HALGAN IYO HIMMILO QEYBTI 1-AAD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лют 2025
  • HA NOOLAATO Waa madal looga hadlo isbadalka nolosha bulshada, go’aanada siyaasadda dowladda, horumarka dhaqan dhaqaale ee dalka, waciga iyo Taariikhda Ummadda Soomaalida. ka qeyb gal, oo rayigaaga ku biiri HANOOLAATO
    Booqo hooygeena internetka oo ah www.hanoolaato....
    .Subscriber ka noqo barteena youtube-ka si aad u hesho muuqaalada cusub. / hanoolaatotv
    .Nagala saxiib barataha xiriirka bulshada oo si joogto ah ugu xirnoow HANOOLAATO.

КОМЕНТАРІ • 110

  • @abdikadirahmed9100
    @abdikadirahmed9100 7 років тому +5

    faysal abdillahi abroone wa mujahid somali ah waana nin u qalma madaxtinima qaranka somaliyeed. ..libax kasojeeda awdal state oo aan u tageersanahay...masha allah nasab somali..

  • @sayidcali6429
    @sayidcali6429 7 років тому +16

    soomaaliya ha.israacdo waxliboo inagaara ILAAH baa garan inoo ah guul (HANOOLAATO)

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 6 років тому +1

    Shekadatani wexeey dhibeysaa hadhgumeysi laakiin Aniga aad iyo aad Ayaan ugu diirsaday. Faysal Abroone iyo ninkaa wanaagsanee daadihinaya borogaraamkani kheyr Allah haidiin siiyo Aamiin 🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙

  • @somalianboy1066
    @somalianboy1066 7 років тому +6

    Masha Allah Marka hore Waxa nigaaga mahadcelinaa sida quruxda bdn ee Tariilhda soomaaliyeed ee naga Dahsooneed noogu soo gudbiseen Marka Xigta waxa Aad iyo Aad u jamtay oona isoo jiitay sida Hodanka ugu yahay Afsomaaliga jaalle Abroone wlhi waxa milgaha u yeelaya wareysiga waxa waaye Afsomaliga Aad ku hadaaqeyseen iyo Hoga tusaaleeynta Si kastaba Ha ahaate waad ku mahadsantihiin mar walba Bahda Hanoolaato waxa dhihi lahaa Yoolkiina Hore usocod Ha ahaado

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 7 років тому +16

    abroone Brother waa nin libaax ah oo dadnimo ku dheehan thy mar walba waan dhegeystaa

  • @islamahmedal-ghazi1762
    @islamahmedal-ghazi1762 7 років тому +11

    Ayaanle masha allaah tnx bro

  • @zubaircar6095
    @zubaircar6095 7 років тому +2

    maasha allaah allaah ha idin daayo inoo soo tebiya taariiqo kale oon ku diirsano xaqiiqada ayaad ka hadasheen feysal iyo ayaanle madaxiina allaah ha raajo ahlu sharaf baad tihiin noolaada nolol wanaagsan ifka iyo aaqiraba aamiin

  • @dr-sihaam1041
    @dr-sihaam1041 7 років тому +4

    Cajiib Thanks hanolaaato

  • @maxamedcaga-yare231
    @maxamedcaga-yare231 7 років тому +6

    Wll ayaale mahasinf intaa inn ka badanba soo diyaari,Allaah ayaa ka abaal marinaayeee,.

