Asc hooyo Mashallah Mashallah war aad u muhiim ah xaga safarka waad mahadsan tahay khayr Adan Allaha ku siiyo mar waliba wax u muhiim ayaad noo soo gudbisaa jir oo joog Allaha ku xafido.
Thanks brother elmi waxaa tahay ruuxa ama shaqsiga kaliya ee update ka siiyo somali ku nool wadanka mareykanka waxaadna naga mudantahay million subscribers iyo kabadan
Elmi ware sxb mahadsanid Maalin hore aan san diego u raacey Spirit Waxay lacag iweydiiyeen borsada 10kg ah Kulahaa 70$ keen Waan diidey muran kadib wey isii daayeen
Asc brother cilmi ware waan kusalamay salan kadib waa ali Mohammed waberi oo joga magalada nairobi intaa kadib brother hadii aan wadanka kamaqanahay kawaran ID maxaa Ila kudboon
Xuquuqdu waa muhiim mar walba dhinac kasta 🙏
mahadsanid Elmi ❤🙏
Asc hooyo Mashallah Mashallah war aad u muhiim ah xaga safarka waad mahadsan tahay khayr Adan Allaha ku siiyo mar waliba wax u muhiim ayaad noo soo gudbisaa jir oo joog Allaha ku xafido.
I got my real ID in 2020. Thanks, bro. We appreciate you so much.
Wcs ishawararka sugan Elmi waare media keep going imbow
Will appreciate your advice ❤❤❤❤
Mahadsanid Elmi ware🎉🎉
Jazakallahu kheyr
Thnx for info
thanks 🙏for informing
Yes thanks
Thank you
Absolutely
Thanks brother elmi waxaa tahay ruuxa ama shaqsiga kaliya ee update ka siiyo somali ku nool wadanka mareykanka waxaadna naga mudantahay million subscribers iyo kabadan
Wariyahe C Ware wariyaha ama youTuberka ugu waxtarka badan Somalida W America
Elmi ware sxb mahadsanid
Maalin hore aan san diego u raacey Spirit
Waxay lacag iweydiiyeen borsada 10kg ah
Kulahaa 70$ keen
Waan diidey muran kadib wey isii daayeen
Cilmi Waare, aad baad u mahadsan tahay saaxiib. Rabi ha ku barakeeyo.
Cilmi waalow waan kuubaahanahay
👍👍⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️❤️❤️❤️
❤
Bro dadka immigrants-ka ah ee aan sharciga qaaday ma qaadan karaan Real ID? Mahadsanid.
Horta diyaarada spirit waaba tuugo caadi ah dadka boorsooyinka bey ku fiiqdaan
ASC cilmi walaalow hagee lagala soohariiraa
Passport hadana haysan ma qadan kara really ID GA SXBOW
Asc walal aad ayaa u mahadsantahy waa noo appka lasoo dagsanaayo mahadsanid
Ma naga siin kartaa xog donald trump doonistiisa Greenland in uu iibsado
kawaran hadii haasta permit mala badala ?
Dhawr sano ka hor ayaan goostay aqoonsiga dhabta ah (real ID). Anoo iska cusboonaysiisanaya aqoonsiga ayaa hawlwadeenkii goobta uu igu yidhi aqoonsiga dhabta ah maad iska qaadatid sababtoo mustaqbal dhow wuxuu noqon doonaa sharci ay khasab tahay in aad haysato kolka aad safrayso ama galayso xarumaha dawladda.
Cilmi walaalow mais ticmaali isnajat
Asc brother cilmi ware waan kusalamay salan kadib waa ali Mohammed waberi oo joga magalada nairobi intaa kadib brother hadii aan wadanka kamaqanahay kawaran ID maxaa Ila kudboon
Afar bilood ayaad haysataa,waa in aad qaadataa marka aad soo laabato
Walalo cilmi driver license kayga ayaan dhaweyd aan cusbooneysiyey hada midkan international ka ah ma codsan Karaa mise intuu dhacayan sugaa?
Hadii uusan xidigta laheyn waa in aad bedeshaaa
Whatsap ayaan isticaala waxkale mais ticmaali
Adiga kaada soo qor anaa ku soo wacaa,kadibna waan tiraa insha Allah.
Madabakacnaa
Sxb sul ma ku wey diin kara
Haa i weydii
Mar dhaw ayaa imaday kaan imaday Mana saamey nesa
Gor dhaw ayaa wadanka soo galay marka 5 bil aya jogaa in aan helo Miya aqonsogaas
Minisoto inaa u guran raba dhib Miya kala kulma shar cigaas
Cilmi waalow waan kuubaahanahay❤. Nambar kaaga waan rabaa
Igala soo xiriir Snapchat@waare99
Halkan waa public nambarkeyga sooma dhigi karo.
Cilmi waare nooloow inta nololi jirto
Asc
Cilmi walaalow nambar kaaga
Wan ubaahanahay
Hagee kahelaa
Cilmi waalow waan kuubaahanahay❤. Nambar kaaga waan rabaa
Cilmi waalow waan kuubaahanahay❤. Nambar kaaga waan rabaa
Igala soo xiriir Snapchat@waare99