Jacayl baa naruuriyo Ku hirgala nasteexee Naxdin waayi mayso Kashuu naasibaa bee Hees maaha tani ee waa heeso 👌 Alle codka ha kuu barakeeyo bro Xariir Axmed Cabdilaahi cod aan caadi ahyn buu rabi kuugu deeqay noo raaxaysay 👏👏👏👏👌👌👌👌🔥🔥🔥 Music aan filayo in uu Furinle yahay ayaa codka dabacsan ee xariir ka daba foodhyaya ❣️❣️❣️
Wlahi ma joojinkarayo ilintayda sababtoo Ah gabadh Ayaan si xad dhafa u jecelahay blse iima oga jacaylka Aan Awadeed hurdadii uga caagay soryy Anilee is raali galiya mar walba 😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥
RIP jacaylow maxad bidaar ii yeshay markan yurub so galay bu iggu laba kacleyay 5 sano ayan wdada soconay wan so tahribay 4 bilood laman hadal dafba u shekeyay kadib iyadina way so baxdey dee dhexda lagu kala goostey hhh hda kala laba dal ayan jogna mansha allah hada sanad kahor ayay arostey ana wali single baan ahay single ban ahay hhh
Xarfanta shidan ee anjaliyoyinka u qori tuura intay kabaten ka gudba sxbyaal filinkaa hal xaba imansada hadii kale sidayda oo kale ba 4 sano iskabulnimo iyo Germany mesha lagu xereeyo fardaha ay gcl ku noqonaya
waa cajiib somalida wlhi markaa uu hees cusub uu soo galo like ayey kula cararaan markii xadiis uu noqdana waa laga dhacaa subxanallah illaahay halaga baqo
Music iyo Laxan, Eryo shidan iyo waliba cod aan inaba caadi ahyn 😢❤️❤️
BESTE STUDIO nice
hadad reer ddsi tageerto like ii sar😍🙏
xariir nasap kamila alaw ku dhawr❤🌷
zack films tnx mzuul sareee🙏🌷
Ibraahim Shakul Yare 👩❤👩👩❤👩👩❤👩👩❤👩👩❤👩👩❤👩👩❤👩👏💪💪💪
Ibraahim Shakul Yare ddsi aniga tageera my jaarka xalaasha
Somali sted
Hesta anigaba tos iga hadle wlhi 😢😢😢 inta jecelka hayo sideyda cml like sara an idin ogadee
qofku jacayl hayo aya dareemi kara heestan😒😭😥
Ax ax wlhi wa runta
samia Abdirahman haa waa runtaa samia
samia cabdi wlle mcn jacalku waxanun xun weeye lakise faka OOrt gal
Ani cml.... Benta aha walahi
Nabdi ruux ku weyn-yahay
Nasan waa' dharaar qudha ❤️❤️
Music cod laxanka erayada😢😢😢❤❤
Legend Zack Films xariir Ahmed waa layaabay hees qiira 2021 hadad dhagysanayso liketa ii saar 2021 🥶😨 jacyl
Qof Baan ahay la nool
Kalgacaylkan asiibay ❤️
Goodjob
Zackfilms 👍
Waaaw wilkan hesihisa cadi mahan codna iskaba daa jacyil aan kuhayin ayaa kugu aburmaya 👌👍👌kuhirka nasteexee
wooow xariir heestu inba caadi maaha top waaye 👌👏👍
I like it this guy man wow
Waa calaf nasiib kuye
Nasri eebe keenee
Naqa sheed kamuuqdaan
Ku noolaanayaaye
Qof ban ahay lanool kalgacayka
Waxaan fadhiyaa goob doog badan caraf badan waxyar kahor buu da ay roob waa xilli casar gaabad ah cirkuna madaw yahay waxaan wada fadhinaa asxap igu qaali ah balse waxaa gees iiga bixiyay farxadii asxaptayda heestan oo igalisay dareen ii gooniya qofka aan jeclahay iima dhawa hadna ima oga balse anigu wali waan jeclahay 4 sano kahor ayaan jacayl ushegtay balse waxay iigu jawabtay qof kale ayan jeclahay hadana waxan maqlay inay kala tageen qofkii walina imay soo raadin ana jacaylkeeda niyadeyda kama go'in qof ban ahay lanool kalgacayl asiibay wacanaa mar hadii lagula dareemayo waxad dareemeyso ama laguu ogyahay waxa ku asiibay😭🙏🏼 si kastaba hanoqotee waxay niyada ii sheegtaa inay maalin un dareemi doonto waxan anigu dareemayo hadan jeclahay ayada macnaheedu maaha inaan necbahay balse imay dareemin dumarku kala wacan😥💔
