Salaad Xasan Cali Dhacdooyin Sugan Wareysi 1/4 - Nidaam xumadii dalka iyo dagaalki sokeeye
Вставка
- Опубліковано 2 лип 2024
- Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.
Mxaa ka dambeeyay
Dadkii la dulmiyi jiray khayr iyo nasasho ayaa uga danbeeyey ,mujrimiintii iyo tuugtiina kala yaac iyo hadana hadimo ka talin iyoin ay qasaan dalka si aan loo xisaabtamin iyo in dhulkii ay u qaxeen shartii iyo isdabamarintii la tagaan iyo in caruurahoodii isla markiiba jeelal gaalo galaan mujrinimo iyo hub qaadashana bilaabaan intii nadiifta ahaydna galaaftaan isna qariyaan oo meel qarsoon wax ku soo maleegaan marka dowlad shaydaan ibliis u soo cantatabana ay si qarsoodi ah hoteelada u soo galaan dadka sharfani waa ka nasteen
Wixii kugu dhaca adiga oo aan dulmi ku jirina Allah baa qadaray cid aad ciil u qabtaana ma jiro.
Allah ayaa dadka xisaabinaya adiga qolada bililiqadavayaad tahay wax maadan dhisin
@@saynabdaye7382 wixii hore loo boobay uun baa laga sii boobay mujrimiintii weliba madaxweynihii xilaæka u dhiibay cidla ayey kaga carareen oo waxay la facaden xoolihii dadweynaha ee ay boobeen !!!
Subxaanallaah war Alle ka cabso anigaa ka mid ah dadkii ilaa jaamacad bilaash ku helay kulleejooyinna ka galay waxbarashada qofkii wax baranaya aad bay u fiicnayd mana sahlanayn tusaale lafoole ayaan ahaa waxbarashadeeduna topp bay ahayd ,laakiin duruufo waa iska jireen xilliyadii danbe waxana keenay dhaqaalaha oo hoos u dhacay iyo dadka oo qabiil isku Berkeley.
Waar ninkan hanoolaato iska dhaafa in badan ayaan ku daba jiray,waxan moodi jiray in uu qisooyin murugo leh oo wakhtigaas dhacay inu ka sheekeyo,ilayn shaw ninkani wxa u kawadaa inu caayo nidaamki militariga ee siyaad bare,hadaba inay wakhtigaas dawladii kacaanku dhib gaysatey la iskuma hysto oo de waayo waxay ahyd nidaam military oo de cidii kasoo horjeesata la dhibaataynayey iyo inay ahayd dawlad soomaaliyeed tii abid ugu fiicnayd ee soo marta kahor iyada iyo kadib waar shacabow maa been ba?
Markaa ninkan waxyaabaha aan ku xaqiiqsaday waxa ka mid hadii aan xabad idin soo qaato,waar waligiin ma aragteen isaga oo wax xun ka sheegaya jabhadihii,waar jabahaduhu iyagaa wadanka burburiyey oo shacabka barakiciyey ma siyad bare shacabka barakiciyey,hadaba waxa aan u sheegaya ninkaa ayaanle la idhaahdo waxa lagaa rabaa marka aad wax compare garanyso lama rabo inaad caadifad isticmaasho aqoon ayaa la rabaa inaad wax ku jaan-goyso,runtii aad io aad ayaan uga xumahay inaad qofka nooca u dhaqmaya tahay.
Halkee bay jirtaa dawladnimada soomaaliyeed ee aad burburkii kadib ku faani karto maba jirtaba sheekaygii.
adiga qabiil baaf jamacd ku gashey iyo barwaqda
Ninkan waxaa kacanban hayaa Siyaa Bare, laakiinse aniga waxaan leeyahay alow soocaliya dowladii Siiyaa Bare Maantay Somaliya aduunkay kamid ahaanlahayd. Bara ama Baro way ku qasbaneed in ay macalimiin si dhaqsa ah loo taba boro si ay dad kooda wax ubaraan taasno aduunka oo dhan aya suubiyay wax u gaar ah somaliya meysan ahay,
Waa ayaandaro in waxa lasheegayo inaysan waaqici ahayn mida Ninkaan la wareysanayo waa Nin dowladu markay dhacaysay sanado yar kahor dugsi sare kabaxay oo aan xataa jaamacad gaarin, arrimahaas waxaa laga wareystaa qof ugu yaraan jaamacad kabaxay.
Waar ninkan hanoolaato iska dhaafa in badan ayaan ku daba jiray,waxan moodi jiray in uu qisooyin murugo leh oo wakhtigaas dhacay inu ka sheekeyo,ilayn shaw ninkani wxa u kawadaa inu caayo nidaamki militariga ee siyaad bare,hadaba inay wakhtigaas dawladii kacaanku dhib gaysatey la iskuma hysto oo de waayo waxay ahyd nidaam military oo de cidii kasoo horjeesata la dhibaataynayey iyo inay ahayd dawlad soomaaliyeed tii abid ugu fiicnayd ee soo marta kahor iyada iyo kadib waar shacabow maa been ba?
Markaa ninkan waxyaabaha aan ku xaqiiqsaday waxa ka mid hadii aan xabad idin soo qaato,waar waligiin ma aragteen isaga oo wax xun ka sheegaya jabhadihii,waar jabahaduhu iyagaa wadanka burburiyey oo shacabka barakiciyey ma siyad bare shacabka barakiciyey,hadaba waxa aan u sheegaya ninkaa ayaanle la idhaahdo waxa lagaa rabaa marka aad wax compare garanyso lama rabo inaad caadifad isticmaasho aqoon ayaa la rabaa inaad wax ku jaan-goyso,runtii aad io aad ayaan uga xumahay inaad qofka nooca u dhaqmaya tahay.
Halkee bay jirtaa dawladnimada soomaaliyeed ee aad burburkii kadib ku faani karto maba jirtaba sheekaygii.
Muhiimada in university laga baxa maaha aqoonta waa inaa tahay qof nolosha qibrad badan ka haysato
Mashalla. Qayb ka mid ah taariqda soomaliya ayuu iftiimiyey.Hanoolaato waa laf dhabarta umada ururinta taariqda iyo dhacdooyinka dalka soomaliya. Ayanlow sharaf iyo karaamo iyo abaal weyn ayey umada soomalia ku hayaan. Med from Djibouti.
Dadkan cuqdadeysan Ayaanle xagee ka keenaa?
Wuu raadiya😂😂
Waar ninkan hanoolaato iska dhaafa in badan ayaan ku daba jiray,waxan moodi jiray in uu qisooyin murugo leh oo wakhtigaas dhacay inu ka sheekeyo,ilayn shaw ninkani wxa u kawadaa inu caayo nidaamki militariga ee siyaad bare,hadaba inay wakhtigaas dawladii kacaanku dhib gaysatey la iskuma hysto oo de waayo waxay ahyd nidaam military oo de cidii kasoo horjeesata la dhibaataynayey iyo inay ahayd dawlad soomaaliyeed tii abid ugu fiicnayd ee soo marta kahor iyada iyo kadib waar shacabow maa been ba?
Markaa ninkan waxyaabaha aan ku xaqiiqsaday waxa ka mid hadii aan xabad idin soo qaato,waar waligiin ma aragteen isaga oo wax xun ka sheegaya jabhadihii,waar jabahaduhu iyagaa wadanka burburiyey oo shacabka barakiciyey ma siyad bare shacabka barakiciyey,hadaba waxa aan u sheegaya ninkaa ayaanle la idhaahdo waxa lagaa rabaa marka aad wax compare garanyso lama rabo inaad caadifad isticmaasho aqoon ayaa la rabaa inaad wax ku jaan-goyso,runtii aad io aad ayaan uga xumahay inaad qofka nooca u dhaqmaya tahay.
