U DUCEEYA SOMALILAND IN AY CITIRAAF HESHO MUUSE BIIXI ILHAN OMAR WAY KU KHALDANTAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024
  • NAAG NIN AJAANIBA QABO MAGACAAGA SOMALINIMO MA RABTO HADA OGAADA

КОМЕНТАРІ • 513

  • @acacius9903
    @acacius9903 2 роки тому +49

    MaashAllah. We need to protect this women at all cost. She is telling the truth. You can tell she is the queen type.

  • @queeneelsheakh5304
    @queeneelsheakh5304 2 роки тому +11

    Maansha Allah, May our God the almighty protect you and give endless blessings, happiness and healthy insha Allah, we love you our beautiful smart sister and respect you ❤ 💖 💕 ♥

  • @ifraxsheekh5406
    @ifraxsheekh5406 2 роки тому +16

    Maansha Allah ilaahay ha u fududeeyo reer somaliland citiraafka
    Somaliyeey walaaladeen hadii ay qaataaan citiraafka ball maxaan wanaag ahayn ooynaan ka faaiidayn from JigJiga

    • @zamzam5255
      @zamzam5255 2 роки тому

      HALGOBOL MAA GOO II KARAAN

  • @safiyaabdillahi7648
    @safiyaabdillahi7648 2 роки тому +4

    Thank you so much Mama Malyun Afkaga caaloo lagu qabay🤍💚♥️🇭🇺🇭🇺🇭🇺💞💞🙏😘

  • @shuenhassan9489
    @shuenhassan9489 2 роки тому +4

    Mamma malyuun waxaad tahey qofqalbi fiican xata hadaad nacedo wanu ku ixtiramna Walaalo macaan hadaanu nahey reer somaliland we love you 🤍💚❤💯 Arimhaagan Alle haku fudedsho Walaalo aammiin aammiin aammiin 🤲🤲🤲💯🤍💚❤

  • @amranhuseen5224
    @amranhuseen5224 2 роки тому +8

    Maama malyuun ilaahayow waxay jacashahay sii qalbi wanaagsanideda ❤️❤️❤️❤️

  • @axamedadaan5887
    @axamedadaan5887 2 роки тому +2

    Xaqiiiqdad sheegtaa hooyo lkn dadka dulmiga badani majecela runtaa❤🥰🥰🥰

  • @gulledgilani1253
    @gulledgilani1253 2 роки тому +4

    Thanks you for the kind words about Somaliland and I wish all the success in life dear Somali sister.

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 2 роки тому +2

    Manshallah mama Kalyuun. Quruxda Iyo shacniga kaa muuqda ,… runtaad ka hadashay qaali.

  • @nasraabdidahir2497
    @nasraabdidahir2497 2 роки тому +12

    Viv reer abtigey somalind 🤍🤍❤️💚💚

  • @Faisaaweys
    @Faisaaweys 2 роки тому +5

    Ka celi naagta waalan viva somaland waa dad somali xaqooda ilaahay ha siiyo

  • @habonsaed4047
    @habonsaed4047 2 роки тому +3

    maamo mahadsanid alleh khayr haku siiyo incha allah anaguna waanu heli💪🏻somaliland🟢⚪️🔴

  • @sahanahagama1546
    @sahanahagama1546 2 роки тому +2

    Waa runtaa maamo malyuun soomaaliland hadii la ictiraafo samada u duulimaayaan ayagoo sidan ka qalbi fiican bay nala joogayaan from boosaaso

  • @ikranhalane249
    @ikranhalane249 2 роки тому +1

    Guulayso mamo malyuun
    Cadowgaaga cagta hoostiisa
    Alowgeli dacwadana ku soo guuleyso
    Soo noqo adoo guulaystey cadowgaaguna ooyayo
    Bay

  • @Rana_barbi
    @Rana_barbi 2 роки тому +4

    Ayyy🥺mamo adigana ilahay halakad jogto hakugu amansado haku saqiro tolka wlhy ohin ban is xejin wayay wn kujeclayn awal horeba lkn adiga na nici jiray hadana wanu kujeclnay hooyo akhiriyo adunba guleyso😥😥❤️💯from hargeisa

