Sidee Xildhibaan Maxamed Abiib Xasaanad looga qaadi karaa hada? + Xogo cusub.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 69

  • @book2316
    @book2316 2 місяці тому +1

    Maa sha Allah!

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 2 місяці тому +1

    Masha Allah, this man is very educated about sharciga wadanka iyo wixii loo baahan yahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IdrisOsmam-u1w
    @IdrisOsmam-u1w 2 місяці тому +4

    Sheekha meydh yaalow sheekh isaqaadow awoow sharka bernaale nahaye

  • @MohamedYonis-s9v
    @MohamedYonis-s9v 2 місяці тому +2

    True

  • @MohamedYonis-s9v
    @MohamedYonis-s9v 2 місяці тому +1

    Great

  • @MohamedYonis-s9v
    @MohamedYonis-s9v 2 місяці тому

    Well said

  • @yonismahamoud5245
    @yonismahamoud5245 2 місяці тому +2

    8 nin o isku jifo à maso edayn karto xildhiban Abib

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 2 місяці тому +1

    waa nin wax badan og

  • @khadradahir-d2j
    @khadradahir-d2j 2 місяці тому

    Anoo shacaba waxaan u soojeedinaya odayaasha iyo waxgaradka gobol ka awdal in ay kahadlaan xildhibaanada kuhadlaya afreer iyo af gobal taasi maaha sidii waxlookordhisanlahaa waxan leeyaha halayska diido wixii nabadgaliyada inaga xumaynaya wayo waxaynu nabadgalyo kuhelayno maxaynu dhib u doonan ❤❤🎉ha layswaaniyo dhalinyaro iyo waayeelba

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 2 місяці тому

    Waa muuse miyuu dastuur muxu kayaqaan.

  • @MohamedYonis-s9v
    @MohamedYonis-s9v 2 місяці тому

    That's reality

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 місяці тому

    SHARCIGAA Shaqaynaya kii diiday sharciga iyagaa waalan❤

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 2 місяці тому

    Waar kawaran Xinif oo kala qaaday beelaha kana hadlayay Yaasif kawaran jeegaan awal iyo habarjeclo kawaran ina kaahin kawaran muuse oo suldaankii madhibaan ku yidhi hadalo takoor ah Qabyaaladu xadhgahay goosatay maxaa laga rabaa xildhibaanka reer awdal waar xishooda jeegaaneey we ❤ xildhibaan abiib

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 2 місяці тому +1

    Xildhibaan hoolka kaliya ka hadli karaa oo xaasanad ku leedahay hadii u banaanka joogo xasaanad maleh xeerka lo afuuf ayaa sidaa qabo 😂😂😂😂😂

  • @moseskaahin
    @moseskaahin 2 місяці тому

    tvgii qoomuluudka
    waxba kama qorno

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan 2 місяці тому

    Geesi

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 місяці тому

    Xildh ina Abiib xasaanadii wuu ka baxay Hadii Sharcigana Did ka wayni ma jirto dal ka sharciga uyaalaa hadii laga talaabsado maxaa laga qabanayaa Golaha❤❤❤

    • @alyascalu
      @alyascalu 2 місяці тому

      Xlb abiib hogansame sharci waa musuqdiid marka hadu sharci ilaali noqon waayo ma mouse biixa ilaalina

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 місяці тому

    Xildhibaanka hala dhawro

  • @abdiladifahmeddhamac4217
    @abdiladifahmeddhamac4217 2 місяці тому +1

    Sharcigu ma riyibaa mise waa document la raaco.
    Ninkani ma rayigiisa ka hadlayaa imika

  • @JamaSalaad-x9f
    @JamaSalaad-x9f 2 місяці тому

    Waa fekerkaaga oo keliya intaa aad hadlaysay Hal qodob oo sharci ah maad sheegin

  • @HoumedAhmedyoussouf
    @HoumedAhmedyoussouf 2 місяці тому

    Dadku waa reero isku tagay.
    Nin walba reer buu ka soo jeedaa .

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz 2 місяці тому

    GUULWADE soo habsaamay waa goorma?

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 місяці тому

    Xildh ooyaaye wuxuu hadhay heer uu casuumad ugu sameeya Dad ka soo jidhkeeda Qaranimada sland

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 2 місяці тому

    Ninkan ad leeday wadhafi kara debiga loosatto xidhibaanka ma guriigiisiba sidu u samixi kara wax qoki deni kalo waxa lagu kala baxa shariga qofi cid ma cafiyi karo

  • @Shardia00
    @Shardia00 2 місяці тому

    Ninkani wuxuu k hadlayaa wax uusan cilmi u lahayn, dhowr kooris oo aad ka akhriday xeerasha kaama dhigayaan xeer yaqaan.

