WAXA AN QABTAY MANTA IYO KA FAIDEYSI WACAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 кві 2019
  • WAXA AN QABTAY MANTA IYO KA FAIDEYSI WACAN PLZ SUBSCRIBE

КОМЕНТАРІ • 151

  • @xaliimaofficial4165
    @xaliimaofficial4165 5 років тому +2

    ماشاءاللہ جزاك اللهُ‎🙏👏

  • @nakeeypro3122
    @nakeeypro3122 5 років тому +1

    Masha allah qaali gacantaada allah kuu barakeeyo hooyoo yinkeena allah noo xafido aduun iyo akhiraba more miss you too

  • @munaadan9631
    @munaadan9631 5 років тому +2

    mashallah abayo gacanta Allah haa kubarakiyo❤❤muniro cadey.

  • @deeqonur6159
    @deeqonur6159 5 років тому

    Masha alalh Abayo. Mcnto. I Allah haku xafido. Iyo hooyo Mcn Alwo no xafido meel walbo e joogto 😍😍😍❤️❤️❤️❤️🌹💕

  • @NasroNasro-wr9dn
    @NasroNasro-wr9dn 5 років тому +1

    Masha allah abayo kheer alah ku siiyo dhoolshadi maalin hore wa sameyay walahi doolsha caadi xata waka macantahay waku duceyay

  • @iqraanaali2077
    @iqraanaali2077 5 років тому +3

    Rajadeydii allaha kuu daayo waalidkaaga hoyoyinkeena allaha siiyo aduun iyo aakhiraba waxee jcl yihiin iyo janadii mcaneed❤❤❤🙏🙏🙏🙏

  • @nafisohassanahmed275
    @nafisohassanahmed275 5 років тому

    Masha'allah habo qaali kujecliyaa xapiipti alle ha ikaa xifdiyo aduun iyo aqriba Xoog Xoog ayaan kuu jeclahy ❤❤

  • @mualacabdinor1687
    @mualacabdinor1687 5 років тому +1

    Masha Allah. Allah noo Wada xafido maamooyinkeena. Mcnto Allah dartiisa ayaan kuu jeclahay

  • @fartuumabdullahifartuumabd9227
    @fartuumabdullahifartuumabd9227 5 років тому

    MaashaAllah qaali Allah hkufududeeyo imtixsnka Aduunka iyo kii aakhiro

  • @ciltire_online
    @ciltire_online 5 років тому

    Masha Allah abyo alh KU xafido labada hooyaba hooyo wa hooyo anigaba sodohdeyda hooyo ayn dhaha ayadana sidoo kale hooyoadeyda mcn Aya iga xanunsan igu so duceyaa kilyaha dhagax uga jiran wayna bararsanthy umana dhawi wadankii ayay jogta alh no xafido hoyooyinken

  • @hamdasheekhibraahim610
    @hamdasheekhibraahim610 5 років тому

    Mansha allaah wllshay allaha kubarakeyo cafimadkaga iyo ehelkaga

  • @manaalmohamed1658
    @manaalmohamed1658 5 років тому +2

    Illaah hooyooyinkeen hanoodayo inta nool inta dhimatayna rabi janada hanagu kulmiyo Aamin yarabi

  • @hibonuraqueenqueen3677
    @hibonuraqueenqueen3677 5 років тому

    Mashaa allah wallshey qali alle awlada bari hakaga dhigo magaranayo waxan kugu cabiro wangan alle aya ku dhaliyay waxayna cashir utahay gabdho badan wangad sameyso wuu kula jogay xumantuna wey kadaba imaneysa mashallah gob gobi dhashatahay nolow ibadan

  • @xilkashasan6417
    @xilkashasan6417 5 років тому +2

    Masha aalaah xabbt wan ku jeclahy ale dartiis runti aniga Mar walba wan oya markan kudawanayo hoyadiis wa hooyada okale wayo wa qofka kaliya e noloshadi kugu horeysay lagu geyay abaayo iso duceyay qalbiga ayan ka oya markan hooyo dey xasusto lamajogo lkn wan jeclahay inan utago Mar un insha alaah

  • @maryammoalinali9203
    @maryammoalinali9203 5 років тому

    Mashaa alaah waxaa tahay boqorada dumarka alow ajir sii alaha ku barakeeyo adiga iyo reerkaaga oodhan macanto daralaan kuu jeclahay

