Wll Aadan allaha ku xifdiyo run ahaantii waxaad tahay aqonyahan iyo macalin aad u garaad badan wax badana laga baran karo allaha kuu siyaadiyo cilmiga iyo garashada Allana hakugu sugo imaanka jasakallaah intaa kadib waxaan oran lahaa hadiiba uu qof maan gaab ah hadal samayn xun leh uu bulshada usoo gudbin karo siduu doono ha u gudbiyo e waa in lahelo qof garaad badan oo bulshada hadal samayn wanaagsan leh usoo gubiyo waana xalka kaliya ee isleeyahy waa lagu cirib tiri karaa dacaayadaha xun xun ileen dacaayadaba qof ayaa yiriye
Masha allaah sxb aadan waad mahadsanthy sidaad iskuugu dayayso inaad kor u qaado wacyiga bulshada dhab ahaantiina aniga aragtidaan ka qabay Saxaafada waxay aheed nagative o waxaan aaminsan in saxaafada ay been iyo fasahaad wado blse mudooyin badan o aan meeshaan kugula saxiib aha xaqiiqdii waxan ogaady muhiimada ay leedahay saxaafada iyo furaha umadda dhan laga hago inay tahy iyo hadi loo adeegsaday wax xun in loo adeegsan karo dhan wanaagsan Xaqiiiqdii somali oo dhan waxaa waligeed laga hagi jiray radio 📻 oo yar iyo ween waa dhageesan jirnay Xita kan miyiga inu radio wato oo BBC ka dhagaysto waxay aheed u asaasiyaatkiisa sida torreeyda iyo usha iyo tooshka iyo raadiyaha Marka hadey saas tahy ufududahy in qof ka somaliyed wax loogu sheegi karo wa inay dhalinyarada badankood bartan o awooddooda iskuugu geeyan saxaafada si ay umadda halkaas oga saxan
Walal somailda waxa u sabab ah ma jeclo qofka la jecel qerka iyo wanaga maxa yele waxa e ka jecelyihiin qof xun e tusa xumadana uga dhiga hormar iyo hora u socod dhaman waxan halkan fariin uga dirayaaa inta xumada dunbunisa waxan leyahay ka tanazula o alllah u labta
Waxan jooga muqdisho waxaa kuxiranahay kanaalka sahanka xogaha lkn waligey coment kama dhiiban 1 video kan ka hore lkn mowduucaan wamid muhiim ah ee share gareeya oo gaarsiiya meel kasto baraha bulshada ah si ay dadkeena soomaliyeed wax ugu faaidaan
Ma aqaan inaad quraalkaan Aqrin doonto lkn waxaan Ku lee yahay aad baad umahad san Tahay waxaana jeclaan lahaa anigoo mar kula kulma oo fikradaha aan haayo kula wadaaga
*_🙏1hr⌚guduhiis alle🤲 haku tuso waxad_*
*_ku faraxdo😍hadii aad qoralkan ✍️like👍sartid🙏_*
*😘 **_team ᗩ. Տᗩᕼᗩᑎ_** 😘*
Jir oo joog oo janada gal
Oo illah bn kuu baryee guulayso
Magacyaga eeg wll mahadsanid wllkayga muslimka ahow
جزاك الله خيرا
فضيلة الأستاذ آدم حضر حفظك الله تعالى
Walaal subscribe igu sharaf
@@XARBIGA_HD_1 ok
Dalkeena iyo Dadkeena Soomaaliyeed Ilaahayow Ku badi Mufakirkaan Xeeldheeraha Ah Ee Indheergaradka Ah oo kale Oo Garta Xalka Dhabta Ee Dhibaatooyinka Umadda Soomaaliyeed Haysta...
maalinki laba muqaal ama ka padan masha Allah💗💗
Jir oo joog oo janada gal
Oo illah bn kuu guulayso
Macayga eeg wll mahadsanid wllkayga muslimka ahow
Maa Allah
Mahadsanid Ustaad Aden, Ilaahay haku barakeeyo, Waxaad tahay wiil soo jeeda, wacyigiisuna sarreeyo.
Sheekh Cabdi Xayi waa sheekh aan jecelahay wallahi diintana xikmad buu ku faafiya.
جزاك الله خير اخي
Jazakallaah wllo baraarujintada wax bdn baynoo faidesay
Iam from Kenya.thanks brother.motivational word
Masha alah macalin aqligada &aqoontada alaha ku siyadiyo
Walaal aadam allah haku barakeeyo waxa tahy wiil kudayasho mudan allah hanagu badiyo adiga oo kle tusaale fcn baa utahy dhalinta somaliyeed
Allah ha inaga ilaaliyo cudurka carona virus.
