3 qodob oo ay Itoobiya baadigoobayso, Villa Somaliya-na aysan u awoodin in ay u ogolaato

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 96

  • @ayaandahirwarsame4795
    @ayaandahirwarsame4795 13 годин тому +13

    Xasan Magafe waxa uu damacsan yahay Ilaahow naga qabo adiga naga qaban kare Aaamiiin yaarabi Aaamiiin yaarabi Aaamiiin 🤲🤲🤲🤲🙏🙏

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 13 годин тому +16

    XASANOW dhulkoo dhan iibso, Boosaska XAMAR oodhan qaado...lkn walaalow Bada ha gadan❤🇸🇴

    • @ZAKYAREE
      @ZAKYAREE 13 годин тому +1

      Aad iyo Aad

    • @HalimoJusuf
      @HalimoJusuf 13 годин тому

      Gedo iyo bosaaso rag baa leh oo ka taliya.

    • @HalimoJusuf
      @HalimoJusuf 13 годин тому

      Xassan dhiiqo itoobia xamaar ha siiyo

    • @Haxl37
      @Haxl37 11 годин тому

      Dhulka xataa yaa u baneeye ? Labadaba waa laga soo qaadaya tuuga

  • @Shakir-ali0
    @Shakir-ali0 13 годин тому +12

    Dal Xoreeye ❌
    Dal Xaraashe ✅

  • @HusseinHAbdi
    @HusseinHAbdi 13 годин тому +4

    Kooxdaan isku raranka ee maafiyada ah ummadda Alleh haka qabto. Kuwo ka kheyr badan Rabbi ha inoogu bedelo. Aamiin

  • @abdullahiahmed6820
    @abdullahiahmed6820 13 годин тому +5

    Turkiga wadanka halaga saaro asigaa kadaran itoobiya

  • @شمسالدينإبراهيمآدم
    @شمسالدينإبراهيمآدم 11 годин тому +3

    Cadowga (1) Kobaad E Somalia Waa M/W Xasan Shekh Halga Hortago

  • @somalitiktok190
    @somalitiktok190 4 години тому

    Mahadsanid ❤❤❤

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 13 годин тому +4

    DAD isnacey, DAL baylah ah, MADAX xanuunsaneysa = waa wax la'aan iyo meel madhan

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 13 годин тому +1

    Xasan shiikh maxamuud mooryaan aan wax siyaasad ah lahayn

  • @MAHAMOUDDJAMAELMI
    @MAHAMOUDDJAMAELMI 12 годин тому +1

    Amini Amin amin amin ya Allah

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 11 годин тому +1

    Xasan sh waxaa badaley arinta Axmed madoobe ee Jland wuxuu isku qasayaa siyaasado badan wadankastana inuu raali galiyo ayuu rabaa oo tiisa uusan ka horiman marka taasu ma suurtoobi kartaa jawaabtu waa maya nin kala jecel wadan iyo dad maaha siduu kusii joogi lahaa kursiga ayuu rabaa wixii ka horyimaadana waa ladagaalqmayaa xataa hadii uu soomaliya oo dhan kubadalanayo waa nin aan qabiiiste aheyn qof uu kala jecel yahayna ma jirto tii Allah na waa ka tegey only inuu waxkasta ha lumiyee kursigaas uu joogo ayaa cindigiisu siiyey madaxa buro ayaa ooga taalna waa maqley xanuunkaas haduu jiro waa in wadanaka laga badbaadiyo allow noo gargaar amiin

  • @mmaxamed7154
    @mmaxamed7154 12 годин тому +1

    Siyaasada Geelleyda iyo Goofleyda Allow naga badbaadi

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 12 годин тому +1

    WAA MADAXWEYNIHII UGU LIITAY WAA MADAXWEYNIHII SADEXDA WASIIR DIBADEED MAGACAABAY

  • @wayyoarrag7574
    @wayyoarrag7574 2 години тому

    Xasan jilic badii bixiyay

  • @HussenYusuf-k6f
    @HussenYusuf-k6f 13 годин тому +1

    Xasan waxuu Cayaarayaa Siyaasad Qamaar oo kale ah

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 13 годин тому +2

    Ethiopia doesn't need but wants a fully owned and operated port in its own right.
    Will Somalia accept these conditions?
    I doubt that Hassan and his cronies will have any objections to that as long as the deal is right. After all, Damul-jadid is here to amass as much wealth as possible while the sun shines.