  • @aniishacabdulqaadir2356
    @aniishacabdulqaadir2356 5 років тому

    masha allah walshy shukrn allah haka xafido aadbn ku jclnhy

  • @qaboulabdullah8483
    @qaboulabdullah8483 5 років тому +1

    Maaaasha alaah ilaahay ha ku barakeyo qaaliyey 😍 😍 😍

  • @Dhamestiran
    @Dhamestiran 5 років тому

    Msha Allah muniiro aragtidaada wlh waku farxa allaha Ku xafido saxiix wye hdlkaaga mcn

  • @khadijaahmed2500
    @khadijaahmed2500 5 років тому +1

    Mashaallah jazakaallh abayo

  • @fardowsonuur1505
    @fardowsonuur1505 5 років тому

    Masha allh aad ayan kuguxiisay masha allh abaayo hore usocdo xabiibti❤❤❤

  • @SS-gx5zg
    @SS-gx5zg 4 роки тому

    Masha Allah hooyo waa hooyo macaan ilahay hooyadeey ha unaxariisto qalbigeeyga waa kicisay ilahay haku daayo ka duceeyso waalidka mar waliba😥

  • @qurixiwaafarakuhayn7107
    @qurixiwaafarakuhayn7107 5 років тому

    Mansha allaah abaye alaha ku xifdiyo adiga rer kaga

  • @Afnaan181
    @Afnaan181 5 років тому

    masha allah munirah alle ha ku dhawro qaaliyey

  • @asiyacali239
    @asiyacali239 5 років тому

    MAANsha allh abyo dar alle ku jacelhy hal fiid yow imadhaafo aaad leeedahy horay usoco abyo

  • @samirahasan6025
    @samirahasan6025 5 років тому +1

    Mansha allah wlshy qali

  • @aminaabdiqani6644
    @aminaabdiqani6644 5 років тому

    Man sha allaah muniira wll eray kaloo ladhahaa majiro Hooyo waa Hooyo

  • @kaaliali2613
    @kaaliali2613 5 років тому

    Masha allah muniiro abyo aada kutageera wana kafaaiday

  • @rayaanosmaan2931
    @rayaanosmaan2931 5 років тому

    Masha llh wlhi abaayo mcnto wan ilmeyay xabiibiti waxwalba mcnto wanagada kugeyay masha llh guuleyso marwalba waa hooyo dhib la aan ayey ku dhashay mcnto familkiina allh idin makala qaado guuleysta

  • @hodandahira8295
    @hodandahira8295 5 років тому

    Masha allaha ducoyen allaha no aqbalo😍😍❤️❤️

  • @mamonafiido1954
    @mamonafiido1954 5 років тому

    masha alah alaha kuxifdiyo hoyo

  • @safahassan3609
    @safahassan3609 5 років тому

    Masha Allah my rayadena

  • @sucaadsunduschannel9329
    @sucaadsunduschannel9329 5 років тому

    Xbbti aad baan kuu jeclahay ajar allaah kaasiiyo hooyo aa naxasuusisay wlh waan qiirooday allow hooyooyinkeena noo nabadyeel aamiin kuwii dhintayne allaah unaxariisto

  • @muniirocadey6664
    @muniirocadey6664 5 років тому

    Muniiro samidey wan ku taagera hori usoco abayo ku dayasho aad mudan tahay

  • @hamdihilowle1809
    @hamdihilowle1809 5 років тому

    Muniiro abyo masha allh ilhey haku barakeyo waalidkaa aniga ma dhameysan video aad u qiirodey

  • @user-de3ho7on3r
    @user-de3ho7on3r 5 років тому +9

    Masha allah abayo ajar allaha kaa siiyo mideda kle whatsapp waad iiga so jwbi weyday wan kuso wacay waad igu damisay lkn dhib mlhn xbbti keep going

    • @feyrustotooabdi3213
      @feyrustotooabdi3213 5 років тому +1

      Asc abayo my rajo waan kusalaamay Allah dartiis kujeclahay Allah hakuxa fitdo adi iyo sayigaaga iyo caruurtada

