Sixirka iyo Schizophronia

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 50

  • @ramlinaabddalla7851
    @ramlinaabddalla7851 3 роки тому +4

    Maasha alh sheekhaw allah haku xifdiyo aduun iyo aakharabh sheekhw annh calaamadahn qaar bdan bn leeyahy sida welwelka murugo bdan cabsi fara fabadan hurda yari marnh riyooyin xun xun xanaq fara bdan shekhaw gabr xaasah bn ahy gurigyga mjogi koroh kligy cabsi fara bdan iyo murugo bn dremin markuu sawkja yimadanh cariiri fara bdan bn xagisa ka dremyaa iyo nebcysi San mar marka qarkod aan is dhahyo nolashan waa cariiri ee iskaga bax ee shekhaw maxan sameya cilajyo bdanh waan tagy waxa la dhihin waa il wanh iska qaylin waxa igu jiranh isma shegya annh waxam ahy qof quranka alle baray oo si fcn u taqan awlnh wan xfidsna lkn hda shekhaw carbki baa i culusan markn damco quranka iyo adkarta aqri carab culys iyo waswas iyo buuq fra bdan baa igu furmin sheekahaw allah haku xifdiyo wn bdiyey qoralka

    • @inahajiali8100
      @inahajiali8100 2 роки тому +2

      Waa cudurka Somalida ku badan anigaa xitaa wan isku arkay intas waan sixir sheyadin lagugu so diray

  • @Hanasuper179
    @Hanasuper179 3 роки тому +1

    Masha.allaah sheikh abu xamza ajar iyo xasanaad allaha ka siiyo qeerka nala wadagto .iyo fahansiiska.ad nafahsiisay habka.isku dawen leheen ani wax badan waka faaideystay allaha ku barakeeyo sheikh

  • @Hanasuper179
    @Hanasuper179 3 роки тому +1

    Masha.allaah sheikh abu xamza ajar iyo xasanaad fara badan allaha ka siiyo qeerka noso diratay allaha ku barakeeyo sheikh

  • @mannish.mmk.
    @mannish.mmk. 3 роки тому +2

    Mashallah tabarakalah shiikhena

  • @dahirduale3753
    @dahirduale3753 3 роки тому +2

    Masnsha allah jazakallahu qeeyran

  • @ubahmohammad3907
    @ubahmohammad3907 3 роки тому +2

    Thank u sheekh

  • @thewindcane2248
    @thewindcane2248 3 роки тому +3

    Asc abu hamza wad ku mahadsantey inad no kala sartiid cudurkan horta horey waswas waa jira o waa isoo Maray lkn alhamdulilah aad ban channelkada u dagesta shukran ,,

  • @mannish.mmk.
    @mannish.mmk. 3 роки тому +1

    Allah swt hakudeesto inshallah

  • @hakimamohamed3329
    @hakimamohamed3329 3 роки тому +2

    Masha.allaah

  • @xafsaxasan1176
    @xafsaxasan1176 3 місяці тому +1

    Sheekh xagaan kala xidhiidha

  • @amanoffewwords8714
    @amanoffewwords8714 3 роки тому +2

    Mashaalah

  • @ishafilms9730
    @ishafilms9730 3 роки тому +1

    Masha Allah sheikh ay asheyda maso sarin ani gabadi Facebook kala so hadashay

  • @I.M2008
    @I.M2008 2 роки тому +1

    Sheikh sidee baa loo heli karaa sixirku meeshu yaalo hadii guriga uu ku qarsoon yahay?