Wallashey Ama Wallkey haddey soomalinimada Kula weyntahay isoo booqo oo igaarsii 1k subscribers somali bes igaarsiin karo kaliye waa dadka soomaliyeed
Kuu saare ii saar ana
Sxb haniyad jabin, un 1K iyo kabadanba wad gadhi donta barnamijyadada tayo uyeel horana usoco
Subscribe bas maaa dhiiga maqan
Wll Aadan allaha ku xifdiyo run ahaantii waxaad tahay aqonyahan iyo macalin aad u garaad badan wax badana laga baran karo allaha kuu siyaadiyo cilmiga iyo garashada Allana hakugu sugo imaanka jasakallaah intaa kadib waxaan oran lahaa hadiiba uu qof maan gaab ah hadal samayn xun leh uu bulshada usoo gudbin karo siduu doono ha u gudbiyo e waa in lahelo qof garaad badan oo bulshada hadal samayn wanaagsan leh usoo gubiyo waana xalka kaliya ee isleeyahy waa lagu cirib tiri karaa dacaayadaha xun xun ileen dacaayadaba qof ayaa yiriye
Mahadsanid Wll wan Ku tahniyay nayaa madama aad 100k dhaaftay hore usoco Wll noso gudbi tarikhdi timorlinki iyo sulaymaan alqaanuuni
Wllhi waa sax arintaas waayo dadkeyna ayaa iska sidaan eh allow inga badbaadi adigane allah ku xafido dadka ayaa u tahay qof muhiim ah
Masha allh muqal xaqiiq ah adan sxb alle haku barakeeyo
Aadan, Dadaalkaada Adduun Iyo Aakhiroba Allaha Kaa Abaal Mariyo.
WeLoooveYou♥️♥️
ماشاء الله تبارك الله يا اخي الكريم جزاك الله خيرا
Walaal subscribe igu sharaf
masha allah ugaas si aad&aad uqiimo badan ayaad oga hadashay mowduucan wana mid mudan in laga fikiro waaku mahad celinayyaa horey usoco
Alle subxaana watacala hainaga dhigo dad walaalaha ah oo is jecel oo nafta isku hura insha allh
Masha allaah sxb aadan waad mahadsanthy sidaad iskuugu dayayso inaad kor u qaado wacyiga bulshada dhab ahaantiina aniga aragtidaan ka qabay Saxaafada waxay aheed nagative o waxaan aaminsan in saxaafada ay been iyo fasahaad wado blse mudooyin badan o aan meeshaan kugula saxiib aha xaqiiqdii waxan ogaady muhiimada ay leedahay saxaafada iyo furaha umadda dhan laga hago inay tahy iyo hadi loo adeegsaday wax xun in loo adeegsan karo dhan wanaagsan
Xaqiiiqdii somali oo dhan waxaa waligeed laga hagi jiray radio 📻 oo yar iyo ween waa dhageesan jirnay Xita kan miyiga inu radio wato oo BBC ka dhagaysto waxay aheed u asaasiyaatkiisa sida torreeyda iyo usha iyo tooshka iyo raadiyaha
Marka hadey saas tahy ufududahy in qof ka somaliyed wax loogu sheegi karo wa inay dhalinyarada badankood bartan o awooddooda iskuugu geeyan saxaafada si ay umadda halkaas oga saxan
Wll aadono aniga waxey ila tahay inayno dadka tusaale nool oo lataabankaro usheegno wixii kasoo baxana aynu ku sabarno oo alle ajar kaga xisaabsano dadka waa in laxasuusiya macmacaan dumiyaha 👍👍👍
Mashallah wllhi qof ilahy af somaligi u dhameys tiray bad tahy
صحيح جزاك الله أخي
Masha allah wll mahsanid wllhi waa arakti wangsan Allaha ha ina waafajiyo xaqa
جزاك الله خيرا
جزاك الله خيراً آدم
Allah yaxfadak fii kuli makaan
Masha allh wllo ilahay hafu fududeyo wax walba
Walaal subscribe igu sharaf
