Ayeeyada Soomaaliyeed ee darawaladda ah - Somali granny driving a truck

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 бер 2016
  • Ayeeyo Soomaaliyeed oo shaqo aan laga filayn qabata; waa darawalad gaadhi xamuul.
    A Somali grandmother who's doing unexpected job; she's a truck driver.

КОМЕНТАРІ • 597

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 роки тому +26

    Ma wanaagsana Walal inaad tiraahdo ayeeyo somaliyeed!
    Waa hooyo Soomaaliyed oo qurux iyo karti ka muuqato ilaahow ku xafid 💖

  • @samsomyohannes2151
    @samsomyohannes2151 4 роки тому +42

    Love Somali people from Eritrea 🇪🇷

    • @robrobyadolisrobrobyadolis3563
      @robrobyadolisrobrobyadolis3563 3 роки тому +3

      Sami Yohannes. 🙏👍 l also join you from from Robrobya Eritrea: I luv the Somali people. They stood with us throughout the struggle for liberation.

    • @adanadan7539
      @adanadan7539 Рік тому

      Thx brother ❤all love to 🇪🇷

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Рік тому +3

    Waa hooyo karti &geesinimo isku darsatey rabbiyow kuxafid.
    Maahayn inad tiraahdo ayeeyo xooga waa laga fiicnaa waa hooyo wax baratey👏

  • @ishowspace1
    @ishowspace1 4 роки тому +27

    Somali hooyos will do any job just to feed their families 😭💙🇸🇴🤲🏾 may Allah protect all hooyos

  • @josimantekeste163
    @josimantekeste163 3 роки тому +7

    She's brilliant I love Somalia people I from 🇪🇷🇪🇷🇪🇷

  • @user-qb4cc1ql7c
    @user-qb4cc1ql7c 4 роки тому +28

    ان قلبي يولمني عليكم ي احبانا الصومالين نحن السودانين نحبكم كثيرا

  • @samande5082
    @samande5082 3 роки тому +11

    Huts off to this brave woman, she reminds me those Eritreans freedom fighter who were driving lorries in the 80th. I hope other Somali women will follow her example

    • @robrobyadolisrobrobyadolis3563
      @robrobyadolisrobrobyadolis3563 3 роки тому

      Sam ande: I agree with you. In fact, she remind of first Eritrean woman freedom fighter Jumaca Cumar( ተጋዳሊት ጁምዓ ዑመር) ጋል ሮብሮቢያ:

  • @user-nj9zg9pu5q
    @user-nj9zg9pu5q 4 роки тому +45

    صومال الشعب الشقيق اخوكم من إريتريا ✌

  • @mohammedalbsheer
    @mohammedalbsheer 4 роки тому +77

    التحية للشعب الصومالي الصابر
    اخوكم من السودان الشقيق

    • @mahadoyuusuf1768
      @mahadoyuusuf1768 4 роки тому +2

      تحياتي الكم اخي شكرن🌷

    • @abucabdleiriir7271
      @abucabdleiriir7271 4 роки тому +4

      التحية للشعب السوداني الشقيق الداعم كل مرة الشعب الصومالي

  • @thecaptain5300
    @thecaptain5300 4 роки тому +13

    Just imagine how many houses she would have built if she was driving truck in America. This is why Somali women are the cornerstone of our families. If given the right opportunities, they’re far better providers than Somali men. God bless our moms where-ever they may be.

    • @Elizabethblack212
      @Elizabethblack212 9 місяців тому

      African women in general are better than all african men

  • @user-wr4ih6td4o
    @user-wr4ih6td4o 4 роки тому +70

    I am from eritrea she is za best mam.

  • @eritree9794
    @eritree9794 4 роки тому +51

    If our sisters in Somalia were men Somalia will never be under Colony !
    Mashae - Allah
    We love Somalia from Eritrea.