  • @habanewaikaa2448
    @habanewaikaa2448 2 місяці тому

    Nin tagy wax laga qabo karo maleh eeegy

  • @TaaroAli
    @TaaroAli 2 місяці тому

    Waa in maxamed abiib waraaq looga soo jaro maxkamada loona geeyo odayaasha samaroon oo ay soo qabtaan maxkamadana horkeenaan dacwadiisana halkaana ka dhagaystaan dambiyada loo haysto waana inuu sheego wuxuu ismaciil cumar geele ku haysto jabhada ee uu ku xidh xidhayo si aanu u fashilmin waxaana jira waxyaabo badan oo ku huursan jabhada samaroon ee jabouti lagu qarinayo ayuu maxamed abiib ogyahay waana in si dhaqso ah loo horkeeno maxkamada waajibkiisana looga guto?

  • @Xasan-e4g
    @Xasan-e4g 2 місяці тому

    Warya.jooji.qabyalada..adkuhadlayso.waxadtaha.jibril.abokor. 2:58

  • @MohamedDhise
    @MohamedDhise 2 місяці тому

    Sawkii kulmiye wadada galay xiligii riyaale waar isaqaw dhuusada daaya oo afka kahadla

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 2 місяці тому

    Xagee buu kajiraa nidaamku Kani waa mid aan warhayn waatii muuse dumiyey nidaam kii waa meeshu waa reer iidoora

  • @Hsseinsh.HassanBokh
    @Hsseinsh.HassanBokh 2 місяці тому

    Waxaad uhadlay sas isaaq nimo
    Wad

  • @Hsseinsh.HassanBokh
    @Hsseinsh.HassanBokh 2 місяці тому

    Been able ayaad tahay biidhi qaate

  • @MohamedDhise
    @MohamedDhise 2 місяці тому

    Sawtaynu reeraha wada nahay ee aad isaaq ahaan waxwalba samaysan ma waa reer awdal baynu nidhaa oo anagay noo xaraysanyihiin waar reerka aan kibirka kadayno hadii Allihiin Alle yahay

  • @AhmedIbrahim-kd3gt
    @AhmedIbrahim-kd3gt 2 місяці тому

    Sharcigu a gabto Muise iyo Nuux pasta oo ciidaka jabiyay iska hadley

  • @sahnim7481
    @sahnim7481 2 місяці тому

    Dad aan Xil uqalmin Aqoon ahaan ayaa Xildhibaano Noqday. Midbaa Sidii Ciyaala Suuqii M.W.Qaranka Beenaale ku sheegayey.😂😂😂

  • @khadracawlrooble2224
    @khadracawlrooble2224 2 місяці тому

    Hhhhh garyaqaan tan aad hada sheegayso iyo arimuhu sday ukala horeeyeen miyaa sdani ? Hadalkuna wuxuu micne leeyahay marka hadalka lasocda laraaciyo

  • @EngasadAxmed
    @EngasadAxmed 2 місяці тому

    Cabdi naasirow imisa ayay reerkaaga hanjabayeen oo buuraha galen oo ciidankii qaranka laayeen maxaad taa uga hadli wayday

  • @maxamedabdi9266
    @maxamedabdi9266 2 місяці тому

    Xeerka iidoorku markaa wuxuu qabtaa miyaa dadka kale ee kuwooda maalin walba caytamaa?

    • @fadumogedi7423
      @fadumogedi7423 2 місяці тому

      Cudur bilaa dawaa ayaa ku haya
      Alleh umada kaa qabay MashaAllaah

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 2 місяці тому

    Waar ninka berbera xildhibaan uma dooran ee boorama ayaa laga soo doortay xaqoodana waa inuu doono

  • @kingsman5110
    @kingsman5110 2 місяці тому

    war orod badawyahaw

  • @IsmailYusuf-e4z
    @IsmailYusuf-e4z 2 місяці тому

    This guy is puppet for president Muse bihi

  • @Gobsame
    @Gobsame 2 місяці тому

    Muxuu uga xishoon waayey marka uu gobol kooda yar la wayn yahay kuwa beesha dhexe ee isaga difaacaya reer ruqi ha soo badeshaan

  • @AbdirashidAwil-x5u
    @AbdirashidAwil-x5u 2 місяці тому

    Garyaqan aqoon fiican uma lihid mlskiinka aya miska la fuulo scharcigu miskiinkunbu qabta, hadad cadalad shegayso, ka so bilaab hadaad run shegayso muusa biixi ka so bilaab

  • @maydhanemohamed8576
    @maydhanemohamed8576 2 місяці тому

    Hhhh ninkani dayrkii muusaa ku qofilanba waar odayga xaydaabkas geeliisaa lagu eegaaye shaqadaa adigu waydiiso hhhhh uu iga qosliyay wuuba qiiraysan yahay

  • @HassanAbdu-rk1hg
    @HassanAbdu-rk1hg 2 місяці тому

    Waar xaafadiina ku eekow nacnac looma baahna

  • @abdikadirmohamed9169
    @abdikadirmohamed9169 2 місяці тому

    Kkkkkkkkk xayawan bilaa caqliya dalkeede ma reer baa reer gumaysan kara 2024
    Adeer ha waalinina anagu somali ban nahay xasuuqad somalia ka sheganasan oo kalad ka gaysaten awdal 1991 iyo sool 2023 Marka isaqllan fadlan sikhranimadaa iyo riyada ka baxa

    • @abdit8270
      @abdit8270 2 місяці тому

      Neef bilaa caqli😂 yaa la gumaystaa? Bal noo sheeg cida la gumaysto 2024? Arin sharci baa laga hadlayaa hadaad dood hayso bal noo sheeg. Inamadan islaanta hooyada ah tamaadhada bacadka ku iibisa laga muasruufaa waa inay dhidhibsadaan. Oo xasaanadu waajibaad bay leedahaye ku dhaqmaan. Hadii kale ay is qaawiyaan ay meel walba ka badhaaciyaan...sharaf yeelan mayaan.

