Salaad Cali Jeelle Runta ma dhibto Qosol iyo Madadaalo ayuu kugu Garaacayaa.!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 90

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah9734 7 годин тому +3

    Ninkaan kaniisada fayelka ugu jiray waaya arag nimo ayuu leeyahay . Kuwa jiir haan ku waynaaday ah oo qabyaaladu indha riday ayuu dhaamaa haduu waayo arag nimadaas uu san qabyaalad ku darin. [[[ siiruu fil ardhi in kuntum laa taclamuun )))))).

  • @Ahmed-s6v5h
    @Ahmed-s6v5h День тому +2

    Kuwan ku horfadhiya waxba ma fahmayaan mise qabyaalad bay kugu dhagaysanayaan. SHEEG DHIBTA XASSAN SH.KU HAYO WADANKA LOOMA BAAHNA KA QOSLIN

  • @IB_Adam
    @IB_Adam 20 годин тому +4

    Salaadoow Islamku waa hal,lkn Muslimiinta ayaa firqado badan u kala baxey.Maadeynta iyo “qax ma hurta waaye”waa meeshaada!😁😁

  • @abdiasmigaud2647
    @abdiasmigaud2647 23 години тому +4

    RUNTAADU WAA BEEN IYO MUNAFAQNIIMO. ARGAGIXASADII XAMAR AYEY TAAGANYIHIIN. XASAN "DHUULGADE" AFGOOYE MA TAGIKARO. SACII GEESA WEYNA EE KUJIREY UMADA SOOMAALIYEED XASAN "ADOONXABASHI" KAMU'NAAN GOWRACIIN.

  • @MedaliGire
    @MedaliGire День тому +3

    Salaad Ali jeele Wa halyey qaran

  • @abdullahihurre9843
    @abdullahihurre9843 День тому +2

    First Comment Laandheere Salad Cali Jeelle 😂😂😂❤

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 День тому +1

    Salaad cali jeele madaxweyne bu u qalma❤❤,sharaf

  • @NajibSheikh-z6b
    @NajibSheikh-z6b День тому +1

    Ilahay kheyr ha siiyo salaad cali jeex waa wadani caadil ah oo geesi ah

  • @ShaunH-f7v
    @ShaunH-f7v День тому +2

    Radicalisation is when someone starts to believe or support extreme views, and in some cases, then participates in terrorist groups or acts. It can be motivated by a range of factors, including ideologies, religious beliefs, political beliefs and prejudices against particular groups of people.
    Hargyeso, Burco and Berbero and it's radicalisation and extremism flag so called Somaliland.
    Stop the war within Somali!

  • @kullownuur430
    @kullownuur430 День тому +6

    ASC viva7up Masha Allah

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj День тому +2

    Kan diinta wuu ku ciyaaray😢😢😢😢😢😢😢

  • @HosseinFarah-s7h
    @HosseinFarah-s7h День тому +1

    Salaad cali jeele legend 🙌 😂😂😂

  • @OGAALMEDIA2020
    @OGAALMEDIA2020 23 години тому +2

    Ninkan nin nincajiib ah weyan❤❤❤❤

  • @SaidMohamedElmi-z9l
    @SaidMohamedElmi-z9l День тому +1

    YEAH, ISII. SALAAD CALI JEELE. RAGEEDI WAAYE. Haaheey !!

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah9734 7 годин тому +1

    AR KAN SIYAASAD KUMA FIICNAYEN . XOOGAA MAJAAJELAYESTUU KU ROONAAN LAHAY. ILLAAHOW SOOMAALI NIN WALIBA BOOS KIISA TUS.

