Q 4aad Ka Reebidda Kuwa Dhunsan, Ku Been Abuurashadda Kuwa Hanuunsan Sh Xassaan 1/4

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 44

  • @abdulweliahmed8832
    @abdulweliahmed8832 3 роки тому

    Baraka Allahu fiyk Sheekh,
    Wa Jazakumu Allahu kheyraa

  • @ishwaaqahmed5566
    @ishwaaqahmed5566 3 роки тому +2

    الحمد لله الحمد لله الحمد لله الحمد لله الحمد لله الحمد لله
    على نعمة الاسلام
    اللهم اجعل شيخ حسن من اهل الجنه فردوس ألا علا
    امين يارب العالمين
    اللهم اعز الاسلام والمسلمين 🤲🎆
    واظل شرك والكافرين

  • @falsamehabsame3268
    @falsamehabsame3268 6 років тому +3

    Maashaa Allaah Sheekh Xassaan Allaah ha barakeeyo. Cilmi ayuu soo bandhigey.

  • @warfadayur1301
    @warfadayur1301 5 років тому +2

    Masha Allah Sheekh, ilaahy hanugu anfaco muxaadaroyiinka aad noo soo jedisey

  • @guubiii460
    @guubiii460 5 років тому +1

    Asaacuduun maxoo u cadaywaayay sheekha kooxda maxamuud.nuur cusmaan ayuu ka dhamaan waayay sheekha allaah haxafido

  • @mohamedelmi6860
    @mohamedelmi6860 4 роки тому +1

    سبحاالله وبحمد سبحان الله العظيم

  • @abdiladhif3154
    @abdiladhif3154 5 років тому +3

    illah dartiis ayaan u jeclahay sh hassan runlow diinta ka runsheego

  • @abdallabikolo5084
    @abdallabikolo5084 6 років тому +4

    kheyr ilaah ha idiin siiyo waan sugaayay qeybti 4aad

  • @bashirkhalif1544
    @bashirkhalif1544 6 років тому +1

    shekha Allah khayr ga siyo. shubuhad badana si cad bu oga jawabay xaqana wu cadeyay. Koley ruxi xaq rabo wadada way u cadatay; ki koox difaac iyo reer hebel ujedana xaq ma anfaco.

  • @ayaanabdi1221
    @ayaanabdi1221 3 роки тому

    Allahu Akbar

  • @hudibrahimhaji8200
    @hudibrahimhaji8200 4 роки тому +1

    Manshaalx sheik hassan

  • @abdilatifgesdhere2374
    @abdilatifgesdhere2374 6 років тому +3

    Ilaahay hakubarakeeyo

  • @ayaanabdi1221
    @ayaanabdi1221 3 роки тому

    Sallalaahu Calleyhi Wasallam

  • @ayaanabdi1221
    @ayaanabdi1221 3 роки тому

    Allow qalbigena ku sug diinta iyo imaanka

  • @dalnuunyunus2923
    @dalnuunyunus2923 5 років тому

    Ilaahay haku soo hanuuniyo

  • @SKSK-gq8xk
    @SKSK-gq8xk 6 років тому +1

    shiikh harqaanle ilaaheey hakuu danbi dhaafo.

    • @suleimanbare4729
      @suleimanbare4729 6 років тому +1

      mxaad kawada

    • @inuxasan7377
      @inuxasan7377 6 років тому +1

      mashaa alaah waa halyey waqtigiisa kubixiyey cadeynta xaqa haba naceene cadawgiisa

    • @inuxasan7377
      @inuxasan7377 6 років тому +1

      mashaa alaah waa halyey waqtigiisa kubixiyey cadeynta xaqa haba naceene cadawgiisa

    • @SKSK-gq8xk
      @SKSK-gq8xk 6 років тому

      Sheydaan walbo dad boo halyeey uyahay ee Sh harqaanle dadka ilaaheey haka badbaadiyo.

    • @xassanabadir5597
      @xassanabadir5597 6 років тому +1

      SK SK sxb sk maxa Laga wada

  • @galadi111
    @galadi111 6 років тому

    Waa Sheekh labo wajiile ah oo maalin walba weji cusub

    • @SKSK-gq8xk
      @SKSK-gq8xk 6 років тому

      Ali Abdi
      Waa runtaa ilaaheey haku xifdiyo

    • @hassanj9477
      @hassanj9477 6 років тому +1

      Xishoo

    • @abdulweliahmed8832
      @abdulweliahmed8832 3 роки тому

      Adiga wixii kulamidka ahi ayaa laba wajiile ah waxa laisku hayana aanan fahmeeyn, gotta wax baar kadib iskudey inaad fahamtid markaas wax kadheh

  • @albashiir8746
    @albashiir8746 6 років тому +1

    ninkii u xukun taga kitaabka alle waxaan aheeyn
    oo kitaaba gaalo qoreen ah.
    xukunkiisu waxoow noqonayaaa.

