Walahi Ayaney xasuus Aya igelisay wa aya sida aad adigaba sheegeysid oo kale aya xaajigeyga dariishadaha iyo jaranjarta loo istaagijiray inuu lahadlo darteed AR naagahana naarta u hoosmarana madhikariye maxaa daba dhigay reeraha is qaba wan yaabee isku waara abayo
Ayan abayo gabar masha allah ayad rahy lkn xoga hadlaka badan iska dhaaf
Masha nin wanagsan yad hysataa allah dhib idinka dhawro angna allah noo sahlo ❤
Naagtii guri reer islaameed duminayso cansar alle haku rido wllhi wanba nacay naag utaagan inay dumiso guri dhisn subxanallah
Adabo bun bunayo wll raga waa badnyihine xaa midkan lagu arke🤔
Yaab badanaa abyoy quraan Isa saar wee kugu naxsanyihin bisinkee
Abaayoy Adigaaba Dadka istusinaayee noloshaada qarso ILAAHAY haku barakeeyee
Maasha Allaah family qurux badan 🙏🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💖💖🥰🥰🥰💝💝💝😘👍👍👍👍👍👍🙏🤲🤲🤲🤲💘♥️♥️
tan kalena iska ilaali inaad nin saad dhan ugu kalsoonaato walaaley bal xishoo oo wax yar iskula har qeyladane iska yareey hadal badan faa iido malahane hadalka badane iskadaa
Walahi. Xataa haduu. Ado inaan gabadhaa col uqaa dayn oon wacaynin xataa
Anaga wax araknay yab war hadu qabo astanta warda xashi ninkeda lagu shegay weyba wanagsanan laheyd haba la isku qabsado lakin nin tima sheydan leh waxad iskugu qabqabsatan waba wali yahoo
Beautiful family keep going xabiibtii cidna ha u joojjin horumar kaaga xabiibtii sharkooda kuwa alle s.wc haka hayo sharkooda thanks for sharing
Cadowga allah niga qabto marwalbo 🤲🥰
Naaa walal adaaba dadka iskusoojeedinaaye dadku waxay kudhahan dhiranan uun kaqaad wadba daashay Saad kolpa umada ugusoojwaabaysaye
Ha wlhi iney is adkeyso ayan qabaa lkn wa umul hormonadane wili ma dagano
Walaley calentas ban raba eeh inten kahela Uganda ban joga
Somaliyey family quruxdabadan haa isku durin ee iskadafaa u duceyaa intey iskuwaran
Carab wlahi nin rag wYe abw ayaan ilaali wlahi cadawgeda badan mideda kale mami boorash ayaan rawe
walaaley qurux maad u maleysaa buurmi oo hadane ah kiimiko waxa aad isku cayilisay waadvyar thye ha isku ridin cuduro aan daaep lahyn
Allah guurigaga Haku adkeeyo xbbti mcn ha ujoojin
Asc. Bismillaahi dheh,laakiin naag iyo ninba Illaah sharkooda hanaga qabto.
Naagahan indha adagaa nin reer leeh qasbaya Dr xabeeb haloo geeyo
MashaaAllah ❣️ ❣️ ❣️
Nin aan la ila yeelan rabaa 🥺ana. Inaa gabadh kale wareeriyo marabi 😢
Ayaaaney abaaayo malbka caruurta mla siin karaa abaaayo isoo jawab hadaa Haa tiraa waan dalbanaa gabar yara ika caatoowday halmarna wan isla dhalny marka maserki ayaa ika caatobiyay marka isoo jawab qali wana sadx jire
Alla wee waalaty Ayaan markaan Alle Qlbiga hakuu dajiyo🤲bisinka wllshy
Sii wad walaashay. Ha is dhiibin.💯❤❤❤
M.a abyo hore usocda
Iso racaa please somaliya
Ayaan la yaabin abaayo waa sheekadii warda hashi ninkeed
afartanjir waagabadh yar oodhaldhalaaysa magaboobin ayaaneey
Masha ilaahey ayaan quruxey nacabka darbiyaha hajiro abaayo kob qarson shaha kucab waxaa jiraa dad anan heysan kun shilin ay shaah kucaban abaayo waa iga waano sharafey 👍👍👍🥰🥰🥰💖
Mansha allaah tabaraka llaah xbbti hore usoco
Waa waxa isla ogtihin mu dhaho qali iska dhaaf waxan muu dhaho
Ayadha iskujawabeysa,ala codka maxaan garan ruuxu yaxay
Abyo calinta razaq siden kuhiki karaa waxan joga dadaab camp teeda kale hooyo cunug nujinayso maisticmaali kartaa
Naa reeraha isqaba kaleexda balaya idiin aragtay
Illhy isha xasidka hydinka qabto
Bismilaaahi maxay karabaan reerkaan dhisan naagaha och xaasisanaa ishooda allaha idinka haaayo abaaayo
Masha allaha Beautiful family ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Tanu xasid Sana ayaaney ha ujojin nacabka ilahy ha idinka qabto
Waa naag walaty qali