  • @sadickmahamoud3917
    @sadickmahamoud3917 7 років тому +6

    ayaaanle hanoolato iyo mr abroone ilahay khayr ha idinka siiyo wanaaga aad wadiin

  • @abdulqadirabdullahi2600
    @abdulqadirabdullahi2600 7 років тому +1

    Masha Allaah wale Soomaaliya halyeey geesiya kuma yara ee way yara kala irdhoobeen uun. Alle guusha iyo gobanimada hayna haleeshiyo

  • @simanhaji9248
    @simanhaji9248 7 років тому +30

    wll ayaanle ino soo badi barnaamij yadan tariiqda soomalida ilahey ha idinka jizo siiyo

  • @abdulqanimoha187
    @abdulqanimoha187 7 років тому +3

    asc wad mahdsantihin bahda hanoolaato insha allh noo soo badiya barnaamijyada nuucan si jiilka danbe iyo kuwa hadaba ay wax badan uga faa,idaan mahdsanidii

  • @abdelhakimbeshir1045
    @abdelhakimbeshir1045 7 років тому +2

    Hanoolaato waa barnamij qiimo badan aar walalayal soo badiya tarikhaha sidan oo kaleh ah sababtu somalidi qaabka waay waaysay marka hididilo ayey u noqonaysa

  • @hormuudchannel2168
    @hormuudchannel2168 7 років тому +2

    faysal iyo ayaanle mahadsanidiin

  • @abdirachmanali5992
    @abdirachmanali5992 7 років тому

    Masha-Allah. Halyeeyada Soomaalida waa in aan kuwada Faana gabigood.

  • @kadijajamac9259
    @kadijajamac9259 5 років тому

    Masha allah masha allah masha allah waale waaxu kuban yaahay will somali raagi hoore ee Somali ilayeda ayad hadan beess masha allah wiilkan caaqliga usaxiibka aha ayrabna inu somali hooganiyo👍👍👍👍

  • @nicmoladan
    @nicmoladan 7 років тому +4

    Ayaanle walaal fadlan xildhibaan zakariye wareeso oo asneh ka wareeso taariikhdeena maadaama uu waxbadan ka ogyahay taariikhdeena. Mideeda kale waxaan kaa codsanaa in aa noosoobandhigtid qoraa faysal iyo waliba qoraayaasha kale ee soomaaliya wax qoray buugaagtooda, adoo mahadsan.

  • @khalidaliibrahim5878
    @khalidaliibrahim5878 7 років тому +1

    Horta waan salamay hanoolato iyo daadahiyedab runtiina in taarikhda somalida laga hadalaa oo umada loo gudbiyaa waa wax talmoona oo aynu u bahanahay wanan ku hamabalaynayaa, Lakiinse kolka taarkha laga hadalaayo ha dhawaato amaba ha fogaate waxa qurax badan in laga saaro mala awaalka iyo fikirka shaqsiga aha iyo kolba siday isaga shaqsiga ha ay ula muuqato, Waayo maanta umad somaliyeed waxaa bilaa taarikhda ka dhigay waa lab shay uun oo kale aha umadan oon waxba qoran iyo dad badan oo tariikhadii ka been sheegay, Hadab waxaa nasiib daro hor leh ah iyaduna in waxii yaraa ee umada taariikhdeed u qornaa amaba ayaba sii noolayahiin dadkii markaa nolaa hadan mugdi la galiyo.
    Ugu danbayn waxaan kula talin laha hanoolato marka aad taarikhda umada somaliyeed qof wax ka waydiinaysan yaanay noqon uun mal awaal iyo fikir shaqsiyadeed ee ku lifaaqa kolba tixraaca, sida tariikhada buuqa laga qoray amab taarikh ma guurta aha oo maanta dhulka guudkeeda taala oo cadayan u ah.
    Mahadsanidiin.

  • @maxamedgees793
    @maxamedgees793 7 років тому +9

    runtii mujaahid Somalia ayad tahay sxb ayaanle wxn jeclahay inan kugu dhiiri galiyo dadaalka ad umada somaliyed u wado wll barnamijkana mal mahanba wn sugayey

    • @hassannajiib9362
      @hassannajiib9362 7 років тому +8

      runahaantii tarikhaha waa in la fahansiiyo dadka somaliyeed e iyagu isku mashquulo