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm День тому +1

    Waaryaa salaad Cali jeele kkkkk hhhhh nin aan caadi ahayn love you brother

  • @abdinasirahmed9151
    @abdinasirahmed9151 День тому +1

    Ilaahoow xigmadda noo fur amiin dhaha

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 День тому +2

    Kuli qurbo joogta wixii wadamo galo imadoo Dhan qofaan kaniisad wax siinin mabo jirto cuntana saf uga gelin taas kuwa ah jiigabo kujiro hadaanbo nkastoon fikirkiiaa fuaad shangagalo Aan kasoo hirjeedo necbahey isaga Iyo kuwo lamida umada Allah Ka qabto

  • @halwoali5532
    @halwoali5532 День тому +2

    Aftahan runta ku dhinto phd nin haystana ka afmiinshaarsan

  • @abdiasmigaud2647
    @abdiasmigaud2647 День тому +1

    "Sac Geesa weyn ayaa kujira umada Soomaaliyeed sacaasi waa in laga gowracaa" Garaad Jaamac Garaad Cali.
    HA NOOLAATO SSC Khaatumo.
    HAMBALYO SANAD XUSKA ASAASKI SSC KHAATUMO. 12/01/2025 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @MohamudDahir-du7jt
    @MohamudDahir-du7jt День тому +2

    Salaad cali jeelle awoowgaa 8deedaad baad ka heshay aidaad sheegtay adiga aabbaha koowaad iyo labaad ka hadlaysaa adiga awoowyadooda 8deedaad miyad taqaannaa waxaa dhici karta awoowgood 5naad inay ka helayaan halkaad adiga awoowga 8deed adiga sheegatay .

  • @HidayaAli-u1d
    @HidayaAli-u1d День тому +2

    Salaad cali jeele waa mumin 👍🏿❤️

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 22 години тому +2

    Qosol

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 22 години тому +2

    1:19 ASC SAFIIR SALAAD JEELE HADAAN SIWACAN U QOSLAYAA HHH

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 22 години тому +3

    Ninkan waa reer badiyo Siyasad ma yaqan

  • @MedaliGire
    @MedaliGire День тому +1

    Salaad wa ehlu kheyr

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 День тому +1

    Salaad Waa Ku Qaadannee,iska Soo Xaadiri Golaha Murtida,iyo Madadaalada...National Theater..Hobollada Waaberi Majaajiliiste,Ayaan Kugu Qaadanney.

  • @samirr546
    @samirr546 День тому +2

    Fariid waa ninkii yidhi xabashida biyaha iyo baraxa ka daba qaada inta ay somalida laynayso masaajidana ku xaarayso!!!!
    Ma jiraa nin somali ah oo lagula xisaabtamay khiyaano,been,isku dir,shicib layn, tuugo,cadow caawin ,waa loo sacabin uun!!!!

    • @qanaatuqurtubah
      @qanaatuqurtubah День тому

      Run badnidaa. Ninba ninkii kalliito waa loo sacbin. Midka wanaaga wadana, waa tuug agtooda

  • @MaxamuudCali-u9m
    @MaxamuudCali-u9m 53 хвилини тому

    Guul. Kalamsalim. Wayye

  • @fuadfawzi1425
    @fuadfawzi1425 День тому +2

    Hadii qofkasta ladhagaysto maxaa dhacaayo?!!

  • @MaxamuudCali-u9m
    @MaxamuudCali-u9m 54 хвилини тому

    Bismilahi. Rahmani. Rahimmi. Salad. Cali. Jelle wanindal kissijacal. Haqiqda. Kuhadli. Wadaniga. Wasidan

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder День тому +2

    Caadi ma aha mudane Salaad Cali Jeele ❤❤❤❤

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 День тому +2

    Maxaad kafaaiideen macawisley guryahiina waad iskagubteen naagihiina waa iskakufsateen macawisleydii ciidankaad kubaabi ineyseen

  • @nali5855
    @nali5855 4 години тому

    Wcs we found the way

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 22 години тому +2

    Arti ku fiican yahay

  • @Ahmed-s6v5h
    @Ahmed-s6v5h День тому +1

    Marki farmaajo wadani baa lagu moodayay lkn qabiilisteh baad tahay mr salaad

  • @HassanHadi-t2s
    @HassanHadi-t2s День тому +1

    Dodlamaasi haweye Wakaa dhahaysta !

