Waw sagal hore usoco geestaada adiguna sucdina dhankeeda qof walba arsaqdiisa Allah aya qoray hore usoco abaayo abwaanad ayad tahay wa in lagu qira ❤❤❤
Dadka Sucdi baafinaaya waa ogtihiin waxa dhacaye gabdhahan kala daaya, dad.waa wayn iska dhiga. Sagal caydi iyo qabyaaladdi iyo waxay dhigtay un ban uga xumaaday laakiin laba qof way is qaban karaan, laakiin aakharo iyo Alle ka cabsi in la ilaawo ayaa ceeb ah, adduunkuba waa qurac iyo qansax! Inti kalena aaway?
BILOOWGA FILINKA MEEL KHALDAN BAY KA BILAABEEN. DADKI OO HADA DIYAARAD KA SOO DAGAY CUNTA KARSADA KU LAHAA IYO SODOHDI OO DAGAAL LAGU BILAABAY IYADOON XATAA QOLKI LA TUSIN. PARTI 1 IN WAXAAS OO DHAN LAGU BILAABO MA AHAYN PART 4 OR 5 IN UU AHAAYO QAAB DHAQAMEEDKA INUU GALUU AHAA.
Kkkkkkklll dadkii filmada ku la shidayey ma hayside ha daalin ma fasdumumeey dantu kuu gaaysay kkkkkkkk war munasir meesha iskaga carar mise adna inta öagu caayayaaf sugay kkkkkkkkk
Waaw masha allh. Sagal quruxey qaali dumarey inolow intay nolal jirto habo qaali. Wlhi gadaashiin filim kle mafiirsanin wan idin sugaayey guulesta team sagal qurux
Masha Allah Filim wala bilash Horumar wacan Samideyna filinka Ayey ku jirta nastexo yarey❤
Maanshaa allah horey usoco abwaanad baa tahay cidi kuma gaarikarto somalida warkeeda ha joojin caydana iska dhaaf sharaftada ayay hoos udhigi
Wan uxiisy sagl wlhi cod kedn jclhy guul iyo gobnimo ❤❤❤❤❤
Alllha kuwu cayayankiii guriga may lehan guuriga sagal baa leh gobannimo😂
Abaayo sagal somali hormar wan boqortooyo ❤❤❤
Masha allah sagal waa nagu soo daahday walalay film shidan huray usooco ❤
Horey usoco sagal somali hormar baan kuu rajeynaa🎉
that's right waa xaqiiqada nolosha america welibana dadka banaanka ayey aad wax uga Cunaan God bless america 🇺🇸
Masha Allah 🎉🎉🎉❤❤
Macha.Allah❤❤❤❤❤❤
team sagal gulesta. hore usocda flim ka wa shidan yahau
waanu ku taager sanahay boqorada sure from burco
Asalmucaleykum asad waxay dheheen waa janntul alfardaws❤ maraykan kkkkkkkk❤❤❤❤mahadsenid hooyo macaan way waynaatey❤❤❤❤❤scw ❤
Masha allah family aan jeclahay sagal iyo asad ❤❤ hambalyo musasalkan ❤😊😊
Masha Allah ❤
Wow filim kan waa filim mcaan wllhi sagal io asad asiya io ayaan io naxteexo idinka dhly
Sagal hore u soco mss 1m🎉❤ insha allha
Mashaallah sagal cdy wakuxise wlhi walashy mcn❤❤❤
Wow film macaan sagal iyo asad mansha allah❤❤❤❤❤❤❤
Mashallah walahi waan kufarxay ❤❤❤❤❤
Wow very good filin
❤
Wlhi famiil Sagal o an sodhaweyneyno farxad Ku wara ❤❤❤❤❤❤
Waw sagal hore usoco geestaada adiguna sucdina dhankeeda qof walba arsaqdiisa Allah aya qoray hore usoco abaayo abwaanad ayad tahay wa in lagu qira ❤❤❤
Sowmaha kanaxow nafta waa ❤
Inta sucdi ka timid like saara
M.a wllhi sagal.ruwyd. esan ku jirin iguma socoto😊
Horay u soco sagal my dhiiga guulyso😊
Maansha allh hore usoco sagal geesiyad drieed❤❤❤
Mash alah sagal guulayso hbo ILhy ha ku xiftiyo.
icant weit next part
Mnch allh❤
Wwwwww sagaley wanka helaa mcnto lkn afxumida dhaf abyo❤❤😢
Team sagal somali marnaba no hoos sagaleyy horay usoco indr mcn mzz 1m l .n kuurajayna ❤😊
❤❤❤❤❤❤❤❤ 5:06 ❤
Maansha allaah ❤❤
Alxamdulilah sagal waa soo caafimaaday
❤❤❤❤❤ Wa boqoradi Sagal solabad farxad Leh ❤❤❤❤❤
Sagaley hore usoco wwalashay aad ban ku jeclahy❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Dadka Sucdi baafinaaya waa ogtihiin waxa dhacaye gabdhahan kala daaya, dad.waa wayn iska dhiga. Sagal caydi iyo qabyaaladdi iyo waxay dhigtay un ban uga xumaaday laakiin laba qof way is qaban karaan, laakiin aakharo iyo Alle ka cabsi in la ilaawo ayaa ceeb ah, adduunkuba waa qurac iyo qansax! Inti kalena aaway?
