HABARTAN SARKAANSAN EE QAMRADA MARKEY KA DHEREGTAY WAA 70 JIR SOOMAALI AH EE DHAGEYSTA WAXAY TIRI

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 78

  • @kahlledidres4401
    @kahlledidres4401 2 роки тому

    Waa maxay islaantan waalatay! Belo iyo baas dhulka kugu jiidey oo ciida kugu rogtay. Yaaahu tan oo kale lama arag..... waa runtaa mama Somali, tani waa kuwii xishoodka beri hore ka tegey e talyaanigaa ka dhamaystey. Gabdhah noo dhig dhulku kula go'ye. Tanks mama Somalia.

  • @chokzchokz269
    @chokzchokz269 2 роки тому

    Wallaahay waan kuu naxaa sida aad qabiil ugu xiiqsan tahay ood dhiiga isugu kariso ee rabbigaa u noqo dad kale khaladkooda yuusan kuu muuqan maroodigu takarta saaran ma arkee ta kale ka saaran buu arkaa is xisaabi adigu intaan lagu xisaabin

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 2 роки тому

    Illaahow xishoodka hanaga qaadin Illaahow ceebteena astur yaa arxama raaximiin ummada soomaaliyeed intey kudhex jiraan tan iyo wixii lamid ah soomaaliya hagaagimeyso xasbunallaahu wanicmal wakiil xasbunallaahu wanicmal wakiil xasbunallaahu wanicmal wakiil xasbunallaahu wanicmal wakiil xasbunallaahu wanicmal wakiil xasbunallaahu wanicmal wakiil xasbunallaahu wanicmal wakiil xasbunallaahu wanicmal wakiil

  • @kabdi2408
    @kabdi2408 2 роки тому +5

    Wallahi habartaasi afkeedey eedey subxaanallah qabyaalada halkaas dhigtey

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 2 роки тому +5

    Subxaan Allah habo may Allah bless

  • @fadumoali8301
    @fadumoali8301 2 роки тому

    Karbaash mama si kasto wax udhacaan,gabar somaliyeed dhibkeeda iney kataliso maha.

  • @faisawarsame999
    @faisawarsame999 2 роки тому

    Masha Allah

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 2 роки тому +4

    Hooyo miyaa sidaaz udhaqmikarta soo damiirmzleh subxaanallah. Wlhi gabar gaal ah xataa waan udamqanlahaa iskaba daa gabar somaliyeede

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 2 роки тому +1

    Habaryeheey duluwday aamus

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 2 роки тому +1

    Waay khaldantahay .garbaad kuhadlaysaah maamo somaliyeey 👍👑🏆🦁🥰💐🌿✅🙋‍♀️❤️💕🇬🇧

  • @dagandagan1408
    @dagandagan1408 2 роки тому

    Habartan way qabtaa was sakhraamad ilahay kankaro haku rido habartan sacad indhaha habeesho

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 2 роки тому +1

    Reer xaarmaajo tabartooda waxey noqotay caay iyo habaar gurigiina kahela

  • @ammm1811
    @ammm1811 2 роки тому +2

    You right

  • @nimonimo6068
    @nimonimo6068 2 роки тому +4

    Habar waalan weeye acuudu bilaah

  • @shamsodiini3272
    @shamsodiini3272 2 роки тому +1

    Manshallah Manshallah illahay
    Dartiis baan kuu jeclahay

  • @mahadshariif1981
    @mahadshariif1981 2 роки тому

    Sidaasaa lagu yaqaanay gabdheheeni xalaasha ahaa ee xishoodka badnaa Alle haku sharfo aamiin 🤲👍🍇☂️

  • @mruun2509
    @mruun2509 2 роки тому +4

    Allah ha hadeeyo

  • @aishadarawish3967
    @aishadarawish3967 2 роки тому

    You are the best role model to all mothers and to our daughters
    Love you sister: may Allah bless you and your family

  • @farhiyafarah5659
    @farhiyafarah5659 2 роки тому +3

    Subxaanallaah waa

  • @falismohammed5238
    @falismohammed5238 2 роки тому

    SUBXAANLAHA

  • @maryambishar1913
    @maryambishar1913 2 роки тому

    guuuuuleyso habo rag bad tahay

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 2 роки тому +3

    Habartu waa habar mooryaan ah waxaas miyaa dowlad lala sameysankaraa somaliyeey.

