Hees - Qisada heesta 'DAR ALLAAD U HURUDDAA' ee uu qaado Maxamed Mooge Liibaan.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 127

  • @deanmurphy603
    @deanmurphy603 4 роки тому +5

    mansha allah illahy ayaa iga dhaliyay geesi oo dhan. allah ha u naxariisto zeyid muj. mohamed mooge liibaan. allah ha noo dhawro abwaan aadan tarabi.

  • @mowletabdi2439
    @mowletabdi2439 6 років тому +11

    Alleh ha u naxariizto mujahid macalin Zayid maxamed mooge Liiban baban geezi naga baxay buu ahaa Alleh ha kuu naxariizto

  • @ayanbarre377
    @ayanbarre377 6 років тому +12

    Abwaan tarabi noolow
    Ilaahay hawnaxariisto mujaahid maxamed mooge iyo dhmnba mujaahidiintii dhimatay aamiin

  • @mohamedsmj8045
    @mohamedsmj8045 2 місяці тому

    Amin Amin Amin ❤ ALLAH hu naxariisto dtey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Amin Amin

  • @iloveyougeeziyadasomalilan7601
    @iloveyougeeziyadasomalilan7601 7 років тому +41

    ala max geesi iga dhashay alx cala kula xaal allow u naxriiso mohmed mooge

  • @fatimafariido612
    @fatimafariido612 6 років тому +10

    Allaha u Naxariisto
    Mohammed mooge liiban
    Abwaan Aadam tarabi 👌
    Heestaan wan ku wanno qata
    Abwaaninta Somaliland
    miss you All Allaha daayo

  • @houskeymattanmanchaftyoutu29
    @houskeymattanmanchaftyoutu29 3 роки тому +1

    Allaha u naxaristo janatul firdawsa hak warabiyo mohamed liban

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 5 місяців тому

    AADAN TARABI JAAMAC GEESI RUN SHEEG AH OO MUJAAHID AH ILAAHEY CAAFIMAAD HAKU SIIYO ADEER ILAAHEY HA NOO KAA DAAYO ADEER ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 6 років тому +9

    Abwaan Tarabi ilahay haku dhawro
    Mujaahidkii Moogana ilahay ha unaxariisto

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 5 років тому +6

    Allyaya raxmaa mujahaid Maxmaed mooge intaan noolnahey mujaadinaydii iloobin maayono inta addunanak jiro abaalkoodiina waa l loo gudi mar ayyyn noqataab oo ubadkii aay ka tageen iyo ubadkoodii baa baa abaalaka loo gudi iygaana ducada slaandan walaba uga duceyn

  • @zakisamehofficial7372
    @zakisamehofficial7372 4 роки тому +11

    Dhibka wadanka looso maray marka laga sheekaynayo ilinba iqabata 😥😰😥

  • @abdirahmanahmed2547
    @abdirahmanahmed2547 6 років тому +9

    Best Somali Singer ever
    M.M liibaan cidduu doono ha ahaado

  • @ahmedhaykal6906
    @ahmedhaykal6906 6 років тому +31

    Heeztan Wxan dhegyzta MrkaN QayiLayo E Xazkaygu igu dhaHdo izKa Daa QadKa
    Baan ku dhaha Waxba DuniDa kama oGid✔✔✔

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 2 роки тому +1

    Dar allaad uhuruddaa waxba dunida kama ogid dugsigaanad nicinoo dibadaadan aadinoo col kudoonayaan jirin weeye erayadu saan filayo meesha aad dibindaabyo kadhigteen khalad baa kujira meelo klena waan ku arkay

  • @mubaarikmaxamed1398
    @mubaarikmaxamed1398 7 років тому +13

    aadan tarabi waa mujaahid xaal ah waa geesi

  • @jimcaalejeezto5561
    @jimcaalejeezto5561 4 роки тому +3

    Alle ha u naxariisto maxamed mooge libaan🤲🤲🤲

  • @maakhiri3886
    @maakhiri3886 7 років тому +9

    Dila ban la odhanoo
    dubcas an naxayniyo
    daraawiishi kuma helin
    Anoo kasoo horjeeda Khaaimiintii jabhadii SNM Hadana Erayadan waa 100%