Halkee bay jirtaa dawladnimada soomaaliyeed ee aad burburkii kadib ku faani karto maba jirtaba sheekaygii.
Ayaanlow adigu siyaad barre iyo farmaajo uun baad xumaan u raadisaaye waxaad ka tirsanayso sheeg nio cuqdad iska dhaafo
Taariikhda iyo wixii dhacay in laga hadlo oo wax la’iska iyadoo xaqiiqda laga hadlaayo iyadoon dulmiilihii iyo dulmanaha is horfadhin waa muhiim. Ogoow waxaa imaan doona in daalimiintii cafin weydiistaan umada
Waar ninkan hanoolaato iska dhaafa in badan ayaan ku daba jiray,waxan moodi jiray in uu qisooyin murugo leh oo wakhtigaas dhacay inu ka sheekeyo,ilayn shaw ninkani wxa u kawadaa inu caayo nidaamki militariga ee siyaad bare,hadaba inay wakhtigaas dawladii kacaanku dhib gaysatey la iskuma hysto oo de waayo waxay ahyd nidaam military oo de cidii kasoo horjeesata la dhibaataynayey iyo inay ahayd dawlad soomaaliyeed tii abid ugu fiicnayd ee soo marta kahor iyada iyo kadib waar shacabow maa been ba?
Markaa ninkan waxyaabaha aan ku xaqiiqsaday waxa ka mid hadii aan xabad idin soo qaato,waar waligiin ma aragteen isaga oo wax xun ka sheegaya jabhadihii,waar jabahaduhu iyagaa wadanka burburiyey oo shacabka barakiciyey ma siyad bare shacabka barakiciyey,hadaba waxa aan u sheegaya ninkaa ayaanle la idhaahdo waxa lagaa rabaa marka aad wax compare garanyso lama rabo inaad caadifad isticmaasho aqoon ayaa la rabaa inaad wax ku jaan-goyso,runtii aad io aad ayaan uga xumahay inaad qofka nooca u dhaqmaya tahay.
Halkee bay jirtaa dawladnimada soomaaliyeed ee aad burburkii kadib ku faani karto maba jirtaba sheekaygii.
Adiga siyaad Barre ma tahid iyo Farmajo waa niman midana Somalidii is racdey xukunka boobey siyad barre iyo Farmajo oo madaxweye ka noqdey koonfur Somalia waxan waa tariikh waa lga shekeynya waa la qoryaa
Waxaad ka hadasho baad weyday ilaahay ka baq
Waar ninkan hanoolaato iska dhaafa in badan ayaan ku daba jiray,waxan moodi jiray in uu qisooyin murugo leh oo wakhtigaas dhacay inu ka sheekeyo,ilayn shaw ninkani wxa u kawadaa inu caayo nidaamki militariga ee siyaad bare,hadaba inay wakhtigaas dawladii kacaanku dhib gaysatey la iskuma hysto oo de waayo waxay ahyd nidaam military oo de cidii kasoo horjeesata la dhibaataynayey iyo inay ahayd dawlad soomaaliyeed tii abid ugu fiicnayd ee soo marta kahor iyada iyo kadib waar shacabow maa been ba?
Markaa ninkan waxyaabaha aan ku xaqiiqsaday waxa ka mid hadii aan xabad idin soo qaato,waar waligiin ma aragteen isaga oo wax xun ka sheegaya jabhadihii,waar jabahaduhu iyagaa wadanka burburiyey oo shacabka barakiciyey ma siyad bare shacabka barakiciyey,hadaba waxa aan u sheegaya ninkaa ayaanle la idhaahdo waxa lagaa rabaa marka aad wax compare garanyso lama rabo inaad caadifad isticmaasho aqoon ayaa la rabaa inaad wax ku jaan-goyso,runtii aad io aad ayaan uga xumahay inaad qofka nooca u dhaqmaya tahay.
Halkee bay jirtaa dawladnimada soomaaliyeed ee aad burburkii kadib ku faani karto maba jirtaba sheekaygii.
Laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta dalka soomaaliya wuxuu maray 4 marxaladood:
1- 1960- 1969 dowladii rayidka
2- 1969- 1991 dowladii milatariga
3- 1991- 2000 maamulladii jabhadaha
4- 2000 - 2024 dib u yagleelkii dowladnimada
Marxalad walba dhaliilo iyo xumaan way lahayd.
Garashada San iyo cadaaladda waxay na farayaan in si guud loo qiimeeyo hanaankii dalka ee 4taa marxalo soo maray.
Laakiin sida muuqato ayaanle waxay uga bilaabataa sheekada 1969 waxayna ugu egtahay 1991.
Bal isku day inaad balaariso aragtidaada.
Baahi Macalin oo jirtatay baa lagu saleeyay waana lagu liibanay. Hadaan saa la yeeli lahayn kumanaan caruura ayaa waxbarasho la’aan noqon lahayd.
Maxa ka dambeyey? Siyad barre ayn 100% ka doorbidi laha jabhadihi.
Waar ninkan hanoolaato iska dhaafa in badan ayaan ku daba jiray,waxan moodi jiray in uu qisooyin murugo leh oo wakhtigaas dhacay inu ka sheekeyo,ilayn shaw ninkani wxa u kawadaa inu caayo nidaamki militariga ee siyaad bare,hadaba inay wakhtigaas dawladii kacaanku dhib gaysatey la iskuma hysto oo de waayo waxay ahyd nidaam military oo de cidii kasoo horjeesata la dhibaataynayey iyo inay ahayd dawlad soomaaliyeed tii abid ugu fiicnayd ee soo marta kahor iyada iyo kadib waar shacabow maa been ba?
Markaa ninkan waxyaabaha aan ku xaqiiqsaday waxa ka mid hadii aan xabad idin soo qaato,waar waligiin ma aragteen isaga oo wax xun ka sheegaya jabhadihii,waar jabahaduhu iyagaa wadanka burburiyey oo shacabka barakiciyey ma siyad bare shacabka barakiciyey,hadaba waxa aan u sheegaya ninkaa ayaanle la idhaahdo waxa lagaa rabaa marka aad wax compare garanyso lama rabo inaad caadifad isticmaasho aqoon ayaa la rabaa inaad wax ku jaan-goyso,runtii aad io aad ayaan uga xumahay inaad qofka nooca u dhaqmaya tahay.
Halkee bay jirtaa dawladnimada soomaaliyeed ee aad burburkii kadib ku faani karto maba jirtaba sheekaygii.
😊❤❤
Asc xiligii kacaanka + 9 Sano ee ka horeysay dadkii helay waxbarasho bilaash ah ilaa heer Jaamacadeed waa iney celiyaan abaalka dadka iyo dalka ku leeyahay ee ma aha in been waxaan jirin meesha lala soo fadhiisto.
Waar ninkan hanoolaato iska dhaafa in badan ayaan ku daba jiray,waxan moodi jiray in uu qisooyin murugo leh oo wakhtigaas dhacay inu ka sheekeyo,ilayn shaw ninkani wxa u kawadaa inu caayo nidaamki militariga ee siyaad bare,hadaba inay wakhtigaas dawladii kacaanku dhib gaysatey la iskuma hysto oo de waayo waxay ahyd nidaam military oo de cidii kasoo horjeesata la dhibaataynayey iyo inay ahayd dawlad soomaaliyeed tii abid ugu fiicnayd ee soo marta kahor iyada iyo kadib waar shacabow maa been ba?
