Hooyo wa lama huran 😭😭😭😭😭 iska cafi hooyo kama maranto wlhi 😭😭😭😭 iska cafi wa gbdhada xanunka daremesid iyada hadda daremeso iney ku wano qadaty intas aya laga yaba oo ficnato iska cafi 🙏🙏😭😭😭
Hooyo waan ku dareemaya dhika ku haysta hooyo bils gabadhaada iska cafi kaliya ku tix gali inay tahay qof naafo ah anay tahy😭😭😭😭😭😭gabadhada waxan dhihi kara waliga farxad heli maysid hooyo halkay joogto ugu kaalay hooyo is xasuusi inay ku dhashay 😭😭😭hooyo mcn alle nolsha faxad ku qado alle cafimaadk iyo cibriga haku barakeeyo bils gabadha nafada ah dar alle u cafi
Hooyo markan maqlo waan iska ilmeyaaa wlhi alla hadan lahaan lahaa nasiib aan hoyadey ku arko maxaa iga nasiib badan ilahey hooyadey jannoyinkisa haku maamuso waan kuu xiisey hooyoy😭❤🤲
Mom waan kujeclhy wllhi wana mu tagera Allaha ku dhowro 😘 aniga fursad umahelin inan hooyadey ku arko xitaa waayo anigo yar bey dhimate😩💔😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔 hadii ad hooyadey ahaan lahyd weyba ii dhacan lahyd😭 lkn hooyada cml thy
MashaAllah ❤habo mcn waqti lagu bahna ba Alleh kuso saray Thank you 🙏 kuli 😢dumar somali waa wada dhiban yihin Gold metal waa istaahisha after all this dhiib ❤love you maa guul aduun iyo aqiiraba 💋💋💋💋
Mamo iskugu taga somali dhanaa taqaan aniga 4 ila dhalatay ba iskugu kay tagtay halmid baane u turjumayse beenta oo aniga aad ii necbed mida saa ii necbeedna 7 sano ban caruurteeda la haye oo la korinaye anoo cunug yara ayada iyo ilmaheeda jiif ugu kenaye wax kasta waxey igu nacday ilaa hada ma ogi waxay 3 kaloo nala dhalatay xataa u shergeese beenee ahayeen waa danbe anoo walalo inana qabin ba qalbiga gashaday mid baadiye ka yimid bay inta wacday tiri ila heshii sii hade isxan kama ahan inta yaree i hartay waa un inaa sun cabo ama washo ama dabaq iska tuuro wax kaLe ima harin intaa bay ila raadineesa oo waliba dadka waxay ku tiraa way walatay wilki badiye ka yimid marke tiri ila heshii si bow yiri maxay sameesay warba waxay ka sheegtay waa i blocktay iyo waxay i tiri kuma rabo wa ku necbahay qadka iga bax maxa kale wa i nacday ayadan soo wareesanaa bow yiri saa ku wareeanee dhocil xun bay tiri hadana wareesaneen see idin heshisina bow yiri qasab kula heshii dheh ku lahaa ama inta kaleba way goysee adna hay soo wicin cideena ka mid ma tihide dheh wilkii ba yiri walashey hadan arko ayadok sharmuuteesanee unbaa dhihi karaa ha i soo shegan moyee danbi kaloo ku dhaho ha i shegan ma jiro baw yiri haye soo wareeso bay tiri wa i so wacay maxa dadka u goysoo laga haleeye farxadaa u dhintay maxaa lagaa haleeye wala oye runtii waxan dhahay ma i dhegeesanee mase sidii kuwa kalad ayada la safantahay maya dhex dhexdan joga bu yiri wixii laygu sameeye walalkey markan u sheegay wala dagaalay gabartii kuwii kalena asaga ku yiri duliyaa tihin dadka isku taga intaas oo danbi gabar lagu sameeye sii wada dulmiseen markaaasa dulmigii lagu soo wada baraarugey ayadi hada waa cafiye
Mamadaydii allow ku xifdi oo cimri dher iyo cafimad kunolow l love you wllhi inan kula hadlo mar iska jeclahay wllhi farxad darema markan ku arko qofka hooyo utahay oo sas ujeceshahay alla wllshyda ayaan darana hooyo ano haysta miyan malin mogan laha akteda jogi laha hooyo allow ku naxariso 😭🥺💔😰🫂
Gabarta maskiinta waxba si ka ah ilaahay haso hanuuniyo coz waxa ay fahmi waysay hooyada walalehed hade qayr leyihiin side hooyada o walaashod ah kuugu dirayan mida kale side qof hooyadi hade madaxa uga tistaagto o ku dul xaarto side qof uga soo hor jeesan kara ma fahmin 😮😢
