WAR HOOY KA JOG OO WAR KEYGA DHAAF SOMALIYEY IGA SO GARA RER

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 114

  • @Xantiikudhaaftay
    @Xantiikudhaaftay День тому +12

    😂😂In carabka iyo gudaha looga buufiyo ayay rabaan daawada ka dib la sifeeyo cadaab ayaaa sifaynaayo wlhi hadday jidkaan ku socdaan waa shaydaamo shartood Alle haku dhaafiyo tuu tuu❤
    Insha Allah waxaa rajaynayaa inaad arooskayga kasoo qeyb gashid

  • @MoDhaqane
    @MoDhaqane 2 дні тому +10

    ManshaAllaah muniiro hooyo adag oo kudayasho mudan qofna ha usoo jawaabin anagaa idin fiirdano dhamaantiin qof walbana wuxuu gudo wanaqaanaa meeqaankaad agteena kaleedahay hanooga cayaarin no more jawaab xabiibti il iyo cowriba la oow ManshaAllaah tabaarakalaah horay usoco

  • @ayaanmohamed3010
    @ayaanmohamed3010 2 дні тому +5

    Abooto ciilan waad ciishey amuska ku dil😂😂😂😂

  • @AvAa-r1r
    @AvAa-r1r 2 дні тому +6

    ❤❤❤🥰🥰🥰 احنا بخير الحمد لله انت كيفك

  • @cousinbro1580
    @cousinbro1580 День тому +4

    Abaayo muniiro waa ku mahadsan tahay inaa u soo jawaabin intaan yar oo videos yaashada aad soo raacineeysid xitaa kadaa islaantaa ciilan qabiil baa dhex maray qabiilka qof walba illaah baa u dooray cidoo doonana naga dhigay marka in dad dhan qabiil lagu nacaa oo sidaa u qeeylineeysid indhaha banaanka ku baxaan sidi toosh afar qaad ah waalaga fiican yahay hadane dadka inta maangaabka ah illaahey aayadihiisa lagu qaldo bal ka waran qof illaahey quraankiisa dadka ku duraayo walee views sow waji ma lihid

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 2 дні тому +4

    Anaga oven keyna ayada aa is dhaqdho dambas yar aa ka soo baxdo straasho aan ku tir tirnaa.😮

  • @haboonmowliid1573
    @haboonmowliid1573 День тому +2

    Masha allaha xabibti hooyo kartileh waxaa ku rajena guul 💯💯💯💯💋🤲♥️👌👌👌💯💯💯💯💯💯💋💋

  • @AminaOsman-b5k
    @AminaOsman-b5k 2 дні тому +3

    Noolashu hakuu wacnaaato frxd Waarto rabi haku siiyo wllshy muniiiro❤

  • @laaaramadrid8930
    @laaaramadrid8930 День тому +3

    Dulmigu ma fiicna wanaag baa kugu baranay qli , in lagaaa grdranyahy waa agnaaa maamadaa alaha xaqa tuso

  • @KalagureIqra
    @KalagureIqra День тому +2

    Habo muniiro is not easy hooyo shaqoo
    I love you habo mcn zaid ujeclehe ina kudawadho ilahay hakujeclado hakusharfo jannatul firdaus makankaga hakayeelo
    Wlhi video dhexda kuistajiiye saa comment kaan kuguqoro 9:43
    Markalee jir oo joog i love you habo mcn❤😘

  • @NNimco-hn1ip
    @NNimco-hn1ip День тому +3

    Walahii 300 ka badan aa uqalantaa ❤❤❤❤

  • @siradm
    @siradm 2 дні тому +2

    Wali ma arkin kan mahadsanid. Nabow ayay maree sheekadi waalli cussub! Acuudubillaah, caafimaad khayr leh, wax laga hadlo maba yallaane ka soco.

  • @muna607
    @muna607 День тому +2

    Masha allah ileen har qaana wey ii taqaaney muniiro macalimda dheh meel walba ka dhameys tiran wlhi waxa thy hooyo karti badan aqli badan qurux badan sharaf badan hadan marwo sharaf badan woow😅❤❤❤❤

  • @MeyzaAbdi
    @MeyzaAbdi 2 дні тому +2

    M.a my Queen 👑♥️ momi❤❤ horey usoco i.a dadkana ha u jooojin hanka daba hadlin danahaga ka bdn

  • @XilkasAhmed-nh1vz
    @XilkasAhmed-nh1vz День тому +2

    Bariiska waxaa unacday qeer lee alaha kadhigo ama saasaa horteeyda looku daliiqee

  • @Bintucabdi-c1c
    @Bintucabdi-c1c День тому +2

    Muniiro annagaa comantiga kugu difaacna waayo qofka marka laga gardaran yahay waa inaad u sheegtaa qofka dulmiga wada hadalkaaga naxariistu ka muuqatana waankugu wadanaa
    From hargeisa

  • @FilsanIskufilan-z5r
    @FilsanIskufilan-z5r День тому +2

    Hooyo karti leh abaayo muniiro allah ku xafido hooyo shaqo❤

  • @foosdarleeg
    @foosdarleeg 2 дні тому +2

    Walaasheey muniiro runtii qof qaaliya ayaa tahay ilaaheey ha idin xafido.