Markaa ninkan waxyaabaha aan ku xaqiiqsaday waxa ka mid hadii aan xabad idin soo qaato,waar waligiin ma aragteen isaga oo wax xun ka sheegaya jabhadihii,waar jabahaduhu iyagaa wadanka burburiyey oo shacabka barakiciyey ma siyad bare shacabka barakiciyey,hadaba waxa aan u sheegaya ninkaa ayaanle la idhaahdo waxa lagaa rabaa marka aad wax compare garanyso lama rabo inaad caadifad isticmaasho aqoon ayaa la rabaa inaad wax ku jaan-goyso,runtii aad io aad ayaan uga xumahay inaad qofka nooca u dhaqmaya tahay.
Halkee bay jirtaa dawladnimada soomaaliyeed ee aad burburkii kadib ku faani karto maba jirtaba sheekaygii.
Cabdi maxamuud qalac haku arko
Ninkaan haddii uu leeyahay Xilligaas haddii Xaalku Cuslaa ama dowladii hore Xumeed,hadda maxaa nahay Maxaasa ku badalanay wax barashadana hadda miyaa ay fiicantahy,mase shalay dowlad wax barta haddz ma jirtaa mase ma jirto,niyow bal hadda maxaa la joognaa ninkaas tag yayee wax fiican haddii ay raadinayeen soomaalida ma heleen.
Waxbarasho kafiican xiligii siyaad bare allaha unaxaroostee sooma marin soomaalia beenlow
Wax barshadu ma dharka yaan laqaadan culimo majirto rag iyo dumar waa simanyihiin ma sidaa ayaa wax barasho utaqaan aaway odayaashi culimadi shacabkii baraagaha loosumeeyay mariyo geesale ayeey ahaayeen
😅😅😮😮😮
Goorma ayaa saddex saddex sano looga bixi jiray dugsiga hoose, iyo kan dhexe, iyo kan sare?
YAAB.....
Ninkaas ha caddeeyo warkaas. We need evidence of his assertion!
Ayanle Abdi, as a journalist, you have a great responsibility to check and double check ✔ the TRUTHFULNESS of the assertions of your interviewees!
You HAVE TO EDIT your Videos before releasing them to the public!
Ayanle Abdi please be very careful next time! DON'T BE DUBED!!!
@@ayanlehfarah169waa run aniga kula hadlaya ayaa saas ku soo baxay
Asc waxaa la bilaabay 1978 loodki ka baxay dhexe 6 sano lkn waxaa lagasaaray 2bsano kudhawaad oo ololihii horunarinta reermiyiga@@ayanmohamud5844
Ninkan cuqdad baa haysa waana jisaar aan abaal lahayn sabbto ah nin wax barasho free ah la siiyay nabad galyo la siiyay oo la tusay hanka dowladnimo iyo dhiirigalin in uu caytomo waa khalad . # Anyaalow dadka Somaliyed ha u abuurin dareen cunsurinimo
Waxaan maqli jiray wax la arag waxna laaban😮😮😊😢
Waar ninkan hanoolaato iska dhaafa in badan ayaan ku daba jiray,waxan moodi jiray in uu qisooyin murugo leh oo wakhtigaas dhacay inu ka sheekeyo,ilayn shaw ninkani wxa u kawadaa inu caayo nidaamki militariga ee siyaad bare,hadaba inay wakhtigaas dawladii kacaanku dhib gaysatey la iskuma hysto oo de waayo waxay ahyd nidaam military oo de cidii kasoo horjeesata la dhibaataynayey iyo inay ahayd dawlad soomaaliyeed tii abid ugu fiicnayd ee soo marta kahor iyada iyo kadib waar shacabow maa been ba?
Markaa ninkan waxyaabaha aan ku xaqiiqsaday waxa ka mid hadii aan xabad idin soo qaato,waar waligiin ma aragteen isaga oo wax xun ka sheegaya jabhadihii,waar jabahaduhu iyagaa wadanka burburiyey oo shacabka barakiciyey ma siyad bare shacabka barakiciyey,hadaba waxa aan u sheegaya ninkaa ayaanle la idhaahdo waxa lagaa rabaa marka aad wax compare garanyso lama rabo inaad caadifad isticmaasho aqoon ayaa la rabaa inaad wax ku jaan-goyso,runtii aad io aad ayaan uga xumahay inaad qofka nooca u dhaqmaya tahay.
Halkee bay jirtaa dawladnimada soomaaliyeed ee aad burburkii kadib ku faani karto maba jirtaba sheekaygii.
Asc
59 jir aan ahay.
Dhacdooyinka uu ka sheekeeynaayo walaalkeen Salaad (Guulwade). Waa u soo wada joogay waa wada run.
Somalida ma wada hubeeysneen.
Mahadsanidiin Salaad iyo Ayaanle
59 jir UA-cam comment ka bixinaayo update baa tahay mashallah , waxad araktay waxa ugu xumaa muxu ahaa intuu taliska jiray.
Lkn. Waxuu dhahay. Qofka aan salaad. Dukanin. faataxdiisa Waxaa ka badan.guulwade siyaad lkn. Guul Wade siyaaad. Maalinti. Halmar ayey aheyd. Lkn. Faataxada ayaa ka. Horeysay iyo birabinaas iyo. Birabil falaq iyo. Qulwale. Ka dib. Guul wada siyaad ayey aheyd ma sheegin in gadaall danbe loogu. Darey
Waa runtaa ee Salaad kama run sheegayo adigaana sax ah .. Faataxaa ugu horreesay ka dib Qulhuwalle iwm.. heesti calanka ugu danbeen Guulwade Siyaad baa lagu gabagabeen jiray... Beentiisaa badan mr.Salaad😂😢@@muminhagar5038
Waar ninkan hanoolaato iska dhaafa in badan ayaan ku daba jiray,waxan moodi jiray in uu qisooyin murugo leh oo wakhtigaas dhacay inu ka sheekeyo,ilayn shaw ninkani wxa u kawadaa inu caayo nidaamki militariga ee siyaad bare,hadaba inay wakhtigaas dawladii kacaanku dhib gaysatey la iskuma hysto oo de waayo waxay ahyd nidaam military oo de cidii kasoo horjeesata la dhibaataynayey iyo inay ahayd dawlad soomaaliyeed tii abid ugu fiicnayd ee soo marta kahor iyada iyo kadib waar shacabow maa been ba?
Markaa ninkan waxyaabaha aan ku xaqiiqsaday waxa ka mid hadii aan xabad idin soo qaato,waar waligiin ma aragteen isaga oo wax xun ka sheegaya jabhadihii,waar jabahaduhu iyagaa wadanka burburiyey oo shacabka barakiciyey ma siyad bare shacabka barakiciyey,hadaba waxa aan u sheegaya ninkaa ayaanle la idhaahdo waxa lagaa rabaa marka aad wax compare garanyso lama rabo inaad caadifad isticmaasho aqoon ayaa la rabaa inaad wax ku jaan-goyso,runtii aad io aad ayaan uga xumahay inaad qofka nooca u dhaqmaya tahay.
Halkee bay jirtaa dawladnimada soomaaliyeed ee aad burburkii kadib ku faani karto maba jirtaba sheekaygii.