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 2 роки тому

      @@mimipuloo7879 muqdisho waa magaala madax somaliyeed caasimada maalintii laga badalo ayaad dad kasheegankartaa. Midakale mareexaan ma ahi lkn mareexaan waan jeclahay waana laf dhabarta somalia, soo amaan nagama mudna oo 26sano wadanka soo mamulay; waxaa kadhashay 2badii madaxwayne ee ugu saamaynta badnaa uguna daacadsanaa. Gedo na waa dhul beereed 2bo webi maraan waana gobol aad uwayn reerka dagana waa geesiyaal wadanka difaaca . Lkn adi maxaad tahay mooryaan magaalada muqdisho isbaaro utaal; dadka masaakiinta kudhaca, isbaaro utaal luuqwalba; ayaxa ayaa laga cunaa degaanadaada webina malihid beerna malihid; wax ladhoco iyo wax waso ayuu caqli kaaga idlaaday . Bal isheeg mooryaan somali wax taray. Anigu mooryaan waan aqaan muqdishaba qofwalba shilinkiisu kujoogaa oo ayadaa kudhisantay magaala madaxda lkn adigu koley kooyto ayaad tahay oo inaad inta yar ee dhisantay boobto ayaa kumuuqata yaa cawaan 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @youssoufaliabdillahi2367
    @youssoufaliabdillahi2367 2 роки тому

    Taasi hooyo maaha aakhiro seegto

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 2 роки тому +1

    Qumayo madowyahey hacunin gabadha

  • @bishaarojamac2276
    @bishaarojamac2276 2 роки тому +3

    subxaana allah

    • @sahraabdijama2426
      @sahraabdijama2426 2 роки тому

      Hadii lawaynaado oo wAyo badan la jiro wakhtigu kuu saamaxo weynahay kudilin bulshada lamawikqo oowey xun loomafuro oo ceebta waalagawareegaya lama wajaho.

  • @Ania123-g8u
    @Ania123-g8u 2 роки тому +3

    Subxaan Allah waa aaqiro zaban waa aduun rogmaday

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 2 роки тому +1

    Xilgii qoorta laga jari lahaa , ayeey dhaftay. Qalad ayeey u noshahay. 5000$ ayaan sonayah qofkii ayadoo ooyaysa soo duubo

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 2 роки тому

    Wcs maamo soomaali

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 2 роки тому +7

    Dacwad baa laga gudbiyay baa
    aan filayaa .Qoftaan iyo inta la fikirka ah Waa inaan iska
    qabanaa.Habo waa inaan report u dirnaa Facebook Waxaay iloowday in ay 🇬🇧 oo sharci jirto ku nooshahay.

    • @ekramabdirahman3746
      @ekramabdirahman3746 2 роки тому

      @@mimipuloo7879
      Grow up first child🤮🤮
      Siil iyo gus wax kale ma taqaanid

  • @abdiabdi1738
    @abdiabdi1738 2 роки тому +1

    Bis ka bisinka Iiyadu haday khaldan tay ka aamus a ceebowday

  • @chokzchokz269
    @chokzchokz269 2 роки тому

    Yaahuu af noolba hadal ayaan daranaa kuwa aad dhashay waayoo adaa caasi ah oo waliba reer hooyadaa ku ah ceebna adigaa rag caaya iyo qabaailo kaa fiican nasiib daranaa ilmahaad ayeeyada u tahay ka alle magan

  • @mruun2509
    @mruun2509 2 роки тому +2

    اللهم صل وسلم على سيدنا محمد

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 2 роки тому +1

    Musiibo kugu dhacday! Subxaanalaah!