    • @nasraahmed4301
      @nasraahmed4301 7 років тому +2

      Muhammad Hajji ma iyagaa kuraba shit faqash ilaa faqash kentay

  • @mohamedsmj8045
    @mohamedsmj8045 2 місяці тому

    Amin Amin Amin

  • @khalidismail5972
    @khalidismail5972 7 років тому +13

    ale haku naxaristo mujahid macalin abwaan maxamed mòoge libaan

  • @cabdiwahaabmaxamuud7564
    @cabdiwahaabmaxamuud7564 2 роки тому

    Ilaahay haw naxariisto mujaahid m.mooge liibaan

  • @zaxarlazz6777
    @zaxarlazz6777 6 років тому +8

    Alle haw naxariisto maxamed mooge liibaan

    • @ahmedwelimusa1483
      @ahmedwelimusa1483 6 років тому

      Aadanow walaal rageedii
      ayaad tihiim adiga iyo
      marxuumkubaa Allah
      yarxama raaximiin oo
      weliba aanu saaxiib ahayn
      oo aanu Allah yarxamu aanu
      marxuum Ahmed Mooge Liibaan
      iyo Ahmed Gacayte aanu isku
      fassal (class) ahayn Allah yarxama
      raaxiim.Taariikh badan aayaa kugu
      duugan oo aan jeclahay in aan wax kaa weeydiiyo waxaanaa lay
      yidhaahdaa Rashiid Sh.Musa
      Abdi Aadan Qaysna waa saaxiibkay igu salaan isaga
      iyo Caasha iyo yartii markii iigu
      dambaysay.Isaga waa Cabdi Qayse ayaa iskeen barri doonna
      inshaa Allah.

    • @abdirahmanfarah7268
      @abdirahmanfarah7268 6 років тому

      Wllo ma maxamed mooge ayay inantiisu Ku dhashay

  • @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
    @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 7 років тому +11

    NINKA HADLAYA WAA MUJ AADAN TARABI WLO MAHA MAXAMED MOGE ALAH YATHAMAH ISNA NOLOW ABWAN

    • @abdirahemomer5136
      @abdirahemomer5136 6 років тому

      DUNIDA Oo yaa ku yidhi waa m.mooge Kkkkkk Waar Wareesigu 2016

  • @engabdinaasirmahamed7660
    @engabdinaasirmahamed7660 4 роки тому +1

    Ale ha unaxariisto axmed mooge libaan wlhi wan jeclahy

  • @ZaidAbdi-vr7vo
    @ZaidAbdi-vr7vo 7 місяців тому

    Abwaan tarabi old is gold

  • @fatimafariido612
    @fatimafariido612 6 років тому +14

    Abwaan hadraawi Abwaan hurre
    Abwaan Abdi Qays Abwaan Qaman bulxan
    Abwaan Aadam Tarabi
    Abwaan hassan ganey
    😍😍😍😍😍😍😍😍😍

    • @cabdiraxman6731
      @cabdiraxman6731 5 років тому +1

      fatima waxa ilowdey axmed saleman bide inkar ba qabtaye 😂😂

    • @ahmedhillaac8017
      @ahmedhillaac8017 4 роки тому +1

      @@cabdiraxman6731 Qamaan bulxana iidoorow ma tirsateen ⁉️🤣🤣🤣🤣🤣

    • @iidibraahin8361
      @iidibraahin8361 4 роки тому +2

      WAXAAD ILAWDAY:ABWAN GAARIYE ABWAN SAXARDID JABIYE ABWAAN BARKHAD CAS ABWAAN SULDAAN TIMACADE ABWAAN IBRAAHIN GADHLE ABWAAN HURYO ABWAAN HURE WALANWAL ABWAAN DHIRBAAXO JIN ABWAAN CALI SUGULE ABWAAN CISMAAN ASKARI MAANTA OO DHAN HADAAN WADO MA DHAMAYN KARO HOYGA FANKA HARGAYSA SIMALILAND

    • @ahmedhillaac8017
      @ahmedhillaac8017 4 роки тому

      @@iidibraahin8361 kii heeso sameeyaba Abwaan miyaa ⁉️😂😂😂😂

    • @mahadomar7099
      @mahadomar7099 4 роки тому

      Way maqashay uun qaman bulxan ma heesu sameeyaya kkkkkkk haatan maad ahmed salbena bide iyo kaariye iyo abwan huryo iyo sheegtid

  • @zcoopverzi5428
    @zcoopverzi5428 6 років тому +5

    alle ha u naxariisto mujaahid aadan tarabi iyo maxamed mooge

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 6 років тому +9

    abwaan mujaahid adan tarabi jaamac

    • @sahrasaalad3415
      @sahrasaalad3415 4 роки тому

      Maasha allah inaadeero cimridheer baan kuu rajaynayaa

  • @zalmiita5623
    @zalmiita5623 5 років тому +4

    Waxba dunida kama ogid.....

