XAFLADII UGU SHIDNEED CALAF IYO CAASHAQ OO CAAWA SI WAALI U DHACADY IYO BILADO…?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024
  • #ceyda #king

КОМЕНТАРІ • 1,8 тис.

  • @bileabdulkadir1
    @bileabdulkadir1 3 місяці тому +721

    Inta Hooyo Mcn iyo Aabe mcn u nool yihiin Like ii saara❤😢

  • @egalabi9724
    @egalabi9724 3 місяці тому +158

    Asad Hagio waa Academiyad bal wuxu dad soo saarey eeg ee dhammaantood horumar sameeyay macha Allah waan idin dhiiri galinayaa team27 Asad Hagio waan kuu mahadcelinayaa.

    • @Maariyo5364
      @Maariyo5364 3 місяці тому +8

      Shirjad maha ewa shaqsi qalbi saafi ah😅😅😅

    • @egalabi9724
      @egalabi9724 3 місяці тому +7

      @Maariyo5364 waxaan uga jeedaa inuu yahay intaas aad sheegtay uun xaqiiq weeye qalbi saafi oo weyn buu leeyahay, bani aadamku mawada helaan qalbi weyn iyo dulqaad labadaas buu ilaahay isugu daray ilaahay caaf8maad hasiiyo waa ruux wanaagsane

  • @Mcntooo
    @Mcntooo 3 місяці тому +320

    Reer malesiya xariiif hada tihin saxaaf xfld oo mahd celin usameeya 🎉🎉😢🐐✍️

  • @amirrobleh9143
    @amirrobleh9143 3 місяці тому +281

    Inta koko maqnashehega ila dareentay one like 👍🤪

    • @khadracabdulahi6574
      @khadracabdulahi6574 3 місяці тому +7

      Ma daremi adiga iso xasuusiyay 😮

    • @AfnaanSiidcali
      @AfnaanSiidcali 3 місяці тому

      Sax wlhi waa runtaa amir iga badan iguna badan​@@khadracabdulahi6574

    • @canabcismaanhappy5328
      @canabcismaanhappy5328 3 місяці тому +1

      Alle ha cafio gbadhas rerkeda uordaa hawlo badan haysaa wa maskiin ❤🎉

    • @akqanciye
      @akqanciye 3 місяці тому

      Wey jogta shoow camerada unban qabane

    • @ShukriFarxaan-fx9yl
      @ShukriFarxaan-fx9yl 3 місяці тому +2

      Koko away yaqeey xaflada haluku celiyo waryaa

  • @XamdiQasiin
    @XamdiQasiin 3 місяці тому +181

    Alx caawa hadad so party ku saliya nabigeena Muhammad scw scw scw ❤❤❤❤

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 3 місяці тому +491

    Balan Iga Qaad Inaad Salaada Ilaalinaysid❤😢

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 місяці тому +70

    «﷽»اٰمَنَ الرَّسُوۡلُ بِمَاۤ اُنۡزِلَ اِلَيۡهِ مِنۡ رَّبِّهٖ وَ الۡمُؤۡمِنُوۡنَ‌ؕ كُلٌّ اٰمَنَ بِاللّٰهِ وَمَلٰٓٮِٕكَتِهٖ وَكُتُبِهٖ وَرُسُلِهٖ ۚ لَا نُفَرِّقُ بَيۡنَ اَحَدٍ مِّنۡ رُّسُلِهٖ‌ ۚ وَقَالُوۡا سَمِعۡنَا وَاَطَعۡنَا‌ ۖ غُفۡرَانَكَ رَبَّنَا وَاِلَيۡكَ الۡمَصِيۡرُ🤲🤲🤲🤲لَايُكَلِّفُ اللّٰهُ نَفۡسًا اِلَّا وُسۡعَهَا ‌ؕ لَهَا مَا كَسَبَتۡ وَعَلَيۡهَا مَا اكۡتَسَبَتۡ‌ؕ رَبَّنَا لَا تُؤَاخِذۡنَاۤ اِنۡ نَّسِيۡنَاۤ اَوۡ اَخۡطَاۡنَا ‌ۚ رَبَّنَا وَلَا تَحۡمِلۡ عَلَيۡنَاۤ اِصۡرًا كَمَا حَمَلۡتَهٗ عَلَى الَّذِيۡنَ مِنۡ قَبۡلِنَا ‌‌ۚرَبَّنَا وَلَا تُحَمِّلۡنَا مَا لَا طَاقَةَ لَنَا بِهٖ‌ ۚ وَاعۡفُ عَنَّا وَاغۡفِرۡ لَنَا وَارۡحَمۡنَا ۚ اَنۡتَ مَوۡلٰٮنَا فَانۡصُرۡنَا عَلَى الۡقَوۡمِ الۡكٰفِرِيۡنَ🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Naxariis-badan
    @Naxariis-badan 3 місяці тому +565

