Deg deg dagaal Jilbaha laysu dhigtay oo Hada kasocda Cundhufo & Jab culus

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 лип 2024
  • Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

КОМЕНТАРІ • 75

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 6 днів тому +1

    Masha allah ilaahay ciidanka deegaanka Soomaalida ha guuleyo guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta from GK ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @macalinyacquub7728
    @macalinyacquub7728 6 днів тому +4

    Illaahoow cadawga soomàliya jebi meeluu joogaba way naga gar daran yihiin dhaman ciidanka iyo canfarba jebbi yaa rabi cadwga uga gaegaar shacabka somaliyed aamiin aamiin aamiin

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 6 днів тому +2

    GEESIYO GEESI DHALAY GUULAYSTA ALLAAHU MACAAKUM
    OGAADEENIYA

  • @OmarWaberi
    @OmarWaberi 6 днів тому +14

    Guul iyo gobonimo somali galbeed inchallah 🎉🎉🎉🎉

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 6 днів тому +3

    Asc akhyarta 🎉🎉🎉🎉🎉somali guul iyo gobanimo melay joganba 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ayanadam4102
    @ayanadam4102 6 днів тому +3

    Mashallah guul

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 6 днів тому +1

    Waa run maanta laga bilaabo enago dhan waxaan nahay Gaafaydhe ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-wg4tz6cd1g
    @user-wg4tz6cd1g 6 днів тому +4

    Wa so ducaynana Allah hanoso celiyo dhulkayagi somaliyed ,

  • @MaxamedAhmett
    @MaxamedAhmett 6 днів тому +1

    Cagdheer guul ❤

  • @rahh4137
    @rahh4137 6 днів тому +5

    ❤Soomaali galbeed guul ❤

  • @maandhay
    @maandhay 6 днів тому +5

    Guul iyo gobonimo Somali Galbeed

  • @jamacmuse5804
    @jamacmuse5804 6 днів тому +1

    Waa...guul...jaamaw.adigu..jida.horre.kalay

  • @rahh4137
    @rahh4137 6 днів тому +4

    ❤guul Soomaali halberd guul ❤

  • @nolisalah9849
    @nolisalah9849 6 днів тому +1

    اللهم آمين يارب العالمين ❤

  • @Darwiish4
    @Darwiish4 6 днів тому +3

    Guul guul guul guul guuul

  • @assisdjama1608
    @assisdjama1608 6 днів тому +6

    Jeneraal gafeedhi waa halyay qaran waa wadani soomaaliyeed hamablyo ayaan kuleenahey

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b 6 днів тому

    Allahayow kala qabooji.waa dad muslimiin ahe.aamiin.

  • @adenabdiyussuf5921
    @adenabdiyussuf5921 6 днів тому +4

    Keep going men

  • @user-lq4yy3je3g
    @user-lq4yy3je3g 6 днів тому +3

    Guuuul somaali galbeed

  • @zakariyeabdi
    @zakariyeabdi 6 днів тому +1

    Guul somalia

  • @DulmiDiid-tj6rz
    @DulmiDiid-tj6rz 6 днів тому +3

    Guulaysta soomaalay❤❤❤❤❤❤

  • @fahadhussein8229
    @fahadhussein8229 6 днів тому +3

    Guul

  • @ijabaluul4704
    @ijabaluul4704 6 днів тому +2

    Somali galbeed viva

  • @user-wg4tz6cd1g
    @user-wg4tz6cd1g 6 днів тому +2

    Ilahaw nagu guule

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 6 днів тому +1

    Meesha waxa ku dagaalamaya gumaysiga Ethiopia oo dhan iyo shacabka deegaanka Soomaalida ilaahay idin jabi Cadowga deegaanka Soomaalida

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 6 днів тому +1

    Welkom 🤗 Nuur iyo Jaamac Galad

  • @NaskaElmi
    @NaskaElmi 6 днів тому +2

    Guul soomali galbeed

  • @ahmeddaahir91
    @ahmeddaahir91 6 днів тому +1

    Asc
    Shaley shicib bay kaqabsadeen maantana
    Ciidamada dhulboobka raba ayay kaqabsadeen

  • @Casriyah-jq8gu
    @Casriyah-jq8gu 6 днів тому +1

    Waa idin salaamayaa wariyayaasheenii sharafta lahaa
    Waxaan moodayey in Candhuufo la dhaafay oo la leeyahay Garbaciise loo dhow yahay iyo danla helay magacyoqurux badana way leeyihiin 😂😂🎉😂😂😂.