  • @abtidonciise
    @abtidonciise 4 місяці тому

    masha allh masha allh abwan

  • @mustafeindho3813
    @mustafeindho3813 5 років тому +4

    wooooow midhahan runtii wey iga yaabiyeen

  • @kingsaadshine5942
    @kingsaadshine5942 4 роки тому +5

    Wlhy wuu iga qosliyey Odeygu kulahaa dhaguhuna iimadaloolin ee wasaaqyaduunbaan isku qasbay😂😂😂😂😂

  • @ZaidAbdi-vr7vo
    @ZaidAbdi-vr7vo 7 місяців тому

    Abwaan tarabi

  • @muuseismail9029
    @muuseismail9029 7 років тому +8

    Halka ku xigta dugsigaanad nicinoo
    Wax ku xiga dibadaanad aadinoo
    Dibindaabyo maaha. ;

  • @ahmedosman5802
    @ahmedosman5802 Рік тому

    "durgal baadan noqonoo dad qalbaan godkiisii dani kuugu gayn wali"
    Bajkaasi wuu maqanyahay

  • @abdiaziz7595
    @abdiaziz7595 3 роки тому +2

    Eesh calaa hees allaha unaxariisto hobal kii qaaday allaha xiftiyo hobalkii sameyay wariyaha isku soo hagajiyay Mahad sanid Somli land hankeeda allaha u dhameys tiro

  • @yazincade5231
    @yazincade5231 3 роки тому

    Alle ha uu naxariisto 2 baa

  • @shugricaabi9372
    @shugricaabi9372 3 роки тому

    Ax yaa hees ala ha u maxariisto

  • @ahmedosman5802
    @ahmedosman5802 Рік тому

    Heestan ma dhamaystirna qaybaa maqan

  • @Abdalla-1122
    @Abdalla-1122 7 років тому +5

    Aadam tarabi

  • @AbdirizakObuli
    @AbdirizakObuli 2 роки тому +1

    Waxaanu haynaa tuug tarabi oo ka sheekaynaya heeskan qaaliga ku ah reer soomaaliland.

  • @dahabomohamed8081
    @dahabomohamed8081 7 років тому +5

    Alle haw naxariisto

  • @caliya2268
    @caliya2268 7 років тому +4

    Allow kuu naxariis

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 6 років тому +7

    beenta sanwayne ayaan cuntada ugu gayn jirnay xiligaas Oo AANU KU qarimaynay

  • @iidqasaaye5893
    @iidqasaaye5893 7 років тому +4

    Inkan wariyaha eee barkhad ma INA Maxamed Cali kariyaaaa
    Mis magcaa Isku dhacay

    • @sahalcali4196
      @sahalcali4196 6 років тому

      Iid Qasaaye
      Waalagayaaba wll

    • @sahalcali4196
      @sahalcali4196 6 років тому

      Iid Qasaaye
      Horta wll suaal
      AHUNtee Abwaan Maxamed Cali Kaariye ma Reer waqooyi ayuu ahaa Mise Reer koonfureed

    • @cabdiraxmaanyare4665
      @cabdiraxmaanyare4665 6 років тому

      Iid Qasaaye magacaa isku beegmay sxb ee shaqo iskuma laha

    • @abdifarah2812
      @abdifarah2812 6 років тому

      Axmed Sahal Cali maxamad cali kaariye reer dhagax buur buu ahaa

    • @maalinmaali8833
      @maalinmaali8833 5 років тому +1

      @@sahalcali4196 darood weye ogadeen nogob Ku dhashay
      Kuna biiray kooxdi fanka 1966 iyagoo dhowr qof aha
      Naagca waberi isagaa kooxda u baxshay gudomiyana u ahaa
      Fananda Wayne shankaroon ayaa xaskiisa ahayd