    Inta caawo dhan sugeysay love isaara meqo jeer UA-cam imaday😢😂

  • @King_ceyda-n4t
    @King_ceyda-n4t 3 місяці тому +783

    TEAM KAAMIL AND MALIKA ONE LIKE ❤😊

    • @Kingsharks557
      @Kingsharks557 3 місяці тому +10

      Wankuwata brother love you bro again ❤

    • @Nathashaaworld
      @Nathashaaworld 3 місяці тому +14

      cayda waa qiyaasay commentiga ku soqoray inay caawa dhacayso😊

    • @SahraHassan-yi4wv
      @SahraHassan-yi4wv 3 місяці тому +7

      OK

    • @faadumo5838
      @faadumo5838 3 місяці тому +2

      Masha allah ❤❤❤

    • @CaashoYAAN
      @CaashoYAAN 3 місяці тому +2

      Ma.arkin namaste ❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 3 місяці тому +30

    ar Saxaafaa walee Xaflad Saxaaf ka maqan yahay xaflad maaha waa cusbada iyo dha dhanka xafladaha videogu xataa 5 saacadood haduu yahay lama dareemayo masha Allah 😂

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 3 місяці тому +280

    Noloshada ku raxeyso saladana ilaali likne hayga ilabin 😂❤❤

  • @dhulkaygahooyo3023
    @dhulkaygahooyo3023 3 місяці тому +29

    Saxaaf si fiican buu u hadlayey faah-faahin na siiyey..Maasha allah ❤ wuu mahadsan yahay🥰😊 qaybta ciyaarta ka helay 😂

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 3 місяці тому +358

    KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢😊❤❤

    • @Abdiyomuhumed-mu6yg
      @Abdiyomuhumed-mu6yg 3 місяці тому +3

      SCW 😢😊❤❤amiira Qurux ❤😢

    • @ZakariaZakaria-pj3lo
      @ZakariaZakaria-pj3lo 3 місяці тому +2

      Cumber big fan I love you so much

    • @zackmohali9468
      @zackmohali9468 3 місяці тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @IqroNuur-lm7uh
      @IqroNuur-lm7uh 3 місяці тому +2

      Scw scw scw scw 🎉❤🎉scw scw scw ☝️ ♥️ ❤️ 👌

    • @SahroMohamed-t8z
      @SahroMohamed-t8z 3 місяці тому +2

      Scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah 3 місяці тому +33

    Ceyda inta amira heysatid garab bad heysata wlh m.a gabadhas weyku hagar baxdey sxb dhab waye❤❤❤❤

  • @Hafzaaaaa
    @Hafzaaaaa 3 місяці тому +200

    3:41 ceyda dheer lamaanaha inuu ninka dheeraado best wayey 😂❤

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale 3 місяці тому +30

    Wow amiira deyda facaa mar kasta usaree hurmudkii dumarka tahy teydii xafld wey dhaftay tan walhi😫😊😊

  • @MaryanabdikadirMaryan-tm1rm
    @MaryanabdikadirMaryan-tm1rm 3 місяці тому +221