  • @Cali-h5s
    @Cali-h5s 13 годин тому +1

    Somalia 🇸🇴 allah badbadiyo

  • @HakiimHakiim-t8p
    @HakiimHakiim-t8p 11 годин тому

    Ilaahoow naga qabo doqonkaan abgaal xaaxunaa

  • @NadiifoKiin
    @NadiifoKiin 13 годин тому +1

    Bad cas iyo bad madoow toona umahayno itoobiya wajigood hagubtee👈

  • @Remember1977
    @Remember1977 10 годин тому

    Waa in itoobiya dhulka soomaali galbeed oo dhan noo soo celiso si bada u gaadho. Marka aanu dhulkaa ka helno, waxaan gayiga soomaaliyeed u kala qayb sanayna sadax wadan oo kala ah Daaroodland, hawiyeland iyo dir land. Raxaweyn waa xor meeshay raaceyso.

  • @PukhaariSheikhcali-pn2gb
    @PukhaariSheikhcali-pn2gb 13 годин тому +1

    Soomadii buu shrafta kaga ciyaray

  • @MubarakAbdiyoow
    @MubarakAbdiyoow 13 годин тому +1

    Emaaraaadka Blantii jbuuti ka qaaaday ee ehed in uu burburindooona aw saharo qalalan kadhigi dooono ayuu ku socda qorsha yaaa argti siyaaasadeeed leh oo fahmi karta

  • @daudnoor-ol8mk
    @daudnoor-ol8mk 13 годин тому

    The president should hve picked strong international and diplomatic experts,whose there loyalty for this country is beyond measurerble,1.professor/senator Abdi ismail samatar,2.professor Abdiwahab Abdisamat,3.professor mohamed hajji ingris,4.professor dalxa, 5.senator billow kerrow,6.the honrable farah maalim and lastly shiekh Abdirahman from minneapolis,these are the people the president shoud hve strong discussion and seek advice,with regard to the Ethiopia issue,instead of taking uneducated and cowards in such a crucial event.

  • @ahmedbusuri4264
    @ahmedbusuri4264 13 годин тому +1

    Soomaliya maalintii ay godka ku dhacday maanta ma ahayn ee maalintii xasan ladoortay bay god madaw kadhacday soomaali

  • @mohammedhassanhussein620
    @mohammedhassanhussein620 13 годин тому

    Turkidu dantood ayeey fiirsanayaan ayagoo ku dhahaya walaalaheen somaliya 120 million qof ayeey rabaan in ganacsi la sameeyaan waana sababta itopia ula,rabaan dekad soomalidu waa ineey is badiyaan ilmo badan dhalaan .

    • @ahmedshariifsomali8569
      @ahmedshariifsomali8569 12 годин тому

      Inaga maxaa danteena noo diiday soo dad xor ah manihin

    • @mohammedhassanhussein620
      @mohammedhassanhussein620 11 годин тому

      @ahmedshariifsomali8569 xur caqligaa laga noqdaa wadan hebel ciidan iidhis saas ciidan laguma helo ciidan waxaa lagu dhisaa mabda askari lacag ma dhisto .

