Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Qisada laba hees oo uu qaado Maxamed Mooge.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 28

  • @ayuub_hassan
    @ayuub_hassan 3 роки тому +8

    إِنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ ۚ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيما 🙏💖👍

  • @jamabiixibiixi3613
    @jamabiixibiixi3613 3 роки тому +7

    Waa fankii iyo barisamaadkii qaaliga ahaa, maalmihii wacnaa iyo murtidii abwaanadu
    Miyay Soo noqon mar kale

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 3 роки тому +8

    Waxa muqdisho isku helay dad lajano ah Intii dhimatay Alllh yarxam inta nolna Cimre dheer

  • @shankaroonland7480
    @shankaroonland7480 3 роки тому +2

    Dacar, axmed saleebaan bidde iyo cabdiqaysba waa noolyihiin inta dhimatay janatul fardawsa Allah ha ugu deeqo hala waydiiyo iyaga

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 3 роки тому +1

    Hobol aan jeclahay Maxamed Mooge Liiban ilaah qabriga ha unuuriyo😭Heesihiisa kuwa uu Cabdi qays sameeye qisadooda nooso geli Sxb Seerbiya🥰

  • @isayas7587
    @isayas7587 Рік тому +1

    Eraydii ahun cali salesman bidde labadan heesoodba goobtuna waa muqdisho

  • @abdirizakahmedsalah2023
    @abdirizakahmedsalah2023 2 роки тому +1

    Heesta hore Cali Saleebaan Bidde ayaa leh.

  • @ibraahimaliegaal6218
    @ibraahimaliegaal6218 2 роки тому +4

    War Taariikh Beena Umada
    Haw sheegin
    Ereyada Labadan Heesoodba
    Waxaa Curiyey
    ilaahay Haw Naxariistee
    Cali Saleebaan Bide
    Heesta Hore Ee Ah
    Dhayl Looma Heesee Dharaartii Aan Ku Caashaqay Ee Aad Dhibkaagiyo Igu Dhalisey Hawlaha
    Wuxuuna Utiriyey Gabadh Ujeclaa Oo Reer Hargeysa Ah
    Ee Meeshuu Heesta Katiriyey Maaha Xamar Ee Waa Hargeysa
    Heesta Labaad Ee Ah
    Soo Socoo Wax ii Sheeg Hadii Jacayl Sir Laga Dhigo Saldhig Lagaama Gaadhee
    Waxaa Utiriyey Gabadh
    Ay Si Kedis Ah Ugu Kulmaan
    Habeen Habeenada Kamida
    Goob Lagu Caweeyo
    Gabadha Ayaa Dooneysey Inay Wax Weydiiso Amaba
    Wax Usheegto
    Cali Saleebaan Bide
    Dabeedna Way Ka Xishootey
    Markuu Arkey Inantu Iney Kaxishootey Ayuu Ku Yidhi
    Cali Saleebaan Bide
    Soo Socoo Wax ii Sheeg Hadii Jacayl Sir Laga Dhigo
    Saldhig Lagaama Gaadhee
    Hadaba Labada Heesoodba Waxaa Laxameeyey Oo Kuluuqeeyey
    ilaahay Haw Naxariisto
    Maxamed Mooge Liibaan
    Dhamaantoodba ilaahay Hawada Naxariisto
    Intii Dhimatey
    Kolkaa Axmed Saleebaan Bide Maaha Ninka Heesta Tiriyey Ee Waa Abwaan Cali Saleebaan Bide Oo Ahaa Walalkii Oo Hoos Uga Yaraa Abwaan Axmed Saleebaan Bide
    Meeshaana May Joogin Raganaad Sheegeysaa
    Ee Kala Ah
    Axmed Saleebaan Bide
    Iyo Xudeydi Iyo Cabdi Qays
    Ugu Danbeyntii
    Heesaha Maxamed Mooge Qaado Amaba Ku Luuqeeyo
    Waxaa Ubadan Abwaan
    Cali Saleebaan Bide
    Ee Sidaa Ula Socda
    Ugu Danbeyntii
    Adiga Waxaan Ku Leeyahay
    Taariikh Aanad Garaneyn Umada Hawsheegin
    Hadaad Doonaysid
    Umada Inaad Lawadaagto
    Doono Buugii Abwaan
    Cali Saleebaan Bide
    Laga Qorey Amaba
    Waxaad Weydiisaa
    Mulaxam Cabdirisaaq Jiir
    Oo Ay Saaxiib Ahaayeen
    Abwaan Cali Saleebaan Bide
    Iyo Alfanaan Maxamed Mooge Liibaan Iyo Abwaan Hadraawi Iyo Abwaan Siciid Saalax
    Mulaxam Cabdirisaaq Jiir Waa
    Nin Reer Konfureed Ah
    Wuxuuna Ka Mid Ahaa Hobaladii Waaberi
    Isagaa Taariikh Badan Hayee
    Kafaaiideyso
    Boqorka Cuudkuna
    Maaha Xudeydi Ee
    Wuxuu Cabdilaahi Qarzhe
    Oo Ahaa Fanaan Abwaan
    Iyo Mulaxameyste
    Cabdalihii Qarzhe Wuxuu
    Aabihii Cuudka Oo Somalida Baray Sida Lootumo Kabanka
    Adeer Sidaa Ula Soco