    Maros baa wabashakiye ceyda iyo amiraa plzz one like inta islajecl amira iyo ceyda ine isarostan noqdan❤😂

  • @Panda.3
    @Panda.3 3 місяці тому +20

    Ceyda wlhi amira wuu jecelyhy lkn amiira xishood ba dilay😂😂

    • @Sarasiman123
      @Sarasiman123 3 місяці тому +1

      Maxa u caden ah o aragtey aqwanteyda 😂

    • @Panda.3
      @Panda.3 3 місяці тому +1

      @@Sarasiman123 dee wax badan ba u cadeyn ah adigu bal u fiirso🤣

  • @YusufMaxamuud-hb3lm
    @YusufMaxamuud-hb3lm 3 місяці тому +117

    1m amiira
    900k ceyda
    Qabqab isn't easy❤

  • @maxamuudibraahim9464
    @maxamuudibraahim9464 3 місяці тому +39

    Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad (sallallahu caleyhi wasallam) 🕋❤👍😢

  • @fatimaabdrizakali4784
    @fatimaabdrizakali4784 3 місяці тому +189

    Amiira iyo ceyda way is istaahilan waayo Amira farxad walba way istaahishaa Allow calaf isku dar inta igu raacsan 👍 ❤

    • @sulekhoOmar
      @sulekhoOmar 3 місяці тому +2

      ♥️🌹🫡

    • @11naa44
      @11naa44 3 місяці тому +4

      Iamk ba ka shidan ay isku so baxayan

    • @Ali847-q3i
      @Ali847-q3i 3 місяці тому

      @@11naa44shidnaaansho waxa ka muhiimsan isfahan ka iyo dabci ahan in la iskeeno

    • @Sucdiqurux81
      @Sucdiqurux81 3 місяці тому +3

      Aamiin 🥺❤

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 3 місяці тому

      ​@@11naa44 iamk iyo amiiro isku vibes maba aha isku shactaro maha mawada kaftan badna, amiiro qofkey isku vibes yihin ama isku type wa.ceyda sxxp

  • @Sumayo-fl3ud
    @Sumayo-fl3ud 3 місяці тому +19

    Cawa sundus marwalba ay Kaso muqato istajka way naga qoslinaysan funny girl 😂😂😂

  • @MunaQaaali
    @MunaQaaali 3 місяці тому +106

    War caawa amiira stel nagu garaacday ceydana kaba daran🎉❤hambalyo ceyda waa dadashay lkn filmkale kaa sugaynaa oo qurxoon ilaa 1mka intad ka gaadhaysid❤

  • @FardowsAbdilahi
    @FardowsAbdilahi 3 місяці тому +21

    Asad muxu dhalinyaro qurux badn so saary Masha allh 😊

  • @TEAM27-AUGAST
    @TEAM27-AUGAST 3 місяці тому +99

    Kusali Nabigeni the best person ever the most knowledge able and the most shine all created more scw scw scw❤️🙏💯

  • @NajmaCali-ey2np
    @NajmaCali-ey2np 3 місяці тому +12

    Akhlaaqda iyo xishoodku wa qaali wlhi amiira iyo ugbaad sida aanay raga u dhex galyn sharfanada waligiin

  • @FaraxAbdirahmaan
    @FaraxAbdirahmaan 3 місяці тому +28

    Saxaaaf ciriiriyuuu galiye wllhi ceyda iyo amiira😂😂Saasa kaaa rapnaaaa

  • @Adamisxaaq
    @Adamisxaaq 3 місяці тому +10

    WLAAHI saxaaf wuxuu mudanyahay xaflad wayn kaligiis in lo qabta 🎉🎉🎉😢😢😂❤❤❤

  • @Abdulluhi232
    @Abdulluhi232 3 місяці тому +140

    igula Sali xabiibgeena Mohamed scw 🫶🏽✨❤

    • @AyaanAxmedsheekh
      @AyaanAxmedsheekh 3 місяці тому +2

      Scw scw

    • @Deeqa-n8u
      @Deeqa-n8u 3 місяці тому +1

      Scw scw scw scw scw

    • @NuuraahmedHassan
      @NuuraahmedHassan 3 місяці тому +1

      SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤

    • @AyanSoumeya
      @AyanSoumeya 3 місяці тому

      Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤

    • @CabdiCismaan-ho2ve
      @CabdiCismaan-ho2ve 3 місяці тому

      Scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @FatinAbdala-kz9dk
    @FatinAbdala-kz9dk 3 місяці тому +15

