Koorso Cusub: International Cooperation and Humanitarian Aid

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 вер 2024
  • 𝗞𝗼𝗼𝗿𝘀𝗼 𝗖𝘂𝘀𝘂𝗯: 𝗜𝗻𝘁𝗲𝗿𝗻𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻𝗮𝗹 𝗖𝗼𝗼𝗽𝗲𝗿𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻 𝗮𝗻𝗱 𝗛𝘂𝗺𝗮𝗻𝗶𝘁𝗮𝗿𝗶𝗮𝗻 𝗔𝗶𝗱
    Bagdad Academy waxay ugu bishaareyneysaa dhamaan bahda waxbarashada jecel iney idin kentay koorsada 𝗜𝗻𝘁𝗲𝗿𝗻𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻𝗮𝗹 𝗖𝗼𝗼𝗽𝗲𝗿𝗮𝘁𝗶𝗼𝗻 𝗮𝗻𝗱 𝗛𝘂𝗺𝗮𝗻𝗶𝘁𝗮𝗿𝗶𝗮𝗻 𝗔𝗶𝗱. Koorsada waxaa bixiniyaa 𝙈𝙧. 𝘼𝙬𝙞𝙡 𝙎𝙖𝙞𝙙 (𝘿𝙤𝙪𝙗𝙡𝙚 𝙈𝙖𝙨𝙩𝙚𝙧’𝙨 𝘿𝙚𝙜𝙧𝙚𝙚) oo kadhiga koorsada qaar ka mid ah jaamacadaha dalka kana soo shaqeeyay hay’dadaha NGO yada qaar.
    Qaadashada koorsadan ayaa waxay kuu sahli kartaa in aad wax badan ka fahmato sida hay’daha gargaarga fidiya u shaqeeyaan iyo sida aad ula falgali karto. Hada kasoo dalbo koorsada link gaan bagdadacademy....
    Si faah faahin dheeri ah aad u hesho nagala soo xiriir WhatsApp no:
    wa.me/message/...
    +252682157717
    +252611655024

КОМЕНТАРІ • 1

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 4 місяці тому +1

    Salaam Alaykuma masha Allaha qofkii 9 Ee casharkan daawada million thanks my teacher 🎉🎉🎉😊