  • @barwakoabdi9827
    @barwakoabdi9827 2 роки тому +4

    mama malyun waa qof nasab wllhi runta kugu jaceylhy ❤️🎉🙏🏼🫂

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 2 роки тому +30

    ❤❤❤❤❤❤Guuleyso Maama Malyuun aamiin 🤲🤲waa walaalaheen dawlada Barakeysan ee Somaliland ♥

  • @netflixfaiza6229
    @netflixfaiza6229 2 роки тому +6

    Just as always mamma malyun telling the truth as it's 👍👍👏👏👏may Allah bless you and protect you from evil and give you back your own and give you good health and long life inshaallah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲💖💖💖💖💖

  • @sofiaomar3202
    @sofiaomar3202 2 роки тому +8

    fariid baa tahay
    nagta faridi waata caruurteeda family gooda ka xishoota well done we 😘 ❤️😍

  • @fouladali7118
    @fouladali7118 2 роки тому +19

    mashalla I am very proud of you💪👍🏾

  • @umams2905
    @umams2905 2 роки тому +5

    Malyuun indhahaaga waa bararsan yihiin ciil iyo oohin baan codkaaga kadareemayaa sorry 😢 ilahay qalbiga hakuu qaboojiyo

  • @nimcoyussuf2948
    @nimcoyussuf2948 2 роки тому +44

    Mashallah tabarakalah xaqiqda an kuu jeclahay abayo malyoun, waa runti oo qof ah 💖 Allah yaa cizak abayo, I'm not from somaliland lakin I can feel their pain 😢

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 2 роки тому +7

    Thanks more maam malyuun waan ku jecelahay nolow guulyso maam

  • @luckyjama7134
    @luckyjama7134 2 роки тому +2

    Shukrn saa Somaliland u sabooday shukrn maamo shukran maamo shukran

  • @74somer
    @74somer 2 роки тому +8

    Guul iyo Gobanimo mama malyuun 💖 Mahadsanid 👏👏👏👏👏👏👏
    Somaliland Hanoolaato

  • @ibrahimhassan1747
    @ibrahimhassan1747 2 роки тому +6

    Queen mms illaahay haku sharfo
    Qof qalbigeedu nadiifyahay ayaad tahay
    illaahay haku xafido
    Guuuuuuuuul dalka jamhuuriyada Somaliland 💘♥️♥️🥀🥀🥀💘💘♥️🥀♥️♥️🥀♥️♥️🥀🥀🥀💘💘♥️🥀♥️

  • @amalhusen9176
    @amalhusen9176 2 роки тому +1

    Walleeh malayuun waa geesi ad tol wayday cimriga allaah ha kuu barakeeyo

  • @feryalmomdferyalmomd471
    @feryalmomdferyalmomd471 2 роки тому +1

    شكرا ماما مليون الله يحفظك ويعزك بارك الله فيك

  • @naimaabdillahi4576
    @naimaabdillahi4576 2 роки тому +1

    Aaamiiin aaaamiiin thanks maaamo somaliyed

  • @luckychannels2693
    @luckychannels2693 2 роки тому +1

    Somalinimadu wa halkeeda ee qadiyada aya laysku diidanyahay hadana ano somaliland ka dhashay wan wada jeclahay somali allah ha xafido

  • @sagalabdullahi6693
    @sagalabdullahi6693 2 роки тому +4

    queen 👑 MMS boom I love you ❤️ you make me happy whenever i listen to your videos

  • @seynababdile6147
    @seynababdile6147 2 роки тому +2

    Masha Allah keep going 🙏 mum malyun geesiyad ragdhan ku jecliyaa ducadana Amiiiiiin Amiiiiiin yaa rabi 🥰💚💚💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yurub5288
    @yurub5288 2 роки тому +6

    Mashallah ilahay haku xafido Aqaliga hakuu daayo dadka lama sinid wad ka horeysaa ilahay waxa ku dhaba kuma tuso malyuun Ali noolow in badan 👏👏💪💪💪💪❤💚❤💚

  • @marwodumar
    @marwodumar 2 роки тому +16

    Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💟💙💞

  • @almas8915
    @almas8915 2 роки тому +5

    Hooyo mcn ducad Allah ha ka aqbalo adna guuleyso anigu mar kaste wan ku jecelahay walahi bilahi ❤❤❤👑queen always is queen ❤❤👑