    • @hassannajiib9362
      @hassannajiib9362 7 років тому +7

      wadna mahadsanty

  • @ghboy2914
    @ghboy2914 7 років тому +6

    aawa ajuran empire iyo dagaaladii Portuguese ka ayagana video kasameeya

  • @feisaladen5602
    @feisaladen5602 7 років тому +3

    feisalaw waxaan ku talinayaa in aad samysaan dad u taagan taariikhda umadan ooo aad meel walba ka muujisan

  • @hassanigaal9021
    @hassanigaal9021 7 років тому +3

    sln kadib tarikhda aad ka shekeysay ee dagaalkii 77 waxaan ahaa ragii kaqabgalay ka aaday lamagaleey waa B weyne waxaan kamid ahaa ragii Qabridahare qabtay dhagaxbuur jigjiga goray bakaka kasoobaxay halkaan ugumasheeken hayo halkaan lakiin waxaan kuu sheegayaa in dagaalkaas ay Somali ku guuleysatey magac iyo sharafna Somali kuheshay marka yaan la eegin mid aragti gaaban ama xanuusan hadii aan soo koobo hadalka madhamaan hol halis badanbaana jirta marka dadka Somaliyed dadaalbadan baa laga rabaa waxaan idin kugu duceynayaa guul iyo midnimo haloolaato Somaliya.by

  • @hanad6666
    @hanad6666 6 років тому

    Mshlh Mahadsanidin muwadinin wankahelnay tarikhda nosobadiya

  • @OsmanGawl
    @OsmanGawl 7 років тому +8

    sxb ayanle ninkan walaalken ah wuxuu ka shekeynayaa taarikh dhaxal gal ah oo loo bahan yahay in umada somaliyeed ee manta lagu baraarujiyo
    mida kale wll waxan ka codsan lahaa tarikhaha aadka u qimaha badan ee uu walaalken hayo in uu book noga diyaariyo

  • @abdirizackbuullale603
    @abdirizackbuullale603 7 років тому +1

    hanooto waad mahadsantihiin

  • @mohamedabdi8433
    @mohamedabdi8433 Рік тому

    Fadlan bahda Hanoolaato waxan ka codsaneyna in muqaal dhameystiran ay nooga so diyaariso dagaalki 77. Sido kale Feysal wa shaq wax badan ka og taariikhda Soomaali ee wareysiyo badan ka samey. Mhdsanid

  • @trs-treatmentplc9016
    @trs-treatmentplc9016 7 років тому +13

    Ayaanle Hanoolato, True Somalis, May Allah bless you. .. More of this Please, And The Name is Absynia brothers Historically And the Zionist British Connection (4th Holiest mosque Harrar) 3rd (Jerusalem ) , And The West doesn't Consider Habesha as Africans, As Menelik Stated that There were Semetic To all the Western explorers and we're superior to the Native Hamitic-Cushites .... Thank you

  • @gaashaanmedia4520
    @gaashaanmedia4520 7 років тому +12

    Asc ayaanle waxaatahy wiil fiican oo had iyo jeer wanaaga iyo dhiiri galinta ka hadla iyo cadaalada balse maxaad uga hadli wayday arintii kadhacday hargaysa ee qabyaalada ahayd wiilkii iyo gabadhii maxaadse somalida kula talinaysaaa

    • @M45_0
      @M45_0 7 років тому

      hamse ahmed Hanse yare waa arin wanagsan lakiin iminka tanaka weyn arrinka

    • @abdullahihassan130
      @abdullahihassan130 7 років тому

      maasha Allaah waa wadaniyiin wallee nin Rag ah nagama dhamaan

  • @abdallayare9970
    @abdallayare9970 6 років тому

    masha,Allah

  • @kalamaantv8429
    @kalamaantv8429 7 років тому +1

    Guul iyo Gobonimo

  • @hamzahussein9189
    @hamzahussein9189 7 років тому +2

    hanoolaato waxaanu ka codsanaya in aad noo soo gudbiso taariikhdan buugi laga qoray iyo magaciisa.