  • @umusafabeuty8358
    @umusafabeuty8358 5 років тому +4

    My rajo abayo nasìb aya ledahy labo hooyo ayad heysata allha kuu xafido aniga waligey hoyo ma arag hoyadwy anigo yar bey iga dhimatay xajigeyga sido kle hoyo uma noola janada allaha kawarabiyo hoyoyinkena adigana allha kula garab galo xabibti hoyo la anted wa abaar mararka qaar waa iska ilmeyaa😅inti hoyo heysato hoyada hadayicin iyadaba inta yared oo waxba aadan ehen kuma eysan dayicin

  • @hafsaidil4308
    @hafsaidil4308 5 років тому +1

    Masha allah 👍🌷😍

  • @ladanali2938
    @ladanali2938 5 років тому

    Aamin allow hooyadey unaxariiso

  • @aniishacabdulqaadir2356
    @aniishacabdulqaadir2356 5 років тому

    aamin allah ha u naxariisto dhamaan hooyooyinka xbbti aniga hooyady way dhimatay runtii marka laga hadlo hooyo runtii aadban ku qiirooda wlhy

  • @hanibashir6697
    @hanibashir6697 5 років тому

    masha aleh abayo muniro

  • @sadiamustaf7415
    @sadiamustaf7415 5 років тому +1

    Masha allah abaayo 💙🌹🏵🌻👌👌

  • @cilmidoodaay4696
    @cilmidoodaay4696 5 років тому +2

    Maasha allaah

  • @faatimahassan5189
    @faatimahassan5189 5 років тому +1

    Wcs maasha Allah allaah ku barakeyo

  • @Hawaluulcooking
    @Hawaluulcooking 5 років тому +1

    Maasha allah

  • @rayaanmaxamed5815
    @rayaanmaxamed5815 5 років тому

    Masha allah abayo ilahey qer badan hakusiyo

  • @udgoonmahamd8704
    @udgoonmahamd8704 5 років тому

    Masha Allah abayo

  • @umudayax1269
    @umudayax1269 5 років тому

    Masha allh walashay muniiro waxaa tahay qof wanagsan ilaahey dartiis ayaan ku jeclahay abaayo faxad ku noolada adiga iyo famalkaadaba

  • @hanihibaaq4169
    @hanihibaaq4169 5 років тому

    Maansha Allah si fiican ayaad heshay

  • @nadarahmet2492
    @nadarahmet2492 5 років тому

    M.a muniro abayo waa sax ilmahaga ayeyadod waa hooyada hoyoyinkena allah noo dhaafo sodoh fiican haduu ilahey kuugu adiyay waa m.a hoyna wey uqalanta ilxun idinma aragto abyo

  • @iimaanabdullahi3765
    @iimaanabdullahi3765 5 років тому +1

    masha allah

  • @bilanomar9989
    @bilanomar9989 5 років тому +2

    Fadhi cusub maa dhigatay iyo daah cusub 😂🤣 qurux waaye hadu cusub yahay iyo hadi kale mashallah waye

  • @ifrahosman7928
    @ifrahosman7928 5 років тому

    Masha Allah

  • @faliscabdi9239
    @faliscabdi9239 5 років тому

    Mansha alha abyo mcnto

  • @cayniabshir8095
    @cayniabshir8095 5 років тому

    Maashallah abaayo ❤️❤️

  • @shukrimohamedhassan3789
    @shukrimohamedhassan3789 5 років тому

    Mashalh tabaraka lah qer

  • @umihaashimumihaashim1135
    @umihaashimumihaashim1135 5 років тому

    Masha allah

  • @umudaudmohmedmohmef1757
    @umudaudmohmedmohmef1757 5 років тому

    جزاك الله
    ُ‎ xabiibti mas isoo diri kartaa lumberkaga adoo raaliya
    Illahay haka abaal mariyo shaqada aad umada soomaaliyeed uhayso

  • @haawoxubi6636
    @haawoxubi6636 5 років тому +1

    Abyo muniro waan ku salamey lam bar kaga mahayo waxan rabey harbal live afrika malaga heli kara

