Sii mantaa camal ku diden Harti inaa Dhulkooda ka gosysid Somalida aa awoow yaasha laku sameyay ee inta hadal malaayacni ku mashquulin bax ictiraaf uu radi tuulada
Xoriyada Somalia. Isaaq Ba dhaqaale iyo lawyers. Ku cawiyey oo xoreyey ...abdillahi isse issaq Ba lagacta ka bixin jirtay New York intay dawacdu socotay
abaal daranaa reer somaliya ama ma wlaalahood Somaliland ❤❤❤ oo sidaa ugu yimaaday ayay maanta waxaa ugu abaal gudeen wlalhood Somaliland waa kuwii hargaysa kala soo cararay calanka idinkoodii iyo dal nimadoodii si ay idiinka kor qaadan guumaystihii maantana waxag idin weydiisteen ictiraaf waana u diideen😢😢😢😢
Qaldkii ay somalilnad hoga ugu dhacday weeye ee balkedina in dadkii la xasuuqoh nooqday hadna 30 sanoh iyo ka badn argagixisada somaliya ay lugaha ino haysoh si ay wixi dhacy dib u so cusonaysiisoh inaguna celisoh bur burkii iyo waxan ka nimi
It was a sad day.however in my experience i never a country who gained its independence and throw away without benefits form their independance. This is the biggest mistake that the elders at that time did without any acknowledge .So the put in big trouble generations and generations in difficult situations NOW Mogadishu claims you that you are parts of somalia. However they know that the connot stand themselves. Our elders at that time were ignorants .they put in risk theirs childrens and grandchildrens of this country in traps of spiders. A booby trap that a thousand and a thousand somalilanders lost their lives lost their future lost their cities lost their identity as sovereign country.why why they put a entire country in this situations
Qadaadweynta caqligeeda waxay u haysataa hadii calaka somaliland profile'ka soo dhigato in la moodayo reer sonaliland. Lakinse ma oga in afkeeda adag uu kashifayo oo markiiba la garanayo in qadaadweyn calaka barkaysan ku daba gabanayso.
Khaladki awooweyaashen galeen caruurti ay dhaleen baa saxay masha Allah dibna loogu noqon maayo taas
Iskur somalnd iyo somalia
adiga iyo awoowgaagaba waad edeb darneydeeen
@@Abdikahinshukri-gx2cb ma ciilantiiba 😃
Ma la socota in gumeystaha doo na inu mar kale so noqda oo wiliba Europeans kalix maha hee USA, Canada.
Hadii dhacdo adiga ma is difaaci karta
Sii mantaa camal ku diden Harti inaa Dhulkooda ka gosysid Somalida aa awoow yaasha laku sameyay ee inta hadal malaayacni ku mashquulin bax ictiraaf uu radi tuulada
Maalin madow bay ahay malintaasi,
Black Day ayay Somaliland u ahayd
Cawan baan kubiiray aan waxba xeerin
Maalintaas waanka xumahay wllhi maxaan ugu biirnay
waa maalintii somaliland God madow lagu tuura
Gobanimo suuli ku dhacday hadana ka soo saarnay waan guulaysanay
Mashallah malinte midooben✊🔥
Maalintaasi waa maalintii uu mustaqbalkaygu godd madaw ku dhacay.
Calnkeni iyo magaceni wan ku waynay😮
Allaw cadawga naga qabo from muslim girl
abdulla isee allah unaxriisto waa ninki somaliye xoriyad siiyay wana somaliland iyo somalia ninki isku daray🌳aabo abdullahi isse
Xoriyada Somalia. Isaaq Ba dhaqaale iyo lawyers. Ku cawiyey oo xoreyey ...abdillahi isse issaq Ba lagacta ka bixin jirtay New York intay dawacdu socotay
Maalintii taladu na seegtay
Qaladkii ugu weynaa ee abid naga dhaca ilahyow si khayr qaba khaldkaygii u saxmaa💔😭
Waa khaladki ugu wayna ee qof somaliyigalo malinki lagalay waa malinkay Somali iyo Somaliland godmadow galeen
abaal daranaa reer somaliya ama ma wlaalahood Somaliland ❤❤❤ oo sidaa ugu yimaaday ayay maanta waxaa ugu abaal gudeen wlalhood Somaliland waa kuwii hargaysa kala soo cararay calanka idinkoodii iyo dal nimadoodii si ay idiinka kor qaadan guumaystihii maantana waxag idin weydiisteen ictiraaf waana u diideen😢😢😢😢
Dibaan loola midoowayn taa maanka gasho kiiniyaanka
Maalin madaw
Waaa maalin aanan u noqon doonin
Maalintii in ay ka daayan ayaa aheyd
Qaldkii ay somalilnad hoga ugu dhacday weeye ee balkedina in dadkii la xasuuqoh nooqday hadna 30 sanoh iyo ka badn argagixisada somaliya ay lugaha ino haysoh si ay wixi dhacy dib u so cusonaysiisoh inaguna celisoh bur burkii iyo waxan ka nimi
Aabo British Somaliland marka Cali maay lahayne hadeer ayay yeelatay marka waa laha lkn hadeer iyada is leh
Yaasiin maxamed jaamac cilmi
Hogaan ku dhacaygu hama weliyoo hawduu ihayaa halbawluhu
Heermaye imikaan hanbaabirayoo
Kuwaan ka hadhaa horuu maray
Heestu 1961 ayey sheegaysaa dawadihii 1960 xoriyada qaatay ee somaliland ka midka ahayd oo horumaray
It was a sad day.however in my experience i never a country who gained its independence and throw away without benefits form their independance. This is the biggest mistake that the elders at that time did without any acknowledge .So the put in big trouble generations and generations in difficult situations NOW Mogadishu claims you that you are parts of somalia. However they know that the connot stand themselves. Our elders at that time were ignorants .they put in risk theirs childrens and grandchildrens of this country in traps of spiders. A booby trap that a thousand and a thousand somalilanders lost their lives lost their future lost their cities lost their identity as sovereign country.why why they put a entire country in this situations
Wleeh hashii maandeeq gudhay
Sokordhiya warka
Marlawad ayan midoowenaynaa
Muxsin Ased hóõyó iyo farmaajo ha midoowane isku gee iyaga xal keenaya marka la gasho murgux iyo marka laga soo saaro mushqux ha kaga yeedhisiiye
Qadaadweynta caqligeeda waxay u haysataa hadii calaka somaliland profile'ka soo dhigato in la moodayo reer sonaliland. Lakinse ma oga in afkeeda adag uu kashifayo oo markiiba la garanayo in qadaadweyn calaka barkaysan ku daba gabanayso.
Qadaadweyn adeer noo amaan gali calankaayaga barakaysan.
Taasi waa riyadiina 😂
Muslim oo dhami hamidoobaan INSHAA ALLAAH..😍😍😍