  • @kamaalahmed9988
    @kamaalahmed9988 4 роки тому +1

    Maaha wax lalayaabo waa lagu yaqaan dumarka soomaaliya kartida iyo sharafta. Allah haydin barakeeyo abaalkiina ma gudikarnee

  • @falishassan1027
    @falishassan1027 8 років тому +42

    she brought tears to my eyes. May Allah give you the support you need insha Allah Aamiin

  • @flipnationtv
    @flipnationtv 4 роки тому +15

    Hooyo la’aanteeda awaar waaye wallahi I love you mom

  • @user-nt8tr6xm4i
    @user-nt8tr6xm4i 4 роки тому +18

    تحية للشعب الصومالي الشقيق من اريتريا

    • @asmaluul761
      @asmaluul761 4 роки тому +2

      حياك الله اخونا محمد الملك حيا الله شعب شقيق اريتريا❤️

    • @siciidmaxamed493
      @siciidmaxamed493 4 роки тому +1

      حياك الله اخي

  • @LalistuTofik
    @LalistuTofik 4 роки тому +8

    Really I appreciated she's wonderful and powerful women's. First fast woman
    Umphaaa oyyoo

  • @aminamuhammad7647
    @aminamuhammad7647 4 роки тому +39

    I'm from Ethiopian but I like somale people

  • @batulaisse2844
    @batulaisse2844 4 роки тому +2

    Mashaa Allaah Illaahay ha ku xifdiyo asturaada iyo dhaacada Allan ku dadaal noolow hooyo waa lagu yaqaanaa kartida dumarka Soomaaliyeed

  • @thegreatnormad3424
    @thegreatnormad3424 8 років тому +9

    our mother are the only strength we have! hoyoo janadaa Alle hakugasho you did great job for your community

  • @ymeharalobeluley.ymeharalo7610
    @ymeharalobeluley.ymeharalo7610 4 роки тому +4

    I love my people Somalia From Eritrea

  • @mahatmustafa7041
    @mahatmustafa7041 4 роки тому +1

    hoyo cadar, the least i can do for you is to appreciate you many times here, May God bless you

  • @Basiito
    @Basiito 5 років тому +4

    Proud Of This Woman! Strong And Brave 👏👏💯

  • @ephraimdaka7954
    @ephraimdaka7954 2 роки тому +1

    Great mum! Keep it up and break all those barriers, inspiring Somali women.

  • @yessir4523
    @yessir4523 Рік тому

    Wax lala yaabo ma ahan ee hooyo somaliyeed yaa heli karo. Mansha’Allah ilahay aa uu barakeeyo hooyo cadar waana kuu tageer sanahay ❤️

  • @user-pm8jn2lv7h
    @user-pm8jn2lv7h 4 роки тому +20

    اللهم لطفك وعونك لاخواننا واخواتنا المسلمين في كل بقاع الارض

  • @user-cc3jy8ct5c
    @user-cc3jy8ct5c 5 років тому +3

    One of my favorite videos on UA-cam!

  • @u.j4515
    @u.j4515 6 років тому +4

    you are an inspirational soul my dear, may Allah (SWT) bless you and your family

  • @ayaaneey
    @ayaaneey 8 років тому +1

    mashaALLAH we are so proud of this ayeyo, she is a real hero. love from australia

  • @Eribellagt
    @Eribellagt 4 роки тому +21

    That’s supposed to be a military truck, and driving by civilian woman 👏🏼 Somalia the great ppl

  • @najaxcumar2695
    @najaxcumar2695 4 роки тому

    Masha allllh hadii ay somalidu sidan isugu wada kalsoonan lahaayeen wey fiicnan laheeyd wlhi hore u soco hooyo mcn

  • @guledyare7119
    @guledyare7119 3 роки тому +2

    Dumarku waa janada aduunka ilaahay inagu siiyey❤ Hooyo Walaalo xaas Inantad dhashay❤
    Ilaahay ha dhawro dumarka❤

  • @m.x970
    @m.x970 2 роки тому

    Alla maxey qurux iyo bilicsan u dhalatay, waa kuwii 100 Halaad laga bixin jiray Islaantu.
    Haduu wadan burburo wax waliba waad arkeysaa. Karti badanaa Masha a Allah.

