DALXIIKENA HABENKII UGU DAMBEYEY EE cameron valley tea

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 47

  • @SagalMaxamed-fm9em
    @SagalMaxamed-fm9em 2 місяці тому +3

    Fartuun alle ha ku barakeeyo Waa hooyo yar oo karti bdan mshallah

  • @jawharaxasan5120
    @jawharaxasan5120 2 місяці тому

    Mashal allaah ilaahay haidin barakeeyo nimcada

  • @haboonmowliid1573
    @haboonmowliid1573 2 місяці тому +1

    Masha allaha xabibti aamiin yarbi 🤲 💯 ♥️

  • @jaaizaandthehthnow8000
    @jaaizaandthehthnow8000 2 місяці тому +3

    ❤ MASHA ALLAAH ABAAYO ALLEY HA NI DHAFO ABAAYO WALAAHI WAAN DARIMA WALAALO ISHILAY ALLEY WAXAAN KA BARYA HAL WADAN INAA ALLEY LISKU KINO BASHAALKAN IYO CAMIRA LA AAN SHIKADA KAF DANKA MASHA ALLAAH ABAAYO INSHA ALLAAH HAL 1 WADAN WADA ALLEY HA ITUSO❤

  • @zainabismaciil
    @zainabismaciil 2 місяці тому +2

    M.a abaayoh muniiroh ilaahey ni xafidoh dhamantiina👑🫂😘😘

  • @manaalapdi1464
    @manaalapdi1464 2 місяці тому

    Masha allah muniira qof qalpi wangsan weye wlhi❤

  • @sabirincabdulahi6242
    @sabirincabdulahi6242 2 місяці тому +1

    Masha allah abayo muniro sidaas ku soco waxaa la yiri fuley hooyadi ma gablanto geesi hooyadi gablantay❤🎉❤🎉

  • @xafsacabdiraxman7992
    @xafsacabdiraxman7992 2 місяці тому +1

    Masha alh aamiin waxakasugena subereski fartuun

  • @NawalFaisal-rg5hp
    @NawalFaisal-rg5hp 2 місяці тому +1

    Masha alha fartuun wlhi qurux iyo farxd bdn ka buqato allha usiyasho ❤❤

  • @UmuabdalaAbdala
    @UmuabdalaAbdala 2 місяці тому

    Tuney habi walal ad ad u macan aya qabtaa alaha ku dayo tano kale walal lama dhihi karo waa hoyo

  • @NadiifoShuceyb-jw8wk
    @NadiifoShuceyb-jw8wk 2 місяці тому +1

    Masha alah alaha idiin xafido aamiin

  • @Qamarbintucamir
    @Qamarbintucamir 2 місяці тому +1

    Masha Allah abayo macaan ilaahey ha idin xafido adiga iyo family ❤❤❤🎉🎉

  • @QadroSheikhcabdullahi
    @QadroSheikhcabdullahi 2 місяці тому

    Masha allah ilaaheey hanii xifdhiyo aamin aamin aamin

  • @safiyajama180
    @safiyajama180 2 місяці тому +1

    Walaalaha waa idin wataaa Masha alh

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 2 місяці тому +7

    My Rajo Abaayo Qaali Share out ii sameey waan Ku tageraa Allaha Ku barakeeyo Adiga iyo asxaabta gacan isiyaa inshaallah ❤

  • @ayaanosman1514
    @ayaanosman1514 2 місяці тому +1

    Masha allah abaayo allah idin barakeyo

  • @tocakitty1726
    @tocakitty1726 2 місяці тому

    Manshallah walllo isjacel ❤❤❤

  • @NaimaAhmed-rw6jn
    @NaimaAhmed-rw6jn 2 місяці тому +7

    Anigoo fidiyowga fartuun dawanaya baa kagana isoo dhacay sasaa inila socdaa hadana malesiya sodagaa insha allaah fartuu xagee kahelaa nunbarkaaga by gabdhaheena

