Yahye Tallo waxaan kugu siin lahaa in aad youtube kaada istaratiijayadiisa wax ka badashid aniga waxaan ahay nin midia dhanka muqaalada ka shaqayn jiray kabax maqayadaha oo meelaha quruxda badan sida xeebaha iyo beeraha ku yaalo moqdisho bardhaamij ka soo sameey nin codkar baa tahay Dadka socdaalka iyo quruxda beey jacelyihiin habiinkii meelaha suuqyada oo shidan ka soo diyaari Bada Doon uqaado barnaamij ka soo sameey tallo wallaaltinimo oo xigaal eh ina adeernimo weeye taladaas in aad qadatid baan rajenayaaa❤
Wllo Yahye hunter hada tihin UA-cam Mogdisho maxa idinka qaldan uma idin dawata cawa waxay u tahay murug mayd bana yala muqdisho wa joogtan dayax wa taqanan miyad u qudhi wayden ina habenka bulshada la qaybsatan Team 27 o ka fog oo Malaysia 🇲🇾 jooga aya cawa bulshada la dareen ah barnamijyadodina cawa u cancel lay geerida ku walshid farxiya iyo fanankoda dayax dal nuurshe umada idin dawanaysa la dareema malmaha muruga xata Habeenki qaraxa xeebta liido e muqdisho ka dhacay ee dadku ku madhay ayad so dhigaysen vedios UA-cam kuna indinko meeshi musibadu ka dhacaday jooga UA-camr kasta somalai laga dawada ee qurbaha lagama dawado inta iska saxa😢😢😢😢
Zxp walhi xali saa inaa muqal kuladubaa raby walhi ilaa lixsac ayaa ku sugaay pro Maa iso qabtid😢😊
Allahu u naxariisto
Qof xaga Alle laga jecelyahay ayaa aduunkana laga jec'aadaa
Keyd sane is back
Walaahi waa fny
Keydsane welcome back legend wllhi habeenka oow joogo qoslka ika dhamaado😂😂
Yahye Tallo waxaan kugu siin lahaa in aad youtube kaada istaratiijayadiisa wax ka badashid aniga waxaan ahay nin midia dhanka muqaalada ka shaqayn jiray kabax maqayadaha oo meelaha quruxda badan sida xeebaha iyo beeraha ku yaalo moqdisho bardhaamij ka soo sameey nin codkar baa tahay Dadka socdaalka iyo quruxda beey jacelyihiin habiinkii meelaha suuqyada oo shidan ka soo diyaari Bada Doon uqaado barnaamij ka soo sameey tallo wallaaltinimo oo xigaal eh ina adeernimo weeye taladaas in aad qadatid baan rajenayaaa❤
Long time legend kedsanee come back with qeyr❤❤🎉
Next wiilal kadhig yaxyoow❤❤❤
Kaydsanr is the legend 😅😅😅
Kedsane keep going my borther 😂😂😂😂😂😂😂
Waa inkirayaan kulaha qof kaba la aan eh maa idin kujiro😂😊
Keedsane is back
Keydsane is back 🙌
Yahyow pls sogabo Amira qurux ❤❤❤
Aniga ugu horeyaa❤❤❤
Keyd sane is not easy 😂❤🎉
Kabaha cata io qofkii cata wa is leyihiin kulahaa😂
Talentigaga oo dhan wuxuu kusoo aruuray 8gabdhod 6gabadhood
Yaxyaw inaa wax Soo dhigto waa Laga fiicnaa maadama meed noo yaalo😢
Barnaamij yadaada marka kaydsane kuso dartid daawasha fiican ba hesha
😂😂😂
Marat❤❤❤❤😂😂😂
Caqligada oo dhan iyo talentiga intan bu kusokobmey 8 gabdhod iyo lix will war wax isku fal sidan caqli ma ehe
Keydsane nin weyn
Wllo Yahye hunter hada tihin UA-cam Mogdisho maxa idinka qaldan uma idin dawata cawa waxay u tahay murug mayd bana yala muqdisho wa joogtan dayax wa taqanan miyad u qudhi wayden ina habenka bulshada la qaybsatan Team 27 o ka fog oo Malaysia 🇲🇾 jooga aya cawa bulshada la dareen ah barnamijyadodina cawa u cancel lay geerida ku walshid farxiya iyo fanankoda dayax dal nuurshe umada idin dawanaysa la dareema malmaha muruga xata Habeenki qaraxa xeebta liido e muqdisho ka dhacay ee dadku ku madhay ayad so dhigaysen vedios UA-cam kuna indinko meeshi musibadu ka dhacaday jooga UA-camr kasta somalai laga dawada ee qurbaha lagama dawado inta iska saxa😢😢😢😢
Keydsane welcome back lpx
sxp yaxye afar wiil kasoodhig prta 2
Yaxye macalin kaydne soceli
❤❤❤
First comment ❤😅
Copy Past Form Asad Hajio😂😂
Balalaf
First coment pin
❤❤❤❤