Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Yabooh guuleyso walaal 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕💕✅
ALLOW JAHLI AYAAN KAA MAGAN GALNAY!!!
France ayaan jogaana isbuucan kaliya dhoor wado ayaa la xiray banaan bax aan politic buux dhaafin wadonika ma arkin lakiin wariye waligaa banaan bax aan politic goonin ma aragtay noo soo sheg wadan kaas
Doorasho Qof iyo Cod min madaxweyne illaa iyo gudoomiye degmo waxay soo afjareysaa isla xisaabtan la,aan. Xizbigii ku guuleysto Doorashada iyo shacabku waxy kuwada xisaab tamayaan Sanduuqa Cod Bixinta.
Aaway Somaali hishiis dunida la hishiisa
Wadamo ay jabhado dhinac kaheystaan bey kadhacdaa Doorasho Qof iyo Cod
War ninkaan ma wasiir al cadaalaa mase waa gudoomiye ku xigeen gobalka
Xataa wax u qorsheysan doorashada gobalka ma sheegi karo, cajiib
Wariyaha markuu yahay jaahil Hunguri ugeysay wariyanimadu waa Nuucaan. Kaamira lasoo qaato wariye laguma noqdo.
Yabooh guuleyso walaal 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕💕✅
ALLOW JAHLI AYAAN KAA MAGAN GALNAY!!!
France ayaan jogaana isbuucan kaliya dhoor wado ayaa la xiray banaan bax aan politic buux dhaafin wadonika ma arkin lakiin wariye waligaa banaan bax aan politic goonin ma aragtay noo soo sheg wadan kaas
Doorasho Qof iyo Cod min madaxweyne illaa iyo gudoomiye degmo waxay soo afjareysaa isla xisaabtan la,aan.
Xizbigii ku guuleysto Doorashada iyo shacabku waxy kuwada xisaab tamayaan Sanduuqa Cod Bixinta.