    Koko ayaantaan wee xanuunsan tahay ayaa u malenayaa xafladaha dhan ma aadin tii haween hore mai maanin tanna ma imaanin😢😢

  • @Raxmoibrahim-pd4ly
    @Raxmoibrahim-pd4ly 3 місяці тому +72

    Igula saliya nabiga scw😢❤❤

  • @Abaasshakeeti3421
    @Abaasshakeeti3421 3 місяці тому +20

    Koko o caawa kamaqan xaflada illh ha cafio wa ay xannsantahee🤲🤲

  • @mumtazciidle6005
    @mumtazciidle6005 3 місяці тому +51

    Marba hadey amiirra iyo cayda❤ shidan yihin hadal ba wagam😂

    • @foosmaxamed8940
      @foosmaxamed8940 3 місяці тому +1

      Abaayo heesta Hindi ga ah o fidioga dhamaatkiisa la darayay magaceeda. Ma taqana. The best song waye😢😊

    • @mumtazciidle6005
      @mumtazciidle6005 3 місяці тому +1

      ​@@foosmaxamed8940 ma heesta odhaneysa ciyaara ilaa bari taa Arimahena gada wll

    • @abdihamiidibrahim-gq4wn
      @abdihamiidibrahim-gq4wn 2 місяці тому

      12:22 12:22 12:22 12:23 12:23 12:23 12:23 12:23 12:24 12:24 12:24 12:25 12:25 12:25 12:25 12:25 12:26 12:26 12:26 12:26 12:27 12:27 12:27 12:27 12:27 12:27 12:28 12:28 12:28 12:29

  • @AshaNoor-st5hq
    @AshaNoor-st5hq 3 місяці тому +27

    Koko rabnaa haday Xanusan tahy alaha cafiyo xalfda ayada shidi lahyd koko quruh 😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @safabashiir-sw8fi
    @safabashiir-sw8fi 3 місяці тому +56

    Cayda timahaga waa zaaid iska yare xumana ha ii arkin tagerahaga ahy❤🎉

    • @Maariyo5364
      @Maariyo5364 3 місяці тому +5

      Sas uupa kuqurxn yahe nin an tima la.hena😅😅😅

    • @CccCcf-fq6jp
      @CccCcf-fq6jp 3 місяці тому +1

      Cawaaa caruuus miyaaa nh

  • @Abdifitah1988
    @Abdifitah1988 3 місяці тому +6

    Amiiro is not isi jawab Qalbi tu qalbi ah tiim amiro iyo tiim ceyda 2 ahay lkn asad oo qasla aad ayaa u farxaa runtii 😂😂

  • @FaaisaQali
    @FaaisaQali 3 місяці тому +33

    Hambalyo ceyda ugu dmabeen waad dadashay dadalkaagiina waad ka midho dhalaisay❤🎉season two atarishada iyo aktarka adiyo amiira lee ahaada ama filmka kale aad soo wadid amiira wa qofta kaliya ee jiliinkeedu top yahy no qofkle❤❤❤