  • @ibrahimabdilleabdille2187
    @ibrahimabdilleabdille2187 7 років тому

    hanoolaato barnamijkan aad iyo aad ayan usodhaweenayaa somaliya hanolato

  • @mohamedmuhidin8130
    @mohamedmuhidin8130 7 років тому +12

    dal waanu heysanaa balse siyaasiyiin kala jaan ah ayaa nalugu salidey oo aan danta guuud ee qaran ka tooda gaarka ka jecel bal eega taariikhda culus ee aan africa kuleheyn sidey dhulka ula galeyn intey islahaayeen dalka xukma

  • @wiilhoog7099
    @wiilhoog7099 7 років тому +3

    Ayaanle wadani jira ayaa tahay noolow lpaaax

  • @mohamedqoslaaye6756
    @mohamedqoslaaye6756 7 років тому +6

    Plz noo soo badi tariiqda dalka walal si aysan ubaabi'in

    • @abdirahmandhuubane3716
      @abdirahmandhuubane3716 7 років тому +3

      ayaanle sxb xagee lags helaa suxufigaan waa nin xog ogaalehe barnamij baa u hayaaye.

  • @trs-treatmentplc9016
    @trs-treatmentplc9016 7 років тому +13

    Google Dervish State, Miracle. ... Somalia Hanoolato! !

    • @barehasan9916
      @barehasan9916 7 років тому +4

      Somalia hanoolaato jaajuus hadhoco

    • @Ak-ur2pz
      @Ak-ur2pz 7 років тому +6

      Bare Hasan Somalia Hanoolato... No pp. We want SayidJihaadson.. kkk

    • @kalamaantv8429
      @kalamaantv8429 7 років тому +2

      guuuuuuuuuuuuuuuul

  • @Ibrahim-vx1fu
    @Ibrahim-vx1fu Рік тому +1

    Ninkani waxan uu akhriyayo xaggee buu ka soo xigtay ama ka soo akhriyey?

  • @mowlidsamadon9618
    @mowlidsamadon9618 7 років тому +10

    bugaagtas taariqda 1 buug inooga sameya oo inoo soo gudbiya Mahad sanid wllayal

  • @dhifonmuse7840
    @dhifonmuse7840 7 років тому +2

    asc barnaamiskaan wuxuuleyahy tiiranyo gara ayaanle hanoolaato

  • @umalkheyrmohamed3583
    @umalkheyrmohamed3583 7 років тому +3

    Fadlan aan share gareyno si dad badan uu u gaaro. Waa barnaamij dhaxal gal ah.

  • @mohamedgrat9286
    @mohamedgrat9286 7 років тому +1

    thanks hanolato but we really need more history especially back to the 12 and 14 and 15 century update

  • @dhifonmuse7840
    @dhifonmuse7840 7 років тому +2

    ilaahow somaali isu keen

  • @muxibamaxamud9286
    @muxibamaxamud9286 7 років тому +4

    aniga owl ayaan yaabay wale itobiyaan badan baa nagu milmay

  • @runiyobeen12
    @runiyobeen12 7 років тому

    asc wad mahadsantahay aqoonyahan abroone iyo hanoolataba waxan idiin hayaa codsi ma nala wadaagtaan waraaqihii ay isku direen boortaqiis iyo amhara kaliya dhan ayaan tarikhdaa ka haynaa oo ah qoraaladii uu qoray Sihab ad-Din Ahmad bin 'Abd al-Qader , buugii futuhu alhabash , dhanka qoraalada boortaqiiskaa ee tarikhdaa kusahabsan xagee laga heli karaa? mahadsanidiin