Waa xaqiiq marag baan ka ahaay ilaahey hortii
Dagaalkii 4 biloodka allaha u naxariistee Waxaa lagu dilay nin la oran jiray Col. alasow dheere. Taariikhda la dilay cid granysaa hday jirto isoo plz 🙏
Propaganda siyad bare baaad ku heesyeysaan" dictatorship indoctrinate group marexan baa kacaanka ilaalin jirry marexan goblkooda bal eeg waxba iyo dawlnimo ma garanayaan waaa dil iyo fidna kufsiga gabdhaha
Wlh waligey ma maqal dowladii ina siyaad wax ka wanaagsan
Faqash. Xaarbuu ahaa afweyne
@@easky363
Bal maxaad ku caayi kuwa maanta kula jooga 100ki100 ka xune.
Waar ninkan hanoolaato iska dhaafa in badan ayaan ku daba jiray,waxan moodi jiray in uu qisooyin murugo leh oo wakhtigaas dhacay inu ka sheekeyo,ilayn shaw ninkani wxa u kawadaa inu caayo nidaamki militariga ee siyaad bare,hadaba inay wakhtigaas dawladii kacaanku dhib gaysatey la iskuma hysto oo de waayo waxay ahyd nidaam military oo de cidii kasoo horjeesata la dhibaataynayey iyo inay ahayd dawlad soomaaliyeed tii abid ugu fiicnayd ee soo marta kahor iyada iyo kadib waar shacabow maa been ba?
Markaa ninkan waxyaabaha aan ku xaqiiqsaday waxa ka mid hadii aan xabad idin soo qaato,waar waligiin ma aragteen isaga oo wax xun ka sheegaya jabhadihii,waar jabahaduhu iyagaa wadanka burburiyey oo shacabka barakiciyey ma siyad bare shacabka barakiciyey,hadaba waxa aan u sheegaya ninkaa ayaanle la idhaahdo waxa lagaa rabaa marka aad wax compare garanyso lama rabo inaad caadifad isticmaasho aqoon ayaa la rabaa inaad wax ku jaan-goyso,runtii aad io aad ayaan uga xumahay inaad qofka nooca u dhaqmaya tahay.
Halkee bay jirtaa dawladnimada soomaaliyeed ee aad burburkii kadib ku faani karto maba jirtaba sheekaygii.
Heestaa in badan baan qaaday laakin macnaheeda beri danbe aan weynaaday baan fahmay yaa yaqaan ninkii alifay
Asc
Ayaanlow midu ilaabay sadax jeer aa buugta lagu sabcina
Wallahi waa runtiis safka ayaa lagu qaadi jiray
Waa ku raaxaysan jirnay
Anniga walaalaheey waxaan xasuusta ineey Imtixaan ku dhicin dhamaantood waxeey aadeeyn jaamacada maadama uu aabo ahaa Sarkaal sare oo dowladdi ka mid ahaa, nidaamku Qabiil kaliya maaheen inkasto uu jiray Qabiilka haddana annagu ma aheeyn Qabiilka Siyaad barre, waxaan aheeyn Qabiilka General Caydiid
Waar ninkan hanoolaato iska dhaafa in badan ayaan ku daba jiray,waxan moodi jiray in uu qisooyin murugo leh oo wakhtigaas dhacay inu ka sheekeyo,ilayn shaw ninkani wxa u kawadaa inu caayo nidaamki militariga ee siyaad bare,hadaba inay wakhtigaas dawladii kacaanku dhib gaysatey la iskuma hysto oo de waayo waxay ahyd nidaam military oo de cidii kasoo horjeesata la dhibaataynayey iyo inay ahayd dawlad soomaaliyeed tii abid ugu fiicnayd ee soo marta kahor iyada iyo kadib waar shacabow maa been ba?
Markaa ninkan waxyaabaha aan ku xaqiiqsaday waxa ka mid hadii aan xabad idin soo qaato,waar waligiin ma aragteen isaga oo wax xun ka sheegaya jabhadihii,waar jabahaduhu iyagaa wadanka burburiyey oo shacabka barakiciyey ma siyad bare shacabka barakiciyey,hadaba waxa aan u sheegaya ninkaa ayaanle la idhaahdo waxa lagaa rabaa marka aad wax compare garanyso lama rabo inaad caadifad isticmaasho aqoon ayaa la rabaa inaad wax ku jaan-goyso,runtii aad io aad ayaan uga xumahay inaad qofka nooca u dhaqmaya tahay.
Halkee bay jirtaa dawladnimada soomaaliyeed ee aad burburkii kadib ku faani karto maba jirtaba sheekaygii.
Wali waxa jira dad uhilowsan maxamed siyaad jacaylkii Uu ugaliyay dawladnimada soomaaliyeed wali kusii dhagan yihiin oo ila manta raba sidii xiliga in dib loogu noqdo wayse adagtahay taas shacabka soomaaliyeed baladxaawo Ilaa Saylac waka midaysanyihiin jacaylka dawladnimada soomaaliyeed ❤ bena lagama shegi karo Waxwalbo dhacay xiligii1969 ilaa 1991 soomaali aduunka bartay oo la dhacay wanaga somalida dad muslim ah 100% oo leh dawlad adag 1992 ilaa 2024 Aduunku wuxuu isku bogaadiya maalgasho oo dhaqaale kasamee Dhulkan kala daadsan ee siyaasi iyo shacab ba isbaacsanaya ee is cunaya oo kasamee dhaqaale dalkaga kuudhisa
Waar ninkan hanoolaato iska dhaafa in badan ayaan ku daba jiray,waxan moodi jiray in uu qisooyin murugo leh oo wakhtigaas dhacay inu ka sheekeyo,ilayn shaw ninkani wxa u kawadaa inu caayo nidaamki militariga ee siyaad bare,hadaba inay wakhtigaas dawladii kacaanku dhib gaysatey la iskuma hysto oo de waayo waxay ahyd nidaam military oo de cidii kasoo horjeesata la dhibaataynayey iyo inay ahayd dawlad soomaaliyeed tii abid ugu fiicnayd ee soo marta kahor iyada iyo kadib waar shacabow maa been ba?
Markaa ninkan waxyaabaha aan ku xaqiiqsaday waxa ka mid hadii aan xabad idin soo qaato,waar waligiin ma aragteen isaga oo wax xun ka sheegaya jabhadihii,waar jabahaduhu iyagaa wadanka burburiyey oo shacabka barakiciyey ma siyad bare shacabka barakiciyey,hadaba waxa aan u sheegaya ninkaa ayaanle la idhaahdo waxa lagaa rabaa marka aad wax compare garanyso lama rabo inaad caadifad isticmaasho aqoon ayaa la rabaa inaad wax ku jaan-goyso,runtii aad io aad ayaan uga xumahay inaad qofka nooca u dhaqmaya tahay.
Halkee bay jirtaa dawladnimada soomaaliyeed ee aad burburkii kadib ku faani karto maba jirtaba sheekaygii.
Quraankana wala aqrin jirey taasna ku dar
Ayaanale cuqdadle xasan sheekh iyo.dalka suu ubaabiyaya ka hadal duliyaw siyaad bare alaha unaxariistee nin ragewd buu ahaa xassn dhiiqo musuqa dalka baabiyay ma aragtid iimaan laawaw
Waar ninkan hanoolaato iska dhaafa in badan ayaan ku daba jiray,waxan moodi jiray in uu qisooyin murugo leh oo wakhtigaas dhacay inu ka sheekeyo,ilayn shaw ninkani wxa u kawadaa inu caayo nidaamki militariga ee siyaad bare,hadaba inay wakhtigaas dawladii kacaanku dhib gaysatey la iskuma hysto oo de waayo waxay ahyd nidaam military oo de cidii kasoo horjeesata la dhibaataynayey iyo inay ahayd dawlad soomaaliyeed tii abid ugu fiicnayd ee soo marta kahor iyada iyo kadib waar shacabow maa been ba?