  • @mahomedosman2879
    @mahomedosman2879 8 років тому

    Ilaahey cimri dheer oo cibaado leh allah ku siiyo hooyo halkaa ka wad hooyo sharaf iyo maamuus leh baad tahay. insha alaah si dhaqsa leh waan u soo booqan magaaladaa

  • @cabdirisaqqorane3228
    @cabdirisaqqorane3228 4 роки тому +1

    I am really proud of my grandmother live in xariir used her power to service with community at xariir town brilliant and really brilliant

  • @alaskafingaflip6531
    @alaskafingaflip6531 4 роки тому

    Masha allah hooyo somaliyed allow kudhowr qof adag waye wlh gd jop momy 😍😍😍😍😍

  • @alish2852
    @alish2852 8 років тому +5

    DADNIMABA WAXAY KUSOO HADHAY HOOYO SOOMAALIYEED👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍😁

  • @ahmedyousif285
    @ahmedyousif285 4 роки тому +33

    الصومالي والسوداني لا تكاد تفرق بينهما ..
    سوداني مر من هنا

    • @abdirahmanhaji9361
      @abdirahmanhaji9361 4 роки тому +5

      يعطيك العافية أخ وعزيز والسودانين اعز الناس عندنا

    • @sadeqali1932
      @sadeqali1932 4 роки тому +3

      شعب واحد يمني حر

    • @asmaluul761
      @asmaluul761 4 роки тому +3

      تسلم ahmed yossif تحيه لي شعب سوادنا❤️

    • @ahmedomerismail7730
      @ahmedomerismail7730 3 роки тому

      زولنا

  • @HeersareMedia
    @HeersareMedia 8 років тому +138

    Waxay ahayd 17kii August 2012kii mar aanu
    safar ku tagnay Xariirad aniga (Cabdishakuur Heersare) iyo nin aanu
    saaxiibo nahay oo Aadan Shardi la yidhaahdo. Waxa aanu halkaa ka soo
    saymaynayay warbixin ku saabsan dad ay abaaro soo barakiciyeen oo
    Xariirad ku soo qaxay. Arrinta xusuusta igu celisay waxa weeye,
    gaadhigii aanu wadannay ayaa naga banjaray. Meel aanu gaadhiga ku
    banjarsano-na waanu waynay. Waxa markii danbe na loo tilmaamay gaadhi
    weyn oo magaalada dhex taagnaa, waxaana
    na loo sheegay in gaadhiga ay leedahay gabadh la yidhaahdo "Cadar".
    Waanu u tagnay oo baahidayadii ayaanu u sheegnay. Waxa aan aad uga helay
    sidii ay noo qaabishay markii aanu isu sheegnay. Waxa na dhex martay
    sheeko iyo isxog-waraysi. Waxay noo sheegtay in iyadu ay gaadhiga
    darawal ka tahay oo ay ku shaqaysato.
    Runtii waxay ahayd markii iigu horraysay ee aan arko gaadhi weyn oo qof
    dumar ahi darawal ka tahay oo ay ku shaqaysanayso. Weliba ku darsada'oo
    meesha ay martaa waa buuro iyo waddooyin raf ah. Markii ay gaadhi
    istaadhay ee ay taayirkii nala banjarisay, aad ayaanu ugu mahadcelinay.
    Cadar waa ayeeyo oo carruurteeda ayaa carruur sii dhashay. Waxaana
    xusuustaa dib ii xusuusiyey warbixin muuqaal ah oo aan ka daawaday
    UA-cam-ka oo markii aan arkay Cadar aan dib u xusuustay wanaagii ay noo
    gashay. Runtiina aad ayaan ugu farxay muqaalkaa laga sameeyey. Waxaana
    aan u mahadcelinayaa bahda Dalsoor oo iyagu muuqaalkaa sameeyey.