Ayan waa jalousie Ayan qurux Rayan baa kadabayyso wlhi Ayan keep goin
abaayo noloshaadey la xunyihiin ee bisinka kaqabsada
Naa ilmahan adwalfinaysid daa shaqo andhaqadisa eheen hakurixin maqasqas unbuu kulaxayaysin noloshisa midakale yakuguqabsan ada nin jecel xita waxa afkaga kasobaxaya Kalamizami laa waxa laguducaysta ilaahayow irsaqada Mel fican nagagali
Walal dadka weynikalageyni raban warufyannimo haubixin
Kkkk qali o sas ah miya rali noqday maxa ben la isku shegay
War gabadha ninka udaya oo xishida yaab bandana hawaro jacelku
Masha Allah ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ ❤ masha Allah ❤ 🙏 💖 ♥ 💕 💙 ❤ 🙏 💖 ♥ 💕 💙 ❤
Masha Allah
Yaab waallahy
Subhaanalaah
Kkkkkk mashaallah 💖👌
Warda hashi ninkeda ey maqlen waxaas ayey darishada UGA gadgadayan
Warda xaashi ninkeeda weerar aya kusocda naagi cidhiidhi bay jecelyin rafadka nindon maha waaxasidnimo ayraban inay gabdha walaladooda gurigooda dumiyan
Manshllah
Mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah abayo 👍👍👍👍👍👍👍👍🤝💋🥰💝💖❤️🥰🥰
Waa shuboyin kawaran
Nairobi dadkuma nola reerkonfur melkaste way qudhmiyeen
Walhi benta ma ahan
Maasha Allah family qurux badan 🥰🥰💯💯💯💯💯
Filima la isku og yahay . Gabdho asxaabteeda ah ayee leedahay message soo dira
Welcome to wjr abayo and abowe
Ayan wan kuwata
BismillAllah ninla an ma dhacday maba ogene
Hhhhhhh
Wlhi abaayo Ayaan Naga waxsid
Hhh wa kadartay ayaney hhhhh ninka ninka nagu washe
Asc ayaan caleenta laysku caateyo ayaan rabaa
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkk walee Hora ladho dumarka janada waxay u Gali wayen waa danbi yahuu
Wxn waa sheeko laisla ogyahay hana dambaajinina yaaqeey 🤣🤣🤣mda kale dumaashi wiilasha hanaga dhaleecaynin wax ma dilaane beentaas yaakuu soo meeriyay🙉🐒🥰
Sax
Manshaa alah
Asturnan wax lagu wayay qawani lagu heli mahayo
Mashaallah hassidku ha jaabo
Wlhi wa yaab Ayaan maxlgarb
Maasha allaha family ❤ 🤲🤲🤲
M.a abayo keep going
Wllly lnbrkaga somalja so.sheeg mishasrida ilmaha u baahnaayeee wlhiii
M A
Masha allah wiil dacada fiican illahay dhiloyinka hakaga qabto ishoda 😂🤣🤣
Kkkkkk
😩🤣🤣🤣
😅😅😅😅
Subxaanallh waa Yaab!!!!!
Hhhhhh manoli
Walahi Ayaney xasuus Aya igelisay wa aya sida aad adigaba sheegeysid oo kale aya xaajigeyga dariishadaha iyo jaranjarta loo istaagijiray inuu lahadlo darteed AR naagahana naarta u hoosmarana madhikariye maxaa daba dhigay reeraha is qaba wan yaabee isku waara abayo
Lanbarkisah yaa siyay 😂😂
😂😂😂😂😂yaa og
Ma aduunkii baa rag laga waayay maxaa nin naag leh idin daba dhigay
ninkana haysku halay
Masha Allah Beautiful family masha Allah 🤲👑🌹👑🌹👩❤️💋👨👈💯👍💯👏👏👏
Yaab
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Alle.idiin makala geeyo anyone.horta dadkaas hormarkiina kaxunyihiin.nacabka darbiyada ha jiidho.molaada Somali nii garabtaagane.
KENAyo Ninla an makajirato
Naagaha horta maxa kaqaldan, guursada oo raadsada faaraxyaasha laamiga taagan maxa kolba reerka samaysma ee isku faraxsan daba dhigay ,camal la aan badana
Rufyan
😂😂😂wlhi waa yaap dadkan maba naxayaan
Hhhhhhhh ma atagtay
Kkkkkk
Ayaan dadkan cud
Mafahanty
Ma aana fahmin
Ee isdajiya qifkii idinka hadlaba ma ujawaabesan
Ayaney walaley ninka walagulaleyahay adiga gurigada markujogo ayaa ledahay banankas hadu ubaxo xalimoyinka ayaa kulaleh cadi iskadhid dheeh nagtas 🤣🤣🤣istaqfurullah
😂😂😂😂😂😂vedio ga kle lagaa soo sameynaa iska sug
Subxanallah ilahay musiibo haku rido nagahaas waxaas wax wanagsan maaha😡😡😡😡ayaaney naagaha waa cadow waxba kuma quuran is ilaali wllkey adigana xaaskaaga ilaalso somali dad faraxsan baa dhibta ee naagahas wala soo diraye yaaso diray
Nairobi nagaha dhiloyinka baa kubadan ban is iri yaahuu
Inanka cashari dhiladana garaac
Masha allah