MADAX XANUUN JOOGTA AH, MAXAA KEENI KARA?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025
  • #adigaisahaaw

КОМЕНТАРІ • 44

  • @hooyoisha9883
    @hooyoisha9883 2 роки тому +8

    Dadka waa caawisaa kheer badan Allah haku siiyo.

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  2 роки тому +3

      Hooyo Isha su aashaadii waan xasuustaa!

  • @rodaabdile2730
    @rodaabdile2730 2 роки тому +4

    Wallaahi waxbadan ayan kaa faaidnay Abaayo Naciimo jisaakallaah qeyr illaahay haku barakeeyo adiga io family kaaga insha Allaah🤲🤲 🙏

  • @nasraabdilaahi9371
    @nasraabdilaahi9371 2 роки тому +1

    Walaahi waad inoo dadaashay wallshey qaali wax badan ayan kaa faaiidnay alle sidaad inooku faaiideysay ajarkeda kaama lumiyo aduun iyo aaqiro xbbti

  • @eveibrahim7705
    @eveibrahim7705 Рік тому +3

    1a biyo la aan
    2a naxdin badan
    3a dhaqdhaqaaqa oo yaraaday
    4a migraine
    5a tubooyinka sanku cabursan
    6a fadhigaado toosneyn
    7a hurdo xumo
    8a dhiig karka
    9a b vitamins oo kugu yar b2-b12
    10a vitamin c
    11a magnesium
    12a ironka Feerada jirka oo yar
    13a hada caloodhada fadhiso
    Jazaka Allah khair Naima ❤🎉Sidaa inogu dadaalayso. Ino so duceya Fadlan jazakaum Allah khair dhamn intee commend kayga aqrisa ❤🎉

  • @ummnora4665
    @ummnora4665 2 роки тому +1

    Maasha allaah ilaahey hakaa abaal mariyo huuno macaan imikaan ogaadey sababta dawakhaada badan igu heysa taasoo ah ironteyda oo very low ah allxamdu lillaah calaa kuli xaal, baarakallaah fiik sister❤️❤️❤️❤️

  • @safiyaismail7552
    @safiyaismail7552 2 роки тому +1

    masha alaah ilaah haku xafido abaya

  • @fatumobarkadle9098
    @fatumobarkadle9098 2 роки тому +1

    Manshaalah abaayo jazaaka Llaahu khayr

  • @habibaadow5206
    @habibaadow5206 2 роки тому +1

    masha allah abaayo jizakalaa ❤❤

  • @sacdiyosalat1090
    @sacdiyosalat1090 2 роки тому +2

    Asc kherbadan allha kasiiyo

  • @rahiimpoi8986
    @rahiimpoi8986 2 роки тому +1

    Jasaakallaah kheyr walaashey

  • @fosiyomaxamedali9286
    @fosiyomaxamedali9286 2 роки тому +1

    Masha allhaa abayo hormar wacan

  • @aaminafarhaan1571
    @aaminafarhaan1571 2 роки тому +1

    Hooyo waxbadan baan kaafaaiidnay khayr allaha kaasiiyo insha allaah

  • @aminamahmed6149
    @aminamahmed6149 2 роки тому +1

    Asc ukhti migreiniga maxaa keena maxaase udaawa ah ilahay hakubarakeeye

  • @aishaibrahim2502
    @aishaibrahim2502 2 роки тому +1

    Masha alh abyo

  • @sagalnuradin6295
    @sagalnuradin6295 2 роки тому

    Shukaran abaayo in aad ka soo hadashid mar kale wan ku faa'iiday Madax xanuun xun ayaa I qabto

  • @hooyoisha9883
    @hooyoisha9883 2 роки тому +2

    Asc ustaada Naciimo abaayo

  • @Anfa-99
    @Anfa-99 2 роки тому

    asc Naciimo waan ku salaamay hooyo mcn iga xanuun san suaalo kusaabsan xanuunkeeda rabay inaad talo iga siiso ee intee kaala sooxariiraa

  • @biyondafamilybiyondabeela4718
    @biyondafamilybiyondabeela4718 2 роки тому +1

    Asc wr wb sister naima waxaan daremayaa in aan is ku iskuul wada dhigan jirnay hadii an qof kugu qaladyna ma garanayo iskul wabishabel maxmud xaarbi ma dhigan jirtay sister muqdisho hadii ada tahay bal I sax waan ku tagera jizaka llah kheyr keep going sister 🥰

