Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Wlhy Waligay Maan Arg Ab waan ka fcn Xasan Dhuxul Inta igu raacsan like Saar 👍
ranbuu ka hadlay
Masha Allah
Anaa kugu raacsan wllo
Ana kuku racsan sis😔
Dhuxul laabsaalax keep going hore u soco Adeero qali WALACLE ADUUNYADA Welcome
❤Masha Allah Aabo Abaalkaga Ma Gudi Karo Waayo Waxan Ogahay Dhibkad Nagaso Martay Alle Cafimadka Iyo Cimriga Alle Haku Daayo Allahuma Amiin Aabo Qali ❤
Ax 😭😭😭😭😭 aabo waa qaali wlhi aabahay allow u naxariiso awlaadana noo soo hanuuni oo tus xaqa waalidka yaa allah
Maansadan run Ahaanti wa iga oohisa illahayow Abaheey jano firdowsa ka waraabi Amiiin 😭😭😭macaanka Aabaha iyo la,anta Aabaha intaba Ana so arkay 💔🙏🙏
Amiin
Runtii waan qiirodaY inta ila mida like saar
inta ila xiseysa maansadan ii like gareya
mashallaah waa maaanso dhaxal gala ooo waaano ah ooo qof kasta oo caqli usaaxiba gelaysa allahayoow waalidkayo aaanan caasi ku noqon
Maanso Cajiib weeyeAbwaan laabsaalax waa nin wax badan og
Allaw dhawr aabahay , allaw unaxariiso aabahay siduu yaraantaydji iigu naxariisanjiray, allaw dhawr aabahy siduu iidhawrayay markanmorning waynaaday ♥️♥️♥️
cudud dad ku faantiyo xoogan iyo cadankani cidlo kagamay iman waxa tahay curuqaha cadka abe laga jaray 😐wlhi waa maanso qiiro leh Allh cimriga haw dheereyo waalidka💖 maansha allh abwaan allah haku xifdiyo
Suba xanaa Allah alle wiilkaa iyo Ku waa lamidaaba alle haa soo hanuuniyoo Abwanee AF kagaa canaa macaan lagu qabaay Alle haa Ku xafiidoi
Aad baad u mahadsantahay abwaan abwaanadu waa qeeb ka mida dadka waxa khaldan saxa dareena galiya thnks alot waa maaso qeemo badan
( وَقَضَىٰ رَبُّكَ أَلَّا تَعْبُدُوا إِلَّا إِيَّاهُ وَبِالْوَالِدَيْنِ إِحْسَانًا ۚ إِمَّا يَبْلُغَنَّ عِندَكَ الْكِبَرَ أَحَدُهُمَا أَوْ كِلَاهُمَا فَلَا تَقُل لَّهُمَا أُفٍّ وَلَا تَنْهَرْهُمَا وَقُل لَّهُمَا قَوْلًا كَرِيمًا )الإسراء (23) Al-IsraaWuxuu Faray Eebahaa inaydaan Caabudin isaga mooyee iyo inaad u samo fashaan Labadii Waalid Samo falid, hadduu ku gaadho Agtaada wayni midkood ama Labaduba ha ku Dhihin uf, hana Canaanan una dheh hadal Fiican.