Hadeerban furay xaaskaygi anigoon raali ka ahayn kana talinaya farxadeeda
Walina rajaan kaqaba inay iiso noqoto 😭😭😭😭😭😭😭
Waa calaf nasiibkuye
Nasri eebe kaaniyo
Naqa sheed kamuuqdan kunalonayaa
Muhiyadin Hassan smirk is badi wall raja wa jirtay xili an la nolaa lkn hda ma ogi waxn la nolhy😢😢😢😢
😭😭😭😭😭😭makuso labatay
Walaal ma isusoo labateen kolay cidad baxdaybe😭😭😭
Sxb ma isku soo laabateyn hada😭
@@maaramohamed2309 wiika ma uso labatay wuku jecelyhye
December last year 2023 😢
Jacayl baa naruuriyo
Ku hirgala nasteexee
Naxdin waayi mayso
Kashuu naasibaa bee
Hees maaha tani ee waa heeso 👌 Alle codka ha kuu barakeeyo bro Xariir Axmed Cabdilaahi cod aan caadi ahyn buu rabi kuugu deeqay noo raaxaysay 👏👏👏👏👌👌👌👌🔥🔥🔥 Music aan filayo in uu Furinle yahay ayaa codka dabacsan ee xariir ka daba foodhyaya ❣️❣️❣️
eesh cala besti
Watabatay wlhi
Fahmo Qaran8 😍😍👌👌👌
qofkii dareen caashaq hayaa like hay saaro plz I like this song
Abu Maxamed inu ihayo u walib dhulka ila jary😂😂😂😂😂😂😂😂
hhhh hduu ihyo xitaa hees mexee iitaree
Ku naaloonayaayoo qof banan ahay la nool kalgceyl kan asiibayy
💘
Abu Maxamed 💔💔
Waa calaf nasiibkuye, Nasri eebe keenee naqa sheed ka muuqdaan ku naaloonayaaa❤
Nafta Waxaan Celceliyaa
Rajo Naawilaadee😊😊
6sano Ka Hor Laxan Degan Iyo Alfanaan Xariir Talented
Waa heesta kaliya een is idhi waa mucjisada fanka waana hees taabanaysa beer waxjeclaaday
Nabdi ruux ku weyn yahay
Nasan waa dharaar qudha❤😢
Heestan 2019 dhagaysan jirey maantana waa 4/9/2023 11:02 habeenimo salaasa soo galayso
😰😰😰😰😰 runtii heestaan qiiro ee leedahay lkn qof kasta ma dareeemi karo qofkii xldaan ku jiro ama so maro unbaa fahmi karo
Queen Ali
Haaa wlhi
queeen
👉😰😰😰
Wow
Ax yaa jaceyl
Queen Ali like me hada ihsto
Aniga ayaa xaladan ku sugan hda 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Heees iyo badh Thank you Zack Films 🙏🏻
Qof baryahan jacayl bestii hadu jiro like iisaar hhhh
ma layga so Horeyey
bal like uun ila gadha waxn idha garan maye 😊😏😳😯
Indho Cashaq waan kugu qabtay huunno
Sharmarke Abdi thanks hno
😊
+Indho Cashaq kk waa kugu qabte inta yar xawaalads izo dhig 😂
kk
waxd garan
Nasan waah dharaar qura ah niyad caashaq helay ku nagadin samirki 🔥🔥🔥🔥
I love ❤️ thz song
kkkk ma ila fiirsanaysaa caawa😂😂😂
❤❤❤❤
Idirisoow maalin un makula kulmi dooonaa😔😔😢
Nafta waxan celceliyaa rajo naawilaadee💔🥺
Hno😢
like garee hadaad xariirtaageerton nio
Wllhi heestani meel bay ixan xantaysay waxd modaa inay aniga igu socotoba tan oo kaliyaba maaha hees walba oo jacylaba wxn modaa in aniga leyqadyo wllhi jacylku wuu xanuun badan yahy wllhi yaa rabii qof walba ruuxa uu tabyo uso dhawee Aamiin yaa rab
Cawan soo boqday anu
Comentigaga wan ka danqaday lkn wall abwaniinta ka codso erayo aad ku ciilbaxdo
Qof Baan ahay la nool galkacaylkan asiibay xariir one love😘😘😘😘😘
Ax yaa song axlaaa .......anigay iga hadlaysaa heestaasi wlhi
nice cod.
away reer like jecel.