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 2 роки тому +3

    Waa habar aan xishoon oo dhaqan iyo diin iyo aqlaaq midna lahayn. Wallahi waa SHAME ON YOU

  • @mahadshariif1981
    @mahadshariif1981 2 роки тому

    Mashallah maama somali waxaatahay sharaftii oo ruux lagadhigay walaal qaaliya ilaahay haku xafido aamiin 🤲 marwo maalin iyo habeenba mahadsanid wcs wr wb 🤝👍🍇☂️

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  2 роки тому +1

      Thanks habo

    • @mahadshariif1981
      @mahadshariif1981 2 роки тому +1

      @@mamasoomaali sidoo kaleeto sharafeey

    • @fatxiyaosmanbarry3996
      @fatxiyaosmanbarry3996 2 роки тому +1

      @@mamasoomaali habo jawab baan kasugayey eali imadaan sojawabiin

    • @mahadshariif1981
      @mahadshariif1981 2 роки тому

      @@mimipuloo7879 Allaha kucaafiyo قال رسول الله صلئ الله عليه وسلّم الحياء نصف من الإيمان إتّقي الله حقّ تقاته ولاتمت إلّا وأنت مؤمن وإلّافالله يجزيك نماإستحت منه آمين

  • @amaalabdiseed6109
    @amaalabdiseed6109 2 роки тому

    Gartii Naciimo Qorane tiri haka kufsado Illah ha dufeeyo waa cajuuso khaydaamad

  • @Mmmm-nc2es
    @Mmmm-nc2es 2 роки тому

    mansha alaa xabiibiti cadawgaa jaban

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim5596 2 роки тому

    NACIIMA QORANE IDINKAA WAALEY WAA DOQON DALKEEDA IYO DADKEEDA INKIRTEY NABSIBAA HAYA SOOMAALILAND WAA QARANJIRA OOJOOGA WAANAMUQADIS KANAXOW NAFTA WAA

    • @onabeat6352
      @onabeat6352 2 роки тому

      💃💃💃💃💃💃💃💃💃
      GUUL JAMHUURIYADDA BARAKEYSAN.
      💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽👍🏼

  • @qatagagaweyn1136
    @qatagagaweyn1136 2 роки тому

    Yujj

  • @ಆಡಣ
    @ಆಡಣ 2 роки тому

    Mama canabey habartan dhiig badanbaa kumaqan.bey iila egtahay wa waayeel qaatumadii kahalowday way isqarinweyday sharteeda alla nagaqabto

  • @chokzchokz269
    @chokzchokz269 2 роки тому

    Isma oga uunsigii bay shidaysaa

  • @ganggang1316
    @ganggang1316 2 роки тому +1

    Belo kusaar naatey
    Yaahuu
    Miyaanu qabri sugeyn

  • @abdimusefidow615
    @abdimusefidow615 2 роки тому

    Waaa aakhiro zaman

  • @dekoomar3076
    @dekoomar3076 2 роки тому

    Subxanalaah

  • @asturan9013
    @asturan9013 2 роки тому

    Habar baas gabar baas bay so ahaan jirty yahu dheh ayadu gabr may dhalin Miya wayba dhali karta 10 jeere

  • @sahrayusuf9539
    @sahrayusuf9539 2 роки тому

    Waa runtaa ayaan daranaa habarta waxay fir la wadagto amayba wa xba dhalin qof wax dhalay saan uma dhaqmen

  • @sahramohamed8765
    @sahramohamed8765 2 роки тому

    Guumeysyahay mama somali maya waxaa tahay munaafuq habar sidaad u egtahy hadii aad arki laheyd ma fadhiisateen nacalatullah uf nijaas baa tahay tag balayo kugu dhacday

  • @saciidoyuusuf1518
    @saciidoyuusuf1518 2 роки тому +1

    Asc mamas soomaali waxaa tahay hooyo qiimo badan aaqiradeeda yeey kaa hadleen habartass ayssdssba aaqiro iyo aduunmaba needs to yeey ku dan baajin

  • @hibomaxamed1924
    @hibomaxamed1924 2 роки тому

    Maamo waa yaab wlhy

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 2 роки тому

    Subaxaanallaah wallaahi waa Yaab iyo xanuun waayeel Aan xishooneyn waa dhibaato Subaxaanallaah Hooyo soomaaliyeed oo sidaas uhadashay Subaxaanallaah shame on you
    Habo mama soomaaliyey waad mahadsantahay laakiin midaan mafayooba Subaxaanallaah