jazzakallah
Masha alh
@@mohamedhassan5590 nnnn
Waaw AB WAAN laabsalax jiroo joog intay nololi jirto ubadow waad maqlaysaan walid ku wuxuu inagamudan yhy
Maashallah, waa maanso xambaarsan hogatusaaleyn iyo digniinaha waayaha adduun iyo aakhiraba. Jazaakallah bilkhayr Abwaan Xasan
Ale abo nacafi abo qaali
Allàaah ha u naxaristo waalidken inta dhimatay inta noolna rabbi cimriga ha u dhereyo iyo cafimadka
Aaamiin Aaamiin
M.a
Allaha naga dhigo awlaad saalax ah, kuwaa dhalnana allaha nooga dhigo baariyaal.😭
Mncha Allah. .. waa Maanso kahadalaysa xaqiiqada jirta... allow noodaa aabo .. 🤲🤲
Abwaaan laabsalax guuleyso
Maashaa Allaah Noolow Abwaan Xasan Laab-saalax Wacdi iyo waano ... Waan Qiirooday Allaahow Na astur , Allaahow naga yeel kuwa Janada Ku tagay waalidkood
Masha Allah ilahaya ha Ku xafidiyo macaga ha jiro ilahaya ha inga dhigo kuwa walikod adeca adga ilahay ha ka abala mariyo
abwaan alle cimrigaaga iyo caafimaadka hakuu barkeeyo
Mzha Allah abwaan xasan dhuxul laabsaalax xigmadpa ku dhan 👏👏xidigHa geska ❤❤❤
Masha allah Ilaahay hakuu dayo MaskaxdAda abwaane
Mashallh abwaan laabsaalax ale hakudaayo inata nolow jirto
mnsha allh Abwaan Sare iyo maanso qiso dhaba xanbaarsan
Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax💕
mcha ALHxasan dhuxullabzalax wishu long live abwaan
Masha Allah Masha Allah Masha Allah Masha Allah Masha Allah Masha Allah Masha Allah Masha Allah Masha Allah Masha Allah
Ilahow ida walidkayga baryo😭😭Dhagysi dayeh xaqoogah iqabnyah subaxnAllah Ilahban ka magn galy ani iyo dhmn umad Islmko idiil ///ALEH HAKU SHARAFO ABWN XASAN 💬
Asc
*Abwaan Xasan dhuxul Alle haku barakeeyo*
Abwaan respect Mar walba qaar somali ah aya cusuuri kugu tilmaama Lkn Kuma dareman waxd ka hadleyso I am still somalilander
Masha Allah shukran nolow❤️❤️❤️❤️❤️❤️👌👌👌👌👌👌
Masha allah abwaan waa manso qaaliya
Ilaahey ha u naxariisto walidiinteyda aad bey i tabatey maansadani 😭😭😭😭
subxanallah illow waliskayo janatu fardowsa geeee yallah oo unaxariso
Mashala mashalah gabay wanaagsan waaba kii loobaahna inay ku waalid caasiga ah dhiirigaliyn unoqdo
Cududaad ku faantiyo xoogyo cadnkani cidlo kaagamay iman😭😭😭😭😭 mcne allah hakuu naxriisto aabo
Qiso jirta
Abwaan Laabsaaalax Alh ku barakeeyo wll
Aabahy cabdiraxmaan anoon kunasin allaw hydilin
AaBo macaan alle hakuu naxariisto waLhi aabo halkuu ka baxay wey iga banaantay dhimashadii aabahah xanuun ayey igu reeptaY😭😭😭
Masha Allah Abwaanka carabkiisa iyo caqliga iyo cimrigaba Allah ha u barakeeyo Inbadan ayay anfaci doontaa maansadani taariikhda duugoobin gashay
Hooyadey iyo abahey anoo nolol qurux badan galin allow ha idilin amiin ii dhaha
Waan jeclaa inaan aabahsy arko oo waqti la qaato laakiin rabi swt ayaaba naga jeclaaday Alx Alle ha u naxariisto aabahay mcn
Thank for your comments
Wlhy way Qiiro gelisay Maansadani Waan Dhegahaygu kama Dhergin Dhegaysigeeda.Sidoo kale (Abwaan Denbaawi) oo isna waalidka Hees ka sameeyey aad iyo Aad waalidka Aan Baari u noqono ..... Somalaay isu Naxariista Qaran kii dumay wuxuu u dumay Naxariis LA aan.
Mnsha allaaa allaa yacisak laabsalaxNoolow abwaan afku juuqda kuma gabo
Abwaan Hazan Dhuxuul Geesi
😭😭😭😭😭 aabo waa qali Alle haku naxristo if iyo akhitab
Wlihi bilaahi waan ooyay😭😭
Maansada aad bay ii taabatay. Allow u gar gaar AABAHAY, AMIN !
