GUUL QOORQOOR MAREEXAAN LASAFTAY WEERARAR CULUS KUQAADAY XASAN SHEEKH,HUBKII CAABUDWAAQ,XOG SIR

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 жов 2024
  • GUUL QOORQOOR MAREEXAAN LASAFTAY WEERARAR CULUS KUQAADAY XASAN SHEEKH,HUBKII CAABUDWAAQ,XOG SIR

КОМЕНТАРІ • 59

  • @malakaaay
    @malakaaay 2 місяці тому +6

    mareexaan Allaha la jiro ❤❤ Anaguna waa la jirnaa ❤❤❤❤ from Harti

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 місяці тому +17

    VIVA illaahaybaa beesha mareexaan
    Guul iyo Gobanimo,iyo insha Allah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @BoqoradaRerkeenadiid
    @BoqoradaRerkeenadiid 2 місяці тому +2

    Qoorqoor legend 🎉🎉🎉

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 2 місяці тому +2

    Mareexaan guulaysta geesi yaasha ❤❤qoorqoor waa halyey guulayso geesi ❤🎉❤💪💪💪💪💪🦁🦁🦁🦁🦁💪💪💪😍

  • @BaxsansiciidOwnuur
    @BaxsansiciidOwnuur 2 місяці тому +3

    Guuuulu illaahaybaa beesha mareexaan guujlu iyo gobanimo iyo inasha allah

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 2 місяці тому +4

    Guul,guul,guul:Sade Sadkiisii ilaahaybaa siiyay, ee kii ka Xunnow xaar, daarood ilaahay bay leeyihiin, wayna kaa sareeyaan ,oy kaa xoog badanyihiin, ilaahay bayna ka cabsadaan ee bani aadan kama baqaan,guul weyn ,M.S .Daarood.

  • @khadiijasaid1516
    @khadiijasaid1516 2 місяці тому +4

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 2 місяці тому +4

    Welkom 🤗 Darwiisha

  • @malakaaay
    @malakaaay 2 місяці тому +3

    hubka mareexaan gacanta u galay waa hub dad wanaagsan oo xafidi kara gacanta u galay.✅ waxaa welwel mudan hubkii hubkii abgaal iyo Hg gacanta loo geliyey ee galcad iyo masagawaa🙏

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 2 місяці тому +2

    War hanoo faanin qporqoor waa habargidir waa isku mid mareexaan waa in maamul goboleed ku dhawaaqaan dhulka Daarood na lasoo ceshadaa dhuusomareeb cadaado hopyo baraxleey bandiiradleey soo ceshada Daarood inshaAlaah Guuuuuuleysta Mareexaan garabkiina nahay Guuuuuuleysta idin Ale Aamiin

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 2 місяці тому +3

    Cabtan Waan Ku Samay Sharafta Iyo Akhlaaqda Iyo Iyo Runtan kugu Jecelnahay Horay usoco Inaadeer

  • @seed3966
    @seed3966 2 місяці тому +3

    Asc xasan maxamuud waa fashilmay 😎 reer caabudwaaq guuleysta munaafiqiintii wey fashilmeeyn 🫏🫏🦫🦨🦨🦨🫏🦨🫏🦨🫏🦨🫏🦨🫏🦨🫏🦨🫏

  • @habibahussien6055
    @habibahussien6055 2 місяці тому +5

    Uun may dhicin hubka aa misaan hadalkaaga ilaahay baa u ciildhiciyay besha sade waa sacredness alaa uheleyay

  • @zalmawadani
    @zalmawadani 2 місяці тому +2

    Caabtiina ilahay mastuuro ilahaynah u maada ha idanka qabto Aamiin Aamiin Aamiin inshalaAh 😂😂😂

  • @CabdiAdan-ki4gg
    @CabdiAdan-ki4gg 2 місяці тому

    Guuuuuul beeesh marexan

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 2 місяці тому

    Reer Caabuqwaaq hubkii Xasan Sheikh Qabaa'ilada u qaybinayey qaybtoodii ayay heleen wax dhib ahi ma jiraan. Weldone

  • @rukiaabdulle420
    @rukiaabdulle420 2 місяці тому

    Reer cabudwaaq guul iyo gobonimo. Illahay baa naga wada qabtat hubkaas.