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 2 роки тому

    Adna sharafu ka dheer ayaduna wa kula mid somlida media ku jirta intina aqlaqda aqlaqda xun sharafu idinka dheer midia in laga faideysto Aya lo sameystay bal maxa la idinkugu xilan Allah ka baqa

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 2 роки тому

    Shan boqol ayaa la weyn waa islaan weyn ilaahow qaatumada qeyr nooga dhig bisinka markey ugu yar tahay malaha 70 wey jirtaa

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 2 роки тому

    Dadkii Magalada soo galay 91 kii ayaad la tirsanaysah. Ksdra waa magac UK ay ku joogto waaye

  • @sahramohamed8765
    @sahramohamed8765 2 роки тому

    Naa habar waalanaa tahay ma adigaa og in eey cbtay oo eeyna todobaan jirto hadaba waxaad sheegtay oodhan adigaa ah welibanaka weyn 99 jir uf

  • @farhiyafarah5659
    @farhiyafarah5659 2 роки тому

    Waad Maha too bad baa kuufuran bay nu leenahy

  • @onabeat6352
    @onabeat6352 2 роки тому

    Maanta mid adigookala ayaad aragtay.
    Somalidu wexey tiraahdaa 7 cadaabood weykala subxaanleystaan.
    Ilowsha dhawaa islaantu ma,umulbaa.
    Waa,ayo ciddakaa xun eed wax kasheegeysaa.
    Axmed Islam and Siciid dani.
    Carab iyo kikuuyaa naageysata oo waa khaniiseen.
    Naagtii tiri sowdiga maaheen.

  • @lulali6059
    @lulali6059 2 роки тому

    Mamada hadeey dhahdey sidaas xitaa ayada ayaa dhahdey. Imasaa adigaas mamo somali dhaheeysey khaali mama Ikran dhashey hala dilo. Oo aad u gafijirtey. Markii qufkale kafkaas galo na waa qalad lakin adigaas mamo somali ah imasa quf ayaa u gaftey oo aan anaga dhagaheena ku maqalney. War yaada idinka ba qaladaadkiina waa la haayaa.

  • @hodoyusuf6780
    @hodoyusuf6780 2 роки тому +1

    Momo soomali ALLE haku xafido waxaan rabaa inaad whatsap numberkaga hoos igula soo wadagtid waxaan jeclay inaan waxyabo badan wax kaa waydiiyo

  • @ammmmgmail
    @ammmmgmail 2 роки тому +1

    Allaaya baarik yaa Maama Soomaali. Balaayaa Soomaali ku dhacdaye habartaan dabkay shidaysaa hoosteeda ma dhaafto. Habartaasi waxay u dagaalamaysaa oo islaamnimadii uga baxaysaa waa Rooble-baahane lama caayin asagoo shicib ahe asagoo raiisal wasaare ah baa la caayayee.

    • @ammmmgmail
      @ammmmgmail 2 роки тому

      @@mimipuloo7879 Kkkkj Hawiye-qurmuune Soomaali kuuma baahna adaa Soomaali u baahan Muqdishona caasimad ma sii ahaan doonto oo Soomaali Caasimado kale ayey leedahay. Hawiye-qurmuune ayagaa is cuni doona sidoodi adoon adooni dhashay!!!!!

    • @ammmmgmail
      @ammmmgmail 2 роки тому

      @@mimipuloo7879 Aabahaa iyo hooyadaaba wase adoon yahay waxma garatada ahi. C/raxmaan C/shakuur baa sheegay inuu Rooble-baahane qaatay lacagtii abaaraha.

    • @ammmmgmail
      @ammmmgmail 2 роки тому

      @@mimipuloo7879 Rooble-baahane qaadhaankii abaaraha oo 1 milion buu ahaa $900,000 buu Rooblebaahane ka cunay. Xasan-guuguurte 3000 oo gabdhood buu Sucuudi carabiya ka gadtay Hiraab-baane walee dalka iyo dadkaba waa xaraash Allaah ha sahlo

  • @maryambishar1913
    @maryambishar1913 2 роки тому

    Masha allah