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan 3 місяці тому +9

    Saxaaf wixiisa foodo way dhaaftayy😢😂😂😂😂

  • @UbaxApdiaziiz
    @UbaxApdiaziiz 3 місяці тому +25

    Koko yaa tabaya caawa😢😢😢😢

  • @Amal_dherey
    @Amal_dherey 3 місяці тому +9

    Koko San usugaye wan dalay😭 any way hambaliyo ❤❤

  • @Ubah14
    @Ubah14 3 місяці тому +159

    Inta sidayda idhuhu daalen say usugaysay xaflada like😂

  • @zamiira.abdi.
    @zamiira.abdi. 3 місяці тому +6

    Amiira nin u qalma wali ma dhaln an u maleeha 😢

  • @hamdushbeauty5689
    @hamdushbeauty5689 3 місяці тому +75

    Ceyda iyo amira 1maalin halawada gaarsiiyo 1million babiya wiilka🎉❤
    Kokoyee aaway 😢

  • @Sabiriinfahad
    @Sabiriinfahad 3 місяці тому +8

    Wawareyy tan xalfad way dhaaftay king ceyda congratulations 🥳 ❤❤

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 3 місяці тому +104

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad ☝️ ❤❤❤❤

  • @Muniishadegan33668
    @Muniishadegan33668 2 місяці тому +2

    I. Love. Ceyda and Amiira❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Team_koko45
    @Team_koko45 3 місяці тому +56

    Team Amiira like 👍

  • @mulkihaji5679
    @mulkihaji5679 3 місяці тому +6

    caawa waa shidan tihiin koko armaan arimaheena maqan mx kudhacay Amiiro wiilka haduu kugu dhicin nasiib ledahay😂😂😂

  • @Firlocaddey111
    @Firlocaddey111 3 місяці тому +76

    Team amiira iyo ceyda one like ❤

  • @Mohammuud
    @Mohammuud 3 місяці тому +13

    Inta Amiiro vediogeeda ilaa hada ila sugeyso like 👍😂

  • @Mssabgaleey990
    @Mssabgaleey990 3 місяці тому +74

    Xaramka ayaa joogaa alow amiira iyo ceyda CALAF iskuugu dar ilmo abgal inoo dhashaa😂🥹

  • @AaminaNor-mu1mc
    @AaminaNor-mu1mc 3 місяці тому +13

    Koko Maxaa Helay😢😭

  • @nicimanuura-lw6do
    @nicimanuura-lw6do 3 місяці тому +73

    Masha allah si fiican ayey idinku qabsoontay xafladii amiira iyo ceyda way shidan yihiin cawa omg❤😂😂

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 3 місяці тому +8

    Masha Allah siday Amiira sheegaysay waaye Xaflad qurux badan iyo dad qurux badan ❤🎉 teeda kale Amiira caawa quruxdeeda masha Allah le dhihi karnaa hadal kale malahan waayo markuu Alle Qurux kuugu deeqo o aad hadane labisato waxa noqonaysaa wax kale ❤

  • @user-hiwaaqmusTaphe
    @user-hiwaaqmusTaphe 3 місяці тому +54

    Nabi MuHaMettt darti one love❤

  • @namelos2963
    @namelos2963 3 місяці тому +24

    Labiska amiira 💯/💯 % yaa igu raacsan one like ❤❤

    • @Msshappy58
      @Msshappy58 3 місяці тому +4

      Aad iyo aad 100%100 wye caawa style ay nagu garaacdy

    • @namelos2963
      @namelos2963 3 місяці тому +4

      @@Msshappy58
      Haa ❤️👍🏼

    • @sulekhoOmar
      @sulekhoOmar 3 місяці тому +1

      ❤❤

  • @LuulaxmedDaahir
    @LuulaxmedDaahir 3 місяці тому +52

    Amira iyo king ceyda in ta is lajecel farta taaga❤😂😊

  • @FaadumoAadan-r6m
    @FaadumoAadan-r6m 3 місяці тому +6

    Amiira. Say ubaqayso uxisho nayso anaabo ismooda. Gacmahayga dhan barafay noqdeen

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 3 місяці тому +25

    Boqoradena Amiira Qurux style igu dishay cawa m.a dhaha guys ❤

  • @Maskineyyyyy-ed4pj
    @Maskineyyyyy-ed4pj 3 місяці тому +2

    Saxaaf ninka kaliya nala shaqeenayo hdaa rer comment nahay hday ceyda amiira hday is jaclaadaan saxaaf garab nagu siiyay😂😂