Maasha allaah waan ooyey walaahi
Ilaahy ha unaxriisto aabay markii ugu horaysay waxa ila dhagysanyay aabahy maantana kaligay ayaa dhagysanaya😭 alle janooyinkiisa haku abaal mariyo
Sxb wa wax jira axyaa abwan wayn aqliga alle ha kuu siyaadiyo
Alle maskaxda hakuu siyaadiyo
abwaan dhuxul laab saalax wan taareegaa 💖👍👂
Ax ax ax wlhi waa maanso aad u xanuun badan
Allow noo daah waalid kaya .Abwaankana alle ha xifdiyo
Ilaahow aabahey unaxariiso anoon macnaha waalidnimo si fiican u fahmin iga dhintay 😢😢😢😢
mshaallah abwaan sare laabsaalax
Cisha qudhana maalmuhu dacar kuma cabsiinoo cibro kuuma tabababarin cashar kuuma dhigin adag -Dadka caamo iyo mudan qof la cawlan maad noqon cisigaagi muu lumin calafkaagu muu gudhin axya abwaan qaaliya mash allah #Abwaan x-dh-L 👍👍👍
Xaaaaax xanuuun badan waalid alllh xiftiyo meel ay jooganba
Waa maanso qiira badan oo wax laga qaato
xaax wlhi waan qiirooday ilaahow walidkay saas yaan ula.hadlin
fanaan Qaran laapzalax like izaar💋
Hassan dhuxuL waa abwan weyn😢😭 ax wlhi waaa qeero gabeygan 2019
Mnsha allah abwaam laabsaalax
Maaasha Allah
maansha.allaah
Aad baan U qiroday wlh Abwan xassan dhuxul Abwan Argti dher nolow wll Nin wlbow Walidkaa Hdalka U dhimri wax tarne uyelo sidii Adiga aay Kaga fakiren
Aaabe allaha kuunaxariisto adoo ila joogo waan jeclaa lkn madhicin illaah iga kaajeclaaday
Masha allh abwaad
Aabo macaan wanka jeclahay
Alle hakuu naxadiisto aabe😭😭😭amiin amiin
Masha Allah abwaan fican iga dheh xasan dhuxul maso mcn,like💞💞💞💞💞💞💞💞
Number twoXasan dhuxul alle hku dhwro abwaan qaran lng live
Abwaan jira.Noolow xasan dhuxul laabsaalax
mnsha allhif iyo akhirpA liipAn wall
maan soo yinkiisa waan ke helaa yaa igu taa geera like saar
Ax wallaahi waaa qiiroodey
aabo Alle hakuu Naxariisto
Mansha Allah Allah caqliga haku barakeyo abwaan
Caqliga ha waayin waa abwaanki duriyada
وقل رب ارحمهما كما ربياني صغيرا❤💯😔
Abwaan qaran labsalax nolow
xasan dhuxul ❤ guuul
woow man so
Aabo mcney wan ku jeclhy ilhow aduunyada iku xafid 😢❤
Abwaan qaaliya
Masha Allah Abwaanxasan dhuxul laabsaalax
Xasan dhuxul labsalax nolow abwan
Ax wlhi waan ooyay Waligy aabahy Hdl kuma cein dadne anigu iigu jcl yhy o curadiisiya Allow Aabe Ikaadaa Aduunka adaann kuugu jclhy ifku waa ayaame Cfmd io cimri dharar igu noooloooww Aabe mcn Akhiirana Jano i.n Aabe mcn 🥺🥰
😭😭😭😭😭😭😭😭Aabo mcn illhy hayka dayo♥️
Bunta ayaa u ka hadlay Ab wan weyg fcn geeridi HaKu ilodo❤️🌹💋😘
msha alh abwaan lab salax
Abwaan laabsaalax abwaaan jira nooloow sxb
allah aabo ha kuu naxariisto wlhi waan ku tabay mar walooo aapo laga hadlayo qaan tabaa aabahay allah janatul fardowza ha ku geeyo
😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😢😢😢😰😢😢😢😢😰thnk you so mach my bro dhuxule afsalax
Mnsha aaah alle hadaayo abwaan xasan dhuxul laabsalax