  • @welyowcade2225
    @welyowcade2225 4 роки тому +1

    Maashaa allah allaha kuu barakeeyo hooyo wax ceeb ah ma aadan sameyn guul baan kuu rajeynaa

  • @sahrahasan8388
    @sahrahasan8388 8 років тому +3

    Maansha Allaha waa hooyo adag oo anigaba I dhiiragalisay dumarka soomaaliyeed Allaha u gargaaro Raga Soomaaliyeed waa meesha wadankiiba ka kici layahay bal arag wiilasheedii iyo odaygeediiba waa joogaan ayadiibaana howshoodii qabanaysa islamana yaabayaan oo waa ku fiirsanyaan mamada in ay u shaqayso oo truck wado.Shame on you the men in the house of mama Adar and I am proud of her.

  • @asumani2657
    @asumani2657 4 роки тому +11

    If a man can do it, a woman can do it better. It's time to give our women chance to try out things. May Allah bless you mom

  • @idahorefugeecommunityassoc6613

    Waa hooyo sharaf badan, Allahayow barakee haweenkayaga Soomaaliyeed meel ay joogaanba. Bal arag sida ay u dadaalayso. Hooyadani taariikhda baak dahab ah ayey ka gashay.

  • @user-fo1nk6jo3l
    @user-fo1nk6jo3l 4 роки тому +39

    she is good i love somalia😍🙏🇪🇷🇸🇴

    • @kinghero5346
      @kinghero5346 4 роки тому +2

      I am so proud for this women, alot men couldn't drive small car just to much panic and loss confidence, no focus, Blessing you ,am from Eritrea

    • @aishahussein5782
      @aishahussein5782 4 роки тому

      What a man can do a women can do also I proud of you

  • @alimohamud5152
    @alimohamud5152 3 роки тому

    Xaiiqdi waa hooyo mudan in lagu daysado, waan ku fraxaxsanahay in qofkan oo kalle uu ka dhashey Soomali, she lives on what she earns ,she is beter than alot leaders in Africa. Somali women viva ancora.

  • @Aburefgga1
    @Aburefgga1 4 роки тому +37

    تحية لأهل الصومال كل الحب لكم وعزف العود نفس العزف السوداني

    • @asmaluul761
      @asmaluul761 4 роки тому +4

      واحنا بعد نحبكم انتؤ مننا وفينا الله يحمي شعب سودان

    • @cumarcalixaayow3249
      @cumarcalixaayow3249 4 роки тому +3

      ارض الطيبين
      Abniiiyoniil

    • @Aburefgga1
      @Aburefgga1 4 роки тому +3

      @@asmaluul761 شاهد برنامج سوداني في اليوتيوب اسمه مسافرين واستمع للموسيقى التصويرية.
      يا أهل الصومال انتم أهل حبنا وودنا ولكم في القلب حب لا يعلمه إلا الله
      قابلت احد إخوتنا من الصومال واستضفناه في مسكننا في السعودية رجل يحفظ القرآن وكان مبسوط جدا بضيافتنا له وهذا هو الواجب ♥️♥️♥️♥️♥️

    • @user-dw2cy8hn7z
      @user-dw2cy8hn7z 4 роки тому +1

      @@Aburefgga1 الطاهرين

    • @Aburefgga1
      @Aburefgga1 4 роки тому +2

      @@user-dw2cy8hn7z مشكور يا ابن العم حفظكم الله وجعل بلادكم من ماردا اقتصاديا يناطح اقتصاديات الدول الأوربية

  • @haronmaturu2870
    @haronmaturu2870 3 роки тому +1

    Good job mama,, kind of mummy we need in our community 👍👍

  • @mankcaddemankcadde4526
    @mankcaddemankcadde4526 4 роки тому +2

    Masha Allh Hooyo Cadar Kalsonida Wa Qeyb Kamida Guusha👍Guleyso

  • @husseinmohamed8940
    @husseinmohamed8940 4 роки тому +2

    This absolutely outstanding!!! Love ❤️ you mum

  • @monasuja6232
    @monasuja6232 5 років тому +111

    Waa Hooyo Somaliyeed.
    Not Ayeeyo miyay idinka Weentahay Durufta aa Heeyso Wadankii Nimanka 😁😁 Nolow Hooyo Somaliyeed 😍😍😍😍😍😍