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 2 місяці тому +3

    Absolutely MR hubkah haskudifaacan waayo iyagaa laguxasuuqoh xasan waxkale maraboh inuu xasuuqoh belaha daarood absolutely waxaa layiri sirmaqabe saab baa biyo uceliya marka mareexaan hubkah ilaahay basiiyey ee kufara adayga,hadii laidin imaadoh xabad kaxiga reer cabudwaaq absolutely, xasan dalxaraashe iskaceliya waayo waa malcuumin

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 2 місяці тому

    His excellency president Ali Abdullahi Hussein Guudlaawe iyo beeshisuba wa Warsangali Harti.

  • @MohamedeqAli
    @MohamedeqAli 2 місяці тому

    Guuuuuuuul mareexanow

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 2 місяці тому +1

    Darwiisha MashaAllah Go for iT you are the beste always informing us . Thank you!!!

  • @Raho339
    @Raho339 2 місяці тому

    Guuleysta Beelweynta Mareexaan Cadowgiinu Hajabo👎 From Dj Jabuuti🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @malakaaay
    @malakaaay 2 місяці тому

    waa ka xumahay inaad saas u buun buuniso hubkii cawaanta u gacan gelilahaayee la qabtey 😢😢😢😢

  • @nmohammed1505
    @nmohammed1505 2 місяці тому

    Dee reer moqdisho unukaa leh dowlad marabaan dowlad la aanta ayeey ugu badisaa dadka kale hatashadaan insha allah

  • @CabdiAdan-ki4gg
    @CabdiAdan-ki4gg 2 місяці тому

    Darwiish yare ciyar matihid

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 2 місяці тому +2

    REER Cabduwaaq EASY MAAHA😂😂😂

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 місяці тому

    Waxan Dawlad ha’ugu yeerina.

  • @naciimomaxamedkulmiye6104
    @naciimomaxamedkulmiye6104 2 місяці тому +3

    Xasan sh dowlad waxba Kama Yaqaano mwaynaha u uordaayo uma qalmee hayskaga tago meesha 😂😂😂😂😂😂😂😂😊

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 2 місяці тому

      HADA WUU CEEBOOBAY DAMEER XASAN LUGA QALOOC

  • @nmohammed1505
    @nmohammed1505 2 місяці тому

    Cunaqabateenta hubka sidag daga haloogu soo celiyo cunaqabateentiiii

  • @MaxamuudCraximaan
    @MaxamuudCraximaan 2 місяці тому

    Ilaahay muaafiqiinta haayn naga qabt0

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 місяці тому +2

    Guul reere caabudu waaqa yaan ladin gaadhin hubukana hadhiibinina yaan xasan dhiiqo idin sirin ilaaha idiinka hiiliye😉

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 місяці тому

    Xasan ilaahay dalkan ha qabto

  • @kalisocodkali4469
    @kalisocodkali4469 2 місяці тому +3

    Soomaaliya waa in cunaqabataynta hubta dib loogu soo celiyo. Ethiopia dagaal ayaan ku nahay ayuu lahaa Xasan tuug, hubna wuu ka soo iibsanayaa,, yaa loo beenguuraayaa?

  • @aminaugaaso8884
    @aminaugaaso8884 2 місяці тому

    Illahoow waa lasku jeheeyee noo gargar waar dawlad mahasanee hishiya oo arigina racada soomaaliyeeey oo ducayst

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 2 місяці тому +2

    Dadka reer cabuudwaaq waxba lama waydiinkaro.

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 2 місяці тому

    Qoor Qoor waa oday sharaf leh

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 місяці тому

    Anigu waxaan layaabaa Xasan Gurguurte waxa uu colaada ku jecel yahay. Isaga iyo kooxdiisuba waa daalimiin Aakhiro moog ah.