  • @xamdiaxmedaden2172
    @xamdiaxmedaden2172 5 років тому +1

    Wcs masha allha

  • @nadironasro6726
    @nadironasro6726 5 років тому +1

    Wan ku Farxzaney inan qofku ugu horeyey noqdo

  • @mohamedhassanaden4433
    @mohamedhassanaden4433 5 років тому

    Masha allaah

  • @najmajeyllani3803
    @najmajeyllani3803 5 років тому

    Masha allaha

  • @zahrocabdiraxman836
    @zahrocabdiraxman836 5 років тому +1

    Mansha allaah

  • @aaminaahmed4233
    @aaminaahmed4233 5 років тому

    Amiin yaa rabbi Allahuma amiin

  • @khadraheegan5665
    @khadraheegan5665 5 років тому

    Aaaamiin abaayo

  • @fartaxaaji5145
    @fartaxaaji5145 5 років тому

    Masha alah abayo muniiro ilahay dartiis anku jeclahay

  • @raxmodaganchannel6615
    @raxmodaganchannel6615 5 років тому

    abaayo muniiro alaabtaa dacarta iyo kuwakale aad isticmaasho nayrobi malaga helaa

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 5 років тому

    Aamiin Aamiin yaa rabii

  • @umonajma9928
    @umonajma9928 5 років тому +1

    Asc maniiro waxaan koosodorayaa

  • @firestrick2168
    @firestrick2168 5 років тому

    Masha Allah Cadey walalaha Aan kalafaideysano, abayo kasto Fikrad cusub ayey Haysaa ana ISO boqda plz

  • @naiimaabdullahi8029
    @naiimaabdullahi8029 5 років тому

    masha alaah

  • @rahoadan4021
    @rahoadan4021 5 років тому +1

    Wcs Abayo macan

  • @hanibashir6697
    @hanibashir6697 5 років тому

    masha aleh hooyo ilahacafiyo

  • @anisohaaji3296
    @anisohaaji3296 5 років тому +1

    Wcs AbaYo

  • @hamdawrsme3776
    @hamdawrsme3776 5 років тому +1

    Illhy ha ino xifdiyo mamoyinka o dhan

  • @maryamaadem7179
    @maryamaadem7179 5 років тому

    Aamiin aamiin yaarabi

  • @xayaatxubi1411
    @xayaatxubi1411 5 років тому +2

    Anigo 2sano jir ah ayeey hooyadey dhimatey igu duceeya iyo intii hooyadod dhimatey alle ha unaxriiso aamiin

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 5 років тому

    Wcs wlshey

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 5 років тому

    Oo adigiyba kuu ekeede hooyada ku dhashaan moodaye inkasatoo aay iyaba hooyo kuu tahay aada baa isugu ekeydeen 😍👍👍🌹🌹🌹🌹❤👁❤❤❤❤

    • @inaaxmedxasan319
      @inaaxmedxasan319 5 років тому

      Sodohdeed miyaa aniga maba fahmine mase waa hooyadeed

  • @simoonhonest2747
    @simoonhonest2747 5 років тому +1

    Wan ka qaday muniiro

  • @umumuad2522
    @umumuad2522 5 років тому

    Muniiro abaay xagee kala sooxariiraa wallshey adigoo mahaf san

  • @quruxsansidiihoyaded9464
    @quruxsansidiihoyaded9464 5 років тому

    Abyo mcn nmbarkda ayn raba adoraliya

  • @umihaashimumihaashim1135
    @umihaashimumihaashim1135 5 років тому

    Amiin yaarabi

  • @salwasalwa7701
    @salwasalwa7701 5 років тому +1

    Allah kufudedyo

  • @nurtoadam1972
    @nurtoadam1972 5 років тому +1

    Wlhi hoyo waa qaali hoyadeyda idhashy ayaaaba uxiisay ale waxaan kabaryaaa ramdankaan in aan hoyo lasoomo labo ramdaan lama somin hoyo waayo waay iga fogtay hoyo maanta anigoo reer wali yelanin ayaaba hoyo tabay malintii aan reer yesho sidee hoyo la.aanteyda unolaan donaaaa adunka qofka kaliya aan uxiisay waa hoyadeyda aan ifka aan ujeclhy hoyo hoyo ale danbigaada hadhaafo iyo dhaman hoyinka somaliyeed meel waliba ay jogaan

  • @habiiboabdullahi324
    @habiiboabdullahi324 5 років тому +1

    Waaaaaaaw masha Allah abayo anigan igu cawiya adiga iyo asxab tada SUBSCRIBERS please please