    • @IbrahimAhmed-kf3lv
      @IbrahimAhmed-kf3lv 2 місяці тому

      Kkkkkk, walaahi inaad sidaa u hadashaan kaba shaagloo waad arkooteen. Faqashtii boorame dumarkiina hortiina ku fuulfuulaysay eed u basaasayseen inu fataaleyseen ayaa intoo laga xoreeyey lagu yidhi madaxweyna noo noqo, oo madaxweyne ku xigeen noqo.
      lkn, bal soco walida iyo kibirka indho la’aanta ah ee aad ku socoto.
      Maalin kale ayaad garan oo la iska kaa celin ood sidii reer laascaanood si ka xun aad u qixi ee ku soco dameer yahaw.
      Saadambaad garan.

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 2 місяці тому

    Xaarwayne kkkkk
    Jaahil
    Qabiil ayaa wax lagu doortaaye samee waxaad rabto.
    Xeer ilaaliye
    Ayuu u yahay xeer ilaaliye?
    Waa oday Habar Awal,Maxamed Abiibna waa Wiil Gadabursi ah.
    Adeer wax intaa dhaafsan usheeg hooyadaa.

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 2 місяці тому

    Waar haduu yidhaa rida MUUSE handaraab idinkuba soowtii riyaale waxkadaran aad ku lahaydeen waar kan ilkaha waawayni waa oromo jiriil abokor waar xishoo oo naga xishoo huda First Lady Riyaale ayaa idinka badbaadi wayday shame on you waar naga Lo afuufkan I am from Awdal Borama ❤Wadani iyo CIRO next no more Oromo

  • @bashiirali7254
    @bashiirali7254 2 місяці тому

    Good Points mar hore ayaa sida loogu bahna in bulshada loo iftimiyo sida sharciga dalku dhigaayo waayo hadii sharciga jiri waayo oo lagu shaqayn waayo dadku iyo duur joogto isku mid bay noqonayaan. xilidhiban M.abiib 2da qodoba way ku cadyihiin ee qofki dankale iska jirtaa

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 2 місяці тому

    Sharciga heego waa qof iyo rabitaaankii 😂😂😂😂😂

  • @moseskaahin
    @moseskaahin 2 місяці тому

    waxba lagaa
    dhegeysan maayo
    waayo Oroomo
    sharci daro lagu
    qarameeyey baad tahay
    somaliland kama
    hadli kartid
    miss fool xumo
    ilkaha sameyso

  • @Hsseinsh.HassanBokh
    @Hsseinsh.HassanBokh 2 місяці тому

    Faataa dhugle shilimo ayaad kaqaad Tay muuse biixi

  • @maydhanemohamed8576
    @maydhanemohamed8576 2 місяці тому

    Waar nooisoo eraya waaban sugi Kari laanahye isagaa ku dhagan nimankan aqligoogii zero hoos using dhaafay hhhhhh xilkuu hyo mxmed abiib ku buuxi meel kuu banaanayd inaader mid uu madaxwayne ka noqdaanu dhisaynaaye

  • @abdit8270
    @abdit8270 2 місяці тому

    Xildhibaanada somalilandtu xasaanada khalad bay ka fahmeen. Waa in sharciga loo dhigaa hadii kale ugaadh bay noqonayaan.

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 2 місяці тому

    caqil muuse shani ayaa laga baaraty waxa

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 2 місяці тому

    Waar kawaran Xinif oo kala qaaday beelaha kana hadlayay Yaasif kawaran jeegaan awal iyo habarjeclo kawaran ina kaahin kawaran muuse oo suldaankii madhibaan ku yidhi hadalo takoor ah Qabyaaladu xadhgahay goosatay maxaa laga rabaa xildhibaanka reer awdal waar xishooda jeegaaneey we ❤ xildhibaan abiib

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 2 місяці тому

    Waar haduu yidhaa rida MUUSE handaraab idinkuba soowtii riyaale waxkadaran aad ku lahaydeen waar kan ilkaha waawayni waa oromo jiriil abokor waar xishoo oo naga xishoo huda First Lady Riyaale ayaa idinka badbaadi wayday shame on you waar naga Lo afuufkan I am from Awdal Borama ❤Wadani iyo CIRO next no more Oromo

    • @fadumogedi7423
      @fadumogedi7423 2 місяці тому

      Muuse waa geesi qaran oo Wadankan u soo halgamay