  • @MohamedHersi-t8r
    @MohamedHersi-t8r 2 дні тому +2

    M.a aby horey usoco dadkaan ha ujoojin hadaladooda af amuusan waa dahabe❤

  • @umradwan4080
    @umradwan4080 2 дні тому +2

    mashalaah waxatahay hooyo adag ilaaheey hakuxafido❤❤❤

  • @Bintucabdi-c1c
    @Bintucabdi-c1c День тому +2

    Muniirooy waxaad tahay gabadh diin leh hadii waanadu daacad ka tahay way buuxaan dad xumaan wadaa markaa halkaa ka wad

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 День тому +1

    Allha kudayo xajikaa iyo carurt iyo qarabda asaxabta mashallh ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @FartuunCali-d3n
    @FartuunCali-d3n День тому +2

    Masha allah 🎉🎉🎉❤❤😊

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 День тому +1

    Hoyo shaqo hoyo is not isi hoyo kartileh ❤❤❤❤😂😂😂😂😂 mashallh tabarkalha

  • @aminahassan3175
    @aminahassan3175 2 дні тому +2

    Abay Munir i love you

  • @cadniabshir3636
    @cadniabshir3636 День тому +1

    Qoftaa labada calan wadata waa reer puntlnder dhaba puntlndnimada dhiiga naga raacday 😂😂 Abaayo waxaa la yiri nin hadlay nin aamusa ka raayey warkooda horey oga soco we love you ❤

  • @maryamali2124
    @maryamali2124 День тому +1

    ما شاءالله اختي احبك في الله ربي يسعدكم انتي وعايلتك

  • @hafsaaden9198
    @hafsaaden9198 День тому +1

    Maanshalah nadiiraay ilaahay dart I baan kuu jeclahay hooyo dadaalaysa ❤

  • @ubah4241
    @ubah4241 День тому +1

    Gardarada ma fiicna marka waxa sameysaa Koperayt saar videoyadada! iyadana report saar!
    Qof isla saxsan qaladna qaadan karin, hadana dadka ka amaan heli karin waa in qofka wax la dareensiiyo.

  • @maryamayosof8163
    @maryamayosof8163 День тому +11

    Horta islanta qoranka inta aqriso dadka cayneyso jawaab uma qalanta abyo muniiro waa xanaqsantahy lkn waa is celinosaa kkkkkkk muslin sx ah ayaa tahay masha allah

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 День тому +2

      Aad iyo aad qofka muslim ka ee iimanka leh waa in uu caradiisa control laa weey ka qaladan tahay islaantaas asaasaqday qabiil iyo balaaya waashay

    • @Bintucabdi-c1c
      @Bintucabdi-c1c День тому

      acuudu billaah waan yaabnay laakiin waxba ka faa iidi mayso dadkuna qaladkeeda way u jeedaan

    • @maryamayosof8163
      @maryamayosof8163 День тому +1

      So mahan qof kalamka alle aqrinyo cirdiga bini adamkane ugafayo wali ma arag quraanka iyo fahamkiisa waa in xumaanta kaa reban

    • @aishacuud8489
      @aishacuud8489 День тому

      War ika daba geeya yawaye islaantaas

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 День тому

      @@aishacuud8489 walaley waa islaan youtuber ah oo Finland baadiyaheeda mar dhexdaas ah degtay iyadoo miskiin ah isku maleeysa miik 17 illaahey ha soo hanuuniyee markee soo gasho quraan ku bilaawda dadkana aflagaado iyo ijaafeen la daba taagan

  • @MunaMohamed-tj5bk
    @MunaMohamed-tj5bk День тому +1

    Masha alah sharfta sida ah ha ujawaabin iyada daalaysa

  • @SakiMolid
    @SakiMolid День тому +1

    Aamuskaaga ku dil cadowgagaaga abayo

  • @ayaanmaxamuudgeedi8536
    @ayaanmaxamuudgeedi8536 День тому +1

    Muniiro hooyo karti badan

  • @raaxocabdi7566
    @raaxocabdi7566 День тому +5

    Abay muniro is not easy 😕 😅😅😅

  • @umuzahra3864
    @umuzahra3864 2 дні тому +1

    MashaAllah 🎉Abayo ❤❤

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
    @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 День тому +1