Hooyo wa lama huran 😭😭😭😭😭 iska cafi hooyo kama maranto wlhi 😭😭😭😭 iska cafi wa gbdhada xanunka daremesid iyada hadda daremeso iney ku wano qadaty intas aya laga yaba oo ficnato iska cafi 🙏🙏😭😭😭
Wallaahi anaa xanuunka kula dareemayaa oo I soo martey oo waali ku dhawaadey Alxmdulillaah cashar Baan ka bartey
Ilaahay hakuu soo hanuuniyo hooyo wax labarbardhigo majiraan
Fadlan maamo hodan inagay inagu nafisaysa waxyabo xun haw soo qorina💔
Hooyo waan ku dareemaya dhika ku haysta hooyo bils gabadhaada iska cafi kaliya ku tix gali inay tahay qof naafo ah anay tahy😭😭😭😭😭😭gabadhada waxan dhihi kara waliga farxad heli maysid hooyo halkay joogto ugu kaalay hooyo is xasuusi inay ku dhashay 😭😭😭hooyo mcn alle nolsha faxad ku qado alle cafimaadk iyo cibriga haku barakeeyo bils gabadha nafada ah dar alle u cafi
Gabareey hooyadaa dad usoo kaxeeso. Cafis kadalbo
Hooyo markan maqlo waan iska ilmeyaaa wlhi alla hadan lahaan lahaa nasiib aan hoyadey ku arko maxaa iga nasiib badan ilahey hooyadey jannoyinkisa haku maamuso waan kuu xiisey hooyoy😭❤🤲
Hooyo mcn❤❤❤❤❤😢😢😢
😭😭😭😭😭😭😭😭hoyo mcn alle ku ma cadabo xanun wixi ad so martayna dabi dhaf haka ga dhigo
Wlhi mamo waxa tahay dhiriyaha noloshayda alle garabkaga hagalo
Ilhy hooyo hku amaanzado qalbigaaga xnuunku maray qof nool uma dulqadan karo wllhi😩😩😩😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲
Yaa allah hoooyo ralinoqo plz😢😭
Saas mamudnid plz iska cafi hoooyo gawadhada wa gawadhaadee hadey ku soo radiso iska cafi ma qaldama waa ilaaa heey plz ilaaaheey dirtii hooyo iska cafi 😭
Mom waan kujeclhy wllhi wana mu tagera Allaha ku dhowro 😘 aniga fursad umahelin inan hooyadey ku arko xitaa waayo anigo yar bey dhimate😩💔😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔 hadii ad hooyadey ahaan lahyd weyba ii dhacan lahyd😭 lkn hooyada cml thy
Hooyo hodan wn jecelahay🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥲
Ax Sorry Haboo Anigu waxa haysta Wiil 9jira Hadalka Kaxidhan Sidokale Dhinaca Midig Baa Diciifa Imikada waxa Kusuganahy Etopia Oon Xaladisa Cafimad Ugu suganahy Ugu Dambayn waxa Layshegay doraad inan Waxba Lagaqabnkarin Oo Maskaxda Dhawac Kasogadhay uuna Yahay Ilmaha Bahida Gaarka ah qaba Wxa Qoraalkan Usoqoray Wlhi Isagaa U Goay Alle Hay Caafiyo Waalid Caasina Igagama Dhigo Mantana Haygu asturo wlhi laabtayda maahane Melkale Kuma aamino Xataa Ilmekale Madhalin Imikana Diyaar Uma Ihi Wayo waxa Aaminsanhy Inan Masuliyadisa Qaadikarin Oon Kan Imkka Iga Baahanyahy caawin Iyo Dadaal Alle ayaa Se Qadarta Iska Leh👩🍼❤️😭 Adna qalbiga Haku qabojiyo🤲🤲🤲
Ilaheey haku cafiyo abaayo🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Hooyo mcn Allah qalbikaaga ha kuu qaboojiyo😫🥺💜hooyo mcn
Gabdhaasi wlhi wa nasiib darantahay
MashaAllah ❤habo mcn waqti lagu bahna ba Alleh kuso saray Thank you 🙏 kuli 😢dumar somali waa wada dhiban yihin Gold metal waa istaahisha after all this dhiib ❤love you maa guul aduun iyo aqiiraba 💋💋💋💋
Hodan quruxay hadaladaada qalbiga ay tabanayaan 😢
Gabadhaas nasiib badanaa oo hadana ayaan daranaa hoyadey mcn oo intaasoo dhib ah isoo martay miyaa ku jisaari lahaa subxnlh 😭😭😭😭😭
Gabadha yartaa ee dhagoosha kuwa ku diray hooyadeed maalin aan maanta ahayn bay ka qoomamayn doonaaan wlh nabsigu mahaleele armuu maalin kula haraa hooyo mcn cadowgaaga unoolow😭😭😭💕💕💕
Maamo somali
Maamo Somali iyo mid ka weyn ayaa ku diray inanteda Allah haw dhib yareeyo maamada waa xanuun wallahi walaalaha oo ka weyni markay masibo kugu noqdaan
M.a hoyo mcn aniga hoyo itehey uducey gawadhadha Alle hasoxanuniyo hoyo oo ifka jogta laanted awaar waaye.