Waa calaf nasiibkuye 😭❤27/6/2023 11:58pm Monday night❤😢
thanks zakifilms
kkk halkana ma joogta 😃
subsciribe aa kuu dhahay my alpho 😂
Wa Calaf Nasiibkuye
Nasri Ebbe Kenee 🔥
Listening 2021 yaa ila mida 💔
Mid nigeriyaa baan latartamaaya nasab hadad tihiin like iisaaro ha igu fiirsanina way iga badayihiin 😂😂🤣
Nagaanshaha kalgacalkana nabar lagama waayee Nafta uu haleelaaa Xiisaha uu kunoogteee. ax fanaan jira oon kufaano Xariir. Cod macaanaa. Somaliwayn igu Qabta liketa
Niyad caashaq helay baan ku nagaanin samirkee 😭 nafta waxaan celceliyaa rajjo naawilaadee 💔💔💔🥺🥺😢
Qof baan ahay la nool kalgaceyl kan asiibayyy🥺
Dadka dhan ma fahmi karna heestan😭💔🌧️
Warunta aniGa moYeee wx faHmi kara majiraan🥺💔🦋
@@mohamedawil6379 🌜🥺
Nin jacayl helaaa garan bugtadiisa
sax
Adigu gel jiraad tahaye mxaad garan bro high😂
Naganshaha kalgacalkana nabar lagama waaye nafta uu haleela xiisaha uun ku noogte eesh cala great song XARIIR AXMED❤❤❤
Geel Jire beenta maaha zxp qofki jacayl haleelay uunba garan dhibtiisa
@@liibaanmohamedabdulle5717 aniga sifcn udaremaya iguna dhcdy wakhtigan hda ku jirno
Dareen Badnaa Heestu!
mazuuL xariir.
sln sare poqortooyo ✌👌👍☝💛
Waaaww War ninkaan Walahi Heesihiisa hal la tuuro maleh Waa fanaan iyo bar Waxa kale waa qashin Axyaa Fanaan
Thanks ZACK FILMS ZXP
From tiktok salaman🤝👋😁
Qof ban ahay la nool kalgacal kan asiibay💔😭
6 December 2021
maasha allah sxb zakariye cali maxamed (zakariye cali guray) horumar wacan bro
Heestani wxay ku socotaa qalbigayga intiii heestan mooday inay iyaga ku socoto like iigu qabta
Waa calaf nasiibkuye nasri eebe keeniyo naqa sheed muuqdaan ku naaloonayaayoo qof baan ahay la nool kalgacaylkan asiibay❤ 27/7/2020
qof baan ahay la nool kalgaceyl kan asiibay 👌👌👌👌👌👏👏👏
👉😰😰😰😰😰😰
niyad cashaq hely baa
ku nagi samirke
nafta waxn cel celiyaa
rajo naawilaadi👉😰😰😰😰
Wlahi ma joojinkarayo ilintayda sababtoo Ah gabadh Ayaan si xad dhafa u jecelahay blse iima oga jacaylka Aan Awadeed hurdadii uga caagay soryy Anilee is raali galiya mar walba 😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥
😢😢
Nabdi ruux ku wayn yahay
Nasan waa dharar qudha😣😭😭😭😥 😭 (july 27)
waaaw hees iga dheh viva wlkay xariir waan uxiisay wadankaygi hooyo
i like gareeya miyaan idin idhaahda dee Kolay Like baad so doonateene
eeeeesh calaaaaa
Weey xariir axsan hees axlan hees
RIP jacaylow maxad bidaar ii yeshay markan yurub so galay bu iggu laba kacleyay 5 sano ayan wdada soconay wan so tahribay 4 bilood laman hadal dafba u shekeyay kadib iyadina way so baxdey dee dhexda lagu kala goostey hhh hda kala laba dal ayan jogna mansha allah hada sanad kahor ayay arostey ana wali single baan ahay single ban ahay hhh
Sorry huuno mcn
Waa cod dareen leh inta iguraacsan like