    Masha Allah ❤❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali День тому

    Massha. Alash. AROIS wacan.
    Arooska. HABSLYO. Habalyo. Leeyahey❤🎉🎉🎉🎉

  • @iloveallah6411
    @iloveallah6411 2 дні тому +1

    Beautiful sister ❤❤❤

  • @TIMIRQOLOFMALEH2024
    @TIMIRQOLOFMALEH2024 2 дні тому +4

    Abaayoy ka aamus ha iska hadlaan mid aan ogahay hadiiba ay kuso qaadan weydo wey ba dhimane malaha views raadis waye haku dayan ❤❤❤❤❤

  • @SacdiyoCusmaan-p3m
    @SacdiyoCusmaan-p3m 2 години тому

    Abay muniiro hormar wacan ayaan kuleyahay hoyo kartileh hoyo shaqo ❤

  • @NimoKhalif-g5w
    @NimoKhalif-g5w 5 годин тому

    Mashaalah munira qofdagan.haujawabin

  • @hindafarah9663
    @hindafarah9663 День тому

    ماشاء الله تبارك الرحمن ماشاء الله تبارك الله ❤

  • @IdilMohamud-e1i
    @IdilMohamud-e1i 18 годин тому

    Mahadsanid muniiro wlhi waan ka mid ahay ilahay xooga iyo garashadaba hakuu barakeeyo abayo Sharaf beey ii tahay inaan Ka Soo Dhex Muuqdo Aamiin abyo

  • @naimoalisiyad1527
    @naimoalisiyad1527 9 годин тому

    Jisakallaah walahi dadka wat ufaidesaay 🎉jisakallaah masha Allaah❤❤❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 День тому

    ❤Masha"Allah ❤Beautiful ❤ Keep Going ❤❤❤🎉

  • @adontiale
    @adontiale День тому

    Abayo muniro abayo maryama kawaran se noqotay wlhi gabadhas wan jeclhy hadalkeda shib iska dheh ayey dhihi jirtay

  • @Basm025
    @Basm025 День тому

    Idinkaa idilaaya idinkaa inoo leenaya mxaa weeye abyo Astaqfirullah ani dambi bay ilatahay subhanallah somali erwyo qatar ah bay caadi kadhigten

  • @aishaabdinuur1731
    @aishaabdinuur1731 День тому

    Masha allah abayo muniira gabar dagan tahay sidas kugu soco xumada kuguma baran dadka wareersan warkoda iska dhaaf ❤❤❤❤

  • @munoguure2652
    @munoguure2652 2 дні тому

    Masha alha alah Yaxafidah xabibti horay u soco qaali inshallah ❤❤❤❤❤❤

  • @halimaabdirahman7888
    @halimaabdirahman7888 2 дні тому

    Walayalow dirac asagaba shani ah sey mel paplig ah lowgu xiran qawani

  • @sabirincabdulahi6242
    @sabirincabdulahi6242 2 дні тому

    Masha allah family qurux badan abayo muniiro horay u soco ❤❤❤

  • @raaxocabdi7566
    @raaxocabdi7566 День тому

    Abay muniro dhartolow mataqan ma ogonbeee

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A 2 дні тому

    Lagu xanto lagu xasuusto ka horeso haw bixin inta ka daba hadleso😂

  • @daimondumuanas8622
    @daimondumuanas8622 День тому

    ASC muniiro walashey waxaan kugu boorin lahaa inaadan jawaabin xataa hadii tellkeda lasoo waco xataa bifadilkum aamusnaanta waa jawaabta ugu cajiibsan ee lagula tacaamula dadka kugu xadgudubo

  • @meysuuuum5151
    @meysuuuum5151 День тому

    maasha allh abaayo muniiro qurux illhy haidin xafido adi iyo xaajigaaga iyo caruurta aan habaryta uahay❤❤