  • @suldaanmaareeye5288
    @suldaanmaareeye5288 4 роки тому +2

    Waa hees micne gaara xabaarsan

  • @xaadali8192
    @xaadali8192 7 років тому +2

    Alle hakuu naxariisto mohamed mooge nolaba waa dhintee

    • @suubansaxarlasaxarla9945
      @suubansaxarlasaxarla9945 7 років тому

      Xaad Ali alle haw naxariisto awawgay maxamed moooge liiban baban

    • @aadanxuseen5456
      @aadanxuseen5456 7 років тому

      Maxamed mooge alle haaa u naxaristo halgamaa qaali ah ayuu ahaaa

    • @mohamedali-lk6hz
      @mohamedali-lk6hz 6 років тому

      noolaba waa dhintaa allah ereyga qaymo badanaa koleey aniga waa dhiman waana la isoo nooleyn allahayoow hanagu cadaabin if iyo aakhiraba

  • @caasholikeyou8434
    @caasholikeyou8434 6 років тому +5

    😋😋adeerkey maxamed siyaad bare lol nin sare Allah u naxaristo 🤣🤣😂😂dhago u xirey lol

    • @Afhayeentotal
      @Afhayeentotal 5 років тому

      ilahaay cadabtaaa haa geeeyo kolaay wuu kujiraaaa kalabyoow booli ku naxaa ahaa

    • @husseinabdille
      @husseinabdille 4 роки тому

      Republic of Somaliland janada iidor ma hayan alow kaso war keenyo iidor dhintay

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 3 роки тому

      @@youngdahir AFWAYNE BARRE SUULI AYUU KU BAKHTIYAY NACALAA FAQASH IYO SINJIGAADA KUYAAL.

  • @AbdirizakObuli
    @AbdirizakObuli 2 роки тому

    Toog tarabi wuxuu ka tegay inuu hore u yidhi heesba may ahayne maxamed baa hees ka dhigay.

    • @yaasinismail7956
      @yaasinismail7956 2 роки тому

      Qof buka tahay Aadan tarabi waa abaan mahaa fanan erayadu leeyahay maxamed mooge wa qaaday sida heesa kale

  • @khadraismail9091
    @khadraismail9091 5 років тому +6

    afwayne ilahay kuma naxaristo ilahay jahanbaa kugu foge

    • @husseinabdille
      @husseinabdille 4 роки тому

      khadra Ismail alle kuma naxarosto adiga iyo waxi ku dhalayba adunkana ku faqri aaqirana cadaab ta gal kalaxad yahay

    • @mohamedmohamud3432
      @mohamedmohamud3432 4 роки тому +1

      @@husseinabdille waxaad moodaa inay iyagu furaha naarta hayaan
      MAXAMED SIYAAD BARE
      Ilaahay ha u naxariisto
      Tankale ma oga inay mayd caayayaan aan iska difaacikarin oo malaa ig garbahooda saarantahay oo denbi loo qoraayo maxamed siyaad barena ajar kooda lagu wareejinaayo

    • @husseinabdille
      @husseinabdille 4 роки тому

      mohamed mohamud wan ka yabay walahi waligay qof madaxdooda ah oo motan ma habarin mana habaari karo waayo qofku hadu dhinto ma ahan inad aflagadeyso iyagana hadba kooda mootan intay soo dhigan sawiradooda bay leyihiin mujahid hebel

    • @mohamedmohamud3432
      @mohamedmohamud3432 4 роки тому

      @@husseinabdille saaxiib dadkan waa dad yaable leh
      Xitaa diinta islaamku ma ogala in maydtida la caayo
      Laakiin saaxiib aad bay ugu shaqeeyaan maxamed siyaad bare inshaalah wuxuu aakhiro imanayaa isagoo taajir ah

  • @maxamadcabdi8918
    @maxamadcabdi8918 5 років тому +1

    Alle hawnaxaristo

  • @Atharimedia99
    @Atharimedia99 Рік тому

    Aaax

  • @jawaahirboodhhassan663
    @jawaahirboodhhassan663 7 років тому +5

    Ilahay baa mahdle.... waa xor maantaba .

    • @jamaawad137
      @jamaawad137 5 років тому

      Adan jamac tarabi

    • @jamaawad137
      @jamaawad137 5 років тому

      Wuxu muda badan ku jiray meesha loo haqaano baladhish oo wari daadna u dhoow

  • @AbdirizakObuli
    @AbdirizakObuli 2 роки тому

    Sidii horey ku fiicanayd

  • @naasermohamed3033
    @naasermohamed3033 7 років тому +3

    Alle ha unaxariisto tarabi

    • @BarkhadKaariye2
      @BarkhadKaariye2  7 років тому +1

      Naaser, wuu nool yahay walaal Abwaan Tarabbi -Waanse ogahay in mar walba naxariista Alle loo baahan yahay. Ilaahay ha inoo wada naxariisto.