Naxdin waayi mayso
Kashuu naasibaa bee 😰😰
AXYaaa HeeS QaaLi IGu aH NaQa SHeeD KaMuuQDaaN LaNaaLooNaYaaYee😢 😢😢😢😢😢😢
😭💔qof ban ahay la nool kalgaceel kan asiibey😭😭😭😭😭😭 jacaylkii madoobaaa 💔 💔💔😢😥
Niyad caashaq helay baan
Ku nagaanin samirkee💔😭
wow Boqorka codka fanka hada caadi Maha bro sidaa kuwad
yes harir best singer of ddsi
Axx.ax
Xasuus 2018 to 2019 💔😢💔😢💔😢💔😢💔😢💔😢
cod caqli karti dadnimo intaba ilahay baaku dhameyay waa xidiga ddsi
Hestan qiiro ey ledahay markan dhakesto jcl aan darema 🥰❤
Jacaylbaa qofkii nugul uhorkaca nitaaago
Qalbi ruux KU waynyahay nasan waaa dharaar gudha
Niyad aashag helaybaa
KU nagaanin samirkee
Nafta waxaan celceliyaa najo
Naawilaadee rajo naawilaadee
Waaa calaf nasibkuye
Nasri we've keener
Naga sheed ka muugdoi
Qof baan Ahay na nool kagacaylka asiibay ax caku jacayloow
Maxaad dhib keentay
waaaw inaba caadi mahan ish calaa hees ♡♡♥♥
Xariir waa fanaan and aad utageeroh run ahaan tii ddsi ha jirtoh ha joogto xariir go forward
Nasro ma dhimatay
Mise way noshahay
Malaga yaba inan
Indhahayga saaro
Markale 😢
The only one fanan buuxo xariir
xariir ahmed inolow inbadan
anigaba sikalay noqotay markan dhagayitay😭😭😭😭😭😭👍💘💋
Waa hes daren leh ❤❤
Waan ka helay hesta xariir axmed 😭❤
Nabdi Ruux ku weyn yahay
nasan waa dharaar qudha
Qof baan ahay La nool
kalgacaylkan Asiibay
wlhi taasa Runa Heestan wey itaabatay Ax ax ax ax
waa top xageyga 100%
woow hees shidan 😍
Xaldan ku jiro iyo hestan markan isla egay ilma igu soo istagtay runti waa calaf nasiibkuye hestuba wa intas iyo baabah
Xariir nin jira
Alle wxn ku baryaa in aan mar un kula kulmo xarir ahmed
Xasuus wlhi 😭😭❤
azal sxp waay shidantahay heesta
10 mar 2023 oo waliba jimco ah ayaan dhageysanaya heestaan anigoo xusuus dib ugu laabtay 2018
Qofbaan ahay
lanool kalgacal .
hariir ii noolow pro
Weyiga gadan tahay heestan ❣
2020 Hada dhageysaneyso liketa haila dhaafin somali mohamed
Ax ax ax bari jacayl ikuu dhacaaay ayaan soo xasuustay
Hees qiiro leh igaga ilmeysiiyay xariir
Waaaaaaw fans iga dheh
Walee fanaan kamila sxp xariir axmed long life
Xariir Ahmed Kuma Waayo Huuno Cizak
It,s nice song really
The lgend xariir ahmed 🦁🔥
🖐👫🎸🎁🇸🇦🇸🇴👈Mash Allah wll😭😭😭😭😭😭👍
Rutii jaceylku wuu xanuun badanyahey markuu dhabyahey😰😰😰😰😰😭
I like it this guy man wow inaba casdi ma ahan
Qof baan ahy la nool kalgeclkan asiibee😭😭😭
nafta ku haleelaaa xiisaha uun ku hoogteee eeshcalaaa heees
Ax nasan waa dharaar qudha 😭😭😭😭😭😭
Axlaa hees aadbay ii cajabisay
calaaal aan caadi ahyn
Xarfanta shidan ee anjaliyoyinka u qori tuura intay kabaten ka gudba sxbyaal filinkaa hal xaba imansada hadii kale sidayda oo kale ba 4 sano iskabulnimo iyo Germany mesha lagu xereeyo fardaha ay gcl ku noqonaya