Markaa ninkan waxyaabaha aan ku xaqiiqsaday waxa ka mid hadii aan xabad idin soo qaato,waar waligiin ma aragteen isaga oo wax xun ka sheegaya jabhadihii,waar jabahaduhu iyagaa wadanka burburiyey oo shacabka barakiciyey ma siyad bare shacabka barakiciyey,hadaba waxa aan u sheegaya ninkaa ayaanle la idhaahdo waxa lagaa rabaa marka aad wax compare garanyso lama rabo inaad caadifad isticmaasho aqoon ayaa la rabaa inaad wax ku jaan-goyso,runtii aad io aad ayaan uga xumahay inaad qofka nooca u dhaqmaya tahay.
Halkee bay jirtaa dawladnimada soomaaliyeed ee aad burburkii kadib ku faani karto maba jirtaba sheekaygii.
Asc wa xaqiiq warkas aniga ka mid ahaa ardayda rajo ka qabtay in jamacada helo
ma helin sababta oo ah garab iyo qabiil ayaa lagu qadanayry ardayda
Waar waxa hadda taagan ee ka socda Villada ka hadal. Wixii tegay tiigsimaad male, forget digging up the dirt of the past. It won't make any difference now.
Waar ninkan hanoolaato iska dhaafa in badan ayaan ku daba jiray,waxan moodi jiray in uu qisooyin murugo leh oo wakhtigaas dhacay inu ka sheekeyo,ilayn shaw ninkani wxa u kawadaa inu caayo nidaamki militariga ee siyaad bare,hadaba inay wakhtigaas dawladii kacaanku dhib gaysatey la iskuma hysto oo de waayo waxay ahyd nidaam military oo de cidii kasoo horjeesata la dhibaataynayey iyo inay ahayd dawlad soomaaliyeed tii abid ugu fiicnayd ee soo marta kahor iyada iyo kadib waar shacabow maa been ba?
Markaa ninkan waxyaabaha aan ku xaqiiqsaday waxa ka mid hadii aan xabad idin soo qaato,waar waligiin ma aragteen isaga oo wax xun ka sheegaya jabhadihii,waar jabahaduhu iyagaa wadanka burburiyey oo shacabka barakiciyey ma siyad bare shacabka barakiciyey,hadaba waxa aan u sheegaya ninkaa ayaanle la idhaahdo waxa lagaa rabaa marka aad wax compare garanyso lama rabo inaad caadifad isticmaasho aqoon ayaa la rabaa inaad wax ku jaan-goyso,runtii aad io aad ayaan uga xumahay inaad qofka nooca u dhaqmaya tahay.
Halkee bay jirtaa dawladnimada soomaaliyeed ee aad burburkii kadib ku faani karto maba jirtaba sheekaygii.
Salaan si fiican u aqaanaa reer borlänge waaye 🩸🫡
Aqoon yahanka dalka maanta jooga oo aduunka aad aragtay meel walba ka shaqeeya. Ayaanle dadkaan si khaladka ah wax uga sheega Kacaankii ileeen sidaa uma wada xumayne halkee ka keentay.
Waa arrin jirtey oo dhab ah jidka Somali maanta ay hayso waa mid waalidiintii hore ay noo faleen
Afeef kacaankii 100% ayuu fiicnaa ma lihi lkn wixii uu ku fiicnaa oo badan ayaa la sheegi karaa waxaana daliil kuugu filan su'aashan maxaa ka damberyey ?
Ereyga kacaan eray lamarin habaabiyay waaye, kacaan waa markii eey bulshda kacdo oo iyada isbadal curiso, laakiin ereyga runta ah waa afgambi ama inqilaab ! Su’aasha ah Maxaa ka dambeeyay jawaabteeda wexeey tahay Maxaa looga tagay? Ha I dhihin korontadii iyo biyihii iyo nalkii ayaa shaqeynaayay? Kuwaasi waa adeeg bulsho, madaxweynihii masar markii uu xilka ka dagaayay wuxuu ku wareejiyay melitariga, madaxweyne MSB cidna kuma wareejinin, Somalia wexeey noqotay sida libiya, sudan, yaman, iyo kuwa kale oo dhaxda ku soo jira.
Ninkan waqici jiray ayu rentiekawecday doladi rayidka ahayd ee laciqlabay sidi ay u dhalatay ila laga inqilabo waxay mash qulen dhaqalihi dalka lagu dhisilaha waxay ku dhamatay doroshoyin iyo dhaqalihi dalka laha OO madaxdi dalku ninkasta ama si lodorto ayu kubixinaya qarashadka uu bixinayo wa qarashaki dadka wax logu qaban laha daka wuxu galay iskadaba mer mer OO aan horumar lahayn
Qofka bini’adanka xumaan iyo wanaag ayuu leeyahay ninkaan wali ma sheegin dhankii wanaagsanaa ee Mohamed Siyaad kaliya wuxuu sheegaya xumaantiisa taasi macnaheeda waa inuu yahay qof cadiifad wado oo sheekada sidey tahay usheegenin. Ilahey ha unaxariisto Siyaad bare
Ilaahey ha u naxariisto dhamaan madaxdii dalkaan ka soo talisey🇸🇴❤️ 🙏🙏🙏kuwa hadda joogana Ilaahey ha guuleeyo 🇸🇴❤️ 🙏🙏🙏
@@maryanruunshnuur.4516
Ameen yaa rabi Abaayo jazaakallah
Waar ninkan hanoolaato iska dhaafa in badan ayaan ku daba jiray,waxan moodi jiray in uu qisooyin murugo leh oo wakhtigaas dhacay inu ka sheekeyo,ilayn shaw ninkani wxa u kawadaa inu caayo nidaamki militariga ee siyaad bare,hadaba inay wakhtigaas dawladii kacaanku dhib gaysatey la iskuma hysto oo de waayo waxay ahyd nidaam military oo de cidii kasoo horjeesata la dhibaataynayey iyo inay ahayd dawlad soomaaliyeed tii abid ugu fiicnayd ee soo marta kahor iyada iyo kadib waar shacabow maa been ba?
Markaa ninkan waxyaabaha aan ku xaqiiqsaday waxa ka mid hadii aan xabad idin soo qaato,waar waligiin ma aragteen isaga oo wax xun ka sheegaya jabhadihii,waar jabahaduhu iyagaa wadanka burburiyey oo shacabka barakiciyey ma siyad bare shacabka barakiciyey,hadaba waxa aan u sheegaya ninkaa ayaanle la idhaahdo waxa lagaa rabaa marka aad wax compare garanyso lama rabo inaad caadifad isticmaasho aqoon ayaa la rabaa inaad wax ku jaan-goyso,runtii aad io aad ayaan uga xumahay inaad qofka nooca u dhaqmaya tahay.
Halkee bay jirtaa dawladnimada soomaaliyeed ee aad burburkii kadib ku faani karto maba jirtaba sheekaygii.