  • @racwixasan4001
    @racwixasan4001 6 років тому

    Cumar walasac waa boqor magaadle oo aasaasay boqortooyadii ifadd

  • @ahmedabdifarah9547
    @ahmedabdifarah9547 7 років тому +2

    ayaanle xuseen cabdi waxaad uqalantaaaa in lagugu aaamino talada wadanka

  • @iskufilanshigdaahir1153
    @iskufilanshigdaahir1153 7 років тому +3

    walaalken abroona wuxuu carabka kudhuftay arin muhiim ah iney jiraan dad asalkodi somali aan eheen lkn hadane maanta wadanki kugulanool o somali sheganayo kuwaasoo ey noqonkarto iney yihin kuwa dhibka kawado wadanka uu kadagi weysan yahay lkn asaga uu garanayo baritaan u sameeyay marka kuwaas makuqoray waa saan ufahmy hadaanan qaldaneyn somali hanolato iyo ayaanle wadani barnaamij yadaada aad ayaan uxiiseeya

  • @ashaabdi7365
    @ashaabdi7365 7 років тому +7

    ala maxad runta sheegtay dad baa jir loo maleynaya in eey Somali yihin laakin dhig xabashi Ku jiro wale waa runta anigabo mar hore ayan saas u fikirkaga dadka jecel axmaro in eeysan Somaliya ahayen waa taqri la haayo oon been modi jiray laakin runta markad firsid

  • @abokorabdi2791
    @abokorabdi2791 7 років тому +3

    1964 dagalkii wejale waxa u dhex maray slnd iyo xabashida wayo maalintaa reer slnd waxa aya ku dagalamen 5 tangi oo u ingirisku siyey reer slnd waxa xabashidu wadatay 40 taangi iyo beebe isugu jitya 18 taangi baa laga gubay maalintaa

    • @fmohamud2237
      @fmohamud2237 7 років тому

      Abokor Abdi sas miya o barigasna ma sl bad ahayd lol 😂🤣🤣🤣🤣🤣 walee waxa la yiri nin ka af badan dhaxalka aabaha bu kula wadaga xalane ma maqashay?

    • @husseencagta6034
      @husseencagta6034 5 років тому

      Jaahiliin ayad ahatdeen af ku xoigow. Been aya lagu sheegay
      Ragii xoreeyey wa la yaqaana o waxay ka sojeedaan koofurta
      soomaaliya
      Waxaana bilado ku Qaatay rag badan
      o somaakiyeed. Oo uu ka mud yahay gashaanle dhexe xalane
      O laga hayo oraahdi aheyd cadawgu bir ma ahee burburi wuxuna ka sojeedaa
      Soomaaliya.

  • @cabiiralive
    @cabiiralive 7 років тому

    soomaalidu waa guuleysatey dagaalkaas 77 kii ee nagamay guulaysan

  • @raxmoruun1925
    @raxmoruun1925 7 років тому

    Fadlan tarikhda waa in la qoro ninkan WA nin waxbadan og wana kafaiday

  • @feisaladen5602
    @feisaladen5602 7 років тому +2

    afkaaga caano lagu qabay waa run taariikhdu waa wax aad tahay adi waa turjun muuujinaya dadnimadaada

  • @AbdirahmanAskari
    @AbdirahmanAskari 7 років тому

    Doqon cay meeshan la shir yimid dheh keligii saxane suurnoonaya oo leh Soomaalida wanaag u sheeg laakiin XAJISAN kari la' neceeb iyo aflagaado u doonayo inuu tabiyo, aakhiro waa dambeysaa reer aad wax ka sheegto Sheekh iyo saqiiir adaa ku dhibban if iyo aakhiro ba

  • @markeharsi1974
    @markeharsi1974 7 років тому +2

    WAA.NIIN.RAAGAH.NIINKAN.TOOLOW.MAA.GEEDEBIIRSA.RAGAANIIMADA.AYAAGA.LABU. YAQAAN

  • @lupopinero2186
    @lupopinero2186 7 років тому +1

    xabashida soomaalid was Ku dislika sameeya

  • @axmedcalixasanxasan2235
    @axmedcalixasanxasan2235 3 роки тому

    Horta waxan lahadlaya ninka baramujkan sameystay ee ubixiyay HANOLATO marka hore tarikhda somalida markad waxkshegayso waa inaad horta barta qabailda oo dhan iyo tarikhdoda haiska hadlin ama inan yaro aanwaxbadan haynin hawaraysan ee hoos udhadhac oo dadka waweyan wareyso