Walal somailda waxa u sabab ah ma jeclo qofka la jecel qerka iyo wanaga maxa yele waxa e ka jecelyihiin qof xun e tusa xumadana uga dhiga hormar iyo hora u socod dhaman waxan halkan fariin uga dirayaaa inta xumada dunbunisa waxan leyahay ka tanazula o alllah u labta
Anaga kuwa ma shaqeystayasha ah ama intey scholadi dhameyen aanan jamacad dhiganenin ee guryaha iska fadhiya wxn dhahna (hooyo canjeero isii)
Sxb waxan raba in an isku barto
English iyo arabic siden ku barta 2 luqad adigana side ku baratay
Masha Allah waa aragtiyo aad u wacan Allah hakuu jaseeyo wll
Mahadsanid wllkay Adam👐💪
Masha allah
Qodib xiligiisa lagu soo aadiyey wad mahadsantahy ustaad
Teeda kale waan u hambaliyeyneyaa channelka maadaama boqilka kun kor u dhaafey
Anigu sidaan ummadaan u eegaayey waan yaabay
dabadeedna waxaan aaminay
inaan anigu waalanahay
Mahdsanid wllky ❤
Mashaa allaah wll mahadsanid
Horay usoco wall inbadan o bulsha somaliyeda wa aad unastexeysaaye
ALLe wLLaL HaKa apaLmariYo aLLe HamiGa IYO Muradkaga haka FuLiYoH🤲🙏
wcs wall horta aniga fakar ahaantayda waxay ila tahay hadaynu rabno in ayno ogaano halka laynaga haysto waa in aanay jirin haba yaraatee qof maanta nool oo hadii soomaali oo dhan ay madhato hal mar ilaahay kama dhigee oo lays yidhaah umadii dhulka baaxada intan leegeed ku noolayd aynu ogaano waxay tusaale noool oo hormara oola taaban karo ayka tageen in aan haba yaraate waxba la heleen dadkana haba yaraate uma baahna hadal ama talo ee waxay u baahanyihiin cid dhaqaajisa oo ficil u badasha hadaladas dhab ahaana wayku wada dayan lahaayeen markaas intay imaanayan dadkaasi fadlan waa inaynu aamusnaa ama bilawnaa inagu waayo meel kasta talo iyo hadal waayaala
Thanks 🙏
Mansha Allah dadka somaliyeed hadi ay dacaad noqon lahayeen cidbaa my xumateen qabyaladana wata somaliya kalajartaay
Jasa'kallah walaalo runtii waxaad tahay qof qiimo badan oo wax badan ka faa'ido
Somalida xal malo heli karaa aniga waxan qustey malintan TV ga ka arkey in hablaha somaliyeed oo dalkoda joogo amisom ta kufsadaan cuno iyo dawoyin kaga bedeshaan galmo xanuno halis ah laqadsiyo waliba ayagoo raggodi dhex jogo iyo dalkodi malintas kadib aniga wan qustey waxana iso baxdey dadka somaliyeed iyo ragga somaliyed iney waxba aheen
Manshaa allah wll horey usoco❣
Sxb so asha hadaan rabay inaan kuwaydiyo thanks sxb qalbiga waxaan kuhayayey ayaad itustay
Wlhi waarun wllo aniga laftyda ayaa maalin waxa uu soo qaatay macalinka chemistryga dadka isa cadeeya iyo saamaynta la dhalata waanan waxan idhi waan la yaabaa wlhi dadkaa anoo u sheegaya mid I ag fadhida waxanay itiri naag kasta intay tiraahdo waan la yaabaa ayay iyadu ugu horaysa bal waynu eeegi intaan yaabay ayan qosol isku dhaafiyey wlhi somalida maskaxdaa laga guumaysty waxana loo yaqana inanta midabkeeda original ka haysata inay thy qof ba'ay oo dampeeya🤦🏿♀️🤦🏿♀️ilaahow noo gargaar
Alle ha ku ilaliyo wll
Thnks bro.
Xaaadir macalin aadan yare
Masha allah wllkey aadan sahan🙏🙏❤
Wsc adna wad u mahadsantahy
Jazakallah wll #Aadan
Wloo qlli Qisooyinka ibraahiM al Fiqi Ku soo dar
Hadaad xiisayid IT ama Computer soo booqo channelkan si aad ugu barato.