  • @ebadoadan7819
    @ebadoadan7819 2 роки тому +2

    Ilaahay xaqa ha u hiiliyo dulmigana ha qabto

  • @نجودعمر-ت2ض
    @نجودعمر-ت2ض 2 роки тому +5

    Thank you very much mom 😍💖

  • @nunucute972
    @nunucute972 2 роки тому +13

    Mansh Allah mom malyuun waa qof qalbi wacan ❤️❤️❤️

  • @dauddahair9230
    @dauddahair9230 2 роки тому +1

    Mansha allah

  • @sahraahmed5064
    @sahraahmed5064 2 роки тому +10

    AAMIIN aamiin yaa rabi ilaahay

  • @FaadumoArdo
    @FaadumoArdo 2 роки тому +4

    Waa runtaa laakiin isaaq somali galbeed wey degaan iyagaa rift valley dega somaliland keliya ma degena. Isaaq somalida kale ayagaa meelo badan degaanada uga horeeyey kenya ethopia iyo jabuutiba isaaq ayaa dega. Runta waa wax wanaagsan maanta wax wanaagsan ayaa ka hadashay somalidu inay khaladka iska qabtaan waa wax fiican.

  • @ayanhashi7111
    @ayanhashi7111 2 роки тому +4

    Mama Malyuuneey Ilaahay ha dhawro. Waxaad tahay gabadh waayo arag ah oo qalbi wanaagsan oo xumaanta iyo samaanta kala taqaana. wax badana ka og taariikhda. Ilaahay ha ku dhawro xaasidnimana hakaa ilaaliyo.

  • @MrBiniyaamiin
    @MrBiniyaamiin 2 роки тому +5

    ALLAHUMA AMIN,ILAAHAY ducadaada ha aqbalo🤲🤲🤲, ILAAHAY haku xafido maama malyuun, ALLAW dhawr Somaliland🤲🤲

  • @fariidafalxan8706
    @fariidafalxan8706 2 роки тому +1

    Amiin yaa rabi thanks 😍😍😍

  • @aminaosman3469
    @aminaosman3469 2 роки тому +8

    Thanks mum, please visit Hargesia you will be welcomed.

  • @nour3257
    @nour3257 2 роки тому +6

    Allah SWT adiga iyo ubadkaagaba Haydin barakeeyo oo xafido.Aamiin 🌷🌷🌷🌷🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ciyaljecel121channel3
    @ciyaljecel121channel3 2 роки тому +1

    MALYUU GENSIYAD🐆🐅🐆🐅🐆🐅

  • @malikamedia7580
    @malikamedia7580 2 роки тому +1

    We love you mama malyuun aamin illahay hanoo aqblo

  • @ishrahabdi3571
    @ishrahabdi3571 2 роки тому +1

    Dumashi wad mahadsantahay maanshalla rabi caqliga wanagsan haku barakeyo

  • @AAR-SANAAG
    @AAR-SANAAG 2 роки тому +4

    Aamiin Aamiin Marwo Malyuun adigana waxan kugu duceeyay inaad nagu dhaxdin danbeeyso Gabadh nool baa tahaye💐💐💐💐🌹🌹🌹🎆🎆

  • @hayatsalam9384
    @hayatsalam9384 2 роки тому +2

    Amiin Yaa allah 🤲🤲🤲🤲🤲allah u aqbalo ducada Somaliland ❤️❤️❤️❤️

  • @BSK24TV
    @BSK24TV 2 роки тому +1

    ILAHAY HAKA AQBAALO AAMIINA AAMIINA AAMIINA

  • @Jamhuuriyada-barakaysan_
    @Jamhuuriyada-barakaysan_ 2 роки тому +1

    She is great… you are more than welcome

  • @hamdayasiin6866
    @hamdayasiin6866 2 роки тому +3

    mamo allaah cibriga iyo cafimaad ka iyo caqligaba allaah haku barakeyo Somali way isdulmida wllhen somalilnd walagu gafa markasta rali banu ku nahy hala fasaxo insha allaah 🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤❤💚💬❤

  • @filsanqaali7005
    @filsanqaali7005 2 роки тому +1

    Mama Malyuun anagubabwaanku jecelhay 100 dhanbaad noo haysa Mara mamadayba tahay cafawgagu hajabo🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ssm3933
    @ssm3933 2 роки тому +3

