Koorso Cusub: Video Editing (Cupcut)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 вер 2024
  • 𝐊𝐨𝐨𝐫𝐬𝐨 𝐂𝐮𝐬𝐮𝐛: Video Editing(Capcut)
    Bagdad Academy waxay ugu bishaareyneysaa dhamaan bahda waxbarashada jecel iney idin kentay koorsada Video Editing(Capcut). Koorsada waxaa diyaariyay Eng. Ibrahim Ahmed oo ku takhasusay culuumta computer ka ahna tafatire.
    Koorsada markaad dhameysato waxaad awood u yeelan doonta in aad si xirfad ay ku dheehantahay aad tafatirto video yada noocyadooda kala duwan adigoo isticmaalaya CapCut. Hada kasoo dalbo koorsada link gaan
    bagdadacademy....
    Si faah faahin dheeri ah aad u hesho nagala soo xiriir WhatsApp no:
    wa.me/message/...
    +252682157717
    +252611655024

КОМЕНТАРІ •