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 4 роки тому

    Waa hees xusuus mudan

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 5 років тому +7

    Heestan been ba alaag shegey waxaa layadhi inaa mooge tarieyy o u tireyy ina siyad barre inantiisii u tirieyeyy somaliald horrta beenta xagey ka keenaan wax walaba si qaldan baay u faafiyaan

    • @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
      @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 4 роки тому

      Ninki laha aya hadlaya ader moge lahayne

    • @hassanaliabdilaahi2338
      @hassanaliabdilaahi2338 4 роки тому

      Maangaab wxad leday ayaa ladaydayda 🤷🏽‍♂️

    • @mohamedmohamud3432
      @mohamedmohamud3432 4 роки тому

      Saaxiib soomaali been baa lagu saliday

    • @zermaahir186
      @zermaahir186 2 роки тому

      Labada ninba saaxiib ayay ahaayeen ee hadii ay dhaheen ina moogaa leh hala yaabin iskaga ayuunbay codkiisa dahabka ku barteen eh barigii horena muhiim may ahayn in la sheego heesta cida curisay oo halkaa title lagma sii dayi jirinba boqolaal kalena wuu qaadi jiray oo ilaa hada aan badankooda lagaranayn cidii curisay.
      Lkn waxay ahaayeen laba nin oo duruufo badan soo wada maray.

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 2 роки тому

      @@zermaahir186 tariikhaa lama qalado

  • @amgaadabdi294
    @amgaadabdi294 6 років тому +3

    Alx

  • @shaafiiromeo4057
    @shaafiiromeo4057 3 роки тому

    Alla ha unaxariisto

  • @sh-ka3494
    @sh-ka3494 4 роки тому

    Sheko ceeri waa cagtaa kunool aloow col noogunadi

  • @farahawil7281
    @farahawil7281 6 років тому +1

    Geesiyadayadiii ....
    Maanta doqun raga nimo zero ka ihi xamar u dudaya
    Ma umulba kuwaasi tolow

  • @saeddaher9812
    @saeddaher9812 Рік тому

    Siyaad bare soomali waa kala erdheeyay

  • @am-yt7ks
    @am-yt7ks 6 років тому +4

    Ragayagii qurbaa walaahi naga qoslise kkkkk

  • @ahmedmusa3748
    @ahmedmusa3748 6 років тому +1

    Asw adeeraday iga gaadhsiiya meelkasta ooy lug dhigeen inaanu sameeney research investigation balaadhan oo madax furan ............... USA UK Saudi Arabia itoobiya liibiya rashia iwm ,iyo teeniiba by bataan

  • @abdikadircabdi5796
    @abdikadircabdi5796 2 роки тому

    Dugsigaadin nicinoo col ku doonayaa
    Jira
    Aniga cabdi qaadir qaylo wayne
    Waligay hal col baan qabay liiteyaal
    Ah waxaana ka mid ah mid iga wayn
    ?meesha uu ka leeyahay ina mooge
    Ka leeyahay dusha aanan u oranoo
    Walaahi bilaahi tolaahi Waxaan kor
    Loo oran karin Bay rabaan inaan ku
    Sameeyo iyagaana dugsigayga
    Kaga amaan la.ahay wado kaga amaan
    La.ahay ?dar alaah u huradaa meesha
    Uu ka leeyahay ina mooge waa is
    Dhaafiyaa mudo 30 sano ah
    Su.aal
    _________
    Soomaaliyay colkaa yaa garanaya
    Ama garan kara intuu Maskaxdiisa
    Kaashado
    Ama xumaan iyo wanaag volaytankoodu
    Wuxuu yahay saadaalin kara

  • @farhaanlucio4784
    @farhaanlucio4784 4 роки тому

    Xade

  • @wellyou193
    @wellyou193 2 роки тому

    l

  • @ahmedmusa3748
    @ahmedmusa3748 6 років тому +3

    Kkkkkkkkk

  • @am-yt7ks
    @am-yt7ks 6 років тому +3

    Kkkkkkkk