    Mommy malyun you talk your heart ❤️ Masha allah we love you mom

  • @wabarkawanaaga292
    @wabarkawanaaga292 Рік тому

    Aamiin habo ilahay janatul firdawsa ha ku geeyo

  • @Ishwaaq123
    @Ishwaaq123 2 роки тому +6

    Amiin amiin maamo, Allah Somali odhan wanaag iyo badhaadhe hawada siiyo

  • @amiridriss7183
    @amiridriss7183 2 роки тому +1

    Tnx edo amiin

  • @nasriinamohamed2613
    @nasriinamohamed2613 2 роки тому +2

    Thank you maaama❤️❤️👏❤️❤️

  • @fowziasheekh9743
    @fowziasheekh9743 2 роки тому +1

    Maansha allah wiilkaga iyo caruurtadaba allah haku soo hadeeyo guul adiga iyo caruurtaduba meeshad joogtaba allahe haku xafido

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 2 роки тому

    Allahuma amiin

  • @hisjama9312
    @hisjama9312 2 роки тому +2

    Well done Queen mms farid noloow ❤💚❤💚❤💚❤💚

  • @kadra825
    @kadra825 2 роки тому +2

    اللهم امين امين امين يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيك أختي الكريمة شكرا جزيلا

  • @samiraawad9193
    @samiraawad9193 2 роки тому +3

    Thankyo mama malyonالله يحفطك في كل مكان امين الحق يقال حتى لو كان مر جزاك الف خير from my harts

  • @ismaildembil3845
    @ismaildembil3845 2 роки тому +1

    Allah yibarik caleyk Mama Malyoun. Somali waxaa halkaa dhigay waa xasad. Markaad walaaka aad u ogaalatid wuxuu rabo adna Ilaahay faraj Bu kuu furaya. Waxaad umada somaliyeed U sharaxday in ay xasadka iyo xiqdiga iska dayaan oo xaqa walaalohood u ogaladaan. Markasey arimohooduna u hagaagayaan.
    Bravo Mama Malyuun.

  • @abdihassan3637
    @abdihassan3637 2 роки тому +1

    Mashallah I love u because u talk of the truth

  • @Hooda36
    @Hooda36 2 роки тому +11

    Masha'Allaah Masha'Allaah mama malyuun sharaf iyo cisi kunolow illaahay haku xiftiyo qalbi xabxab qalbi shaxshax wishing you peace and happiness mama malyun🤲 ❤🌺🌺💖👍 Viva Somaliland 🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹👍💋💋💋 we love mama malyun 🙌❤❤

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 2 роки тому +4

    Mms geesiyad abaalka wanu ku hayna wlhi illahay haku hiiliyo ducada Ad Noo ducaysay ayaaba wax kasta ka qalisan nogu imaw hargaysa wanu ku xambaaranayna insha Allah