  • @AwooweHagar
    @AwooweHagar 2 місяці тому +2

    Xasan munaafaq ithiobia ayaan dagaal kunahay buu odhayaa hubna wuu lasoo gaadanayaa halkee lagu arkay

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 2 місяці тому +3

    Xassan munaafaq ceeb ma kala jeclo. Waa Xassan ceeb u joog. Waa munaafaq, waa tuug, waa manexe.

  • @عبدالقادرعلي-خ8ب
    @عبدالقادرعلي-خ8ب 2 місяці тому

    Marexanow umad idinka nasiib badan dunidani ma arak wlhi 😅waxad tihin dadka somaliyed kuwa ugu sharafta badan gulesta

  • @FadumoKeenan
    @FadumoKeenan 2 місяці тому +1

    Xasan juudan waaa in lagala xisabtamo. Ragi. Qimaha badna o lagu dilay. Sharci darada. Hubki. Hawiye no adeegan rabay. Waaa inan u adeegsano. Qanimo iga dheh xasn garguurte. Waaa in la so xiro. Xilkana laga qaado tuuugo waaayo

  • @mohamednuur9770
    @mohamednuur9770 2 місяці тому

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkpkkkkkkkkk😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @Dulmidiid-b7x
    @Dulmidiid-b7x 2 місяці тому

    War xasan dalka iyo dadka in lagu aaminikarin hore ayaan u sheegnay kuwa barlamaan isku shegayo ayaa nasoo hor istaajiyey cuqubo haku dhacdee

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 2 місяці тому

    Waxaa cajiib ah inuu xasan dhiiqo yiraahdo Waxaan weerarayaa magaalo soomaaliyeed iyo shacabkeeda isagoo musuq ,qabyaalad iyo hub sharci diro ah uu soo galiyey dalka .

  • @alijama6723
    @alijama6723 2 місяці тому

    WAAN OGAA XASAN DHIIQO INUU BARA KICINTA SHACABKA IYO MEEYTIDII GUR YOHOODA LOOGU DHAADHACAY IYAGOON IS DIFAACI KARIN DUNIDA XAALAD ADAV BAA KA TAAGAN SOMALI IN LA BAD BAADIYAA WAA GEESKOO BAD BAADEY

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 2 місяці тому +3

    Xasan dal xaraashe tuug laqabtay talo maleh qabyaaladi ku qaaday kuma dhigto

  • @Cabdullaahiali
    @Cabdullaahiali 2 місяці тому

    AAMUS DAA ROOD

  • @Dulmidiid-b7x
    @Dulmidiid-b7x 2 місяці тому

    Hubkaa xasan wuu ka warqabaa waxayna usoo wateen qorqor iyo inta siyaasadiisa ka soo horjeedo iyo waxuu u soo watay mariixan ku gumaado taana ma dhicin hubkii dadkii lagu laynrabe ayaa gacanta ku dhigay

  • @malakaaay
    @malakaaay 2 місяці тому

    waa ka xumahay inaad saas u buun buuniso hubkii mooryaanta u socdey😡

  • @rukiaabdulle420
    @rukiaabdulle420 2 місяці тому

    U jeedi kartaan maxay tahay😂

  • @xamsaalinornor
    @xamsaalinornor 2 місяці тому

    war xishoo maxa ka qalda dowlada ha deysan gacanta ku hen hubka oo dhan cidna kulama xisabtami karto u mana soo xiri karto hubka hadii laku lana maxa ka galay marxan ma shaqoyinka dowlada ey qabta mi yey mqan karan mareexan ha cadeysto in uu yahay qabiil shaqada dowlada isbro u dhiganay amba hawsha dowlada hadii kala hubka haso celiyan🙄🙄

  • @mohamedwarsame4632
    @mohamedwarsame4632 2 місяці тому

    Hubkaa waxaa larabay in dagaalo lagu furo galmudug reeraha walaalaha ah in hubka qaarkood lasiiyo daw.qaabileysan ayaa arintaa waday reer marxaan difaac ha galeen kuligood wixii ku soo duula ha iska celiyeen

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 2 місяці тому

    Daarood waa in u dagaal dheer u duyaar garooba. Dawlad Daarood la dhisaa

  • @Cabdullaahiali
    @Cabdullaahiali 2 місяці тому

    Beenloow lsku dire diradiraale