  • @hassanelmi5102
    @hassanelmi5102 6 днів тому

    Waayaha

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 5 днів тому

    Etiopien ha hesho bad aynagaga msrman

  • @moktarabdi7646
    @moktarabdi7646 6 днів тому

    Somaalidu dhinaca siyaasiyiinta ayeey ka dhimatay, waxaan Kenya aan ahayn bal uu fiirsada somaali inta aay dagtoo siyaasi daciif ah oon qadiyad lahayn ayaa jooga

  • @abdihakimmohamed3196
    @abdihakimmohamed3196 6 днів тому

    Guul iyo Gobanimo somali galbeed

  • @AhmedIbrahim-se2go
    @AhmedIbrahim-se2go 6 днів тому +1

    Maah

  • @dhaqanehor5607
    @dhaqanehor5607 6 днів тому +2

    Adeer howsha waxa wado waa madaxweynehee maad wada amaantid hadaad intaad gaafeydhe madaxweyne ka dhigeysid ma inaad dadka iska horkeentaad rabtaa madaxweynaha ayaa geesi ah oon nasoomarin mid isaga lamid ah wuuna mudanyahay in ldhiirri galiyo oo mucaarad lagu noqonin si uu kalsoni uhelo

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 6 днів тому

    Guul iyo gobanimo

  • @WilloBouhIbrahim
    @WilloBouhIbrahim 6 днів тому

    Gul garb korkina hakayelyo ❤

  • @sabamoumin6259
    @sabamoumin6259 6 днів тому +7

    Alow guuleyso soomaaligabeed

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b 6 днів тому

    Aamiin jaamacow

  • @farahmohamed6966
    @farahmohamed6966 День тому

    🎉❤

  • @MuhamedHusen-d9b
    @MuhamedHusen-d9b 6 днів тому

    🎉

  • @HassenMuhumed-ze3pz
    @HassenMuhumed-ze3pz 6 днів тому +1

    Jamacaw Run bad ku hadashay wa gesi tol wayay?

  • @user-gz7of7kc4r
    @user-gz7of7kc4r 6 днів тому

    Candhufo ma waxay noqotay Goojacadihii Sitti baa?

  • @abdifetahmohamed9333
    @abdifetahmohamed9333 6 днів тому

    Somali galbeed dheh dooda ha xumaynini iyo dhagaysigaaga

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 6 днів тому

      Wwx Somali galbeed la dhaha ma jiro away somalida dhimaysa 800 wiil ogaden ah Aya Ku dhimatay

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 6 днів тому

    Kawarama kiiniyada aad joogtan

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 5 днів тому

    Warun siyad bare hadalki ushegay waxay ahayd xabasha nin somali ah mehay kuaragto dilbay uqortay

  • @KoosJamac-ce1yt
    @KoosJamac-ce1yt 6 днів тому +1

    Asc geesiyada aan nacabkiyo gumaysiga u nixinow neecaw xornimo nolosha u hurtee ha noogina macnaha ha daalina

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 5 днів тому

    Haku warerin
    Dhulka milateriga Etiopien ayaa
    Kadhigtay

  • @jemalkalinlehadem681
    @jemalkalinlehadem681 6 днів тому

    Maanta wax dagaal oo dhacay ma jiro

  • @AhmedIbrahim-se2go
    @AhmedIbrahim-se2go 6 днів тому

    Qoodaran

  • @XusemmaxedCabdi
    @XusemmaxedCabdi 6 днів тому

    Waar iska hubi halkaa

  • @abdisamedahmed925
    @abdisamedahmed925 6 днів тому

    Burhaanu julaa waa oran daanbuurane ha.la.iska celiyo

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b 6 днів тому

    Gobolks siti ma kililka afraid buu ka tirsanyay.

