaas Oo rabay inuu burburo keep going dayax From somaliland hargaysa
Waziiiiir , maaanta waa ka Quuusday Adna . You are on the Faarah’s !!!!waryaaaaaa wuuu soo noqon Karaaa Wuu Guursan karaaaa Dayax but goormu sooo noqday . Bil muuu Maqnayn . Laba weeek , gabadhiisi ooo mootan Inuu heeso waa khalad!😢
walahi si wacan baa ula hadashay kuwa xasidka iyo jaahiliinta ah oo nolosha ka dhacay allaha u naxariisto Aabo hay mcn marku dhintay waxan is dhihi jiray side u Nolan dontan manta ne wllahey qarba yurub tagay wan wada gursanay oo mustaqbal Baan samesanay dayax dalnurshe horey usoco
Waziir barteedi baa dhigtey waan kugu raacsanahy xaqiiqdii ✅️✅️✅️✅️✅️
Haye
Wasiir Qodobkaa Halkiisaad dhigtay inta badana bulshadu way kugu raacsantahay 🫡
🥺Rasuulka scw wuxuu yiri qofkii tacsi u fadhiyo 3 Beri ka badan umadeeyda kama mid aha nolosha weey sii socon qaar baa dhalanaayo qaar weey dhimanayaan qaar weey guursan the life move
Sallahu caleyhi wasalam ❤ Haa sax
Salalahu caleyhi wasalam ❤️❤️
SALLAAHU CALEE WASALIIM SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
WAA RUUNTA SOMAALIDA MALIINTA AFARAD GOGASHA TAACSIDA WAALAA LAABAA
Waa intaa ka ahheeyn xaaska.dadka kaloo dhan waa sadax bari
Waad sogashe kusaliya❤ nabiga❤scw
Scw Scw
Scw Scw Scw ❤
Scw
Scw scw scw scw
Fikirkas waan Kula qabaa Waziir💯 inshaalah wllken nah Allah Qalbiga hau qabousho, Farxada nah Allah Haku ziyadsho🤲🩵
Runtii somalideena qeybta negative kaa nagu bdn wllhi saa ugu farxay in Markle aan asoo dhoolacadeynayo aan arko allah farxada u ziyaadiyo wllkeeen❤
Wa runta anu anoo yaar ayaan wayay 2 deyda walid allh u naxaristo dhibato badan ka diib wn samray samirku wu ficanyahay wll
Waa shaqadiisii buusiiwataa intidhimatay Allh u naxariisto waadkusaxsantahay Wasiir ❤
Dayax. Dalnurshe waa. Legendary. Xaqiiqdii. Wax garad. Weyn waye. Horey usii soco leeyahy. Waa qof Iska qalbi fcn aadna u farxad bdn. Dabecad. Wcn bu leeyahy. Wxn lee yahy bro noloshada horey usii wado. Oo. Welibana guurso. Bro
Alle haku sii yo marwo dacad ah oo. Hodana kula koriso insh allh. Hormar wcn. Dalnurshe🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
Balo ku guursatay hoos baa balo idinka gashay ugu yaraan 3sano uu ku ilaawo
inshallah Amin inchallah 💪🇩🇯🤗🕋💝💞👑💫
Maasha Allaah xaq ayuu u leeyahay inuu noloshiisa horey u socdo inuu guursadana xaq buu u leeyahay. Xaaskiisa wuu jeclaa allaha u naxariisto. Aamiin.
Wllhi wx thy nin wax garat eh pro
Wasiir Zaki Bin Xaaji qofka kaliya ee Dayax u garaabay in walaashiis farxadeeda uu uyimid , intaan dhahi lahaa ayaad ii dhahday❤🎉
Alxamdulillah, madama walalkeen dayax cafimad qabo, qalbiga Alle ha u qaboojiyo.