  • @fadumodadow9042
    @fadumodadow9042 2 роки тому +1

    Masha allah

  • @piixez7425
    @piixez7425 2 роки тому +1

    Masha alaah walaal Canada khalkhakaha iyo qufaca qalalan iyo xabeebta maxaa ufican

  • @igalsamiirahussain9508
    @igalsamiirahussain9508 2 роки тому

    Masha allah naciima nalka🥰😍🥰allaha ku dhowro wlshey😘

  • @shukriabdulleisad6648
    @shukriabdulleisad6648 2 роки тому

    Asc naima abaayo gabadhayda ayaa Markey cuntada cuno hore ayay suuliga ama musqusha ka galeysaa calooshaa laga qabaa abaayo ka soo hadal

  • @kawsaradan2832
    @kawsaradan2832 2 роки тому

    Masha Allah wllo

  • @maryamacabdiraxman2010
    @maryamacabdiraxman2010 2 роки тому

    Madaxa isha midig dhinaceda I xanuuno abayo naciimo

  • @sadiyamohamed5737
    @sadiyamohamed5737 2 роки тому

    Walaley qer alaha ku siiyo madaxan l aad i xanuuno siib meesh u koreys xalka maxa keen

  • @mukhtarosman4614
    @mukhtarosman4614 2 роки тому +2

    Keep going wall ❤🎉

  • @aishaibrahim2502
    @aishaibrahim2502 2 роки тому +1

    Hore usoco abyo

  • @marjanmohamed701
    @marjanmohamed701 2 роки тому

    Asc wrb naimo abaay qeyrbadan alllah ha kusiiyo walaal aashatada caloosha ayaa aad ii dhibeysa caloosheyda ma ba degto maxaa daawo u ah walaal

  • @kaltunahmed3518
    @kaltunahmed3518 Рік тому

    Shugran xabbti

  • @NimaAbdirahman-bv3xd
    @NimaAbdirahman-bv3xd 25 днів тому

    Wlhi. Maktan aniga aye iga. Hadlesa qabka li hayo dhan ano la. Muruksan. Ayan. Waxan. Qoray. Maxa. Kenay madax xanunka. Wlhi Intan ka. Shakisanayay dhan. Aye. Shektay

  • @xadiyomaxamed3863
    @xadiyomaxamed3863 11 місяців тому

    hooyo gabara igaqabta madax xanun daran hillb iyo cano macabto

  • @xuseinwiish8202
    @xuseinwiish8202 2 роки тому

    Walal maxa keeno kaboobyada

  • @abdinuurgeedi4844
    @abdinuurgeedi4844 Рік тому

    Naciimo naag digtoorah malaguursan karaa abaayo

  • @Seytun3482
    @Seytun3482 2 роки тому

    Abyo kasoo hdl kaninka meltoonka ee hurdada faidadisa iyo dhibkisa Hurdo laan I heso

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 Рік тому

    Harta qeer alaha ku siiyee,Ciwaanka wa madax xanuun hadalada badankodna wa madax wareer, maxa isaga dana ma isku mida,Koley madax xanuunka inad ka wado an u maleyna.Bani'aden ayan nhy sow maha qaldamayo.

  • @hanihuseen830
    @hanihuseen830 11 місяців тому

    Habo numberkga ishg

  • @fatimamohamut
    @fatimamohamut Рік тому +1

    madax xanuun saa id ah ooaan waxba qabsan karin baa ihaayo niciimo

  • @mariyahuud2387
    @mariyahuud2387 Рік тому

    🥰🥰

  • @IfraxMohomud
    @IfraxMohomud Рік тому

    Hoyo madx xnun laf xanunu badn mx lku dawya😢

  • @Ismail-tg8yy
    @Ismail-tg8yy 2 роки тому

    Wll waxa tiri hagar ma aqano maxaa wayy intan oo leysku darayo oo wada kulul filfil basbaas sanjabiil see camal ma daawa bisinka

  • @maryamacabdiraxman2010
    @maryamacabdiraxman2010 2 роки тому

    7ppp

  • @mariyahuud2387
    @mariyahuud2387 Рік тому

    Masha allah