wadaadkii benta cu caan baxay wali waan kaa sugeynaa benta aad ku shegtey culumada

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 19

  • @user-zb2lb8kz3x
    @user-zb2lb8kz3x  17 днів тому +1

    @Subscribes

  • @hassanalwajid4607
    @hassanalwajid4607 6 днів тому +1

    ADiga cayda jooji sxp الشتم ليست من دأب العلماء

  • @SheikhdonElmi
    @SheikhdonElmi 2 дні тому

    Subxaanalaah. War ILAAH KA BAQO. DHALINYARO SEEF LA BOOD AH HA NOQON.

  • @FunnyHarpSeal-gf6hk
    @FunnyHarpSeal-gf6hk 11 днів тому

    Ashaaciradaa beenta ku caanbaxdee sheekh gacmadheere runbuu sheegayaa

  • @AbdullahiAwliye
    @AbdullahiAwliye 5 днів тому

    Sufida mowlidka wadambi iskadhaaf

  • @FunnyHarpSeal-gf6hk
    @FunnyHarpSeal-gf6hk 11 днів тому +1

    Soofiyoow hayska odhon beenbuusheegayaaye
    Ee adigu maxaad kucadaynaysaa
    Inuu beensheegaayo???

  • @daganedaacad7828
    @daganedaacad7828 14 днів тому +1

    Haa masaajida baa looga xiray Guriceel xiligii ahlusuna

  • @daganedaacad7828
    @daganedaacad7828 14 днів тому +1

    Subxaanallaah faan iyo been Buu isku darsaday

  • @AbdirahamanWajeer
    @AbdirahamanWajeer 17 днів тому

    cadeyn keen

  • @user-tq8hy8ks7e
    @user-tq8hy8ks7e 17 днів тому

    Awliya lacabudaa wax dhahaayo wuu tuuranyahay lkn toos uma dhahan ficilkoda ayaad kagaran kkartaa hadaad caqil tahay
    Awliyada hadii aad seeso cibadadii allah uu mudnaa waad cabuday

  • @DariiqulHidaaya
    @DariiqulHidaaya 8 днів тому

    Waan idin dhageestey markaan xaqiiqada ka hadlo maxamuudow adigaa been abuur ku dhex jira adigu si fiican wax u hubi
    In maantey dad badan qubuuraha lagu imtixaameydadku wey wada ogyihiin

  • @abdimohamed2623
    @abdimohamed2623 17 днів тому +1

    Kkk benale wahabi ah kkk waxsobaro

  • @user-ry3fy8wh8l
    @user-ry3fy8wh8l 6 днів тому

    INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN BEEN BADANAA ALLE KU SOO QABAY CAAMIGA JAAHILKA AH BAAN ILAAHAY MOOYEE CID KALE CAABUDIN IIMAANKA LAGAA QAAD SUBXAANALAAH BEEN KA WEYN MA ARKIN MUJRIMKAAN MIDDUU SHEEGAYO ALLE DADKA KAA DHEX QABAY

  • @cabdullahicadde7640
    @cabdullahicadde7640 17 днів тому +2

    Wahaabigaan waa beentiis waaye caqligeena ayuu ku ciyaarayaa

  • @Axmed-h2h
    @Axmed-h2h 10 днів тому

    Waar suufoyow waxaa iyo waxla daran ayaa tidhaahdaan.

  • @suhaipabdi4481
    @suhaipabdi4481 17 днів тому

    Inay been tahy yaa ku sheegay se mxd daliil u haysataa aad wrkaa ku beeninayso wa been yeeli maynee mida kle ma adinkaan awliyo caabudin malaha ducada ayan agtiina cibaado ka ahyn hadal bad hysaaye

  • @Axmed-h2h
    @Axmed-h2h 10 днів тому

    Kayaree suufiga ah wuxuu iska leeyey waa been waa been maahee garbax,
    Xataa idinkoo leh ayaa laydin hayaa awliyadu laabaha ayey ogtay ka waran. Waa been miyaa??

  • @FunnyHarpSeal-gf6hk
    @FunnyHarpSeal-gf6hk 11 днів тому

    Waar kaagansuufigaa iska aamu jashilyoow waxad lasootaagantay been been wax xujaana noomaad keenin

  • @assadafrica4807
    @assadafrica4807 17 днів тому

    Kanaalka mushrikiinta