    • @shireali4636
      @shireali4636 6 років тому +2

      RUN SIDE channel ninka xukunka Alle kataga iyo ka doortaba waa kaafir ama gaal

  • @abdiladhif3154
    @abdiladhif3154 5 років тому +1

    illaahow adaa iga oge cali hiiran ma runtiibaa kkkkkkkkkkkkkk

  • @user-yn2ud2mf8w
    @user-yn2ud2mf8w 6 років тому

    Maxaa loo nuqsaamiye kalimada

  • @adenali4302
    @adenali4302 6 років тому

    Sheikha ma oga miyaa in taariiqda inta la ogyahay aysanba soo marin madax shacabka ku dhahday waan gaaloobay ee ila gaalooba....Fircoon ayaa ugu darnaa asna wuxuu lahaa waxaanka cabsanayaa in Muusa uu diinka idinka badalo ama uu dhulka naga fasahaadiyo
    وَقَالَ فِرْعَوْنُ ذَرُونِي أَقْتُلْ مُوسَىٰ وَلْيَدْعُ رَبَّهُ ۖ إِنِّي أَخَافُ أَن يُبَدِّلَ دِينَكُمْ أَوْ أَن يُظْهِرَ فِي الْأَرْضِ الْفَسَادَ
    Kuwa somaliyana ayagoo dastuur iyo xeerar dadka ku kala saaraya bay usheegaan in ay barwaaqo u wadaan......tankale waxaan aad ula yaabanahay sheikhu aduunkaan aan joogno xogba kama hayo...maba ka war qabo...wuxuu leeyahay dadka islamka kenya joogo waa in ay chair man sameestaan kadibna ninkaas uu qaadi magacaabaa.....dadkaas uu sheegaayo ayagaaba doorta madaxda ku jirta dowladda sida mp, sentors, Governors iyo MCAs....sheikha ayaaba cadaynaayo in ay isku laayaan oo 30 qof kaga dhimato doorasha kasta kadibna maxkamadaha ayay u xukun tagaan....

    • @MohamedAli-df6du
      @MohamedAli-df6du 6 років тому +2

      Aden Aden hadaad Sheekh tahay warkaaga cadayso hadaad caamaytahayna sidaydoo kale iska aamus sheekhaan waxow kahadlayo inlaysku xukumo shareecada islaamka hadaad waxkale adigu aaminsantahay laimow daliil

    • @adenali4302
      @adenali4302 6 років тому

      Mohamed Ali ....culimo macnaheeda max waaye...caamo max ayagan laga wadaa mise dadkoo culimo iyo caamo sheegaayo unbaad maqashay adna waad iska dhahday miyaa.....waxa sheikhu ka hadlaayo iyo waxa aniga aan comments ka kabixiyay iyo qoraalkaaga marka la isku eego...waxaad uunnka rabtaa comments aan soo qoray ee halay arko.......

    • @adenaden9242
      @adenaden9242 3 роки тому

      @@axmedmaxamed866 waa sax waa yidhi....sidoo kale wuxuu yidhi....وَقَالَ فِرْعَوْنُ ذَرُونِي أَقْتُلْ مُوسَىٰ وَلْيَدْعُ رَبَّهُ ۖ إِنِّي أَخَافُ أَن يُبَدِّلَ دِينَكُمْ أَوْ أَن يُظْهِرَ فِي الْأَرْضِ الْفَسَادَ.... wuxuu na ku eedaynayaa muuse in uu diinta ka ka badalo dadka iyo in uu dhulka fasahaadiyo.... marka meesha waxaa kujirtaaa diinta uu leeyahay muusa ayaankaga cabsan in uu badalo waa diinkeee? Tankale erayga اله muxuu ka wadaa fircoon ileen erayga waa eray carabi ah oo macna leh

    • @adenaden9242
      @adenaden9242 3 роки тому

      @@axmedmaxamed866 sax اله waa la caabude marka fircoon maxay ku caabudi jireen ... salaad miyaa loo tukanjiray maloo soomi jiray mise waxaa loo aaminsanaa in uu abuuray yacnee cibaado nuucee ayay siin jireen

    • @adenaden9242
      @adenaden9242 3 роки тому

      @@axmedmaxamed866 ibnu kathiir ma hayno meel ku yidhi way usujuudi jireen amba way u tukadeen laakin Quranka ayaa sheegay in ay waxkasta uu amro ay amarkiisa qaadan jireen amarkaas hawadiisa ah oo ay ku raaceen ayaa la yidhi way caabudeen tussle allah asagoo ka sheekaynaya wuxuu yidhi
      فَقَالُوا أَنُؤْمِنُ لِبَشَرَيْنِ مِثْلِنَا وَقَوْمُهُمَا لَنَا عَابِدُونَ
      Culimaduna waxay ku fasireen
      : فقال فرعون وملؤه: ( أَنُؤْمِنُ لِبَشَرَيْنِ مِثْلِنَا ) فنتبعهما ( وَقَوْمُهُمَا ) من بني إسرائيل ( لَنَا عَابِدُونَ ) يعنون : أنهم لهم مطيعون متذللون، يأتمرون لأمرهم،