" AABO " ABWAAN XASAN DHUXUL LAAB SAALAX MAANSO QIIRO LEH 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 вер 2024
  • #richalsultan #somaliland #father #fathersday #somalia
    Damiir ceebta diidiyo
    Caqli maanu kugu jirin
    Calool dabacsanaantii
    Yaa kaaga riday ceel
    Cashar maanka koriyiyo
    Cilmigiyo shareecada
    Ma waxad ka tahay caydh
    Muu soo ciyaar gudin
    Caradani shisheeyee
    Duqan caguhu barareen
    Tuus buu la ciiree
    Aabahaa ma cudurkaad
    Ku canaanaysaa ? 😢
    Aamiyo nin liitaa
    Hadal daran ku celiyoo
    Cadaw mooda kii dhalay
    Agtiisana ka caagoo
    #maanso
    #somali
    #xikmado
    #laabsaalax
    #abwaan
    #qaraami
    #heeso

КОМЕНТАРІ • 72

  • @nastehoomar-pg9hs
    @nastehoomar-pg9hs Рік тому +9

    Aàaabo macaaan cimri dheer iyo caafimad allah ika siyo aamin yarabi 🤲❤️

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 2 роки тому +10

    Aabo Qali Alle Cafimaadka Ku Barakee Iyo Cimri Dheer Ku Waar Allahuma Amiin 🤲🤲🤲🤲🥀🥀❤❤

  • @xamdamaxamedxamdamaxamed999
    @xamdamaxamedxamdamaxamed999 19 днів тому +1

    Anigu waxan soo korey aabe iyo toona aanan haysan😢😢😢😢😢😢ilaahoow aabahay u naxariiso oo janada nagu kulmi yaa rabi

  • @sacadsheekh1521
    @sacadsheekh1521 Рік тому +4

    Aallow uunaxariiso abahay❤❤❤

  • @hudaabdi8642
    @hudaabdi8642 2 роки тому +4

    Masha allah Abo mcn alle hanoodayo aakhirana alle janada haka wabiyo amin Abo mcn alle waxa kudhiba kuma tuso amin amin

  • @jamacdheereofficial
    @jamacdheereofficial 8 місяців тому +4

    Abe macaan allow icaafi waan ag fadhiyaa cawo isago iga xanunsan😢😢😢

  • @abduwaduudfarhan4511
    @abduwaduudfarhan4511 Рік тому +3

    Aabo alle ha ii ka daayo ilhyna igama ka horeysiyo🥺❤️

  • @amiiratualmaas2449
    @amiiratualmaas2449 2 роки тому +5

    Masha allah waa xaqiiqo abwaanka waxa ow ka hadlay allah xafido

  • @sheekowanaag1308
    @sheekowanaag1308 4 місяці тому +1

    Alloow ku xifdi oo kuu dambi dhaaf aabbo mcaan❤💙

  • @salmaanabdirahman9921
    @salmaanabdirahman9921 2 роки тому +1

    Aabe xaqada allah aya gudi karo allow cimri dheer cafimad iyo cibaado suuban kusii aabo🥺🥺🤲🤲🤲😰😰😰❤️❤️❤️❤️

  • @lailamoalim123
    @lailamoalim123 11 місяців тому +2

    Wanku jeclahay aabbo ilaahey janadii hanagu kulmiyo

  • @khadrafaarax1283
    @khadrafaarax1283 Рік тому +3

    Masha alleh mahad leh waa xaqiiq❤❤

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 Рік тому +4

    Aabo mcn allaw cimri dheer oo caafimaad le kusii aabo mcn 😢I love you aabo mcn ♥️♥️♥️

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d 11 місяців тому +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d 11 місяців тому +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xasancalisahalmaxamadmaxam217
    @xasancalisahalmaxamadmaxam217 2 роки тому +3

    gabay iyo amaanba hooyo ayaa mudan wlhi way noosoodhiig baxdey korkeedana waankusoo saxanooney alla maxaan habeen ko ooyey 10 jeer badan oo hooyo hurdo ka samartey aniga dartey allaahu akbar waxkasta hooyo ayaa mudan wlhi hadii xaq lasimaayo😭

    • @ayaancismaan2858
      @ayaancismaan2858 Рік тому +6

      Yaa dhahay hooyo amaan ma mudna aababa yaa ka dadaal badan si uu caruurta u koriyo dhibaato ayuu u maraa aaba abaalkiisa lama gudi karo🙏🏼❤🔥

  • @sheekhmaxamadshaafi7563
    @sheekhmaxamadshaafi7563 2 роки тому +2

    Aapo shaafi allow iikaadaa

  • @mxm5325
    @mxm5325 4 роки тому +7

    Masha allh abwaan

  • @hamseahmedomar558
    @hamseahmedomar558 4 роки тому +6

    Mansha Allah

  • @abdirahmanyasin3173
    @abdirahmanyasin3173 2 місяці тому

    Alle hewnaxariisto Abbahy 😢😢😢😊

  • @hamdaahmed-to1gy
    @hamdaahmed-to1gy 5 місяців тому

    Aabo mcn ku jacayl 😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤aabo mcn ku jacayl aabo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @neymaraboubaker942
    @neymaraboubaker942 2 роки тому +1

    ilahay haa kaa jasaid siyo 😞😭😭😭

  • @muniiracalicumar2935
    @muniiracalicumar2935 3 роки тому +4

    Abwaankana aan aadka u jeclahayow alle haku dhowro il xun neh kuma arkto wlhi maansooyinkaaga aad bey qalbigyga u tabataa taagero ku jecel ban ahy maskaxda ay ka soo burqato maansadaan qurux bdn alle hakuu dhowro💖💖💖💖💖💖💖💖⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘.