Somali siyad bare tuuu barey ilaaa maanta bey ka hari lahaahdey tuuugnimo xatooyo xoolo dadweyneee ilaaa maanta bey xadayaan
Siyad Barre iyo regime kiisa, dhaawaca ay Somalida u geysteen watan ilaa maanta umada Af Somaliga ku hadasho dib usoo kicin la'yihiin, kana ka an la'ayahay.
Musiibo aan dhamamaaneen.
Adiga iyo wixii kadanbeeyay Siyaad maxaad qabateen Siyaad wuxuu tray ayaa ila Ahmad quudataan mooriyaanimi PhD Ka qaadteen
@@saynabdaye7382wasakhdii jiigadaha ka fuqsadey wixii siyaad dhisey ayaaa dad cambaareynaya waa fahamtey
@@halimamumin3643
Halkee ma siyaad iyo taliskiisi ayaa kuu gaystey dhibta,mise waxa kuu gaystey jabhado,waxa la rabaa marka aad wax compare garanyso inaad isticmaasho aqoon lama rabo inaad caadifad hadasho wll.
Waar ninkan hanoolaato iska dhaafa in badan ayaan ku daba jiray,waxan moodi jiray in uu qisooyin murugo leh oo wakhtigaas dhacay inu ka sheekeyo,ilayn shaw ninkani wxa u kawadaa inu caayo nidaamki militariga ee siyaad bare,hadaba inay wakhtigaas dawladii kacaanku dhib gaysatey la iskuma hysto oo de waayo waxay ahyd nidaam military oo de cidii kasoo horjeesata la dhibaataynayey iyo inay ahayd dawlad soomaaliyeed tii abid ugu fiicnayd ee soo marta kahor iyada iyo kadib waar shacabow maa been ba?
Markaa ninkan waxyaabaha aan ku xaqiiqsaday waxa ka mid hadii aan xabad idin soo qaato,waar waligiin ma aragteen isaga oo wax xun ka sheegaya jabhadihii,waar jabahaduhu iyagaa wadanka burburiyey oo shacabka barakiciyey ma siyad bare shacabka barakiciyey,hadaba waxa aan u sheegaya ninkaa ayaanle la idhaahdo waxa lagaa rabaa marka aad wax compare garanyso lama rabo inaad caadifad isticmaasho aqoon ayaa la rabaa inaad wax ku jaan-goyso,runtii aad io aad ayaan uga xumahay inaad qofka nooca u dhaqmaya tahay.
Halkee bay jirtaa dawladnimada soomaaliyeed ee aad burburkii kadib ku faani karto maba jirtaba sheekaygii.
Anigu waxan qabaa aan ba ku kala aragti duwanaano dowladii Siyaad Bare oo waxay ahayd taariikh noocyo badan oo inasoo martay, laakiin waxaa inoo haboon inaan hada ka wada tashano inaan waxay ku fiicnanydna waxa u dhigma samaysano, waxay ku xumaydno aan ka hortagno, oo aan abuurno muwaadiniin dalkooda an u quurin foolxumada maanta aan dhex joogno oo dalka si huffan ugu adeega somali oo dhan.
Haaa in laga hadlo waar waxay ku wanaagsanyd ma la suubiyey mise wax ka xun ba dhacay,yaan un mesha lala soo fadhiisan cuqdad.
Waar ninkan hanoolaato iska dhaafa in badan ayaan ku daba jiray,waxan moodi jiray in uu qisooyin murugo leh oo wakhtigaas dhacay inu ka sheekeyo,ilayn shaw ninkani wxa u kawadaa inu caayo nidaamki militariga ee siyaad bare,hadaba inay wakhtigaas dawladii kacaanku dhib gaysatey la iskuma hysto oo de waayo waxay ahyd nidaam military oo de cidii kasoo horjeesata la dhibaataynayey iyo inay ahayd dawlad soomaaliyeed tii abid ugu fiicnayd ee soo marta kahor iyada iyo kadib waar shacabow maa been ba?
Markaa ninkan waxyaabaha aan ku xaqiiqsaday waxa ka mid hadii aan xabad idin soo qaato,waar waligiin ma aragteen isaga oo wax xun ka sheegaya jabhadihii,waar jabahaduhu iyagaa wadanka burburiyey oo shacabka barakiciyey ma siyad bare shacabka barakiciyey,hadaba waxa aan u sheegaya ninkaa ayaanle la idhaahdo waxa lagaa rabaa marka aad wax compare garanyso lama rabo inaad caadifad isticmaasho aqoon ayaa la rabaa inaad wax ku jaan-goyso,runtii aad io aad ayaan uga xumahay inaad qofka nooca u dhaqmaya tahay.
Halkee bay jirtaa dawladnimada soomaaliyeed ee aad burburkii kadib ku faani karto maba jirtaba sheekaygii.
Cuqdad mareexaan ku dishay ayaanlow
Asc Ayaanle Salaad Wuxuu Sheegay oo Dhan Waa Runtiisa Aniga Ilaa Qiyaamo Marqaati Ka Ah
Armaa mapka aduunka nagala saaraa sidaan ku socono😂😂😂😂
War ninkey wariyahay wixiy degey waa beysti ee waxa jogey maad ka hadeyshid siyaad haduy xumey iyo hadu wanaag sanaybey wuu dhintey 34 ka hor ee maxa ka danbeyey maad idinku wax wanaagjiseyn oo xaliyseyn oo dalkiyn dhisteyn oo qabyaladey iyo dilkey iyo is naceybkey iskey deyseyn ruwdey weey is xasuqeyn hadeyney wey heshiyen dalkodiyney wey dhistey 😢
34 ayuu sii maqanyhay siyaad bare maxaa ka dambeeyay, maxa wax ka fiican loo keeni waayay.
Wx ka xun moyee wax ka fiican lama samayn soomaaliduna indhaha way ka qarsadan inay dhab uga jawaban su ashan ah maxa kadanbeyay maxamed siyaadna marku baxayay sawir uu yiri waku danbeynaysan hadaydaan qoriga dhigin oon idinka idiin dhiibo oo laga dhagaysan wayay ba halka dhigtay
Waar ninkan hanoolaato iska dhaafa in badan ayaan ku daba jiray,waxan moodi jiray in uu qisooyin murugo leh oo wakhtigaas dhacay inu ka sheekeyo,ilayn shaw ninkani wxa u kawadaa inu caayo nidaamki militariga ee siyaad bare,hadaba inay wakhtigaas dawladii kacaanku dhib gaysatey la iskuma hysto oo de waayo waxay ahyd nidaam military oo de cidii kasoo horjeesata la dhibaataynayey iyo inay ahayd dawlad soomaaliyeed tii abid ugu fiicnayd ee soo marta kahor iyada iyo kadib waar shacabow maa been ba?
Markaa ninkan waxyaabaha aan ku xaqiiqsaday waxa ka mid hadii aan xabad idin soo qaato,waar waligiin ma aragteen isaga oo wax xun ka sheegaya jabhadihii,waar jabahaduhu iyagaa wadanka burburiyey oo shacabka barakiciyey ma siyad bare shacabka barakiciyey,hadaba waxa aan u sheegaya ninkaa ayaanle la idhaahdo waxa lagaa rabaa marka aad wax compare garanyso lama rabo inaad caadifad isticmaasho aqoon ayaa la rabaa inaad wax ku jaan-goyso,runtii aad io aad ayaan uga xumahay inaad qofka nooca u dhaqmaya tahay.
Halkee bay jirtaa dawladnimada soomaaliyeed ee aad burburkii kadib ku faani karto maba jirtaba sheekaygii.