  • @Zaaraomer-j6r
    @Zaaraomer-j6r 3 місяці тому +86

    Waw xaflada cawa way shidantahy m.a inta ila aragty like 👍 iisara ❤❤❤❤

  • @DeeqoMaxamed-uc7lc
    @DeeqoMaxamed-uc7lc 3 місяці тому +2

    Hambalyo,Cayda,🎉😊😊

  • @ApdiNor
    @ApdiNor 3 місяці тому +25

    Waqti waxaa sugeynaa ceyda iyo amiiro oo gacanta is heysta xaflada soo wada galaayo

  • @hayaat1311
    @hayaat1311 3 місяці тому +6

    Allahayow amiiira ii ilaali waan jeclahy waa maskiin wax dhibo iga dhowr yaa rabi

  • @QueenNajmita
    @QueenNajmita 3 місяці тому +34

    Team Koko ❤

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 3 місяці тому +2

    Masha Allah ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎂💖🇸🇴👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👍

  • @Kim___hana2525
    @Kim___hana2525 3 місяці тому +26

    Ceyda waana waaloosaa wllo cawaa adi iyo amiira meesha shitey caawa 🤍😩🫶🏻😂

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 3 місяці тому +1

    Calaf iyo cahsaq prt15 igu danbeysay ma iaminesiin 😂😂 team 27 wan dawada lkn musalsalka dulqaad ku daawaday iga dhamaday 😂😂😂cashaq moye calaf wan is denay💔🥺

  • @princesszapna
    @princesszapna 3 місяці тому +21

    Inta koko radineesay ❤😂

  • @zainabcraxman2433
    @zainabcraxman2433 3 місяці тому +2

    Imk io wiilkeyga waa isku magac ibraahim Ahmed ibraahim wiilky magciis way❤

  • @ilyaasfaarax3279
    @ilyaasfaarax3279 3 місяці тому +31

    Amiira qurux badanaa masha Allah qoftaan waa iska jeclahay qurux ilahey ugu deeqay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @qyhealthybeauty
    @qyhealthybeauty 3 місяці тому +8

    Tolow koko maxaa helay team koko💔

  • @Sami_ina_cali_4
    @Sami_ina_cali_4 3 місяці тому +21

    Koko aawey ceyda 😢

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 3 місяці тому +8

    Wawawawaw. ,,,Masha Allah, Runtii xaflad aad u wanagsan ayaad dhigteen,,,Somali oo idil waa Tiimka kaliyah ee isku niyad wanaagsan❤❤❤❤❤,,,,Horay usocda guul ayaan idin rajeynaa Team 27❤❤❤

  • @muscabhasansiciid213
    @muscabhasansiciid213 3 місяці тому +14

    Koko bulle aaway

  • @SabrinAbdow
    @SabrinAbdow 3 місяці тому +2

    ❤❤❤❤❤

  • @HodanCaydid
    @HodanCaydid 3 місяці тому +23

    Koko meeday 😢❤

  • @abdullahijelle9420
    @abdullahijelle9420 3 місяці тому +1

    Samiya sama roonki hawenka fiicna miya gabadhas asturka iyo aamus ka yaan ku jecladay

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy 3 місяці тому +21

    Alla m.a xflaad sharfteda watan m.a❤❤😂wayo marka mel walbo laso dhigo ma jecli waxa mcnkiba ka dhacyo

  • @Bisharaaweiz
    @Bisharaaweiz 3 місяці тому +5

    horey uu soco bro king ceyda❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @naagta.waln7789
    @naagta.waln7789 3 місяці тому +42

    888k >>900k cayda
    Amira 992k>>1M
    Yaa hor gaari doono🎉❤😂

  • @NawalShire-oe6pw
    @NawalShire-oe6pw 3 місяці тому +5

    Wlhi team 27 waxan udaawada amiira io caydaa dartood walhi waan jeclahyy labdaan ilove you wllhyy somaliyedd❤