  • @khadijasaleh7131
    @khadijasaleh7131 2 роки тому

    Ameen

  • @istaahilismail5117
    @istaahilismail5117 2 роки тому

    Maashaa Allaah Queen marwalba waa Queen Malyuun Cali weligay waxaan ogaa in ay aad iyo aad u caqli badantahay. Laakiin dhibaatada haysatey waxay ahayd ummad ay ka caqli badantahay oo ummada Soomaaliyeed ah ayey rabtey in ay dhibkeeda u sheegato si ay garoowdhiinyp u hesho. Dad kaa garaad liitaana kuuma garaabi karo dhibkaagana ma fahmi karo. Taas ayaa ku dhacday Laakiin gobi ma jabto. Malyuun waxay u qalantaa in ay Madaxweyne shanta Soomaaliyeed u noqoto waxaan sidaas u leeyahay waa dhawr qodob 1- Beenta ma taqaan 2- waa qof qalbi wacan oo xumaanta ay aragto ma qarin karto waxaanay rabtaa in laga hadlo oo xumaanta la joojiyo. 3- waa fariid caqli badan 4- waa cadaaliyad 5- waa hawlkar raga Soomaaliyeed ee caajisiinta u badan intooda badan way ka karti badantahay sidaas darteed ayey furiin badan u martay waayo Ninka raga ahi waxay ahayd in uu qawaamo noqdo oo uu qofka dumara wuxuun ku kordhin karo kor iyo hoos mana dhici karto ragii Soomaaliyeed waynu aragnaa fashilka ku dhacay markaad aragto gabar yar oo Soomaaliyeed oo aad iyo u. qurux badan oo dhawrsoon oo caruur yar yar.lagu furay ee aad tiraahdo maad guursatid waxay kuugu jawaabaysaa aabahoodba banaanka iyo gudaha guriga midna markuu ilmihiisa ka caawin waayey ayaan ka tashaday mid kaloo caruurta caanaha ka cabana ma rabo waa xaqiiqooyinka jira. Sheekh Mustafe ayey ku wareeriyeen sheekhow wadankii wuxuu ku dhahay waar bal horta maamulida guryaha iyo icaruurta aynu ka adkaano ninka gurigiisa iyo xaaskiisa iyo ilmihiisa in uu si wacan u maamulo ku guulaystaa madaxweynena wuu noqon karaa mustaqbalka ee bal horta aynu reeraha ka adkaano waa hadal sax ah Sheekh Mustafe wuxuu ka mid yahay raga Soomaaliyeed inta yar ee far ku tiriska ah ee ku jirta maashaa Allaahu Allaahumaa baarig. 6- Malyuun Cali waa gaari maashaa Allaah gaarinimadu rag iyo dumar ma kala leh kartida Illaahay bixiyo ayey ka mid tahay inkastoo ay Soomaalidu dumarka uun ku cambaareeyso basarinimada ama areebo nimada ama araajo nimada!!!!!!!!!! Gabar ayaan ku dhahay ma heshiiseen ninkii aa sheekaysaneyseen waxay dhahday maxaan guursadaa maalintii koobaad ee uu ii yimiba kamaan heline waxaan ku dhahay yacni ma siduu u egyahay waxay tiri maya laakiin nadaafad daro ayaan ilkihiisa iyo cidiyihisa ka muuqatey markaa waan diidey waayo hadhow markuu i guursado sidaas ayuun buu Ila soo hor fariisan gabar caqli badan iga dheh. Guryo badan oo dumey waxaa laga yaabaa in aan laga fekerin ninku basari ma ahaa ama gabadhii maxay xaq uugu laadahay? 7- Malyuun Cali waa daacad qofka daacada ahina khiyaano iyo wax is daba marin wuu necebyaha 8- Malyuun Cali waa indheergarad waxaa kuu cadaynaysa hadii ay meel soke ka fikirayso Garoowe ayey degi lahayd ilay magaalada ay degtay Garoowe ka caasimadsane ama Gaalkacayo e. Kulu shey irjicu ilaa aslihi qof walba waxaa u wacan ama haw xumaato ama haw wacnaato e meeshuu ka yimi asal ahaan aduunyadan ilbaxa ahi tuulooyinkay up dhasheen ayey nolol ka samaystaan taana qof indheer garad ah bes ayaa fahmi kara. 9- Malyuun Cali waa geesiyad ku dhac leh