Wiilkaan gabar mareexaana maa loo diidey mise hooyadii bey diideen mareexaan yaab hanoolaato labaxay
Ayaanlow siyaad barre iyo farmaajo bes inaa dhaliil usameesid dowladaha kale ee qaribay dalkana inaa kahadli weesid cuqdad qabiil aa uarkaa
Marexan wadankii iyagaaa dhabarka saartey calsoonidii bey ka qaadeen farmaajo dawlnidiidii buuqii uu galiryey waa nooxaa maanta ninwalba meeshisiss buu dhistey walalheen marexan dagaal iyo dhac bey ku jiraaan
Waxaan xasuusta subax kasta marka school ka la imaado, Faataxada iyo heesta la qaadi jiray.
Faatahada kor ayaan u aqrin jinay, marka la qaadayo heesta guuleadoow siyaad hoos ayaan codka u dhigi jinay!! Qofki aamuso waa la garaaci jiray!!!!!!
ANIGAA KAN DHAAMA WAXAAN AHAA GURMADKII QARANKA 1986..HADAAN KA SHEEKEEYO WAXAAN AGKAY LACAG BAA LAYGU SIIN LAHAA......
Dawlad ayaa hada wax laga sheegayaa waa taariikh reer wax lagama sheegin dad badan oo kululaaday Ayaan u jeedaa
Guul wadoow Siyaad 😂Subax walbo from primary school ilaa secondary school aan ku heesi jirnay
Andhiga922
Taariikhda iyo wixii dhacay in laga hadlo oo wax la’iska iyadoo xaqiiqda laga hadlaayo iyadoon dulmiilihii iyo dulmanaha is horfadhin waa muhiim. Ogoow waxaa imaan doona in daalimiintii cafin weydiistaan umada
Iska hadle yaa waxaa kaa yeeli
Ninkaan waxuu Ka midyahay midgihii Ku abaal furay dawladii Somalia 🇸🇴 ama hogaankiii suu banaa EE wax badan dalkaan Io dadkaan u qabtay midgaan markan leeyhy maaha qabiil midgaan micnihiisu waa qof Ka gunta ah EE dadka xaqira
Waa runti waxan garanaya gabadha aan daris ahayn 100 kun oo naas nuujin loo siyey >ninka bank u sare u ahaa adeer
Dowladiy siyaad barey dal dhiseyn ayuu ka tagey maantayn burburay oo dadkisiy meelkestey aduunkey aqooxitiy ku yihin oo Gabadhihiy somail qiimey lahay haduy ka dhareyg tahay 34 maxa ka danbeyey maad heshiseyn maad dalkiyney dhiseyteyn wadeybkey rowedhey wey is xasuqeyn hadeyney wey heshiyen dalkodiyney wey dhisteyn siyaad ba waxa sameyey meeqey sano ayey qadeyn
Guul wadoow siyaad anaa qaadi jiray waxaana dgiga jiray iskool baarba madina xoosh
Masha allah sxb qof lawareeysanaayo mafahantay D/Baarbe ayuu ka soo baxay.
Ana sidoo kale
Ana mulaheeni (Jeex)
Qaladaadkii nidaamkii hore in laga hadlo micnaheeda maahan in qabiil loo dan leeyahay kiliya waa taariikh waana sax in laga hadlo si loo fahmo wixii ay ka soo bilaabatay dhibaatada somaliya si aysan u soo laaban
ninkani waxa uu ka mid yahay kuwa jecel dowlad xumada waxa uu ka sheegaayo dowladdii kacaanka waa wax caruurta loogu sheekeeyo oo aan dadka caqliga u saaxib ah ku yaaqyaaqsadaan ayyaanlow wax kuma fadhiyo ninkani in aad warkiisa ka dhigato barnaamij beenloowgaan carabka la'
Dowlad kafiican tariqdena ina somartay ee inogu wanag badna wali inama somarin ninkan wu cadeystay in uu yahay nin benka shegayo wanagi dowladasi bal hada maheysa dowlad caafimadka iyo wax barashada free ahayd mahaysa ila heer jamacaded aad baan uga xumahay in runtii ad harer marto
Sorry sheekadan ma dhadhamayso
Faqash
@@easky363
Wll caadifada jooji maxaad ku caydey miyuu ku caayey fikirkiisa ayuu dhiibtay dee adna fikirkaaga dhiibo lkn caadifada jooji.
@@alimohammedibrahim3165 DHADHAN IYO RUNTU MACAAN WEEYE. FAQASHTU hadhacdo.
Masiibooyin.soomaray.dadladuliga.soomaliyeed.
Booweyaal!
War Tusbaxa Macalinka ma’aragtaaniin miyaa?
War Somalia wax usheegi jiray
😂
Ustaad Salaad Xasan Cali 🙌🏼
Da' ladiid nin iyo naagta 😂
Mida kale waa dasheeye maa noo shegtid waxa Siyad Barre kugu sameyey ....dambiga lee ka masaxosaa😅
Meel aan Soomaaliya ahayn ayuu ka waramayaa ninkani.
Malaha xilligii kacaanka kama warramayo.
WAAR GOORMUU DHASHAY NINKU MUXUU UQARIYAY
NINKAAN WAX MICNO LEH MA SHEEGIN. BENTIISANA WAA BADAN TAHAY/
Adiga kuwa dowlada lahaa ayaa tahay ma ahanoo😃 meeqa qof ayaa Kafiil ka aheyd ama Aabaha ka ahaa Hada xamar xoriyad ku noolaan kartaa qof ku xiraayo iyo dowlada ka xigsannayo ma Jiro
Wixii kawada danbeeyana waa marag iyo baqdin iyo qabiil ilaa aykakoraan sharci loosiman yahey marba cid baa ooyi
Asc walaal anaa ku Soo koray kacaankii wax dhib ah ok aan qabnay ma jirin ilaa siysssad iyo kursi lagu dagaalo laakin anagu hadaan aheeyn arday iskuul iyo jaamacad wax aan qabnay ma jirin xaga diinta Baad ka hadashay yaa diin lahaa in yar waxaan xasuustaa waxaan tukan jiray dadka waaweeyn war ilaahay ha Laga baqo barwaaqo baan ku jirnay ilamaha madaxweyanah isku iskuul baan aheeyn waa la sinaa hanti wadaag Baad tiri aduunka markaas jiray baa u badnaa hawl iyo ahnti wadaag.tan kale bootinta waxay ku xirneyd aqoontaada ileen nin aan balaayo arag baa ka sheekeeya bay dhah daa somaalidu umu maleeynaayo arday naga aqoon badneyd in ay jiraan hada xaga macalimiinta tayadooda iyo aqoontooda ma jiraan illahay ka baqo waxaad ka hadleyso waa mainar wax kale sheeg siyaasad ka sheekee laakiin
Ma fahmin waxa ku dabagaliyey Siyaad Bare iyo dowladdiisa- nin 6 jir ahaa markuu kacaanka dhashay ayaad ka wareysaney xumaata Kacaanka yaab badanaa
ninkaan daacad maaha waa nin neceb dowladii msxamed siyaad bare iyo farmaajo ,bal idinkuba baara maxaa kukalifay nacayka intaa le eg.