Alow abo mcne u naxaristo jano fardowsa ilahay ka warabiyo amiin ya rabi
Asc walaa maxad haysa iwian
Ax baba Alle Cimriga Haku Barakeeyo Wlhi Wan Ilmeyay Alle Haku Dhawro Aabo
alaw naxariista hanaga qaadin yaarabi alaw nagaradsi qiimaha walidnimada
Waan oyay walaahi
Yaa allah waligeey waa lidkay imay habaarin ilaahoow iidaa waalidkeey
Xasan dhuxul laabsalax waa runtii gabaggani waa gabayga iga oohiyey
Abwaan xasan dhuxul cimriga alle haku siyadiyoo abwaan
Wlhy Waligay Maan Arg Ab waan ka fcn Xasan Dhuxul
Inta igu raacsan like Saar 👍
ranbuu ka hadlay
Masha Allah
Anaa kugu raacsan wllo
Ana kuku racsan sis😔
Dhuxul laabsaalax keep going hore u soco Adeero qali WALACLE ADUUNYADA Welcome
❤Masha Allah Aabo Abaalkaga Ma Gudi Karo Waayo Waxan Ogahay Dhibkad Nagaso Martay Alle Cafimadka Iyo Cimriga Alle Haku Daayo Allahuma Amiin Aabo Qali ❤
Ax 😭😭😭😭😭 aabo waa qaali wlhi aabahay allow u naxariiso awlaadana noo soo hanuuni oo tus xaqa waalidka yaa allah
Maansadan run Ahaanti wa iga oohisa illahayow Abaheey jano firdowsa ka waraabi Amiiin 😭😭😭macaanka Aabaha iyo la,anta Aabaha intaba Ana so arkay 💔🙏🙏
Amiin
Amiin
Runtii waan qiirodaY inta ila mida like saar
inta ila xiseysa maansadan ii like gareya
mashallaah waa maaanso dhaxal gala ooo waaano ah ooo qof kasta oo caqli usaaxiba gelaysa allahayoow waalidkayo aaanan caasi ku noqon
Maanso Cajiib weeye
Abwaan laabsaalax waa nin wax badan og
Allaw dhawr aabahay , allaw unaxariiso aabahay siduu yaraantaydji iigu naxariisanjiray, allaw dhawr aabahy siduu iidhawrayay markanmorning waynaaday ♥️♥️♥️
cudud dad ku faantiyo xoogan iyo cadankani cidlo kagamay iman waxa tahay curuqaha cadka abe laga jaray 😐
wlhi waa maanso qiiro leh Allh cimriga haw dheereyo waalidka💖
maansha allh abwaan allah haku xifdiyo
Suba xanaa Allah alle wiilkaa iyo Ku waa lamidaaba alle haa soo hanuuniyoo
Abwanee AF kagaa canaa macaan lagu qabaay
Alle haa Ku xafiidoi
Aad baad u mahadsantahay abwaan abwaanadu waa qeeb ka mida dadka waxa khaldan saxa dareena galiya thnks alot waa maaso qeemo badan
( وَقَضَىٰ رَبُّكَ أَلَّا تَعْبُدُوا إِلَّا إِيَّاهُ وَبِالْوَالِدَيْنِ إِحْسَانًا ۚ إِمَّا يَبْلُغَنَّ عِندَكَ الْكِبَرَ أَحَدُهُمَا أَوْ كِلَاهُمَا فَلَا تَقُل لَّهُمَا أُفٍّ وَلَا تَنْهَرْهُمَا وَقُل لَّهُمَا قَوْلًا كَرِيمًا )
الإسراء (23) Al-Israa
Wuxuu Faray Eebahaa inaydaan Caabudin isaga mooyee iyo inaad u samo fashaan Labadii Waalid Samo falid, hadduu ku gaadho Agtaada wayni midkood ama Labaduba ha ku Dhihin uf, hana Canaanan una dheh hadal Fiican.
jazzakallah
Masha alh
@@mohamedhassan5590 nnnn
Waaw AB WAAN laabsalax jiroo joog intay nololi jirto ubadow waad maqlaysaan walid ku wuxuu inagamudan yhy
Maashallah, waa maanso xambaarsan hogatusaaleyn iyo digniinaha waayaha adduun iyo aakhiraba.