  • @rahimohussein4414
    @rahimohussein4414 День тому +3

    Mashaa Allah is dheh
    Maskaxda iyo jirka alle ha ku xafido ❤❤❤❤amiin

  • @umuqaalid63
    @umuqaalid63 День тому

    m.a hoyo karti leh aya tahy allah idin xifdiyo adiga iyo uwatkaga iyo zowjkaga

  • @bahjazheekh2530
    @bahjazheekh2530 16 годин тому

    Muniira hooyo kartile maansha allh muniira is not easy

  • @fartunmohamed1848
    @fartunmohamed1848 День тому

    Kkkk muniiro waxa iso xasuusisay abkey dooli diloow dad nool maas u daahaakkkk

  • @shihabboy2344
    @shihabboy2344 День тому

    Kagadaran ayeyada waxe modaa inaa dar tee raligalin usobixise

  • @ayaanmousa6027
    @ayaanmousa6027 День тому

    Mashallah mashallah ❤❤❤❤❤hura usoco xabibitii

  • @naimaabukar3170
    @naimaabukar3170 День тому

    Mashallah direct quruxa ku tahay

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 День тому

    Amiina amiin 🤲❤️ habalyo habalyo mashallh

  • @ayaanmaxamuudgeedi8536
    @ayaanmaxamuudgeedi8536 День тому

    Waad mhďsnt muniiro cadey

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 День тому

    ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 День тому

      ❤❤❤❤️اِنَّ للّٰه وَمَلٰٓٮِٕكَتَهٗ يُصَلُّوۡنَ عَلَى النَّبِىِّ ؕ يٰۤـاَيُّهَا الَّذِيۡنَ اٰمَنُوۡا صَلُّوۡا عَلَيۡهِ وَسَلِّمُوۡاتَسۡلِيۡمًا‏❤️❤❤❤❤❤

  • @ZahraDelia-rd4ph
    @ZahraDelia-rd4ph День тому

    Macha Allah sister ❤❤🎉🎉

  • @Madammadam-eu7mj
    @Madammadam-eu7mj День тому

    ما شاء الله تبارك الرحمن بارك الله لكما

  • @fatmaosman9790
    @fatmaosman9790 19 годин тому

    Abayo iisheg meesha ad ka baratay

  • @sabriincadey2522
    @sabriincadey2522 День тому

    Mashalah fariid hore u soco ha fiiriin gadaal ❤❤❤😂

  • @HamdiWarsame-e7y
    @HamdiWarsame-e7y День тому

    Masha allah 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @SafiyoSaid-l5p
    @SafiyoSaid-l5p День тому

    Hooyo karti badan kudaya sho mudan❤

  • @SakiMolid
    @SakiMolid День тому

    Masha alah nadafaada waa imanka barkii ❤

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 День тому

    Masha allaah abaayo muniiro❤

  • @XayatooAlii
    @XayatooAlii 2 дні тому

    Uurmiyaaa ucuniweyday😂😂❤

  • @Sundusbarwaaqo8981
    @Sundusbarwaaqo8981 День тому

    Macha allah 🎉🎉🎉

  • @Bintucabdi-c1c
    @Bintucabdi-c1c День тому

    Muniirp fariid maashaa allaah

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A 2 дні тому

    Masha Allah hooyo adag iga dheh❤❤❤

  • @aliyamustafa8466
    @aliyamustafa8466 2 дні тому

    Mashaa Allah ❤❤❤❤❤😊

  • @SacdiyoCali-rn5zv
    @SacdiyoCali-rn5zv 2 дні тому

    Mashaaalah fm qurux badaan

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 День тому

    Kaas. Miyaa. Lugu dhaqaa

  • @WalaalWalaal-o4e
    @WalaalWalaal-o4e 2 дні тому

    masha alla kep goin mamii ❤❤❤

  • @fatumamohamed2955
    @fatumamohamed2955 День тому

    Abay Muniro is not easy 😂

  • @fali2695
    @fali2695 День тому

    Mash Allah ❤❤❤❤

  • @Masturo-y5c
    @Masturo-y5c День тому

    Mashaallaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 День тому

    Manshaallah 😍

  • @hiddengirl5838
    @hiddengirl5838 День тому

    naa waa kartarantahey

  • @SahraAhmed-m3t
    @SahraAhmed-m3t День тому

    masha allah ❤

  • @khaaliali1290
    @khaaliali1290 День тому

    Saas waaye ❤❤

  • @khaaliali1290
    @khaaliali1290 День тому

    My rajo family ❤❤

  • @fartunali1374
    @fartunali1374 День тому

    Mashallah❤❤❤😊😊

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 День тому

    Mashallah ❤❤❤

  • @shukri.Ali.Hassan
    @shukri.Ali.Hassan День тому

    Maash allah ❤

  • @fadumaali4556
    @fadumaali4556 2 дні тому

    Masha Allaha

  • @faxiyoismanmaxamed8775
    @faxiyoismanmaxamed8775 День тому

    Masha allaah

  • @Sacdiyahadfow86
    @Sacdiyahadfow86 17 годин тому

    M.asha abayo muniro ❤

  • @MunaMaxamed-e6o
    @MunaMaxamed-e6o 41 хвилина тому

    ❤❤

  • @fadumaali4556
    @fadumaali4556 2 дні тому

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤

  • @ubahadan8902
    @ubahadan8902 2 дні тому

    👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️

  • @nawalhassan4470
    @nawalhassan4470 День тому

    Ayy xppti

  • @fatimaomar165
    @fatimaomar165 День тому

    ❤❤❤❤