qofka geesiga ah waa go,aamada nolosha ku dhiiran kara oo meel ka soo bixi kara. 10- Malyuun Cali way isku kalsoontahay taas ayaa keliftay in ay ka hadasho dhibkay soo martay qofku markuu naftiisa ku kalsoonyahay isla qurux badanyahay sida Illaahay u abuuray iyo quruxda iyo nimcooyinka uu siiyeyna ogyahay dadnimadiisa iyo kartidiisana uu ku kalsoonyahay duruufaha uuma jabo haduu kufana wuu kacaa. Maashaa Allaahu Illaahay ha ku barakeeyo Malyuuneey wixii kurbo aduun iyo mid aakhiro ahna ha kaa faydo nimcadaa aad samaysatayna ha kuu barakeeyo. Aamiin qodob kow iyo tobnaad ayaan ilaawey 11- Malyuun Cali xaasidad ma aha waayo qofka xaasidka ahi guusha iyo wanaaga walaalkiis muslimka ah ma qariyo. Malyuuney guuleyso waanad guuleysatey ee hada waa in aad shugrinta Allaah iyo Istaqfaarta badisid Illaahayga ku garab galay ayaa mahad leh. Waxaa laga yaabaa in aa is dhahdaan gabadhaan markii hada ay Malyuun taageertay Soomaaliland ayey amaantay. Maya walaahay mar walba waan u ducayn jiray waxaanana dareemi jiray in ay tahay geesiyad tol weyday tolka Soomaali oo dhan ayaan ka wadaa. Soomaaliland waxaan ducadaadaa ku darayaa in uu Illaahay xagiisa ka ictiraafo waa walaaloyaal isku tashtay dedaaley dhibaatooyin aad u fara badana soo maray hada hadaan Soomaali nahay waxaan u wada calaacalaynaa Ukraine oo aan kula diin iyo diir ahayn oo leenahay Media heenii oo dhami sheeko kale ma leh Ruushku waa daalin Ukraine maatadii iyo caruurtii ayuu laynayaa iyo waa isku dad. Bal ka warama Soomaaliyey intiina damiirka leh ayaan la hadlayaa bal qiyaasa dowladaadii oo cir iyo dhulba kaa garaacaysa oo aad limo yar tahay oo waalidkii ku xanbaarsanaa lagugu kor diley oo aad arkayso hooyo uur leh oo mayda oo lab jir ay gacanta haysay ka kor ooyaayo oo markuu daaley cid qaadana waayey uu maydkii hooyadii jaqaayo korkeedii waa waxaan u soo taagnaa maydkii aabahay oo aanaan duugi Karin ilmanimo iyo rafaad iyo gaajo iyo haraad dartiis oo maydadkii oo aanka yarayn 300 oo qof oo qaxayey oo tuuladii ay ku soo qaxeen lagaga daba yimi 30 gawaarida Tignikada qoryaha waaweyni garaacayaan tuuladaas dadkaas soo qaxayey walaahay hal geela ayaa la rabey in ay qashaan midi lagu qalo ayaa la waayey waayo qof hub Sita ama gurigiisii wax ka soo qaatay ma jirin. Maydadkii waraabaa cunay macaa aabahay qof la duugay. Kuma jirin. Ma rabo in aan xasuusta dib u celiyo oo aan labo qaaliya lumiyo Islaanimada iyo Soomalinimada oo isku xiran waxay Isugu xiranyihiin qof iyo qurbe yimi ee limo ku dhalay ee silica ummadii Soomaaliyeed haysta arkay ayaa garanaaya. Sheekh Mustafe laga hayaa waar ilmihiina af Soomaaliga bara hadii kale qof Soomaali ahi diin uuma sheegi karo xitaa waalidkiisana ku dhahoo. Wuxuu yiri diinta iyo luuqadu way isku xiranyihiin waana run. Ummada Soomaaliyeed Illaahay ha badbaadiyo xaqana ha garansiiyo qabyaalada aad moodo in ay caabudaana ha ka madoobeeyo. 12- Malyuun Cali qabyaalada may u dhalan waayo qofka qabyaaliistaha ahi mar walba sax iyo khalad tolkii ayuu la jiraa. Malyuuneey magaaladaa aad degtay Illaahay ha barakeeyo cidii ku dhibaysana ha kaa qabto
    Aamiin Cibaadada iyo diinta iyo qur,aanka xooga saar in aad barato. Iinshaa Allaahu

