- 388
- 458 987
Umu Mansur
Finland
Приєднався 18 сер 2016
Kusoo Dhawaada Channelkyga umu mansur
Waxaad heli doontan Videos ku saabsan
Dhaqaalaha
Cunto karin
Vlogs
Qisooyin
Nolosha Qurbaha iyo waayaheda
Maamulka Hooyada Gurigeeda iyo shaqadeda
Talooyin iyo tusaalaye
#subscribe iidhaha
#share
#like
Waxaad heli doontan Videos ku saabsan
Dhaqaalaha
Cunto karin
Vlogs
Qisooyin
Nolosha Qurbaha iyo waayaheda
Maamulka Hooyada Gurigeeda iyo shaqadeda
Talooyin iyo tusaalaye
#subscribe iidhaha
#share
#like
Lacagta side loo xakameyn karaa dhaqlaaha budget
Lacagta side loo xakameyn karaa dhaqlaaha budget
Переглядів: 740
Відео
Hada sidan u fikirtid Dhaqalaha ama lacagtada
Переглядів 1,3 тис.21 день тому
Hada sidan u fikirtid Dhaqalaha ama lacagtada
Dhameysiga barnamijka Dhaqalaha Taajir malagu noqona
Переглядів 1,5 тис.Місяць тому
Dhameysiga barnamijka Dhaqalaha Taajir malagu noqona
Maxa keeno ineey lacagta ka dhamaato
Переглядів 2 тис.Місяць тому
Maxa keeno ineey lacagta ka dhamaato
Lacagtada intada dadka wax ugu qaban
Переглядів 2,4 тис.Місяць тому
Lacagtada intada dadka wax ugu qaban
Sanadkii Dhaqalaha inta dhig saving sanadlaha ah
Переглядів 1,9 тис.2 місяці тому
Sanadkii Dhaqalaha inta dhig saving sanadlaha ah
Maxa keeno inta badan dhaqalaha inlagu guuldaresto
Переглядів 1,8 тис.2 місяці тому
Maxa keeno inta badan dhaqalaha inlagu guuldaresto
Ogaaw lacagta gacantada ku jirto maku jiri donto
Переглядів 2,2 тис.2 місяці тому
Ogaaw lacagta gacantada ku jirto maku jiri donto
Challenger Gan kasoo Qaaybgal
Переглядів 1,4 тис.2 місяці тому
WAXAN SOO WADNAY Challenger 12 BILOD KU SOO BIIR ADIKO MAHADSAN HADEY KUKU ADEGTAHAY INAA DHAQALO DHIGTID
Hadan sharudahan buuxin Hormuud shermaka gadan kartid
Переглядів 1,2 тис.3 місяці тому
Hadan sharudahan buuxin Hormuud shermaka gadan kartid
Vlog aan idinka sameeye dalxiiski bilashka ahay par 2
Переглядів 2384 місяці тому
Vlog aan idinka sameeye dalxiiski bilashka ahay par 2
Vlog aan idinka sameeye dalxiiski bilashka ahay par 1
Переглядів 4075 місяців тому
Vlog aan idinka sameeye dalxiiski bilashka ahay par 1
Markasto waxad i weeydisan sida sanadki 2 sher dharka ilma
Переглядів 1,2 тис.5 місяців тому
Markasto waxad i weeydisan sida sanadki 2 sher dharka ilma
Waad ku qasban tahay sidan inaa sameyso
Переглядів 4336 місяців тому
Waad ku qasban tahay sidan inaa sameyso
Maxa ka horeyo intaden gaarin hadefkad ledahay
Переглядів 1,3 тис.6 місяців тому
Maxa ka horeyo intaden gaarin hadefkad ledahay
hada sidan sameyso bilkasto 1000$ dhiganeysa
Переглядів 2,9 тис.6 місяців тому
hada sidan sameyso bilkasto 1000$ dhiganeysa
Ogaw kobcinta malgashiga sidan samey
Переглядів 1,2 тис.6 місяців тому
Ogaw kobcinta malgashiga sidan samey
Masha allh❤❤❤
Waad mahadsan tahay
Horey u soco sister
Masha Allah umu mansur hambalyo marka hore waad asiibtey markaad tiri qof Walwal ku nool miyaa istres kunol mise qof xisaabtamey? Aleylehe runtu wey cadahay anagaa kaa faaiidney shukran ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Waad mahadsan tahay abaayo jasakalah kher Walashey qaali
Thankz wllo ❤❤❤❤
Adiga mudan abaayo
From boqoro ❤❤❤❤❤❤❤❤
Waad mahadsan tahay
Keep going qaali❤❤❤
Waad mahadsan tahay abaayo
50 dolar baa jimcaha kuso adegi jiray jimci hada 50 waxaa kuso gaday ma aqaan bila qorshahA aana og ceebtisa😂😂
Waad mahadsan tahay abaayo
ardayda umu mansuur waan kuu hambalyenaa 10k maashaallaah🥰🥰🥰🥰
Waad mahadsan tahay abaayo
Masha allah abasyo
Waad mahadsan tahay
Abaayo sharfan wad iigu ogtahay
Waad mahadsan tahay abaayo
Abaayo afar share maxaa ka wadaaa
ShukrN dhiiro galisadeena ayaa tahay
Hore u soco walasheey ❤️
Mansha allaah jazakllaah abaaayo
Horaay u soco boqaraada
Waad mahadsan tahay Abaayo
Mahadsanid abaayo wax badan ka faidnay🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💐💐💐💐💐💐💐❤️❤️🥰🥰
Waad mahadsan tahay abaayo
Abayo mashallah sıda hagarlıda ad wax noguso gudbıso janna allaha kugu badalo wallhı maskaxda ıı dagtay marka jıdkaga raacay ❤🎉
Masha allah waa i farxad inaa ka faiday abaayo maskaxda ilahey haku dajiyo abaayo waa runtaa Dhaqalaha marka iska saxdo maskaxda ku dageyso