    • @sahantoosan9083
      @sahantoosan9083 2 місяці тому

      Inshaallah walasheyda baa kaa caawin doonto arinkaas

    • @NawalFaisal-rg5hp
      @NawalFaisal-rg5hp 2 місяці тому +1

      Ilmo ma wadataa anigaba waa jaclaan lahaa wlhi lkn lacgt ma hesto luqaadna ma aqaan😢😂

  • @SalmaHafidh-bn2hy
    @SalmaHafidh-bn2hy 2 місяці тому +2

    Hooyo Muniro surprise kii abay Fartun away❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 місяці тому +1

    Manshaallah 😍😍😍 Amiin yaa rabi

  • @sahroabdi
    @sahroabdi 2 місяці тому

    Muniiroy kuleylka mleeshiya ma kan somliyuu ka dran yhy abyo?

  • @musdalifaahmed
    @musdalifaahmed 2 місяці тому +1

    Allaha idinxifdiyo

  • @naciimomaxamuud3754
    @naciimomaxamuud3754 2 місяці тому +1

    Aamiin masha allaah

  • @kayftahlil4461
    @kayftahlil4461 2 місяці тому

    Mansh Allah tabaaraka Allah my two twin favorite sisters may Allah bless you all and your children inshallh xabitii maniiro cadeeya iyo faratun yareey and princess adna habo injoy.your. holiday.

  • @CaashoSh-eu7ct
    @CaashoSh-eu7ct 2 місяці тому

    Masha alaah abyo fulay madihid lkn hooyo ayaad uwada eheed kuli fartuun ilmaha yee kamid eheed hooyo waxkasto weey kafigirty oo dhib amee kaimaadaa ayaad is leday intaad joogo saas ayaa lakaa bahan yahay fartuun intaada u imadin ilmaha yeey kadawa qelinjiry lkn hada weiskadhaafy adi ayaad badashay hooyadu waa saas❤❤❤

  • @Deeqsan7
    @Deeqsan7 2 місяці тому

    M.a walalo is jecel allah idin xafido❤

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 2 місяці тому

    Masha allaha ❤

  • @sofiam1521
    @sofiam1521 2 місяці тому

    That's a nice vacation mashallah.keep going❤

  • @UmuMohamed2024
    @UmuMohamed2024 2 місяці тому

    My rajo 300k malagaarsiiiyoo lawo wallalo inta Aysan Kala tagin

  • @FadumaAbdiIsaaq
    @FadumaAbdiIsaaq 2 місяці тому

    Mashallah

  • @yaasiimjeylaniabdicali8220
    @yaasiimjeylaniabdicali8220 2 місяці тому

    Aamiin aamiin yaarabi abayo mcn ❤❤

  • @Xafsocabdixasan
    @Xafsocabdixasan 2 місяці тому

    M.a❤❤❤

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 2 місяці тому

    Mashallah ❤❤❤

  • @AvAa-r1r
    @AvAa-r1r 2 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NafisoNalka-pt2rv
    @NafisoNalka-pt2rv 2 місяці тому

    M.a

  • @عليغالي-م2ي
    @عليغالي-م2ي 2 місяці тому

    ❤❤

  • @munaismacil9840
    @munaismacil9840 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SakariyeApdifata
    @SakariyeApdifata 2 місяці тому

    Team 27
    Cumeer big fan :700k subscriber
    Asad hagio:2.26m subscriber
    Ceyda offical:990k subscriber
    Koko bulle:670k Subscriber
    Samia axmed:280k subscriber
    Amiira qurux:1.11m subscriber
    Macalimo:220k subscriber
    Deeqow abobakar:136k subscriber
    Sakariye apdifatah:1 subscriber

  • @munasayitofficial7607
    @munasayitofficial7607 2 місяці тому

    Masha allh Dalxis qurux bdn

  • @maymunali8408
    @maymunali8408 2 місяці тому

    ❤❤❤❤🏝🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @Adnahasan58
    @Adnahasan58 2 місяці тому

    Wan fcnahay ❤

  • @qanciyeboi
    @qanciyeboi 2 місяці тому

    M.a❤❤❤❤❤

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 2 місяці тому +2

    Masha allha ❤❤❤❤❤

  • @fatimaomar165
    @fatimaomar165 2 місяці тому

    ❤❤❤❤