  • @yusufahmedhaji9993
    @yusufahmedhaji9993 7 років тому +1

    INGRIIS XUDUUDIHII AFRIKA UU DHIGEY DAD BADAN BAA INOOGA DHINTEY SABABTAAS INGARIIS BAA LAHAA HALA OGAADO

  • @ghboy2914
    @ghboy2914 7 років тому +7

    mj baa kow ka ah kuwa lasoo boojeeyey!!!

    • @bodybuilder6119
      @bodybuilder6119 7 років тому +5

      Omar Yare wll dadka ad cayeysid so khayre iyo cagmadhige kama dhalan teda kle anigan waxan kamid ahay dadkii hantidooda iyo dhiigoda laxalalsaday mana cayayo wayo wa wawalalahay haday idhacan haday idilaan tigree iyo amxaro intay midigtayda ayagu taganyihin ma isoo handadi karaan ee qabil walbe macalin iyoo munafaqba wayleeyahin wll marka aflagaa dada daa

    • @ghboy2914
      @ghboy2914 7 років тому +2

      muniir elyazadani wll qabiil wax madhicine dad baa wax dhacay danbiga iyo ciqaabtoodana ayagaa leh lkn milaayin qof oo beel dhan ah danbi magalin
      laftigoodana laga yaabo in dhabaatadu soo gaartay

    • @fmohamud2237
      @fmohamud2237 7 років тому

      GH boy ceeb aha tas walal 😳

  • @jamamahdiali7506
    @jamamahdiali7506 7 років тому +1

    ayanle waxatahay musul sare Alle ha ku garab galo waxathy Hal yeey neceb gumeysiga

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 2 роки тому

    Runsheeg

  • @cabiiralive
    @cabiiralive 7 років тому

    ADUUNKA WAXA UGU MUHIIMSAN WAA TAARIIKHDA WAANA LA KALA XADAA HADA TAARIIKHDII FARAACIINTA WAXAA WADA SHEEGTA WAA ADUUNKOO DHAN

  • @alanredgrave2519
    @alanredgrave2519 7 років тому +1

    Interesting

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 5 років тому

    Boqortoyadii Ajuuraan ee ka talinaysay geeska africa 600 sano
    Waxay dalka ka ilaaliyeen gumaysugi ku so duulay ee portaqiiska
    Kana suulisay hamigiisa in u cag sodhigo dhulki soomaaliyeed.

  • @abokorabdi2791
    @abokorabdi2791 7 років тому +2

    Axmed gurya waxa u ahaa geezi somalilander ah 600 oo sano ayaanu la dagalamaynay xabashida haddi aanu nahay reer slnd lkn wakhtigan la joogo waxa aanu qaadanay derisnimo iyo is kaashi wayo aduunka oo dhani waa isku xidhan yahay derisnimadu waa shay qaali ah

  • @hamdi.noolaadaladan1271
    @hamdi.noolaadaladan1271 7 років тому

    Wuwaadiniin

  • @osmanyusuf8236
    @osmanyusuf8236 11 місяців тому

    Kkkkkk war waxaas raariiq somaliyeed maahane neeshankalataga

  • @mehhasn5735
    @mehhasn5735 7 років тому

    somali Cristiano may ahaan jireen micnaha kuwii ma siixa si dhaba uraacey

  • @dhifonmuse7840
    @dhifonmuse7840 7 років тому +4

    barnaamiskaan quburo bakashaqeeysay

  • @abdullahiusmanjamandebqbbj5055
    @abdullahiusmanjamandebqbbj5055 7 років тому +1

    taariikhdan wax badan ayaa ka khaldan waxay taariikhdan kaga waramayaan in 10 milyan oo soomaaliya oromo laga dhigay hadana hadana waxay kale oo sheegayaan in beelaha soomaalida qaar ka mid ahi ay xabashi yihiin walina ay xabashida jecelyihiin Soomaalida koonfurta iyo Soomaalida waqooyina weligood wax iskuma darsan 60 kii ka hor dagaalna ma wada gelin ay xabashi kula dagaalamayaan 64 tii ka hor