Hadii u garab istaagay oo ka farxiyey walashii wax dhiba kuma jiro, Guuleyso hore u soco walal, somali maxamed ma qancin kartid😃🫶❤️
Dayax waa ku mahafdan yahay in uu Shushu riyadeedi u rumeeyay ❤
Wasiir wakugu raac sanahay dayax qalbiga Allah ha uga reebo farxiya Allah ha u naxariisto
Wlhi that's why I always watch your videos, you always gain me knowledge more when I watch you 🎉
Waziir replay isoo dheh wallahi billahi waaku taageeraa🎉 900k coming soon 🎉❤ hambaliyo
Naxariistaas usameyay qalbiga Allaha ugu dhayo, Dayax well done 💫
Good point Allaah unaxariisto waalidkay. Yaa Allaah
Waziir nio wax garad dad tahay thanks 😊 🙏
Waziir well noted I agree with you ✅.
Wlhi waziir legend ayaad thy wan kugu raacsanahey❤
M.a runta waye waziir wankugu racsanahay fikirkaga ❤🎉🎉
Wasiir wnkugu raacsanahay dayax sookabashadiisa wnkubfaraxsanahay m.a❤❤❤❤❤
Raganimada laguu sheegayaaba waa intaa dayax Dalnuurshe respect
Wlhi Waa Nin Raga 🎉🎉🎉🎉Dayax Bro Keep going 🎉🎉🎉🎉
Zakiyow khayr Allaha kusiiyo wax sax ah ayaad sheegtay
dayax dalnuurshe waa dayaxa dhalanyarada soomaliyeed jiroo jooog bro dayax
Aniga waan kugu raacsanahay wasiir geeridu waa xaq in la farxana waa wax ilaahay baneeyey ❤❤❤❤❤❤❤ shuushu hanbalyo hanbalyo ❤❤❤ il xun Kuma aragto❤❤❤
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Wsc wr wb
Dayax ❤❤king of Mogadishu
wallahi waa qof qalbi wanaagsan wllken dayax alle farxadiiza hausoceliyo ❤
Alle ha barkeeyo dayax waa boqor
Wlhi apowe zaki hadal kaga wax qalad eh kuma jiran m.a wana sax walkeena dayax ino so istag Oo manta farxad muujiyo wana ku faraxsanhy wlhi dadka ku farxay aya ku jiraa inkasto aan jeclan lahaa ino iska dhaafi heesaha lkn alxm ❤❤❤
Dayax.dalnuurshe waa nin rageed runta hadi ey timaado rogosha aan aqoonin waa ruux dadka dhibaatesan farxad la qeebsada walaalkey dayax dalnuurshe horey usoco guul ayn ku rajeena ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Wasiir guuleyso
Wuu ku saxan yahay 💯 💯 aroos ka shuu shuu king of city dayax dalnurshe badal qeer qabo
Wlhi inuu so laabto farxad bey ii ahayd dadna weyba ka xunyihin wasiir wax garad baa thy qofku hadey murug laso daristo inta noloshisa ka dhiman inu murugodo ma ahan ee dayax inu dib u dhismo u farxo wan jecelahy ❤🎉
Wa dad xasada
Waa sax dayax guuleyso 🎉❤
Ilaahowshaha waa nimco ilahay ina siiyey aniga hooyaday iyo aabahay aduunka wan ku waayey hadana saaso ay tahay waxaan ilahay ugu mahadiya iloowshaha uu ilahay noogu nimceeyay sida aan u ilownay murugadii iyo qalbi jabkii waxaan leyahay wllalahy somaliyeed dayax inu farxada gabdh walshiis ah la qaato yaan lagu eedayn qofku isaga og xanunka iyo murugada ay leedahay geerida qofka garabkaaga ah 😰
Dayax big respect ixtiramkii oo qofa ilahey qalbiga haku qabojiyo bowe🤲🥰