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 6 днів тому

    Guul somali galbeed marba hadaad dagaal lamay san waxbo ha xerinina oo kadhiga mid xalufinayo Mel kasta

  • @abdulrizakelmi7692
    @abdulrizakelmi7692 6 днів тому

    adinka dhabar jabinta dagalka jojiya waxad isku direysan mustafe iyo ragisa gafeydhe wa taliyaha cidanka ninka magacabay ayad lideysan

  • @user-tz4hy6tw8f
    @user-tz4hy6tw8f 6 днів тому

    Saldhigyo badanaa

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b 6 днів тому

    Saldhigu tolow ma degmaa

  • @mohamedyusuf9809
    @mohamedyusuf9809 6 днів тому

    Hal war ayad laba jeer so gelineysan waxasi ma hunguri raadis xogiisa miya

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 6 днів тому

    Jaamac Galad kkkkkkkk qaarbo baco ku wata Oromka

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 6 днів тому

    Allah guusha Hasiiyo beesha
    Ciise waa geesiyal Garab waayey
    IakaJira Ogaden Cagadheer iyo
    Kuwii gobol kiina Cafar Siiyey ee
    Xabashida Dabadhif ka u ahee
    Soomaalida Neceb waa Cadow inoo
    Ege

  • @donomar8517
    @donomar8517 6 днів тому

    Ogadenia wax ladaho majirtoo.. cunzoori atihin.. doodka tarikdooda iyo dhulkoodi inta xaadin arabtiin..darka aa iska badeleysiin mar somali mar ogaden..sii fican aa wararqiina la losocda ...i promise you, it wont happen

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 6 днів тому

      Dhulka Wa Ogadenia dadkanana Wa Ogaden
      Marka Ogadenia maqashan ayey Somali oo dhan degta Marka ay Gumaysi imaato ama Dhibaato ogaden Aya la Gumaysta ama ogaden Aya la laynayan dhahda
      Adeer ninki guuri isaga ayey jirta dhulka Wa Ogadenia
      Dhulka Hadu xoroobi lahana shaqsi joogi laha ma jirto amxarada raacaysan

    • @donomar8517
      @donomar8517 6 днів тому

      @@rock_diamond9475 ogaden waa 33 percent saxiib..been aa isku sheegtiin

  • @Gadaaislaamaa-sl8nk
    @Gadaaislaamaa-sl8nk 6 днів тому

    Dagaalka Faano iyo kii hadda sitii kasocdo waa isku mid wax guul looyaqano oo Soomaali raaci doonta mana jirto waa isku meerso uun.

  • @ZakiHoussein-zc7zs
    @ZakiHoussein-zc7zs 6 днів тому

    😂😂😂

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 6 днів тому +1

    Jaamac Gallad ciidamo Ethiopian ah kama dagaalamayaan Cundhufo ee waa jabhadii ciise weyne iyo jabhadihii canfarta

  • @Gadaaislaamaa-sl8nk
    @Gadaaislaamaa-sl8nk 6 днів тому

    Anigu Gaafeedhe waxaan u Arkaa geeri ama hariga aan ka fogeen waayo Ethiophia qofkii ku madax adeega halkii ku danbeenayo waanu naqaana, war gaafeedhe iyo Abdi iiley aan is barbar dhigo keebaa ka agood badan waa Abdi iiley marka Abdi iiley halkuu kudanbeeye?.

  • @NaasirMaxamed-sx2oh
    @NaasirMaxamed-sx2oh 6 днів тому

    Jaamac duufle cunsuri qabiilku ku wayn yahay oo ilaa ka awow guuumaysi ku nool from hg😮😮😮😮😮😮😮dad isku jiibiya oon xaqiiqda ka hadlin 😮

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 6 днів тому

    war waxani waa beenmalaa waan yaabanahaye waaxa run kasheega dheh dagaalka

    • @DulmiDiid-tj6rz
      @DulmiDiid-tj6rz 6 днів тому

      Waxaad ogtahay adigu sheeg dee
      Nimankan iska daayoo

    • @nasrarabi7643
      @nasrarabi7643 6 днів тому

      Naayaa edeb yeelo beentooda maaxd ka soo doontay maad tagtid halkaad runta ku taqaanid canfaradyahay edebtaakuguyar xaasidadyahay afkadheeri