    • @aishaomar2695
      @aishaomar2695 2 роки тому

      In diinta si wacan loo barto, addunyada ayuu qofkaas hantiyey.
      Maashallah!

  • @guledmaxamed2529
    @guledmaxamed2529 2 роки тому +1

    Maashalah Guul Somaliland

  • @gudoomiyelabasuul8297
    @gudoomiyelabasuul8297 2 роки тому

    Aamiin yaa mujiibu

  • @yasmiinfarax5445
    @yasmiinfarax5445 2 роки тому

    Masha Allah Thanks well done

  • @nusaybofarahfarah8237
    @nusaybofarahfarah8237 2 роки тому

    Mama malyuun guulayso gacalo lakiin ilhan cumar daa ha caayin

  • @kowsarjama2575
    @kowsarjama2575 2 роки тому +7

    Edo runta kugu jeclhy wllhi warsangali dadntisa waa somalilnd Marka runta laga hadlo❤️muse bixi englishkisa wariye ayaa waresanyay wuna fahmayaya iyada side ku fahmi wesay

  • @blistermanic4245
    @blistermanic4245 2 роки тому +2

    Thank you very much habo may Allah bless you and protect amiin amiin amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲👏👏👏👏👏🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @thekingmaxi3860
    @thekingmaxi3860 2 роки тому +1

    Masha allaha Edo mama malyun ilahay ha ku xafido aqliga iyo garashada ha ku daayo

  • @silverproductionnft8327
    @silverproductionnft8327 2 роки тому +15

    Masha allah You are Right sax im from not Sland but Viva Somaliland❤ haa nolaato❤
    ku wa neceb down
    and Haterz Downs ..........

  • @munaabdi8582
    @munaabdi8582 2 роки тому

    Malyun queen of the queens i thank you .❤❤❤

  • @muunamohamed6359
    @muunamohamed6359 2 роки тому +2

    Aamiin yaaa Rabi 🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹

  • @khadramohamed185
    @khadramohamed185 2 роки тому +4

    Maanshallah waa runtee
    We love you mom🌹🌹❤❤❤

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 роки тому +8

    respect Mum Malyuun, mum of somaliland mashallah.. Allah haku ciseeyo hakuna karaameeyo sharaf iyo kalsooni iyo qab ku nolow !!!!!! anigo nin ah baa life -science ka faayidaystay ..... safar nabad qaba inshallah .

  • @edabsansidihooyadeed7852
    @edabsansidihooyadeed7852 2 роки тому

    Viv mam malyuun guul iyo gobanimo geesiyad

  • @nasramohmed9355
    @nasramohmed9355 2 роки тому +1

    Masha Allah Geesiyada

  • @ayanmohamoud1935
    @ayanmohamoud1935 2 роки тому +1

    Ameen mamo Adigun Waxaad jeceshahy Alle hakusiiyo ❤️❤️

  • @AyanAli-dr6lm
    @AyanAli-dr6lm 2 роки тому +3

    We love you mom ❤❤👏❤❤

  • @Xiingalool
    @Xiingalool 2 роки тому +1

    Islaatan waa la caayi jiray laakiin waxa ku jira caqli iyo garasho dheer⁰

  • @asmaali8111
    @asmaali8111 2 роки тому

    Aamein Aaamen yaa Allah 🤲🤲

  • @asharif5506
    @asharif5506 2 роки тому +1

    aamiin aamiin ya Rabbi 💐😇🥰🌹

  • @khadrayusuf2067
    @khadrayusuf2067 2 роки тому +1

    Mama malyuun caqligaaga ale hakuu siyaadiyo fariid runtaan kugu jeclay mama guuleeso💕💕💕💕👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @umoibrahiim968
    @umoibrahiim968 2 роки тому +1

    Masha allah ilahay haka xafido mamo malyoon runtaan kugu jeclahay afkaaga cano lagu qabey❣️❣️❣️ 👑👑👑

  • @alhamdulillah182
    @alhamdulillah182 2 роки тому +1

    MALYUN ALI NOOLOOW CADAWGA ALLE HAKAA QABTO AMEEN ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @digmosahal5686
    @digmosahal5686 2 роки тому +5

    Ilahay waxan kaga baryaya in aad kuwarto farxad iyo cafimad malyun ilahay ku xafido warxad ku war madaxa aya nosarantahay

  • @muunamohamed6359
    @muunamohamed6359 2 роки тому +1

    Ilaaahay cimriga maamo ha ku dhereyo umo❤❤❤🌹🌹🤲🤲🤲🤲🤲

  • @mumyynunaa713
    @mumyynunaa713 2 роки тому +2

    Isha allah isha allah

  • @ifrahmuze3593
    @ifrahmuze3593 2 роки тому

    waa liibaxad mamo taal wayday mamo allah haku xiftiyo

  • @inaayah2378
    @inaayah2378 2 роки тому +1

    Geesiyad somaliland loves you mms

  • @hodanmustafe6646
    @hodanmustafe6646 2 роки тому

    Mcha allh

  • @ebadoadan7819
    @ebadoadan7819 2 роки тому +1

    Asc wcs inaadeer runtaan kugu jeclahay ilaahay ha kuu gargaaro