  • @jidkarajada1159
    @jidkarajada1159 5 років тому

    Wllo aad ayaan uga barmaamijkaaga markii aan daawaday soo dhawayntii hooyo aad baan u qiirooday maxaa yeelay maama iima dhawa waxn dareemay inan cidlo ahay wllhi hooyo waan jecelahay inay maruun agtayda timaado iigu soo duceeyo inuu alle ii fududeeyo si aan agtayda ukeensan lahaa waalidkay😭😭😭😭

  • @nimohassanarab8833
    @nimohassanarab8833 5 років тому +1

    Muniieo waxaankuwaydiiyay maalin ad safar ubaxaysay adtiri hooyo ayaan ilmaha ugatagayaa yeey ahayed?ilmahayaad ugatagtay markaadsafar aadeyso

    • @luulabdi6804
      @luulabdi6804 5 років тому

      Nimo Hassan Arab ha walal sual shas ina rabay

    • @nimohassanarab8833
      @nimohassanarab8833 5 років тому

      Ok walashay inay noojawaabto walaasheenaankasugaynaa

    • @channel-bo7wq
      @channel-bo7wq 5 років тому

      Qali waxay aheed cabdi risaaq edadi saan muniro oga maqlay hadana qladanen

  • @zahraabdiabdulle5014
    @zahraabdiabdulle5014 5 років тому +3

    hoyo alow xafid meel walbo ey joogta 💗💗💗💗

  • @yusurmariinxiga4277
    @yusurmariinxiga4277 5 років тому

    Mahadsanid lkn cayil.com

  • @aliadam7068
    @aliadam7068 5 років тому +1

    Asc

  • @laylamohamed3449
    @laylamohamed3449 5 років тому +2

    asc abaayo muniiro setahay adiga iyo familkaga. abaayo ii soo duceeya adiga iyo reer MY rayo waxaan ku xanuusaday umusha 2bil ayaan dhalanay xabiiti waan taawadaa dhamaan vidiogaa wana ku taageera xoog xoog ayaan kujeclhy ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ abaayo waa muhiim qofkii hooyadii unooshahay inuu ka duceeysto aniga hooyadeey weey dhimaday iigu soo duceeya inoow illaaheey janatulfardosa kawaraabiyo insha Allah.xabiiti❤❤❤❤

    • @ladanali2938
      @ladanali2938 5 років тому +1

      Layla alle haku caafiyo xbbti

    • @ciltire_online
      @ciltire_online 5 років тому +1

      Naxariistii rabi ha siiyo qabriga uwasiciyo

  • @iqraquman3202
    @iqraquman3202 5 років тому +1

    Masha allah abaya day qaliga allaha noka deysto

  • @fartaxaaji5145
    @fartaxaaji5145 5 років тому

    Arin yaraa inaa iga cawiso an rabaaa

  • @zaynbinkhaliif1955
    @zaynbinkhaliif1955 5 років тому

    maxa barta abyo

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 5 років тому

    Haa waa sodohodeed wiillka qaba dhahay 😎

  • @mohamedhilowle77
    @mohamedhilowle77 5 років тому

    Hotel xitaa waa ka cunta macaantahay

  • @fatimaalmansori5309
    @fatimaalmansori5309 5 років тому

    Hoyo ilahay macadabo ilahay haxafido

  • @sundusabdiomar7033
    @sundusabdiomar7033 5 років тому +2

    abyo anba anoo yar ayan rer yeeshay hoyadey anoo 1haben kasodhixin ayaa laikaso watay megaladee jogto magalo an ahayn ayaa laiigenay wax hada lanolahy sodehdeey waligeyna waxan hoyo ahyn madhihin dadka waxay dhahdaa wiilkan dhalay gabadhuu qabaa kajeclahy marka hoyo waa hoyo

  • @hormuudkabulshada60
    @hormuudkabulshada60 5 років тому +3

    Masha allah baayo allah ku xafido imtixaankana allah kuu fududeyo inta comment ikayka aragto waxaan kacodsana inay alla dartiis subscribe iiku saraan walalyaal👉👉ua-cam.com/video/ap9RrmUNxUM/v-deo.html