  • @maxamedshariifiidle
    @maxamedshariifiidle 23 години тому +2

    navadoon jeele

  • @CabdiraxmanCumar-d4n
    @CabdiraxmanCumar-d4n День тому +1

    Salad waa run sheeg wlhi

  • @halwoali5532
    @halwoali5532 День тому +2

    Salaad waa nin ka horeeyp inta meesha fadhisa wlhi

  • @XasanBarwaqo
    @XasanBarwaqo 15 годин тому +1

    Asc

  • @AbdishakoorAbdulaahi-x4b
    @AbdishakoorAbdulaahi-x4b 22 години тому +2

    2sano kahor waye

  • @CqaadirMaxamed-v8m
    @CqaadirMaxamed-v8m 38 хвилин тому

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 День тому +1

    Asc kudarsoo salaad iyo intalahalmaasha ee beesha hawiye fadhiga ka kaca umada soomaaliyeed way daashay dulmiga iska dulqaada

  • @ayubamore5599
    @ayubamore5599 День тому +1

    Meday maanta xasan lacag buku radinayey sidi uurabey markay unoqon weydey wu jojiyey isagana lashaqaysta tuug moryaan ah

  • @Qamar-Farmayeeri
    @Qamar-Farmayeeri День тому +1

    Salaad cali jeele guueyso

  • @halwoali5532
    @halwoali5532 День тому +1

    Ninkan majaajiliste maahane maxaa runta loogu qosöayaa

  • @abdiashkir4124
    @abdiashkir4124 День тому

    Salad Ali masu aasheen badii soomaaliya mise waad iskaga sacbinaysa

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 20 годин тому +2

    Wlhi salad ali jaale masha allah ❤

  • @Qamar-Farmayeeri
    @Qamar-Farmayeeri День тому

    🎉🎉🎉❤❤❤

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 22 години тому +2

    Daadka ceb u arkan

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi День тому

    Waa dadki ruwayadaha matali jiray😂😂😂😂

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 День тому

    salaad waa run sheeg

  • @Ummabasement-tb5nu
    @Ummabasement-tb5nu День тому +1

    Reer koonfuureed waa daacad waa in ay Isla saaraan nimanka xun waa

  • @AbdishakurYusuf-q6j
    @AbdishakurYusuf-q6j 4 години тому

    با العكس ورب العالمين!!!
    انتم الجمع ستهزمون وتولون الدبر كما حدث معكم في وقائع القتال

  • @abdikadirali4295
    @abdikadirali4295 День тому

    Salad Cai jeele warkaaga waa batay ujeedona malaha kkkkkkk
    Waxaad umuuqataa mid sii QIIMO DHACAYA , dawladnimada soomaaliya gurigaaga ayey kasocon ladahay iswaydii salad qosal mayaalo halkaan jaalle

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 День тому

    Kkkkkkl keele❤

  • @Ahmedcismaan-y1i
    @Ahmedcismaan-y1i День тому +1

    Uf waar wuxuu hadal xumaa

  • @YuusufJeeri-tv2tm
    @YuusufJeeri-tv2tm День тому +1

    Kuwaan igagaa kanini kunool istareshayaye naga daa saladow

  • @abdiganidagane3567
    @abdiganidagane3567 4 години тому

    Hhhhhh hhhhh 😂😂😂😂😂😂

  • @AbdiNasir-n5h
    @AbdiNasir-n5h День тому

    isagay hadana ka socon wayday saladow wa ka saladow sadex sano aya laaraya wayna fashilantay...

  • @Sh.Dulfakar
    @Sh.Dulfakar 14 годин тому

    Salad cali jeele shekadiisa runta ayey u badan tahay bale aniga hal mar ayaan ka soo hor jestay u ila xumaday hadal kiisa markii u yiri Itobiyanka anigaa keenay car yaa ila shegan kara

  • @baariyarecabdi9405
    @baariyarecabdi9405 День тому +1

    Benta mahaa warunta madaxay

  • @CabdiraxmanCumar-d4n
    @CabdiraxmanCumar-d4n День тому +1

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @qanaatuqurtubah
    @qanaatuqurtubah День тому

    Qofka Salaad Cali Jeelle, dhagaysanaa, aa kasii liito.

