Iska Baaritaanka HIV ga Sheekada Mary | Breaking Barriers, Somali

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024
  • Daaweynta casriga ah, HIV ma aha wax laga cabsado maalmahan.
    Mary (ma aha magaceeda dhabta ah) waxay noo sheegaysaa sida saaxiibkeed uga caawiyay inay ka gudubto cabsideeda iyo inay iska baarto HIV. Hadda way garanaysaa xaaladdeeda, waxay dareemaysaa xasillooni, waxayna ku dhiirigelisaa dadka kale inay sidoo kale ogaadaan xaaladdooda.
    Macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan baaritaanka HIV ka hel: www.tht.org.uk...
    English version: • Testing for HIV: Mary'...

КОМЕНТАРІ •