  • @Dalhamuse
    @Dalhamuse 12 годин тому

    Farax awal wan kutageri jiray lkn shalay qoraal aad sodhigtay baan

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 13 годин тому

    xasan sheekh yaan wadanka lagu halayn wuu waakanyahaye oo marna wax fiican bu kuhadlaya iyo itoobiya in layskadufaaco marna isagaba hor boodaya oo amaanaya

  • @nuuurcbdii
    @nuuurcbdii 13 годин тому

    🥺🥺🥺 ilaahoow xaalad adag oo liidata ayaan ku jiraa, adiga ayaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto, waxaanse dareemayaa niyad-jab wayn, ee gargaarkaada ii fidi. Ilaahbaan ku dhaartee iimaanka iyo aqoon diineed ayaan isku celinayaa balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax bartay oo shaqaysta balse maanta ma awoodo inaan aqoontayda ka faaiidaysto xaaladda aan ku jiro aawgeed, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa Deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garab istaag,si walaalnimo ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )

  • @Mohamudali65
    @Mohamudali65 13 годин тому

    Qabyadii Xasan sheegayey inuu dhammaystirayo waa inuu Badda iyo dhulka Awdalba Xaraasho.

  • @Zakariya123-oc5dp
    @Zakariya123-oc5dp 9 годин тому

    Xasan magafe

  • @O.mrpromo
    @O.mrpromo 10 годин тому

    somaliyey illahay kabaqo oo ani madaxweyne iidorta. waxan idin balanqadaya go,an kasta oo an garaya in online ay shacabka ogu codeyn donan intan ladhaqan galin kahor.

  • @XassanYuusuf55
    @XassanYuusuf55 13 годин тому +1

    Somali hishis ah dunidana hishish LA ah😂

  • @sacdianasib411
    @sacdianasib411 6 годин тому

    Halka xal waa in ay reer awdal fadhiga ka kacaan oo go'aan qaatan , waana in ay lughaye dekad degdeg ah ay ka dhisaan

  • @abdullahimohamed9751
    @abdullahimohamed9751 13 годин тому

    Caruur dahab kucayaaraysa hadii aad aragto cabsi alle jirin inaad kasirsirto ama kaxoogto Soomaali xaalkeedu waa saas

  • @abdullahisaman9582
    @abdullahisaman9582 13 годин тому

    3daxdaas qodab nin somali ah ooy ka suurtowdo in uu ku dhaqaaqo bixintooda oo maanta nool xasan sheekh baa ka jiro

  • @Aniga-qn9iv
    @Aniga-qn9iv 13 годин тому

    Cajiiib ma wiil u dhalay buu keenay aduunyo 😂😂😂 oo muuse keli ah baan moodayay ileeen waa la fogaaday😂

  • @NimcoBisbiso
    @NimcoBisbiso 12 годин тому

    Somaali hadaan nahay waynu is dhamaynay waxaynu isku dilaynaana waa qabiil xabashina dhulkeenay doonaysaa somalina qori ayay iskugu dhiibta xabashi

  • @natduinfo
    @natduinfo 10 годин тому

    Lacageey lacag. 😂😂😂

  • @farahmacalinadan6688
    @farahmacalinadan6688 5 годин тому

    HSM DALKEENA HADAAN KADHACSANO KAWARAMA

  • @roblehassan3069
    @roblehassan3069 13 годин тому

    Munafaqadan arag xasan sheq lagama yaabo inuw bad somaliya 😂😂😂😂😂😂😂

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 13 годин тому

    soomaali soomaali baa leh ee itoobiya hungurigeda bid ha uliqdo

    • @prosl11
      @prosl11 13 годин тому

      Daroodism ayaad aaminsan beenta iska daa

  • @MaxamedCaliCumar-x7w
    @MaxamedCaliCumar-x7w 10 годин тому

    Soomaliyey xasan shiikh maxàan ku sameynaa

  • @mowliidshibil
    @mowliidshibil 11 годин тому

    Quween madiido

  • @Youmumshouse
    @Youmumshouse 12 годин тому

    He sold our land and sea just like that bro this man must resign ASAP

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 13 годин тому

    Benta maamulka failer muqdisho wxba jiraan badacas Somaliand ayaa leh oo maamusha somalia halkee Ethiopia kasinayaaa waayeebee