maamadan wan jeclhy wllhi umo guulyso labada daroodba
Mmo mcn allha qalbiga haku qabojiyo gabadha da neh illhey bari hakaga dhigo
Hooyo waa lama huraan gabdhas ayada kuuso noqon doonta waliba lugahada ayayna ku ooyesa insha allah
M.a hbo mcn ilahey ha ku xfdo wlhi shekadada wan jeclhy I love you 😍 mama ♥️
HooyoH qof qiimeheeda garan wayey waa qof maskaxda ka xanuusan
Alle Hooyooyinka hanoo xafido.🥺🥺
Maamo mcney WaaN ku jeclahy😢❤
Wlhi hooyo kawanagsan ma jirto dhib malahan hbo mcn malin aan maanta ahayn ayaay ogaanysaa qiimahaga
🤲🤲🤲🤲wan kujeclahay hooyo Alle qalbigaga hakuu qabojiyo
❤❤❤❤❤
Hooyo ficana tahay qofki fahmi waya waxad laso martay carrurtisa fahansiyaya allaha ku xafido hooyo mcn
Mash allh ❤️❤️❤️
Hooyo uduceey ayadana
Mama hadeey dhagool tahay sey kuugu casisay maba hadleysee sena ku fahantaa adoo raliya mama isheeg
Afka dhagoolka ay taqaan e faraha laga hadlo wax ay maqleyn maahe wax kasta waa og yihiin 😞
Mamo iskugu taga somali dhanaa taqaan aniga 4 ila dhalatay ba iskugu kay tagtay halmid baane u turjumayse beenta oo aniga aad ii necbed mida saa ii necbeedna 7 sano ban caruurteeda la haye oo la korinaye anoo cunug yara ayada iyo ilmaheeda jiif ugu kenaye wax kasta waxey igu nacday ilaa hada ma ogi waxay 3 kaloo nala dhalatay xataa u shergeese beenee ahayeen waa danbe anoo walalo inana qabin ba qalbiga gashaday mid baadiye ka yimid bay inta wacday tiri ila heshii sii hade isxan kama ahan inta yaree i hartay waa un inaa sun cabo ama washo ama dabaq iska tuuro wax kaLe ima harin intaa bay ila raadineesa oo waliba dadka waxay ku tiraa way walatay wilki badiye ka yimid marke tiri ila heshii si bow yiri maxay sameesay warba waxay ka sheegtay waa i blocktay iyo waxay i tiri kuma rabo wa ku necbahay qadka iga bax maxa kale wa i nacday ayadan soo wareesanaa bow yiri saa ku wareeanee dhocil xun bay tiri hadana wareesaneen see idin heshisina bow yiri qasab kula heshii dheh ku lahaa ama inta kaleba way goysee adna hay soo wicin cideena ka mid ma tihide dheh wilkii ba yiri walashey hadan arko ayadok sharmuuteesanee unbaa dhihi karaa ha i soo shegan moyee danbi kaloo ku dhaho ha i shegan ma jiro baw yiri haye soo wareeso bay tiri wa i so wacay maxa dadka u goysoo laga haleeye farxadaa u dhintay maxaa lagaa haleeye wala oye runtii waxan dhahay ma i dhegeesanee mase sidii kuwa kalad ayada la safantahay maya dhex dhexdan joga bu yiri wixii laygu sameeye walalkey markan u sheegay wala dagaalay gabartii kuwii kalena asaga ku yiri duliyaa tihin dadka isku taga intaas oo danbi gabar lagu sameeye sii wada dulmiseen markaaasa dulmigii lagu soo wada baraarugey ayadi hada waa cafiye
Yaaa rabbi imtixaan aduunyo waa aragtay hooyo macaan
Sorry mamo ilahay ha ku so hanunsho gabadhada
🥺❤
Hooyo mcney iska cafi gabadhaada oo xariiri iney dardaada naar ugasho laga yaaabaaye 🥲