  • @zuhaibyare6636
    @zuhaibyare6636 13 днів тому +1

    From aadan sahan

  • @ZahraDiinIslam
    @ZahraDiinIslam 2 роки тому

    Thank you for your time today good

  • @IsraAdenmahamed
    @IsraAdenmahamed 2 місяці тому

    I will ask you Allah to give you his mercy

  • @farahmuse3620
    @farahmuse3620 2 місяці тому

    Waan kujeclahay aabe mc caafimad kuwar

  • @abdimajidyusuf6038
    @abdimajidyusuf6038 Рік тому

    Abo mcn alah cimrii dher haku siyo

  • @abdulkadirali1333
    @abdulkadirali1333 Рік тому

    Sax allow baaba ii cafi

  • @fahmicumar6400
    @fahmicumar6400 2 роки тому

    Ilahaw waalid kay iida itan ka ducaysanayo

  • @MahmedAhmed-oi4md
    @MahmedAhmed-oi4md 4 місяці тому

    Igadà abahy waa nadal

  • @mudugaawiboy7830
    @mudugaawiboy7830 3 роки тому +3

    😭😭😭

  • @Tulli-px8kq
    @Tulli-px8kq 2 місяці тому

    ❤❤❤❤aaabe

  • @muxyadiinxuseenfariid9471
    @muxyadiinxuseenfariid9471 2 роки тому

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰aabo.mcn

  • @DeeqsanCumar-cb3xy
    @DeeqsanCumar-cb3xy 4 місяці тому

    abo mcn

  • @xaliimoaxmed6158
    @xaliimoaxmed6158 11 місяців тому

    Really good

  • @yahyamahad9007
    @yahyamahad9007 5 місяців тому

    aboo❤❤

  • @حواءحواء-ي3ذ
    @حواءحواء-ي3ذ 2 роки тому +1

    aaaabooooooo macaaaan😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😘🥰❤️❤️💋❤️💋❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @oumalkaireahmed6921
    @oumalkaireahmed6921 4 роки тому +4

    Abo 😔❤

  • @zucaadabdirizaq4979
    @zucaadabdirizaq4979 Рік тому

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢aaabo

  • @saadiqaxmed1793
    @saadiqaxmed1793 11 місяців тому

    😮😮

  • @zakariyehazanali1157
    @zakariyehazanali1157 Рік тому

    Black day 23/2023😭😭😭

  • @nimcaanmustafe6130
    @nimcaanmustafe6130 3 роки тому

    Baaba😭😭😭

  • @hoodosahro4996
    @hoodosahro4996 2 роки тому

    Aabo😭😭😭😭

  • @roadahmed766
    @roadahmed766 Рік тому

    ❤❤❤

  • @Samaarsuldan
    @Samaarsuldan 4 місяці тому

    Aniga abahay wuu icilay cidlu igaga dhaqaaqay 😢😢wuu iciilau ALLE hacile😢😢

    • @axmedmaxamud7013
      @axmedmaxamud7013 2 місяці тому

      Been weeyaan waxaasi in aad soo qorto . Hada waanan ku xaqiijin karin in aad nintehee hadaan nin raga kuu aqoonsan lahaa dhagahaan kaa kari lahaa lkn hada kuma hubo. Waa iga talo lkn cilmiga shareecada ku dadaal.

  • @amka5479
    @amka5479 Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amka5479
    @amka5479 Рік тому

  • @MusaIbrahim-r8u
    @MusaIbrahim-r8u Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 Рік тому

    👍

  • @laylahussein6041
    @laylahussein6041 Рік тому

    Aamiin aabo

  • @cabdicusman1524
    @cabdicusman1524 Рік тому

    😂😂😂😂😂😂😂😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @saladahassan1734
    @saladahassan1734 Рік тому +2

    Illaahow unaxariiso aabehey janagale yo aabayaasha la midka sh

  • @maryancabdirishiid1804
    @maryancabdirishiid1804 Рік тому +3

    Allaha kuu naxariisto aabe

  • @zamiahussein58
    @zamiahussein58 7 місяців тому +1

    Aabo mcn ❤Cimriga iyo Cafimaadkaba Alle hakuu Dheereyo 🤲🤲🤲

  • @DaganCabdijibaar
    @DaganCabdijibaar Рік тому +1

    Abo mcn ilhy ha ika keno adu nabada🥺🥺 ilhyna cafimadka iyo cimiri dherer ha ku siiyo aabo mcn 🥰🙏

  • @shaficihamze5739
    @shaficihamze5739 5 місяців тому

    Abahay alle how naxarisrto alle iga jecladay abahay o wu iga dhintay abo dhan midnol iyo mid dhintayba alle how naxristo howna gargaro

  • @xaawoibraahim7124
    @xaawoibraahim7124 4 місяці тому

    Aabo alle ha ii ka daayo ilhyna igama ka horeysio😢❤

  • @NuuhIbrahim
    @NuuhIbrahim 16 днів тому

    Aabo allah qabriga 😢 kunuuriyo

  • @haboonabdi-mt1pp
    @haboonabdi-mt1pp 2 місяці тому

    Illahayow ha iga qaadin abahay🤲❤️😫

  • @sahrasahra7492
    @sahrasahra7492 Рік тому

    abo macan ale ha ku xafiido aamiin Aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲😭

  • @AadanQoriyow-hc9jd
    @AadanQoriyow-hc9jd Рік тому

    Cajiib dhuxul labsalax alla haku sharfo

  • @philantropist2156
    @philantropist2156 11 місяців тому

    I miss you baaba😢

  • @kaltunsheekh6772
    @kaltunsheekh6772 2 роки тому

    Woooooowp😭😲

  • @shukriabdullahi5071
    @shukriabdullahi5071 Рік тому

    😢😢😢😢😢