Mahadsanid
Mansha allh
Walaal waxbadan ayaa noosheegtay
Moncha allah bro
Walaal subscribe igu sharaf
Mnsha allah mahadsanid adan
Mash allh maskax da hasha qyso alhh haku xafido
Macalinka Dunida Aadan Sahan
Ma.allah sxb horah usuco
Scm wll muqalka kan xiga nooga dhig dulmiga muslimiinta lagu hayo si uu noogu guullo
Masha allah
Maashaa Allah
WllOH wax sad Tahay ilaan kutamarinoH hadaan naY soomalida baraha buljsada ku xidhayaH lkn wllo dhiiri galin noogu soodar channelkaga
Jasakalah wll
Maashaa allaah
Ani waxan ubixin lahaa
Dadka aana shaqaysan
*Qayrkii kudul noole*
Waa/raygayga
Mansha allah illaahay hakaa jasaa isiiyo
Walaal subscribe igu sharaf
Waxan jooga muqdisho waxaa kuxiranahay kanaalka sahanka xogaha lkn waligey coment kama dhiiban 1 video kan ka hore lkn mowduucaan wamid muhiim ah ee share gareeya oo gaarsiiya meel kasto baraha bulshada ah si ay dadkeena soomaliyeed wax ugu faaidaan
Mazha allah alle ha ino danbi dhaafo
Sc. Masha allaah. Waa talooyin dhaxalgal ah. Fadlan Adan telefonkaga iyo emailkaaga iisoo
Dir arimo badan oo aad jeclaysato
Ayaan rabaa inaan kula wadaago
#XOGAHA#SAHAN KANNAL AAN JECLAHAY😍😍❤
Jir oo joog oo janada gal
Illah bn kuu baryee guulayso
Magacyga eeg wll mahadsanid wllkayga muslim ka ahow
Wll adan wan jeclahay video yadaada waxan jooga xamar ee noo yareey video yeysana naga dhamaanine.
Ma aqaan inaad quraalkaan Aqrin doonto lkn waxaan Ku lee yahay aad baad umahad san Tahay waxaana jeclaan lahaa anigoo mar kula kulma oo fikradaha aan haayo kula wadaaga
Asc walaal adigoo raali ah ma ii sheegi kartaa (into) aad is ticmaalaysid
walee iyo bilee inaanay jirin hablaha somaliyeed hablo ka qurux badani
Wll lanbarkaaga ii reeb
Warkoo kooban oo koonbo ku jiro
Hadaad rabtid inaad dhaansatid ceelka somalida(yacnii wacyigooda) waad inaad ku dhaaansata wadaanta warbaahinta iyo dacaayada
Scww walaal dadaalkaga aad wadid alaha Kula garabgalo lakiin makadareentay wax isbedel dhalanyarta ama dadweynaha inkastoo juhalada aybadan tahay !!!
Doqon & habeen baa madaw waa maah maah dawada lagu xalaashanayey
Shaadh maxamuudle 😂😂 inbadan bay igu dhacday wllee
Oo ileen adigaaba wax Arkay
Walaal subscribe igu sharaf
@@aqoonraadis135😅 haa wllhy sxb rer burco wa belo
korodhso Tv 🤣🤣🤣
Walal waad mahazantahay horax
csm
aniguna sidoo kale waxaan ku darsanyaa dadkan dadka su,aalaha waydiinaya badanka waxay waydiiyaan su,aalo dhaqan xumo ah
waxa laga yaabaa ama ay tahayba inay waxaa u samynayaan aad caan noqotid
caan waad nqonaysaa xataa hadad dadka waydiiso su,aalo fiican ama fiican kusoo kordhiso ee wax wlba dhinaca wanaaga u adeegsada wsc
Keep going
Jir oo joog oo janada gal wl
Oo illah bn kuu baryee guulayso wll
Magacyeega wll mahadsanid markaa wllkayga muslimka ahow
Good idea
Plz sheekha Magaciiso sadexan ila wadaaga
M.a allah ha inaga dhigo kuwi danahooga gaara
Walaal subscribe igu sharaf
Hadalkaasi waa xaqiiq inay soomalidu afka nolathay h
Walaal subscribe igu sharaf
#Janada_Alle_Haku_Cazuumo_#QoFka #Subscribe #Iisaara #Dar #iLaahaY 🙏🙏
H addiii lays maqlaayo
Dhow qodob ayaaa wax walba saxi lahaaa
Aadan sxb adigu maad bulshada su.aalaha noocaasa waydii o xumaha ra'yiga bulshada kula dagaalanto
Wll ashcab qisooyinkiisa noosoo dhig sian ugu wada faa idno
Keep going!!!
Wlhi aadan maanta wuu iga qosliyay "dawaar laha ugu sokeeya ayuu ku leexanaya isgoo leh" igu tolba 😄😄😄😄
mashallah kep goin wll i love ❤️ you shantaxogaha
Annow adanow waxad ka hadashaa saynisyahaniintii
Really