Maschl ❤
Masha Allah gabar kartileh abaayo aqliga Allah hakudhafo wankugu farxaa markan ku arko nosoobadii wankugu faiidnay masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waad mahadsan tahay abaayo Waad mahadsan tahay
Warnta abayo inla xisabtama fican wlhi qalin iyo bug qata bishi wax walbana qorata sasan kugu leystay aniga dhira galintadana wad ku mahad santahay qali hanbalyo ayana kuleya hay 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
Waad mahadsan tahay abaayo
maasha allah
Waad mahadsan tahay abaayo
Masha allah walaal qof aan xisabtamin ciil kama baxo sabab to ah wax walba amar jansi kugu imaado waad iskafineysa murug la aan laakin qof aan waxba meldhiganin murug ayuu ku nolanaya nolashisa Walaal wad mahadsan tahay dhiira gelinta aad u haysid walaalahada somaliyed wad mahad santahay walaal qaali
Masha allah waa runtaa abayo Adiga waadku mahadsan tahay qoralkaga quruxda badan abaayo
Acs abaayo maasha allaah❤❤
Waad mahadsan tahay abaayo
Mashallah abaayo waxbadanka faaiday mahadsaniid qaali❤❤❤
Adiga mudan abaayo macanto Waad mahadsan tahay
Mashallah hambalyo umu mansuur 🎉🎉hore u soco qaali
Waad mahadsan tahay abaayo
Sheerarka itee laga heelaaa
Fidhiyowka ku sheegay dhageyso abaayo
3caruura haystaa ninka dhalay wan kala tagnay lakin wuu naabiilaa ituu ibiilayo waxan goo an ka garay inaa wax ka uruursadoo❤❤
Masha allah abaayo wax fican. Sameyneysa hore u soco abaayo Waad ku mahadsan sida ila wadagtay
Wanan ku fatxaanahay in aad gadhay toban kun
Walahi been ma shegaysid aniga shakhsiyan malintaan ku bartay ayan xisab bartay iyo in aan wax mel dhigto mantana wax fican ayan haysta oon meel dhigtay taasna adigan ka bartay wadmahadsantahay sida aad nogu faaideyso
Adiga mudan abaayo adiga Waad ku mahadsan sida markasto qoraalada wanagsan ila wadaagto abaayo
Mahadsanid wll
M.a ❤❤❤my role model ❤❤🫶❤️❤️❤️🫶
Asc abayo wada mahad sanid Allaha kuxifdiyo
Abyo waa runtaa waa dhimasho nolashaas walaahi Mahadsanid sidaa noola jeceshay nolol wanagsan abyo macaanto ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Adiga mudan abaayo Waad mahadsan tahay qaali badan
Masha aallah hambalyo hambalyo ku leeyahay abaayo Waan ku faraxsanahay inaa gaartay 10000 Insha aallah ka badan ku rajeyna Waadna u qalantaa Walahi qaali badan ❤❤❤❤❤❤
Waad mahadsan tahay abaayo
Masha allah abaayo allha ku xifdiyo
Masha allah qeer badan allha ku abaayo
Amin amin yaa rabbi Waad mahadsan tahay abaayo
Machallah
Waad mahadsan tahay abaayo
Waxa badanaa ka bartay
Waa mahsathy abyo dhiragalintada
Adiga Mahadsan tahay abayo
Maashaa Allaah, Ka Faaiidaysta Xamdi. Anigana waxaan idiin hayaa chanan diin ah i soo raaca. Oo idin anfacayo idinka iyo caruurtiina.
Hore u saco umu Mansuur
Waad mahadsan tahay abaayo
@@umumansur3930 wa iyaaki dumaashi ❤️
Manshaa allah wadmahasantahay wllo
Waad mahadsan tahay abaayo
Masha Allah abayo macan mahadsanid
Mashaa Allah
Waad mahadsan tahay
ما شاء الله اختي جزاك الله خيرا ❤
Masha allaah abyo macaanto Mahadsanid allaha ku xifdiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Amin amin Waad mahadsan tahay adiga sido kale
Umu mansuur wll malintan ku bartay lacagta iso gasha taiga baxda kabadnayn waxan sameyay bajad waxwalba wan qorshesheey dayna waalaygu lahaa 2024 bishi laad ila 6aad daynti wan iska dhameyay hada wax yar ohafto ah ayaa laygu leyahayn alaxamdulilah seving yarna hada wan yesha 6dii bilood edanbe sidad nogu faaidaysay waad ku mahad santahay ilahay misanka xasanadka hakugu daro wll
Abaayo Waad ku mahadsan tahay inaa ila wadaytay qorshahada abaayo waan ku Farxan qoralkaga quruxda badan iyo guusha gaartay abaayo hambalyo ku leeyahay qaali badan hore u soco Insha aallah adiga hanti badan sameysay ku sugaa
@umumansur3930 mahad sanid wll qali insha alah dadalka halkaa kasi wadayaa adna wad ku mahad santahay sida fiican eed no dhigalinayso wll qali ale haku karamo yelo markasta
Horomar wacan aya ku rajaynaya qaali keep going❤❤
Qaad mahadsan tahay abaayo
Shukran abayo qof walbo xadafkisa Allaha u fududeyo
Waad mahadsan tahay
Maschl ❤
Waad mahadsan tahay abaayo