Wan kugu racsanahay wasiir aad iyo aad 👍
Wasiirka guuleeyso life must going days ma dhiman waa nool yahay, tacsi waa sadex maalmood sida uu yiri NCSW ❤❤❤❤❤
Wasiir waad saxanthy wana kugu racsanhy fikirkaga ayan kula qaba wlhi❤
Wasiir u got the point fr 💯
Wasiir barteedi baa dhigtay mahadsanid runtii waan ku ku raacsanahay fikirkaaga saliimka ah
Legend Zaki bin Xajji ❤ keep going 💪🤯🙌
Wasiir somalidan way wareeray marka kusoco qofki caqliga leh wuu fahmaya ❤🎉
Waa saxantahy wasiir ku soco Ani waxnba ugu Dari lahaa inuu guursado oo noloshiisa hor isii wato mxaa yely nebiga scw ayaa xaas ka dhimatey hdana saas ay tahay asoo ilaahey tala saaran ayuu mid kale guursaday
Wasiir saaxib adigane waa kugu racsanahay wll horey usoco guul ayn ku rajeena Somalia 🇸🇴 hanolaato ❤❤❤❤
Absolutely I agree with you waziir
Illaahaye ayaa mahada leh in uu dayaxa dalnuurshey faraxada u soo celiyaye
Dayax. Badal kheyr qabo. Geeridu waa xaq, guurkuna waa xaq. Sabir iyo omaan.🤲🤲🤲🤲
I support you with ur opinion bro
Walaahi aadbaan ugufarxay saaka Ayaan daawaday fiidyawga. Xalay madaawan. Waan illeeyaya farxad darteed. Horay usoco dayax ìn uufarxo baashaalo wakhti laqaato dhalinyarta aadna way ujecel yihiin dayax ❤❤❤❤❤
Wll ku saluli Nabigeena SCW❤❤❤❤❤
Wasirak waanku salamay hadalkaga waa sax masha allha
Waziir in the building ❤ waa kugu raacsanhy keep going my big pro somalinimo 🇸🇴☪️💯
Waziir whatever you said is true and 💯 true
Wazir xeer kuma socotid why aa xeer cisse ukasohadliwayse malinta farhadenna wazir saan kakmiya wazir from 🇩🇯
Dayax ilaaheey ha u sahlo gabar baariyad ah oo uu ku dego sida ugu dhaqsaha badan insha alaah
Wlhi waa qiiroday dayx dalnuurshe gob weye M.nzha allh hnplyo hnplyo shuushuuna wasiir adiguna waad kusaxantahy 100%
Wankuugu raac sanahay wallky wallhi sisax ah wax u gusheegtay hadii wano laqadanayo ❤🎉😊
waa sax qofkasta wuu dhimanayaa ilaahaygii dunida keeney baa kala laabanaya marka in qof ilaahaygii dunida keeney kaqaatay maaha in la dhaho qofku muxuu u farxayaa dunidu waa maalmo qura intaad nooshahayna waad arkaysaa caqabado badan marka maaha inaad is murjiso waayo waxaa ka badali karto baaban jirin marka isku xishooda ilaahayna ka xishooda wiilkana ka leexda wll adna ilaahay farxada hakuu siyaadsho
Waxaan ku faraxsahay inuu wiilkeena inuu guriga ka soo baxay alxamdullilah ilahey niyadiisa u dhiso.Dayax qalbi nadiif ❤❤❤.
Maa sha Allah 🎉 Dayax kal iyo hore usoco❤
hamblayo shuushuu inta wanga jeceel wey daremi karan sababta dayax u imadaay inta qalbiga ka xuun allaaha cafiyo
Somalidan qofka oohintisa lee rabaan 😢😢😢 dayax Wllkey hore usoco ❤
SubxaanalLaah !!! Tacsida Waa sadex maalmood Oo keliya.
Waana waajib qofka Muslimka ah inuu howlihiisa dib’ugu noqdo waaba dambi inaad meel isku soo xirto Aduunka waa safar la’wadà maro.