  • @Maxamadupdy
    @Maxamadupdy 3 місяці тому +40

    Ceyda balan iga qad inad amiro qalbigeda ilalineysid

  • @IfraxSaciid-hc7yv
    @IfraxSaciid-hc7yv 3 місяці тому +4

    Www m,a team cayda io team amiira ol team27 wa idin jclhy hore usocda❤❤❤❤

  • @MilleteryGirl11
    @MilleteryGirl11 3 місяці тому +28

    Inta sugese vidioga cayda like❤😂style 10/100000 qabqab❤

  • @MuniiroCabdulaahi-t4y
    @MuniiroCabdulaahi-t4y 3 місяці тому +2

    Koko ma imaan miyaa 😂😂😂

  • @Aridansayli
    @Aridansayli 3 місяці тому +9

    Koko majokto miya

  • @AshaNoor-st5hq
    @AshaNoor-st5hq 3 місяці тому +7

    Ceyda koko awaye Abowe

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 3 місяці тому +36

    Team Calaf iyo Caashaq isn't Easy yaqay ❤❤ filimkeyna wan u xiisay filimkeyna 🎉🎉❤

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds 3 місяці тому +2

    Wwww. Cwa. Style ka. Waaaaa 10 ofa 10. Tliye. Xafladii ugu shid need. Wlhi. M a.
    Let's go. 900k subscribe ❤

  • @CiwaadXasan
    @CiwaadXasan 3 місяці тому +47

    Team amira one like ❤

  • @MunomaxamedQadar
    @MunomaxamedQadar 3 місяці тому +2

    inti hooyo jecelLike🎉🎉🎉😂❤

  • @Aridansayli
    @Aridansayli 3 місяці тому +8

    Koko majokto miya

  • @XalimoMaxamuud-q8s
    @XalimoMaxamuud-q8s 3 місяці тому +6

    Cayda ilaaaahay umahadceli saakuqurxiyay wadqurubdnthy walhy mansha Allllh

  • @officail_kiato
    @officail_kiato 3 місяці тому +31

    All eyes 👀 on rafah

  • @SmilingBiscuits-ch5yh
    @SmilingBiscuits-ch5yh 3 місяці тому +4

    Team 27 musalsalka waad ka baxsaten hambalyo si qurux badan horay u socda dadkina iyo shacabkina ka farxiya❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂guul king cayda

  • @MohomedFatxi-rq1uc
    @MohomedFatxi-rq1uc 3 місяці тому +22

    Koko aaway ceyada

  • @NuriaYukub
    @NuriaYukub 3 місяці тому +4

    Specially king ceyda and Amiira qurux hamblyo hamblyo hamblyo❤❤❤❤

  • @sagalahmedcade834
    @sagalahmedcade834 3 місяці тому +49

    Koko away hee nagadaa waan sugaynay koko😢😢😢😢

    • @maariyaali9886
      @maariyaali9886 3 місяці тому +4

      Wala gawacay eda Iman wese

    • @BilanQaldane
      @BilanQaldane 3 місяці тому

      ​@@maariyaali9886 amay xanusaty😢

    • @AaminaMaxamed-x3y
      @AaminaMaxamed-x3y 3 місяці тому

      ​@@maariyaali9886wey iman lahayde wey xanuunsan tahay koko

    • @Jjjjkhfdfgijkkljcx
      @Jjjjkhfdfgijkkljcx 3 місяці тому +3

      Eelay wiiq cidno marabto waayo xaflada dhaxdeeda ayey ku tuugsanaysaa subxanallah 😭🤮🥶😂😂😂😂

    • @BilanQaldane
      @BilanQaldane 3 місяці тому

      @@Jjjjkhfdfgijkkljcx Amirapa.wa elay dhadhaney😂

  • @MasnaEzmeil
    @MasnaEzmeil 3 місяці тому +6

    Team samiya iyo cadnaan love saar❤