    • @Aa-nj5gz
      @Aa-nj5gz 4 роки тому

      Raga daruufo maheeso miyaa? - naag Soomaali iyo eed war intaad gaalo dawada iyo afka udhigataan baad hadana leedihiin raga ayaa usabab ah inaan gaalo dalqada naga wasaaan 😉😂😂😂😂😂😂😂😂😂🖕!

    • @mubaarikabdirahmanancestor406
      @mubaarikabdirahmanancestor406 4 роки тому +2

      Waa hoyo wax qabsatatay alle Hagarab qabto

    • @ibraahimxasan3219
      @ibraahimxasan3219 4 роки тому +1

      hooyo MCN ilahay haku xafdo hooyo waa igu qaali

    • @caddeeyembaxnaan7600
      @caddeeyembaxnaan7600 3 роки тому

      Waa hooyo ayeeyana waytahay oo caruur ayeeyo utahay ayaa joogta maxad ugu diidi adigu

  • @halyeeyqaran1094
    @halyeeyqaran1094 5 років тому +7

    Hooyo macan qalisana waxa so dhiba waxay u maraysaa wa jacylka ubadkeda iyo reerkeda hoyo kugu tagersanahay dadalkaga
    Noolow Hooyo Macaan

  • @10-mohamud75
    @10-mohamud75 4 роки тому +6

    Mom is everything 🙏 god bless you mom

  • @hawasodal1458
    @hawasodal1458 8 років тому

    masha allaah cadar allaha ku xafido aaqiro iyo aduunyaba waxaad tahay qof buuxshay kaalin muhiim ah hadii qofwalba kartidaan oo kale lahanlahaay soomaalidu ma liicdeen haku waana qaateen dadka aaminsan hooyo weyni waxba ma qabsankarto

  • @queenyismail5158
    @queenyismail5158 5 років тому +5

    Masha allah maamo allah haku barakeeyo good job😍

  • @nasruujaxaaji6015
    @nasruujaxaaji6015 4 роки тому

    Masha Allah HooYo MCN hoyadey ayey ku magac tahay uuumc☺😘😘 alle ha xifdiyo hoyoyinkeena

  • @sahalyusuf6106
    @sahalyusuf6106 4 роки тому +3

    Mashaa Allah mam Alle alle Ha kula wado Shaqada Adag, Voll Respekt🙏👑

  • @fartunchuni3020
    @fartunchuni3020 3 роки тому +1

    MashaAllah, may Allah grant you more strength to prosper in your journey. What a man can do a woman can do better.

  • @sadamyareofficial3533
    @sadamyareofficial3533 4 роки тому

    Mashalah hooyo cajiiba runtii hooyooyin somaliyeed ayay horseed u nqonaysaa keep going maamo mcn

  • @basroabdi5102
    @basroabdi5102 5 років тому +1

    masha Allah rabi haku xifdiyo awlaada rabi hakuu xifdiyo xoogana rabi hakuu barakeeyo jiroo joog adoo nabada

  • @waaruf
    @waaruf 6 років тому +6

    strong women may allah keep u 4 nation

  • @farxanrashid2376
    @farxanrashid2376 5 років тому +10

    May Allah bless the work of your hands hooyo 🤗🤗🤗

  • @anissahassan804
    @anissahassan804 5 років тому +3

    Woo you ate amazing afar keep going forward

  • @yabdullahi4543
    @yabdullahi4543 4 роки тому +1

    Hooy Somaliyeed alle hakula jiro you ar goood happy for u

  • @nagaadahmed4331
    @nagaadahmed4331 4 роки тому

    Masha allaha waa hooyo karti iyo geesinmo leh waa hooyo kalsoonideedu aad u wayntahay waa hooyo u qeexday dadka inay karto waxay rabto kuna shaqaysan karto fikirkeeda
    Waa hooyo dhiiranan leh
    Hooyo waa Hooyo illahay ha xiftiyo hooyooyinka dhaman muslimiinta
    Hooyo qiimo badnidaa
    Oo qayo badanidaa
    Noloshuba hooyo laan ma nuurteen guulayso abid
    .