Saxwaaye ilaah haunaxaristo muslimiinta oodhan
Welcome back my brother dayax
Arinka Dayax wan kutager sanay inu farax sanado
Masolaba nayso. Wlsshen. Marka murug tiisu wa nagu xanun far xadisu wa farxa dena sheydanka iska nara ninka kafuqa somaliyey ❤❤❤
Xumaan maleh ee waa dad meel ey u soomaraan la aay
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️
aniga haddan iska hadlo wllhi marna wan ku farxay marna wan kaxumaaday soolaabashada dayax
1: wan ku farxay inuu durugadiisa mel is dhigay walaashii farxadeedana usoo baxay
2: wan kanaxay inuu wadadii xumayd uuku soolaabto waxan islaha geerida wuu kuwanaqaadan fankana uu iskaga bixin si uu camalkiisa uwanaajiyo waayo aakhiraa lagu waarin aduun walaga wada tagin marka waxa fiican in aduunka dhaldhalal kiisa iskaga tago❤ jecel aan uqabo ayaan isaga iyo shaadiyaba hanun ka ula jeclahay
Waziir wasax gabar ayuu dhali gabarne wela dhalati walashena janadii farso alaha kabarawiyo😢❤
Mnzha allah
Waa hadal xaqiiq ah runtii
Waan kugu raacsanay waziir arinkaa aad sheegtay niyada ayaan ku hayay
Mida kale dadka ka xun farxada dayax dalnuurshe ee ku marmarsiyoonaya
Geeridii xaaskiisa ayaa sii qoyan ee muxuu u farxayaa waa dad ka xun nolosha wiilkaas
Oo rabay inuu burburo keep going dayax
From somaliland hargaysa
Waziiiiir , maaanta waa ka Quuusday Adna . You are on the Faarah’s !!!!waryaaaaaa wuuu soo noqon Karaaa Wuu Guursan karaaaa Dayax but goormu sooo noqday . Bil muuu Maqnayn . Laba weeek , gabadhiisi ooo mootan Inuu heeso waa khalad!😢
KU SALIYA NABIGENA MUHAMED SCW SCW ❤❤❤❤
Scw scw scw scw
Wazir wakugo RAC sanahay ❤❤🎉
Wlhi ilahy baa ka abaal marinaya asagoo murugaysan farxada uu walaashii siiyay ilahy qalbiga hauqaboojiyo raganimo m.a allh 🤝
Allah ya Rahmo walashen wxna farxd no ah inuu Dayaxeyna noso labti
Wasiiir wakugu tagersanahay✌️
Guur iyo Geeri waaloojoogaa waana xaq inuu guursado wax laysku,eedeeyo maleh aaway Waalidiinteenii sow anagumaguursanino warxumetashiil waa cadaw 🎉
Waaad saxantahy wasiir
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
Wazir saaxib fekarkga wakugu racsanhy ❤
walahi si wacan baa ula hadashay kuwa xasidka iyo jaahiliinta ah oo nolosha ka dhacay allaha u naxariisto Aabo hay mcn marku dhintay waxan is dhihi jiray side u Nolan dontan manta ne wllahey qarba yurub tagay wan wada gursanay oo mustaqbal Baan samesanay dayax dalnurshe horey usoco
Wlhi legend waax fahami Karo adi leey waaye ❤
Mashallah ❤️ dayax dalka nuuriye
Waziir waankugu raacsanahey sabab too ah waa in oo hurey usucda walalkeen dayex farxiyana ale ha u naxariisto
May Allah bless Dayax ❤
Mansha Allah congratulations qali
Somaliyey meel aa kaaga fakano malahn wlllhi. War nio fakar Kaan lagama aaa musi Karo Wana saxanthy waziiir ❤
Inuu dadka soo dhex galay aa ba farxada noo eh m.a ❤🎉
Mansha allah wuu ku saxsanaa garab istaga walashiis
Dayax wa aboo waxa fican inu farxo udadka dib udhax galo masha Allah
XaqiiqDaa KaHadaShaY Wasiir❤
Dayax qof ka qalpi wngsan malahan marwadiisa waa dhimatay allah unaxaristo asigan farxdisa allah usoo celiyo qabigan allah uqabojiyo faraxsnow meelkastan imow❤
Wlhi waan ku farxay aadbanan ugu farxay kabashadiisa qofka qalbiga leh wuu dareemaya qof xaladaha adag marku galo hadii uu kor isu soo qaado oo kaco is adkeeyo xaladkastaba haku jire ❤
Masha allaha habalayo habalayo habalayo horamar wacan ❤❤❤