    • @PuntlandFirst1-q5o
      @PuntlandFirst1-q5o 13 годин тому

      Isaaqland dhe 4 lash Miya bada ku Ila Linaysa ? 🤣🤣🤣

  • @Geesiga1
    @Geesiga1 13 годин тому

    Xasan shiikh waa markii labaad uu isbahdilayo, waxii addis ababa Ku helay miyuu ilaaway

  • @MaxamedCismaan-mc6jd
    @MaxamedCismaan-mc6jd 10 годин тому

    CDawga somaliyA 1 xasan munaafaq

  • @IfrahMYusuf
    @IfrahMYusuf 9 годин тому

    Nacalad haku dhacdo siyaasi Somali, waa cadow dalkeena iibinaayo.

  • @AxmedmaxamedXuseen-s7k
    @AxmedmaxamedXuseen-s7k 6 годин тому

    Imaan laawe xasan munaafaq😂

  • @lubiahmed4735
    @lubiahmed4735 4 години тому

    Soomaali dal iyo dadba way ubaabaday

  • @samaaraqurux2736
    @samaaraqurux2736 7 годин тому

    Somalia wa xor ma sasa u danbaysy 😅😅😅 aaway reer xamarki qaylinayay baddu beec maaha laha

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 13 годин тому

    Neceybka mj muxuu ka qadayaa Madaxweyne Hassan Shiikh fartaa taqanan qora 2028 asagaa joogaya

  • @abdirashidahmed8614
    @abdirashidahmed8614 13 годин тому

    Tvigan amxaarda ayuu Kabo qaad u yahay dhamman shacabka somaliyeed way ku kula docdaan weriye aan wadani ahayd shacaku Ma dhegrysaan

    • @cabdishukridiiriye8857
      @cabdishukridiiriye8857 12 годин тому

      Waxa ushegay wariyuhu aragtidada ka dhiibo wixi khalad ah sheg adigon aflagadayn

  • @Xasanismaan-n2g
    @Xasanismaan-n2g 12 годин тому

    Dal xaraashe😢

  • @NuurRooble-h8y
    @NuurRooble-h8y 11 годин тому

    Waxu ilaah soo celshaba u Malvern maayo xasan wax ka roon wadaniyad faramaajo soo noqo shadiisa soomaliya waa market u dhamaaneey say ma ogi sidii cabdulaahi yuusuf dibada ina lagu soo door to ethoopia aay soo wada yaan qabiil ayuu nabaray sidii siyaad barre badbaado ayaa meel kugu sugeeyso nin aan xoog la haayn ayaa rabo in oo xoog nagu xukumo max uu soo noqdaa cida aay ethoopia wadato xasan doorasho la gali mayo inta aay qatartaan jirto ciidanka soomaaliya aye.ethoopia uga hiiliyeen banaadir ayaa markii horaba xurnimada dhalisay Havana aya.kaa difaacaya gumeeysi raac uma baahnin banaadir dadkii u dhasay ayaa ithoopia iyo kuwa.lajira soomaaliya ka difaacaya vivo xurmad leh xshm tartanka adiga iyo abiya ahmad waaye in aan ethoopiya kaala jirno haha yaabin somaali window daacuun u dhimo❤❤❤❤❤❤❤

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 13 годин тому

    Somalia waa damero xoloo walhiye
    Qadka joojiye Ethiopia Airlines joojiye
    Ciidanka Ka sare safraad xidhaa hawd somalia xidhaa safraade xamar xidhaa

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 13 годин тому

    wadanku badbaadu ubaahanyahay iyo kacdoonka buluugga barakeysan ee ssc khacday ookale

  • @MomoMomo-jl8gt
    @MomoMomo-jl8gt 10 годин тому

    Yaab

  • @OmarShawqi-t8e
    @OmarShawqi-t8e 12 годин тому

    Somaliland badeeda ayay raban somali waxay karaban inay ciidankedu kasi mid ahadan kuwa jooga ita markay kahesho Somaliland heshiskeday kulabanaysa somali sababtay iyadu uhorbodaysana waa inay ta kala cadaysa mad madawga kujira heshisa