  • @farhiyamohammedhaji1644
    @farhiyamohammedhaji1644 4 роки тому

    Maasha Allah maasha Allah hooyo qaali ilahay ha ku siiyo kheyrbadan 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖😍😍😍😍😍

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 5 років тому +1

    Masha'Allah Geesiyad Cidna hasugin horay Usoco. Guul Insha'Allah💖💕👍👍LOVE U HOYO😍👍♡♡♡♡♡♡♡♡

  • @ghostshooter6242
    @ghostshooter6242 4 роки тому +6

    our mothers are made of steel
    strong mommy

  • @amareveira9357
    @amareveira9357 5 років тому +1

    mnshalah hooyo Cadar waaa geesiyad waayo yuro track bay wadaa
    waa geesiyad gaadhigaad aragtay bay wadaa

  • @thecoder7188
    @thecoder7188 8 років тому +23

    i wish every women in somalia was like her

  • @kahsaymekonen5810
    @kahsaymekonen5810 4 роки тому

    My God she is very strong mum
    respect our east Africa heron
    God Blas's you
    I love you Somalia my brothers and sister
    From Ethiopia

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 4 роки тому +3

    Waw very hardworking mom Masha allah god bless u cadar

  • @alialhabsha547
    @alialhabsha547 3 роки тому

    Love you Somali from hbasha 🇪🇹🇸🇴

  • @amanaman801
    @amanaman801 3 роки тому

    Somalia people very smart
    And strong ilove you somalia people from eritrea

  • @americateenexpress8013
    @americateenexpress8013 4 роки тому

    She is inspiring women, God Bless her and keep.

  • @qusaihaider1877
    @qusaihaider1877 4 роки тому +6

    التحية للشعب الصومالي اخوكم من السودان 💐💐

    • @asmaluul761
      @asmaluul761 4 роки тому +1

      حكاية شو ونعم فيك نورتنا انو بعد اهلنا

    • @siciidmaxamed493
      @siciidmaxamed493 4 роки тому

      شكرا لك اخي سوداني

  • @ayanna_mx4613
    @ayanna_mx4613 4 роки тому +11

    Msha Allah mom ilAahy hku dhawro😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @hadnettv6023
    @hadnettv6023 4 роки тому +5

    I'M ERITREAN I WATCH THIS VIDEO THE SOMALI WOMEN DID GOD GOB KEEP IT

  • @mohamedjamaalibair6346
    @mohamedjamaalibair6346 4 роки тому +1

    Alla ha kuu barakeeyo. Hooyo somaaliyeed

  • @mubarikabdalla5963
    @mubarikabdalla5963 4 роки тому

    She is amazing wlahi I wish she here in USA she would make a lot of money being a truck driver. I saw a somali lady one day at truck stop and she tell me she own three trucks and she was driving one of them. Now I work with her and she is amazing boss

  • @hafsaibrahim7561
    @hafsaibrahim7561 4 роки тому

    Masha allh tabarakalah markad naftada ku kalsontay wax walba wad so dhacsan karta xaqiiq walahi wa hoyo ku dayasho mudan alaya cisak

  • @hodanadan257
    @hodanadan257 4 роки тому

    Masha alaha guleyso hooyo mcn arintada waa arin ku dasho mudan. Alaha ku xifdiyo

  • @elmiabdi3915
    @elmiabdi3915 4 роки тому +20

    Walhi Waa ciise walipa Rerer geedi ah alha i daayo hooyo cadaar 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🙏

