Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
يا مغيث أغثنا يا مغيث اغثنا يا مغيث أغثنا 😢 😭 😭 😭 Rabbiyoow waanu kuu Towbadkeenay inagoo Soomaali wayn 5teedii dhinacba ah Ilaahow Nacafi Nabadbaadi naga dhig Shacab Mu'miniin ah oo Muttaqiin ah oo Rabbigood Baari u ah kadibna aad Siiso Madax MU'MINIIN AH OO CAADILIIN AH oo Difaaca Diinta, Dadka iyo Dalkaba.أللهم آمين يا ذالجلال والإكرام يا رب العالمين
Mashaa Allah alaahuma aamin aamin aamin
Weeraroow Dooyoow Waniini! Buusbuus aakaamuuqdo! Are you okay?Eebe hakucaafiyo hadii aa xanuunsantahay! Halkaas kawad warka! Waraarkaaga waa informative!Salaamulaahi Calaykum reer koonfur Galabeed!
#Taliyaha Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka, Sanbaloolshe iyo wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Cali Balcad ayaa safar degdeg ah ugu amba bixi doona Magaalada Addis Ababa ee caasimadda Dalka Itoobiya, safarkooda ayaa quseeya sidii wada hadal u yeelan la haayeen Addis Ababa iyo Muqdisho, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa doonaya in dagaalka Axmed Madoobe lagu taageero taas oo uu guul weyn u arko.Dhanka kale Ciidanka Itoobiya ayaa maanta ka dagaalamay Dagmadda Doolow ee Gobolka Gedo taas oo aysan wali wax tilaabo ah ka qaadin Dowladda Faderaalka Soomaaliya.
Adaan Please clipka So diig Seey cidaanka daambe ey uarkaan una teegin Jubaland please 😢 Allah ha baad badiyo. Aad ayan uga xuuma haay.😢 Badda free Aya lagu diibey 😢ciil badaana 😢 waayo weey cilbadanayey 😢😢
Kan Ciil baa haya sxb ha wareysan
War aadanow ninkan mateexan maba aha iga walee waa wax nalagu sodhaxtuury sida fartaag sida xamze ee kanoo kale hawareeysn ples and ples
Bare hiiraalena waydii
يا مغيث أغثنا يا مغيث اغثنا يا مغيث أغثنا
😢 😭 😭 😭
Rabbiyoow waanu kuu Towbadkeenay inagoo Soomaali wayn 5teedii dhinacba ah Ilaahow Nacafi Nabadbaadi naga dhig Shacab Mu'miniin ah oo Muttaqiin ah oo Rabbigood Baari u ah kadibna aad Siiso Madax MU'MINIIN AH OO CAADILIIN AH oo Difaaca Diinta, Dadka iyo Dalkaba.
أللهم آمين يا ذالجلال والإكرام يا رب العالمين
Mashaa Allah alaahuma aamin aamin aamin
Weeraroow Dooyoow Waniini! Buusbuus aakaamuuqdo! Are you okay?
Eebe hakucaafiyo hadii aa xanuunsantahay!
Halkaas kawad warka! Waraarkaaga waa informative!
Salaamulaahi Calaykum reer koonfur Galabeed!
#Taliyaha Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka, Sanbaloolshe iyo wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Cali Balcad ayaa safar degdeg ah ugu amba bixi doona Magaalada Addis Ababa ee caasimadda Dalka Itoobiya, safarkooda ayaa quseeya sidii wada hadal u yeelan la haayeen Addis Ababa iyo Muqdisho, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa doonaya in dagaalka Axmed Madoobe lagu taageero taas oo uu guul weyn u arko.
Dhanka kale Ciidanka Itoobiya ayaa maanta ka dagaalamay Dagmadda Doolow ee Gobolka Gedo taas oo aysan wali wax tilaabo ah ka qaadin Dowladda Faderaalka Soomaaliya.
Adaan Please clipka So diig Seey cidaanka daambe ey uarkaan una teegin Jubaland please 😢 Allah ha baad badiyo. Aad ayan uga xuuma haay.😢 Badda free Aya lagu diibey 😢ciil badaana 😢 waayo weey cilbadanayey 😢😢
Kan Ciil baa haya sxb ha wareysan
War aadanow ninkan mateexan maba aha iga walee waa wax nalagu sodhaxtuury sida fartaag sida xamze ee kanoo kale hawareeysn ples and ples
Bare hiiraalena waydii