Sagaley horey u soco abaayo❤❤
Mashallah sagal film kan wan ka helay ❤❤❤
Family asad iyo sagal, film wacan.🎉❤❤❤
Sagal fiilan ayan jilayin see loo daan leh❤❤
Mansha allllh sagaal kor ha lo qaado jankeed
BILOOWGA FILINKA MEEL KHALDAN BAY KA BILAABEEN. DADKI OO HADA DIYAARAD KA SOO DAGAY CUNTA KARSADA KU LAHAA IYO SODOHDI OO DAGAAL LAGU BILAABAY IYADOON XATAA QOLKI LA TUSIN. PARTI 1 IN WAXAAS OO DHAN LAGU BILAABO MA AHAYN PART 4 OR 5 IN UU AHAAYO QAAB DHAQAMEEDKA INUU GALUU AHAA.
Team sagaal waa guulaysan hawsheeni inoo bilow
Manshaalh ❤❤❤
😅😅😅 alla sagal way iga qoslisey
Come back ❤sagaley u xisay ruwayadahaga😊❤
Filinka sidiisa kale waa maaaha allah
Waaw team sagal
😂😂😂😂😂😂😂😂
Sagal abayo Naga ha u jabin ok guleso qurux badan❤
❤❤❤❤❤❤❤ sodha woow sagal
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😅
Kenya America ma noqon ee filnka lagu matali haya her badiya nimada iska dhafa
❤❤❤
Huno azadow maxaan kuu xiisay😅😅😊
Mashallah Mashallah waa kufaxay
❤❤❤❤❤
teem sagal wa idin xisay san le no la joga huray u socda❤❤❤❤
mashalh wafilin cajiiba😂
Sagal family channel weeye ee family sagal channel ma aha
❤❤❤❤❤❤❤❤❤7🎉🎉🎉😊😊😊h
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Wow ❤
Mashallah kkk faaduma kkkkkk
Kkkkkk😂😂😂😂😂
Oh shit ruwaayada waxaa ka maqan sucdi waa dhari bilaa milixa
❤❤❤❤❤www🇩🇯
❤❤❤❤
Hodan quruxey qali wan idin so dhawsynayaa idinka iyo filimkina
Team 22 hanti baad ku dishay
Dhaqsaba sodoh caaygi maa bilowday kulahaa habar xun oo sodoh ay ayaan soo wadaa
Baumbach Gateway
Kenyaa America meey noqotay😂
Noso badiya ruwaydaha
Masha alaah temkeega so dhawada
Well habo 😍
To habo mcn❤😊
Sodhawow ❤❤❤❤❤
Dadka dhaqan lumista kadaa sagal waalid lacaasiyo wa dhaqan lumise
Maya waaa film nolosha ka jirta america waaye😢😂
Waaw waa filin macaan
Sagal😂
Naa is astur uf cajusad yahay walan
Coodka hagaajiya wax aan ka fahmay malaha shucaac lee meelaha qaar laga dhageeysan kariin
Na labiska iska hagaji uf 😂
Waaaaw
Kkkkkkklll dadkii filmada ku la shidayey ma hayside ha daalin ma fasdumumeey dantu kuu gaaysay kkkkkkkk war munasir meesha iskaga carar mise adna inta öagu caayayaaf sugay kkkkkkkkk
😂❤❤❤❤
Acuudu billaah naa is astur
Masha Allah
Sagaleey waxaad sameysay wax umadoo dhan ka careysiiyay oon lagaa fileyn marnaba cey tii ugu xumeyd afkaaga iyo damiirkaaga waxba ma reeban adaa ugu darnaa qof caytamo waxaan ahaa taageerahaaga maalinkaas ayaan ku nacay naag kaa af xun waligey ma arag ilaahey utowbad keen umadana cafis weydiiso
The best
Yaas sagal iyo asad waxan ahay tageerihinii waayo badan
❤❤❤❤🎉🎉
Codka hagaaajiya
Hodan wey is badashay wigiga aye ka cayishay musalsalka maseer iyo kan maba islahan 😂
M a sagalaley❤❤😊
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢😢😢
Ŵowo❤😊
Maxey aheyd hooyada naay buuq iga daay la leeyahy ma saan baa aktarb lagu ahaa dhaqan somali iyo mid islaamba ma aha
Akhas caek melan sucdi kujrin dawasho mle runti