  • @bashkaahmed789
    @bashkaahmed789 11 годин тому

    Ethopian ka damacoda wa sida ay ku gaari lahaayen bada cas qorsha hasna waxa wato yahuuda io mareykanka waxa la rabaa in laga cadaadiyo meshas xutiyinta yamen iyo iiran marka marnaba dhicimayso iney hesho marinkaas Eriteria iyo masar marnabo yeelimayan in Ethopia gaarta bada cas allow naga qabo turkidan io galadaan wadankena kuso duulay

    • @Runta2024
      @Runta2024 11 годин тому

      Turkida waaaban Kashikiyay , Suuriya iyo Soomaliya

    • @bashkaahmed789
      @bashkaahmed789 11 годин тому

      @ aad io aad turkida waxa ka go an Ethopia iney gaaran bada cas wlhi lagama yeeli doono ilahow halmar le lugta ii gali wayeh marna kama baxynee lkn wilal somaliyed ba ka dhiidhin dona go ankaas insha allah. Somalia 🇸🇴 guul

  • @AbdulDelta1
    @AbdulDelta1 6 годин тому

    Magafe xassan maxaaba ku kalifaayo inuu Abiy la hadlo ? Abiy waaba naf la caari imika.
    Badeenu Iib ma ahan ayunbaa ku filan

  • @Mohamedgoley
    @Mohamedgoley 12 годин тому +1

    Maad iska noqotid afhayeenka Xabashida
    Waxaa markasto nosheegta waxaad jeclaan lahayd
    Waxaana isku dayesaa, in bad aysan dowlad Somalia siin aad afkaaga ku siisid

  • @SaidAhmed-t5c
    @SaidAhmed-t5c 12 годин тому

    Wax leeydiin dhageeysto ma astaahishaan maxaa wacay dalka idinkaa cadaw uloogaya oo doowladii timaadaba dumiteeda doonaya idinkoo cadawga kula safan doonistiisa ah kala qeeybsanaan diciifnimo doowladeed. Iyo ku xumeeyn shaqsigii aad doorataan

  • @abdullahimohamed9751
    @abdullahimohamed9751 13 годин тому

    Soomaali waa ninkii qaawanaa oo yiri war amaa nalafurtaa itoobiya haday kuhaysataa Cidkaa furfuraysaana majirto xasana qabridiisa haqoto adinkuna qabiil isucayrsada

  • @abukarmahamud
    @abukarmahamud 13 годин тому

    Ethiopia waa cadaw cida kaliya fahmeeso waa alshabab meesha dowlad majoogto

  • @CabdimaxamedFarax-s6p
    @CabdimaxamedFarax-s6p 7 годин тому

    444

  • @mahamedibrahim6569
    @mahamedibrahim6569 11 годин тому

    Gaylan aduu waxad kamacashtaa fadqalalada dawlada iyo shacabka mar walba
    xilgii farmajo mucarad baad ahayd
    xiligaxasan na mucarad baadthy
    wadanka sidaaa tahay udhan gaylan

  • @gedigedi3886
    @gedigedi3886 13 годин тому

    Mj been badnaa

    • @hogwarts3112
      @hogwarts3112 13 годин тому +1

      Wllo iska da qabyaalada walaahi xasan shiikh abgaalka ayaa la yaaban intaan la gaadhib qabiilada kale

    • @PuntlandFirst1-q5o
      @PuntlandFirst1-q5o 13 годин тому

      Dameer ABGAAL ANAN AQOON LAHAYN

  • @abdirashidmahamed1192
    @abdirashidmahamed1192 13 годин тому

    Nin yahoo hassan adigaaba ka caqli badan ee makuugu bedelnaa?kkkkkkkkkk

  • @abdirashidmahamed1192
    @abdirashidmahamed1192 13 годин тому

    Hassan,dani iyo farmajo makaga horeeyaa kaba qaadka Ethiopia?kkkkkkkkkkk