    • @fmohamud2237
      @fmohamud2237 7 років тому

      Abdullahi usman Jamande bqbbjvt haday wax isku darsan maxaa keenay idoorka doolo? Sxb goofka yaare lagu yiri waa adun u hadal Lakin ha dafrin taarikhda somalida

  • @daljiradaljecel1471
    @daljiradaljecel1471 7 років тому +1

    subxanallah abroone isagaaba Raba inuu dalku sii kala burburo miyaanu aheeyn afhayeenka awdal state isagey fari ku godanthy markasu iska dhigayaa wadani dhaba adeer ethopia siqiirka ogsoon in aay cadowga somaliyeed tahay dhulna aay inga haysto balse waxa nasiib daro ah inuuu qofkasta uu isla weynado isagu .

    • @abokorabdi2791
      @abokorabdi2791 7 років тому +1

      daljira daljecel ninkani waa canfari afsomaliga bartay waxa aya i sheegen niman canfar ah oo aanu saxiibnaya in beesha gudabirsi aya tahay canfar asal ahaan lkn aya afsomaligi bateen oo aya iwaleen af canfarigi

    • @warwaawareeysomalaaychanne2306
      @warwaawareeysomalaaychanne2306 7 років тому +1

      Abokor Abdi-yoow qabiilka isaaqa waxay ka soo tafiirmeen Amxaarada ee sidaas uma ogid?

    • @daljiradaljecel1471
      @daljiradaljecel1471 7 років тому

      Abokor Abdi runta usheeg wll adoonkan xiiqsan ee cazinimdu kabuuxdo

    • @maryammc316
      @maryammc316 5 років тому

      Walle waaxaqiiq

  • @mohamedadam4754
    @mohamedadam4754 7 років тому

    Mohamed Abdule hassan ama Halyeey ku sheeg ama Sayid, wuxuu ahaa nin masaakinta laaya oo dhiiga muslimiinta xalaal ka dhigtay oo maalkooda dhaca. Anigu taariikhdaas baan ka haya wanaag aan u hayaa majirto,

  • @abokorabdi2791
    @abokorabdi2791 7 років тому

    ayaanle siilka hooyada wasa waxa u yidhi 5000 kun oo askari buu yidhi ayaa ku dhintay 77 waxa u dhegaystay cali samatar oo yidhi 5000 kun baa nagaga dhimatay waa been waa arin militer oo waa la qarinayey waxa ku dhintay 20 000 ugu yaran

    • @ayanahmed6989
      @ayanahmed6989 7 років тому

      waryaa Abuukar maxaad Hooyo aadan garaneeynin u caayi ceeb subxaanallaah alle kabaq

    • @abokorabdi2791
      @abokorabdi2791 7 років тому

      Ayan Ahmed adiga ma meel baa ku cuncunaysa

    • @ayanahmed6989
      @ayanahmed6989 7 років тому

      bil barakeysan baa lagu jiraa ceeyda joojiye qeeyr allaha soomali siiyee oo duceeysta oo aLLE aan xusuusano in waqtikasto la dhimankaro qofksrana soomaali ahoow qofkale ha mucaaradin waano waaye intaas

    • @ayanahmed6989
      @ayanahmed6989 7 років тому +1

      Maya habo ramadaan waaye marka waxfiican inaansheegno hadal fiican waaye hooyo lama caayo wayaabaha qaarne afka ka illaalso aan duceeysano waabishii Quraanka Soo degay

    • @MubYus
      @MubYus 7 років тому +1

      abaroone,, Waa Yibir.