  • @cabiiralive
    @cabiiralive 6 років тому

    maan shaa alaah hooyo soomaaliyeed kuli waa wada hawl kar asal baanu u leenahay ayeeyoo yinkeen aqalka miyiga eed aragteen iyagaa samayn jiray wax wax lagu cuno wax biyo lagu shubto wax caanaha lagu maalo kuli rari jirey furi jirey dhisi jirey

  • @zakiofficiall2640
    @zakiofficiall2640 4 роки тому

    biyo sacabadaadaa lagaga dhargaaaa hooyo soomaaleey oo karti leh mazhllh alle ha barakeeyo

  • @garaadgaraad9439
    @garaadgaraad9439 5 років тому

    Masha allah Mum alaha ku xifdiyo
    Dirac waye alaha dayee ayu yiri nin jiro

  • @marwonafiisafaarah5813
    @marwonafiisafaarah5813 4 роки тому

    Maamo alle waxa khyr qab ha kuugu badalo insha allaH waad nasani maamo waa hooyo hanale insha allah waan usoo ducynaa maamda

  • @hamseabiib5181
    @hamseabiib5181 4 роки тому +2

    Mnshaa allah HooYooYinkeenu
    Waa HooYooYinka aduunka Ugu qaalisan 🙏

  • @suxufisalmaan7524
    @suxufisalmaan7524 4 роки тому +1

    May Allah protect your mothers because they are dedicated to finding our food

  • @muscabhaji7802
    @muscabhaji7802 4 роки тому

    Masha allaah wlh waxey ka wanagsantahay ragbadan o magalada shaxaad ku joga kadibna inteey so shaxaadan ku qayila

  • @cabdiqanikhayre7786
    @cabdiqanikhayre7786 5 років тому

    Mnsha alaah ilaahay hooyo ha ku xafido ku dayasho ayaad leedayd

  • @miigantolsan8819
    @miigantolsan8819 4 роки тому

    Maasha Alaah Mama, horey u soco

  • @mohamedkediye683
    @mohamedkediye683 4 роки тому +1

    Mansha ALLAH this is what is required from our ladies to do to improve their work performances in order to overcome their daily activities

  • @knaannur2281
    @knaannur2281 4 роки тому +1

    Kuawahada joogo shaafto u joogan shaqo marabaan mashaal Allah hooyo

  • @hantigalnhantibarcaneyeafq6339
    @hantigalnhantibarcaneyeafq6339 3 роки тому

    I love you mom❤❤❤ from ERITREA

  • @davidkfz7
    @davidkfz7 4 роки тому +1

    I’m proud of this Woman

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 роки тому +1

    Masha"allah Allah waaa Qof Karti iyo dadnimo isku darsatay

  • @caliyare82
    @caliyare82 8 років тому

    Maan sha alah waa maamo wanaagsan waayo waxeey u dhabar adeegtay howl raga qaarkii uusan u dhabar adeegi karin waad u wada jeedaan gaarigeey wado noociisa waxaan is dhihi karaa aniga ahaan waa maamo aad u wanaagsan ilaahna ha ufududeeyo weeyna asturantahay waad u wada jeediin maamo ilaah haku dhowro ilaahna hakula garab galo ayaan kuleeyahay waa shaqo aad u adag koley sababta ku kaliftay ineey gaarigaasi wado ayaa meesha kujirta Guuleeyso Guuleeyso

  • @sagalwarsame7342
    @sagalwarsame7342 8 років тому

    Mansha allaah a hooyo Ilaahay ha ku garabgalo Aameen

  • @afareheena2332
    @afareheena2332 2 роки тому +1

    KEEP going mom Allaha ku xifdiyo

  • @nadushacayuuni3899
    @nadushacayuuni3899 4 роки тому

    Msha allh wxa so xasusty hoyade aya iga shekeyn jirtay wagi hore wxay idhahdey makinada berta lagu falo ayan wadi jiray ayan ka shaqayn jiray allow hoyade u dhib yaray iyo inta hoya ah dhibe nala so martay allh ixafido mamadey 😭😭😭❤️