Jazaakallah bilkhayr Abwaan Xasan
Ale abo nacafi abo qaali
Allàaah ha u naxaristo waalidken inta dhimatay inta noolna rabbi cimriga ha u dhereyo iyo cafimadka
Aaamiin Aaamiin
M.a
Allaha naga dhigo awlaad saalax ah, kuwaa dhalnana allaha nooga dhigo baariyaal.😭
Mncha Allah. .. waa Maanso kahadalaysa xaqiiqada jirta... allow noodaa aabo .. 🤲🤲
Abwaaan laabsalax guuleyso
Maashaa Allaah Noolow Abwaan Xasan Laab-saalax Wacdi iyo waano ... Waan Qiirooday Allaahow Na astur , Allaahow naga yeel kuwa Janada Ku tagay waalidkood
Masha Allah ilahaya ha Ku xafidiyo macaga ha jiro ilahaya ha inga dhigo kuwa walikod adeca adga ilahay ha ka abala mariyo
abwaan alle cimrigaaga iyo caafimaadka hakuu barkeeyo
Mzha Allah abwaan xasan dhuxul laabsaalax xigmadpa ku dhan 👏👏xidigHa geska ❤❤❤
Masha allah Ilaahay hakuu dayo MaskaxdAda abwaane
Mashallh abwaan laabsaalax ale hakudaayo inata nolow jirto
mnsha allh Abwaan Sare iyo maanso qiso dhaba xanbaarsan
Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax💕
mcha ALH
xasan dhuxul
labzalax wish
u long live abwaan
Masha Allah Masha Allah Masha Allah Masha Allah Masha Allah Masha Allah Masha Allah Masha Allah Masha Allah Masha Allah
Ilahow ida walidkayga baryo😭😭
Dhagysi dayeh xaqoogah iqabnyah subaxnAllah Ilahban ka magn galy ani iyo dhmn umad Islmko idiil ///
ALEH HAKU SHARAFO ABWN XASAN 💬
Asc
*Abwaan Xasan dhuxul Alle haku barakeeyo*
Abwaan respect
Mar walba qaar somali ah aya cusuuri kugu tilmaama Lkn Kuma dareman waxd ka hadleyso I am still somalilander
Masha Allah shukran nolow❤️❤️❤️❤️❤️❤️👌👌👌👌👌👌
Masha allah abwaan waa manso qaaliya
Ilaahey ha u naxariisto walidiinteyda aad bey i tabatey maansadani 😭😭😭😭
subxanallah illow waliskayo janatu fardowsa geeee yallah oo unaxariso
Mashala mashalah gabay wanaagsan waaba kii loobaahna inay ku waalid caasiga ah dhiirigaliyn unoqdo
Cududaad ku faantiyo xoogyo cadnkani cidlo kaagamay iman😭😭😭😭😭 mcne allah hakuu naxriisto aabo
Qiso jirta
Abwaan Laabsaaalax Alh ku barakeeyo wll
Aabahy cabdiraxmaan anoon kunasin allaw hydilin
AaBo macaan alle hakuu naxariisto waLhi aabo halkuu ka baxay wey iga banaantay dhimashadii aabahah xanuun ayey igu reeptaY😭😭😭
Masha Allah Abwaanka carabkiisa iyo caqliga iyo cimrigaba Allah ha u barakeeyo
Inbadan ayay anfaci doontaa maansadani taariikhda duugoobin gashay
Hooyadey iyo abahey anoo nolol qurux badan galin allow ha idilin amiin ii dhaha
Waan jeclaa inaan aabahsy arko oo waqti la qaato laakiin rabi swt ayaaba naga jeclaaday Alx
Alle ha u naxariisto aabahay mcn
Thank for your comments
Wlhy way Qiiro gelisay Maansadani Waan Dhegahaygu kama Dhergin Dhegaysigeeda.