Xasuus
Nidaam hore umbaa daba jooktaa hadaad wadani thy kan hada jira maa ka hadashid siyaad bare qeyr allha siiyee waxaan buu naga hortaagnaa ee hunguri raadiska ee xitaa dhul iyo bad cunayo ninyahoow adi cuqdada aad uqabto siyaad in la baara waa
Siyad bare wuxuuu sameyeyey ama barey waaa teaches buuu ahaaa farmjo noo yimi amusane ka daran siyad bare baaa nooo yimi playbook siyad bare buu sooo nooleyeye
Siyaad bare ilaahay cadaabtii hageeyo.
Ayanle mar waliba bisinka
Kubiloow wll
dulmiga wali waa socdaa waayo dalkayga maalintii aan ka soo tagayey muddo yar garoonkii ayaa la igu soo baaday waliba ninkii dawladda mushaarka ku siinaysay.
Beenaale yaa isbaadi karo
Been badana balo kuheshay
Abaal xume akhiro laawe
Faqash
@@easky363 foorare
Waxaan nalookugu sheekeeyaa burburkii dowlada EE LA ISMA WEYDIIYO BURBURKA IYO COLAADA MAXAA KEENAY WAA NIDAAMKII KACAANKA DADKAAN BADAY DHIBKAAN AY KASOO KABAN LA,YIHIIN wali waxaa kursi u ciilqaba kiwii waxaas sababay qaarkood
Wasakhdii jiigadaha ka fuqsadey xarumihii dowladda ayaa maanta nooga sheekeynaya siyaad Barre ayaa xumaa taariikhda waxbatashada somalia laguma hayo horey iyo dib midna xili ay ka tayo fiicneyd wakhtigii kacaanka bal dameerkaan hala weydiiyo wakhtiga somalia ka tayo waxneyd aqoonteedu
idinkuba cariishkaad fuqsan jidheen. Faqash
Waa runtii thank you.
Nasiib darro in soomaali waxaa dhegaysato
FAQASH
Waar gaajadan uu sheegeyaa
Xagee la jirtay Wadanku hodan
Ayuu ahaa walaahi ninkani Somalia kale ayuu joogey. Muqdisho janno ayay ahayd
Ceeljaale xusuus
Horta dawladii wax ku soo bartay wey kugu qasaartay adiga iyo inta kula midka ah
Waxaan ka wada qof kasta oo soomaali ah waxaa ku waajib ah inuu iska aamuso
Mar haduussn wax ka fiican dawladaas keeni karin wax qiima ah oo warkaagu leeyahana ma jirto ninbaa na wax kaa duubanay a
Waa waxay kuwii dulmigaa ku naaxay ay u yidhaahdaan. Dawladnimadeenii, sharafteenii. 80% dad ka Soomaalieed dhibtaasay qabeen weliba tacadiyana u dheeraayeen.
39 jiir ayaa. Ahy dowladnimo iyo sisteem maan arkin waxbarasho iska dhaaf asagana wuxuu soo maray noolo iyo dowladnimo iyo nool ayu ku soo bar baray manta inuu wax ka sheeko waa nasiib daaro. Maanta maa dowlaad maa haysana??????
No no
sayaad baree woow idinaka tagaaye 32ayaa daalaki idinaka xadeysane maxad wax u qabaasan weeyseen hawiyo walaal yaal siyaad ayaa na guumeysatay adinako 80jirah hu oyine baal wakaasa dalaka wax u qabatabo idinaki ayaa isa xadayo isa dilaayo isa kufasanayo baal siyaad woow idina kaal nidamin jiraaye hada idinaka wax qabasada
Wale nnkan en mashegin wixi jiray oo sax ayuu shegy ilhay afka kamogoyosax kalmk
Nin fashilmey baa eed lee sheegta allow alle hadaad dhacdey oo laguu ceeb qarshey ma dawlad baa eed ku leh calaacal iyo qabyaalad maxeey kuu taree 😂😂😂😂😂
8 daqiiqo ayaan fiirsaday danbi dhaaf alle ha iiga dhigo waa lawa nin oo waxa ee rabaaan sheegaayaan wariyo iyo ninkii lawareessnaaye oo hal qof mucaarad ku ah maba arkin waligay wariyaha waxaa laga rabaa in uu difaaco qofka maqan tankale ayaanle markasto waxa uu raadiyaa dadka xumaanta ka sheegaayo dowladii kacaanka dowladaas sidan oo dhan uma wada xumeen ayaanle waa qabiiliiste waayo faramaajo iyo sitaad bare qabiil ahaan ayuu mucaaras ugu yahay dowlada hada jirto qaladaad badan ayey gashay mana ka hadlo lkn dowlad 30 sano ka hor dhacday ayuu khaladaadkeedi raadinaa war isku xishow oo alle ka cabso umada wax waa ee fahmeen ee yaan lagula yaabin
Oo adiga maxa Kala ogtahay zxp
Adeerkaa maa wax lagasheegay
Qorax barqo qacan laguma qarin karikari mayo bal adigu hada keen dowlad cafimad free ah iyo wax barasho free ah balken
Umada kala cuqdadee xagee kuu danbeen doonto ayaanloow
Walaalkey waxuu u egyahey nin shaqo la,aan ah oo kudar sadey dowlad dhacdey macaarad keey igadheh xariifka hanoqon jisaar bilaash ayaad waxku batatey abaalkiina waxaad dooratey inaad ceytanto aadaale aadaa igadheh
Hadii aan ku daawan lahaa waxan kuu daawan in aad wax been ah inoo sheegayso
Bisnka Bisnka Dikter kii Somaliaye 😂😂
Ayaanle xussen Aabehis manool yahay mise kacaankii ayaa dilay????
Waar ninkan hanoolaato iska dhaafa in badan ayaan ku daba jiray,waxan moodi jiray in uu qisooyin murugo leh oo wakhtigaas dhacay inu ka sheekeyo,ilayn shaw ninkani wxa u kawadaa inu caayo nidaamki militariga ee siyaad bare,hadaba inay wakhtigaas dawladii kacaanku dhib gaysatey la iskuma hysto oo de waayo waxay ahyd nidaam military oo de cidii kasoo horjeesata la dhibaataynayey iyo inay ahayd dawlad soomaaliyeed tii abid ugu fiicnayd ee soo marta kahor iyada iyo kadib waar shacabow maa been ba?
Markaa ninkan waxyaabaha aan ku xaqiiqsaday waxa ka mid hadii aan xabad idin soo qaato,waar waligiin ma aragteen isaga oo wax xun ka sheegaya jabhadihii,waar jabahaduhu iyagaa wadanka burburiyey oo shacabka barakiciyey ma siyad bare shacabka barakiciyey,hadaba waxa aan u sheegaya ninkaa ayaanle la idhaahdo waxa lagaa rabaa marka aad wax compare garanyso lama rabo inaad caadifad isticmaasho aqoon ayaa la rabaa inaad wax ku jaan-goyso,runtii aad io aad ayaan uga xumahay inaad qofka nooca u dhaqmaya tahay.
Halkee bay jirtaa dawladnimada soomaaliyeed ee aad burburkii kadib ku faani karto maba jirtaba sheekaygii.
Markaanmaqlay
Wallaahi waa runtiis
Buugiisana waa mid sugan.
Siyaad barre inaad kusoo caanbaxdo wax ka sheegiisa ayaad rabtaa, meel kale sxb kusoo can bax kkkkkk
Kkkkkkk war ninkaaan waxuu kashekeynaayo waa negative, ninkaaan dhibaaato somartey buu kashekenayaaa meshana dhibaaata ogama jeedno,
Ayaaanloooow nin aaad u cuqdadeysan baaa tahay, war wax manafaaacad leh umada usooo gudbi 😂😂😂😂