    • @somalimusicport
      @somalimusicport 2 роки тому

      BaL waxaad been soo.qortay day😂

    • @rashidhassan572
      @rashidhassan572 2 місяці тому

      Adeer waxa taariikhda beenta ah dadka u sheegaya waa adiga ee wax aanad hubin bulshada ha la wadaagin waayoo marka aad leedahay heesta hore halka lagu allifay waa Hargeeysa, waa beentaa waayo miraha heesta wiliba tuducyada ugu horreeya waxaa ka mid ah: Dhayal looma heesee, dharaarti aan ku caashaqay, ee aad dhibtaadiyo, igu dhalisay howllaha, dhulkanoo guga u da'ay(guguu da'ay) dhinacyada Maqaadiish (Muqdisho), dhanka bari bad ay tahay, bidixduna dhir iyo doog......... abwaanka ayaaba kuu sheegay halkuu joogay oo Muqdisha aheeyd. Tan kale, markuu abwaanku leeyahay "dhanka bari bad ay tahay, bidixduna dhir iyo doog kkkkkk Hargeeysa ma bad baa ku taal! adeer qiira qabiil iyo nin jecleeysi fanka ka daa ee wixii aanad garaney dadka waayo-aragga ah la kaasho adoo mahadsan

  • @mohamedfarah7214
    @mohamedfarah7214 2 роки тому +1

    dad waa dadkii hore

  • @JoyfulHoldingCards-qp7dh
    @JoyfulHoldingCards-qp7dh 7 місяців тому +1

  • @yusufcabdilahi9913
    @yusufcabdilahi9913 3 роки тому +1

    Abwaan Maxamed aadan dacar, ayaa heesta dhayal looma heeso midhaheeda lahaa, Maxamed mooge Liibaana wuu ku luuqeeyaa.

    • @CSeerbiya
      @CSeerbiya  3 роки тому

      ku laabo

    • @mohammed-jama
      @mohammed-jama 3 роки тому

      *AXMED SALEEBAN BIDDE ayaa iska leh heestan DHAYAL LOOMA HEESE*

  • @jiboqaraamimedia4583
    @jiboqaraamimedia4583 3 роки тому +1

    zxb goobtaa kamuu maqnayn maxamed cumar huryo

  • @dirgaxwanaf6605
    @dirgaxwanaf6605 3 роки тому +2

    Dadku wey ku Murman heestaan lkn yuusu jaafeel oo reer gabilay ah baa loo badiya iyo ninkale oo ladhoho cali bare qisadeeda inaad nala wadaagto waa codsi

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 3 роки тому +1

    yaa salaam

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama 3 роки тому +2

    *Ninkan Curasho Been badana 🤔 taariikhahan xagaad ka soo xigatay ama aad ka soo maqashay bal nala wadaag*

    • @codkahassan5100
      @codkahassan5100 3 роки тому

      Adigu inta aadan beentiisa noo sheegin bal Wax Ka duwan sheeg oo noo cadeeya inee qisadaas qaldan tahy

    • @abdiazizmohamed646
      @abdiazizmohamed646 3 роки тому

      Axmed oo sidaa lafteeda usheegaya ayaan dhagaystay mar cumar seerbiya waraysanayo

    • @abdimaxamed3454
      @abdimaxamed3454 3 роки тому

      Hadegdegin hana khaldamin chanel kana waxba kamataqaanid ninka gacanta kuhayee chanelkan waxaad ku aragto saythy uqaado

  • @dirgaxwanaf6605
    @dirgaxwanaf6605 3 роки тому +1

    Masuul maxaad samaysa codisgaygan inaad aqbasho isku day anigu nin murtida iyo taarikhaha qarniyadii tagay aad uxiiseeya ban heeska aan kuusheegayo waa heeska uu ku luuqeeyo samater ee layiraahdo
    Igu dheerida madhul gaaxdey baa tahay
    Mana soo dhawaatide
    Heeskan dadku way ku Murman lkn nin reer gabilay ah baa sameeyey

  • @crasheedyaasseen992
    @crasheedyaasseen992 3 роки тому +1

    Waar garan Matisse aanu kuu sheegnee waa cali saleebaa bide

  • @xamsecali6231
    @xamsecali6231 2 роки тому +1

    Waar taariikhna garan mayside taariikhda beenta ka daa dadka ha waaline
    Hada waxan la fadhiyaa Abwaan axmed Saleban
    Wuuna ka cadhooday taariikhdaa aad sida khaldan usheegayso wali heesta hore ayaad aad u qaladay

  • @sirkaysarhassan1008
    @sirkaysarhassan1008 3 роки тому +2

    Horta marka adan fanka tariikhdiisa adan hayeen oo ad so maqashiid hadalo anad waxba ka garanayeen waa dhib
    Heeskan waxa sameeyay abwaan cali saleeban bede waxano kamid ah silsilad heesa ah oo gabadh uu dhalayay daganada uu ka so jeedo oo anan donayeen in an halkan ka sheego sababto ah wa Hooyo imika ee wuqooyi galbeed garahaan gobalka borco
    Marka wax anan jirin asheegin xamar ayaad uu walataye waliba an ku sheego heeska waxa ku jirtay (mala wanad dhadina is sugulaad ka dhalato ) dabeed abanadi la fadhiyay aya ku yidhi waxaad ka dhigta somalaad ka dhalato
    Tasina waxay ku tusaysa gobanimada marka dadka beenta kada waxba garanmayside

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 3 роки тому +1

      Haa sxb lkn adiga qisada sida saxan nooga sheeg aan qornee mise Tv ka sheeg aan dhageysanee..Mahadsanid

    • @abdiazizmohamed646
      @abdiazizmohamed646 3 роки тому +1

      Khaladka fanka ka daa iyo sheego caruureeda axmed saleebaan bide oo sidaa lafteeda uga sheekaynaya mar uu cumar seerbiya waraysanayo anagaa dhagaysanee