Allaha kuu soo hanuuniyo hoyo Curadada Houo fcn aa thy lkn gabadha kaa halow day tii ku caawiso allaha kaga dhigo
hooyo dhib kooma quura wlhi hooydeyda nafteyda ka jclhy
Habo haday walalha cadow kugu yihiin oo hoyadaa nooshahay hooyo lahadal ugu dacwow waalidka xalin karo arintaan oo idin dhexgali karo 🙏
Fadxi allaha xafido
Waa runtaa hooyo allaha kusharfo gabadhana xaqa aallaha tuso
Sorry hooyo mcn
Hooyo mcn kujeclahy ilhy haku desde
Habo mcn adoo waxas oo murugaba soo maray hadaa wali nooshahay oo aanad waalan wlhi cidkalena waxba u noqon maysid habo mcn 💔😥❤ love you more
Alla gabadhase nasiib daranaa
maansha allh maansha allh maansha allh macaantoguuul iyo gobonimo💘💘💚💚💙💖💞💞💝💕💜💜💓💛💛❤❤💝💕💜💓💚👍👍👍🇸🇴🇸🇴💓❤
Mamadaydii allow ku xifdi oo cimri dher iyo cafimad kunolow l love you wllhi inan kula hadlo mar iska jeclahay wllhi farxad darema markan ku arko qofka hooyo utahay oo sas ujeceshahay alla wllshyda ayaan darana hooyo ano haysta miyan malin mogan laha akteda jogi laha hooyo allow ku naxariso 😭🥺💔😰🫂
😭nasiibkas inagu mahelno markeynu ugu jilicsanhy bey inaga tagaan😢
Mansha allaah 😍😍😍
Gabarta maskiinta waxba si ka ah ilaahay haso hanuuniyo coz waxa ay fahmi waysay hooyada walalehed hade qayr leyihiin side hooyada o walaashod ah kuugu dirayan mida kale side qof hooyadi hade madaxa uga tistaagto o ku dul xaarto side qof uga soo hor jeesan kara ma fahmin 😮😢
Isoduceya asxabey in allah isiiyo wiil fican oo salix ah oo aan nolosha kumidowno
Hooyo mcn iska cafi cafiska janada lagu galaaa haduuba Allah uu qafuuraraxiiim adnh aad adoonkiisa tahay adnh iska cafi plz🥺😥😥
Masha allh ilhy xaqa ha tuso gbdha adigana ilhy qalbiga haku qaboojiyo mama ♥️ ❤️ mcn
Hooyo mcn iska sabar wax kasto waa adun waa laga gudbaa
Ax wlhi marka ka sheken jirtay wankula oyijiray hooyo mcn allh awlada baari haynoga dhigo allh qalbigeda naxriista hooy ha geliyo😢😢😢😢😭😭
Hooya iska cafis gabadhaada pls❤❤❤
ماشاء الله ❤🥰Mom🥰
Asc mamo allah qalbiga haku qabojiyo waa iska aduunyo samir
Allow qalbika kuqaboji maamo owladadna alle baari hakga dhiko wlh waqiso xanun bdn 😭😭😭😭
💚💚💚💞💝💕💕💜💜💓❤❤❣💓💓💜💕💕💓💓💛❣❤🇸🇴💜💕💚💚💞💝💖💖💙💙💘💘💙💖💖💞💞💝💚💚💕💜💜💓❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍💍💍👑👑💍💍👍👍👍
Hooyo hodan Allah ku xafido hooyo ❤❤😍😭😭
😢😢😢hooyo macan Allow nadaa
Hooyo allaha kuxafido
Iska cafi hoyo😂😢😢😢
Hooyo mcn 😭💋🫂🧕😘
😂😂😂😂😂 maamo waa iga qoslisay kulahaa samsam halkasay iga daawanaysa itus bal an fariin u reebe hooyo qaliya thy wllhi 😢
Masha allah qof alle aaminsan wye mamo dhibka allaha ku fudedeyo 😭😭😭
Sorry ummi
Hodoneey gawadha ma Axmed cagaweyna dhalay? Haduu asaga dhalay waa wo jaceel kii kowad ee see wax u jiraa Maxaa kugu dire?
Maya ninki kahoreye bey u dhashe
@@fardowsafarah4762 oo soo axmed oguma horeynin hodon
We love you hooyo quruxey ❤