Sidoo kale (Abwaan Denbaawi) oo isna waalidka Hees ka sameeyey aad iyo Aad waalidka Aan Baari u noqono ..... Somalaay isu Naxariista Qaran kii dumay wuxuu u dumay Naxariis LA aan.
Mnsha allaaa allaa yacisak laabsalaxNoolow abwaan afku juuqda kuma gabo
Abwaan Hazan Dhuxuul Geesi
😭😭😭😭😭 aabo waa qali
Alle haku naxristo if iyo akhitab
Wlihi bilaahi waan ooyay😭😭
Maansada aad bay ii taabatay. Allow u gar gaar AABAHAY, AMIN !
Maasha allaah waan ooyey walaahi
Ilaahy ha unaxriisto aabay markii ugu horaysay waxa ila dhagysanyay aabahy maantana kaligay ayaa dhagysanaya😭 alle janooyinkiisa haku abaal mariyo
Sxb wa wax jira axyaa abwan wayn aqliga alle ha kuu siyaadiyo
Alle maskaxda hakuu siyaadiyo
abwaan dhuxul laab saalax wan taareegaa 💖👍👂
Ax ax ax wlhi waa maanso aad u xanuun badan
Allow noo daah waalid kaya .
Abwaankana alle ha xifdiyo
Ilaahow aabahey unaxariiso anoon macnaha waalidnimo si fiican u fahmin iga dhintay 😢😢😢😢
mshaallah abwaan sare laabsaalax
Cisha qudhana maalmuhu dacar kuma cabsiinoo cibro kuuma tabababarin cashar kuuma dhigin adag -Dadka caamo iyo mudan qof la cawlan maad noqon cisigaagi muu lumin calafkaagu muu gudhin axya abwaan qaaliya mash allah #Abwaan x-dh-L 👍👍👍
Xaaaaax xanuuun badan waalid alllh xiftiyo meel ay jooganba
Waa maanso qiira badan oo wax laga qaato
xaax wlhi waan qiirooday ilaahow walidkay saas yaan ula.hadlin
fanaan Qaran laapzalax like izaar💋
Hassan dhuxuL waa abwan weyn😢😭 ax wlhi waaa qeero gabeygan 2019
Mnsha allah abwaam laabsaalax
Maaasha Allah
maansha.allaah
Aad baan U qiroday wlh Abwan xassan dhuxul Abwan Argti dher nolow wll Nin wlbow Walidkaa Hdalka U dhimri wax tarne uyelo sidii Adiga aay Kaga fakiren
Aaabe allaha kuunaxariisto adoo ila joogo waan jeclaa lkn madhicin illaah iga kaajeclaaday
Masha allh abwaad
Aabo macaan wanka jeclahay
Alle hakuu naxadiisto aabe😭😭😭amiin amiin
Masha Allah abwaan fican iga dheh xasan dhuxul maso mcn,like💞💞💞💞💞💞💞💞
Number two
Xasan dhuxul alle hku dhwro
abwaan qaran
lng live
Abwaan jira.
Noolow xasan dhuxul laabsaalax
mnsha allh
if iyo akhirpA liipAn wall
maan soo yinkiisa waan ke helaa yaa igu taa geera like saar
Ax wallaahi waaa qiiroodey
aabo Alle hakuu Naxariisto
Mansha Allah Allah caqliga haku barakeyo abwaan
Caqliga ha waayin waa abwaanki duriyada
وقل رب ارحمهما كما ربياني صغيرا❤💯😔
Abwaan qaran labsalax nolow
xasan dhuxul
❤ guuul