Xageeka qabanayaahe ma vila soomaaliya ilayne puntlande waaye Jubalande aawaye waa nabada ugubadane Xamar Kaamirooyinka lagu Tooganayo marka masaf baygalayaane dadk lagydilayo mase Hawiye kaliya isdooranaya ilayne soomaalidii kale loojoojinmayo😂
Tuugadi qaraxin jiratay oo villad fadhiso yaa qoomul fircoon rak iga dheh axmed madobe xasan mooriyan yaa rabo yahud aya mesha kensatay xasan handikapp bye bye no mor
@@ibraahimmahamud5148sxb doorasho aan la isku fahmin, dadka iyo dowladd goboleddyada aysan heshis ku ahayn walaale ma shaqeyneyso. Dalka si sharci darro oo aan heshis lagu ahayn ayaa dastuur la iska samyesteey. Dalka sxb waa federal awood qeybsi maahan nidamka central goverment. Doorasho nin gaar guddi jeebka uu ku wato lacag uu soo siistay, cid ka yeelisa ma jirto. Madaxweynaha dowladd goboleddada ugu balarnaa wuu lumiyey. Loo joojin meeyo meeshan ayey keentay.
DAMUL SHABAAB CIDI MARABTO WA MORYAN QABILAYSAN CIDNA MAAMINAYSO
Shacabka Waxey Fahmen In Midkan Garyaqan labaxay In Ay Yihiin Kuwa Daba Ordayo Hassan Guurgurte Marka Doorasho Qof iyo Cod Cid walbo wey Rabtaa Golihii Garsoorka iyo Golaha Doorashoyinka Madaxa Banaan oo Mudo 8sano Jiray intaba Hassan Sheikh Ayaa Hadda Marku yimid kala eryay kudar Gudigii Musuqmaasuqa Gudigii Maaliyada Dhamaan hassan sheikh baa kala Eryay Marku soolabtay Hada Sidee loo Aaminaa Hassan Guurgurte
Qof miskiin ah oo caloool ushaqeysteeen ah ( somalia wax dowlad kama jirto umana dhawa aderkaaa Hasssan munaaafaq somalia god dheerbuu ku riday xaqiidii
Deni weydii waxaaso dhan
WAA GARYAQAN KASOO QALIN JABIYAY KULLIYADA QABILKA EE JAMACADDA INDHO CADEYS EE GARASBALEY WUXU YAHAY
Asc Viva7up waaaaaaaaa
Tuuug
Kii
Aminsan
Cod
Iyo
Qof
Waaaaaaaa
Tuuug tuug ki Ku fikkiraya code iyo Qof
GARYAQAN AAN XISHOON OO MORYAN UQDADEYSAN WAA DULLI MORYAN AH
Ninkan jeebkiisuu difaacanayaa shacab uma hadlayo qof iyo cod iska dhaafe dalkiiba gacan kuma jiro😢😢😢😢😢😢😢😢
GARYAQANKA INDHO CADEYS BADNAA
Ma jirto cudur-daar macquul ah oo lagu joojin karo madax-bannaanida dadweynaha Soomaaliyeed. Waxkastaba ha dhacaanee xornimada iyo boqornimada waxaa leh shacabka Soomaaliyeed. Guul doorasho qof iyo cod🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
SAXXXXXX
MARABNO PARLAMAAN QAYAANO WY
ninkan magulwada mise dalka somaliyed aya noga shekenaya garyaqanka mananeystisa ila aqon garyaqan kuma hadlayo
Ader hargeysa borame burco iyo sanaag waa goosteen.
Bari nugaal sool iyo mudug qayb ka mida iyo dawladu xariir maleh kismaayo iyo gado iyo dawladu ariir maleh
Xamar waa xero qarax dawladu deyniile huriwaa iyo kaxda dawladu xagee ka qabanaysaa hal gobol oo ka dhamays tiran oo dawladu hayso ma jiraa?