  • @xaaawoxaaawo6870
    @xaaawoxaaawo6870 2 роки тому +1

    Walahi shiikh calamadahas dhan nin kayga ku arkay

  • @fartunomar2762
    @fartunomar2762 3 роки тому +1

    Haa dhagaha wax laga maqlo taqtarka wuxu dhahay waa stress anigaba laygu so dhahay shiqow markasto waxa dhagahey marmar wow oo hurguf laygu maray canal ka maqla bacden qofba mahim ii ah isku dhacna ? Maxa wayay waxas adkar hada aqristo ma isaragno dhibkas

  • @xaaawoxaaawo6870
    @xaaawoxaaawo6870 2 роки тому +1

    Shiikh ingirisa ma aqaane
    Ma sixirka waalida baka wada

  • @mohamedmohamudmohamed6633
    @mohamedmohamudmohamed6633 3 роки тому +1

    Shiiq allaha ku barakeyo aniga hurdo la,aanta wan isku arkay 3:00am marka lagaro garbaha culees igaso fulayo markas hurdo iqabaneso salaadana cules iga saran hadi an salada xirto fataxada in an aqriyay ayaa shaki iga galayo shaqadan culees iga saran subixii oo dhan wan jifaa duhurki ayaan shaqada adaa Maxan sameyaa

  • @inahajiali8100
    @inahajiali8100 2 роки тому +2

    Aniga leygu soo shegay paranoid Schizophrenie waxan joogaa germalka 😐yaranteyda ilaa hada wan jirnaa

  • @zuhuurcadeey1390
    @zuhuurcadeey1390 3 роки тому +1

    Ascww sheeqow ilaahey haku xafido wiil ayaa sidaas iga ah ilaa 6 sano calaamadahaas aad soo sheegtay dhamaan maxaan sameeyaa sheeqow jazaakallaah qayr

  • @MyMaxamad
    @MyMaxamad 3 роки тому +1

    Aniga waxaan qabaa cudurka skitsofrenia, waxaan hubaa dhaqtarka daawadiisa in ey tahay 100% daawo fiican quraanka wuu ku cawinayaa lkn daawo wey leedahay cudurka marka dhaqtarka ku kalsonaaw cilajka iska daaya wey kusii walayaan waxna ku mä qabanayaan.

  • @ahmedhaashi9856
    @ahmedhaashi9856 3 роки тому +2

    Dhammaan astaamahan waan hayaa ee maxaa xal ah

    • @MyMaxamad
      @MyMaxamad 3 роки тому

      Dhaqtarka aad cilaaj ha aadain waayo daawo kuuma hayaan, fadlan cudurkaan waa in Aad dhaqtar aadaa

  • @mohamedmohamudmohamed6633
    @mohamedmohamudmohamed6633 3 роки тому +1

    Waxan kalo kaa hilmamay ayad kursiga markan ku celceliyo wan oynayaa waxan an daremaya inta aan kuso qorayo ilin ayaa igaso dadatay markan ashahatiga ku celceliyo wan oynayaa

    • @xaaawoxaaawo6870
      @xaaawoxaaawo6870 2 роки тому +1

      Wll waa sixranthy cilaajka hadadan tegi karin saalido iyo tahalil kaso gado e isticmaal
      Gogosha barkinta ku rusheso o cab qolka sexatona ku rushe
      Aniga Xaajigayga sida noqday
      Sixir bana la cun siyay
      Aroorti marku shaqo tag is dhaho bu
      Sexan jiray
      Habeen ku o dhana raag saxibadu ah bu
      Talefan kula hadli jiray

  • @hijaboaden7883
    @hijaboaden7883 3 роки тому +1

    Asc sheekh waxaan jooga usa 🇺🇸
    Wiil ayaa calaamadahan qaar iga qaba
    Marka xagee lagaa helaa.
    Ma lagu imaan karaa ??
    Shukran

  • @dawahnowvideos945
    @dawahnowvideos945 3 роки тому +1

    Do you have a number sheikh

  • @abdiwarsame4233
    @abdiwarsame4233 3 роки тому +1

    Sheekh ishuna ma keenta cudurkaan mise sixirka ayuu u gaar yahay?

  • @khadarahmed3969
    @khadarahmed3969 2 роки тому +1

    Masha Allaah