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 День тому +1

      Wuxuu dhaama Kuwa umada
      Beenta Ku maamulaayo
      Khayaanayo
      dilaayo
      Dhacayo
      Boobayo
      Xadayo
      Wax dhintay iyo wax nool dhaafin

    • @ahmedhaji7341
      @ahmedhaji7341 День тому

      Koley orahdada waxad tahay sheegtay

  • @AbdirashidElmi-v8g
    @AbdirashidElmi-v8g День тому +2

    Caqligan kuwa dhageysanaya iyo salaad hadalkisa macnaha u leyahay iyo fasirka la rabo in lagala dhex baxo ma kuwas calacalaha waweyn aya dal iyo dad ka naxaya mufadi dabo yare ay wada dacaanayan xaalada ay ku sugan yihin ma yaqanan wa wada caloshod la ciyar ninka sweden kanisad ku taalla rashinka feylka uga jira ma kuwan bu Dal la yelan kara ilahow adiga jogo o jalil ah

  • @AbdiweliMohamed-d5k
    @AbdiweliMohamed-d5k 10 годин тому

    7

  • @moallim1000
    @moallim1000 18 годин тому +3

    Ninkaan Cirridka Dameerka ah leh ma waxaa dhalay Muuse Suudi Yalaxow mise waa Oday Cabdulle. Waxaase ka sii liita kuwa inta soo dhargay u Sacabbo tumaya. Salaad Cali Jeelle Xigmad yaraa ma Muuse Suudi ayaa dhalay.???

    • @tj-mi2ix
      @tj-mi2ix 15 годин тому

      Adaa xigmad yar oon caqli lahayn alshabaab uraayaad tahay ee waa la idin jabiyeey ka xaa xaabi

    • @iqlaasa6543
      @iqlaasa6543 15 годин тому +1

      Sida AL Shabaab loo dhameeyey ayaa ku Gubtey..... Viva Salaad Cali Jeele... Nooloow weligaa.......

    • @moallim1000
      @moallim1000 13 годин тому

      @iqlaasa6543 Caqli iyo Cilmi midna meesha kuma haysid. Waxaa tihiin Qoowm wada Juhalo ah. Sida Muuse Suudi

  • @DaudAbdiAli-pd7ir
    @DaudAbdiAli-pd7ir День тому

    Doqon

  • @abdikadirali4295
    @abdikadirali4295 День тому

    Kkkkk soomaligu meel ma,istaago salaado adiga soomaali kalatagay
    Waad arkin Mar dhow hadii allah idmo

    • @Cabdiraxmanka
      @Cabdiraxmanka День тому

      Somali midow geeda daarodow idinka ayey Dan qaas idinkugu jirta ee soomali nimada xajista meel aad haweysan iyo waxa tihiin malaha waa inaad xasan shiiq amarkiis qaatan hawiye hada nahay daarood dambe walahi uusan noo talineyn qabyalada iyo cunsurinimada qabtaan iyo in leydiin barto farmaajo ayaa ku kashifan teen habarkaste daarood ah farmaajo farmaajo eey ku heeseysay warkiina iyo qabiil ka saas jeceshihiin waa ogahay markuu xasan yimado saas aragtaa u cayneysan daarood dalkan waa wada leenahay ee cunsuriyeenta- hawiye caayda hawiye joojiya ayaa leydinka wayay

  • @XasanBarwaqo
    @XasanBarwaqo 15 годин тому +1

    Guul!

  • @saaradahi6675
    @saaradahi6675 14 годин тому

    Been badanaa odaygan war lord

  • @Khalif-f1v
    @Khalif-f1v День тому

    Yaahu kana wali mahalaa orod lo, dii raaci jirtay u laabo wa isaga qoslayan inuu badow yahay ogyihin duf kubax quranka haku ciyarin duli yahow

    • @baaqshacab1440
      @baaqshacab1440 День тому

      Maa niin quraanka allah yaqaana Badow ah caku soomaalidii dameerkoodii siidi khaniisiintii ayuu dhintay

    • @Hawa-m5o
      @Hawa-m5o День тому +1

      ​@@baaqshacab1440 waxaa tahay ayuun baad is sheegtey.

    • @Junanilll
      @Junanilll День тому

      ​@@baaqshacab1440 hadalka wanagsan wa sadaqo, qofka hadad wax ushegeysid si wanagsan wax ogu sheg.

  • @MaxamuudCali-u9m
    @MaxamuudCali-u9m 53 хвилини тому

    Guul. Kalamsalim. Wayye

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 22 години тому +2

    Arti ku fiican yahay