Xagee laga qabanayaa qof iyo cod
Wll sanag inteda badan wa unionists
Xasan dalkiiba wuu kala jarjaray maxaa qof iyo cod laqabtaa😢😢😢😢😢😢
BALLO KU DHAGEYSATAY GARYAQAN JAHIL AH OO SHAHADADA KASOO QAATAY CABDALLA SHIDEYE
Shacabka wey ku raacsanyahiin dowladooda in ay qabato doorasho qof iyo cod taas oo shacabka awood siineyso
Asc ani dhex-dhexaad ka ahey ma rabo waxaas oo dhan markhaati ka noqdo. sababtoo ah cadeymo leyska rabaa maalinta qiyaae.
JAHILNIMO
Uma xumid nin suqaarkisa difacanaya
Xageeka qabanayaahe ma vila soomaaliya ilayne puntlande waaye Jubalande aawaye waa nabada ugubadane Xamar Kaamirooyinka lagu Tooganayo marka masaf baygalayaane dadk lagydilayo mase Hawiye kaliya isdooranaya ilayne soomaalidii kale loojoojinmayo😂
Waxuu leeyahay dowladnimadeenu wa daciif ayuu leeyahay isla markaana qaababkii lagu dhisayey waa kassa horjeeda
Somaali Xasane yuukaladirine waayabyabe ninkaane waa unukaarabna xataa Xamarkama dhicikato Runtii waayo Alshabaa ku laysaydadkii
War ninkaan qof iyo cot ku haaya waaba raadinaayay ee 3fuusto oo biyo ceela ayuu igu leeyaha yaa siyaasad baray
RIYO MALMEED
Aman af
Kkkkkk dal madax banaan ku lahaa been badnaa
WAGULWADE AN RUNTA AGTIISA MATALO
Ma xishoode wajigaa gubay qabyaaliste u raaye baahane
Alq doodan aniga in la igo wac la rabay
Tuugadi qaraxin jiratay oo villad fadhiso yaa qoomul fircoon rak iga dheh axmed madobe xasan mooriyan yaa rabo yahud aya mesha kensatay xasan handikapp bye bye no mor
21 oktober
GARYAQAN JAHIL WADAR OGOL OO KALIYA LOOMA BAHNA LOO JOJI MAYO AQLIGA SALIMKA AH
Waa mooryaan mooryaan dhalay tuuga qof iyo codna jeebkiisuu kadhex arkay tuuga xunkaa
Madaxweyn ugadha ragay raba
NAGA AMUS QABILISTE YAHOW OO TUUG MORYAN AH
Doorsho. Xasan isku shubiyo Hadii aan reer puntland nahay kuma jirno. Dastuur fake ah oo xasan beddelay oo Labo Xisbi ka dhigay dalka oo dhan taas waa diidnay.
Oo hadii aad wax isku heysaan codkiina ku ciil baxa qofkaan rabin xasan doorasho qof iyo cod ha udiyaar garoobo shacabka danbaa ugu jirto in ey codkooda ku doortaan qofka ey danta ka arkaan , siyaasi mooryaan ah ama xildhibaan rabaa qabiil iyo laaluush in uu kusoo baxaa dan shacab kama shaqeynayo , aniga aragtideeda puntland ayada bey dan uthy doorasho cod iyo qof ah mase xantiina baad ogtihiino meesha shacbiyad kuma heysaan kuleey weligeyd sidaas baa la idinku xaman jiraye 😂😂😂
@@ibraahimmahamud5148sxb doorasho aan la isku fahmin, dadka iyo dowladd goboleddyada aysan heshis ku ahayn walaale ma shaqeyneyso. Dalka si sharci darro oo aan heshis lagu ahayn ayaa dastuur la iska samyesteey. Dalka sxb waa federal awood qeybsi maahan nidamka central goverment. Doorasho nin gaar guddi jeebka uu ku wato lacag uu soo siistay, cid ka yeelisa ma jirto. Madaxweynaha dowladd goboleddada ugu balarnaa wuu lumiyey. Loo joojin meeyo meeshan ayey keentay.
Daadka ma tirsana casimad dagamo iyo tulo
Beenlow baraka laawe dadweynaha beenta ka daa
Garyaqaan ama qar qaab waxuu kasoobaxay jamacada cina cadees kkkkkk eeygii baahanaay was tuug amxaar ah umadda mawaat kadooratay laaluush
Nacas
Oo inta hubka la arurinayo miyaa la sugaa prod xawadlaha tuugada ee balad weyne iyo buula birdo isku doxayo soo xali xal somali lagalama tashanayo imboow