Maxaa Qaraxa Muqdisho Somaliland Loogu eedaynayaa iyadoo la ogyahay cida dhibta gaysatay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 34

  • @SahraAdanAbdi-l9c
    @SahraAdanAbdi-l9c 2 місяці тому

    Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤🎉🎉🎉🎉🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💪💪💪💪💪✌️✌️✌️✌️✌️✌️

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 2 місяці тому

    ❤❤aallaahayaw naaga nabaadgeli waxyeelo

  • @IbrahimFarah-gh5cf
    @IbrahimFarah-gh5cf 2 місяці тому

    Reer sheikh isaxaaq.shuqul kuma leh.wixii ka dhacay muqdisho

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 2 місяці тому +2

    Waar yaaka taliya meesha ma muse bixi mise Hassen Shaikh? Maxaa keenay inay yidhaah daan reer somaliland baaka danbeeya qaraxyada Subhanaallah. Ilaahay ha unaxariisto dadka ku dhintay

  • @Fuadismaeil
    @Fuadismaeil 2 місяці тому +1

    Horta Allah ha u Naxariisto ma maanto keliya ayey dhintee kuwa dilayey sawkan Qadar heshiiska la Soo galeen iyagaa wada alshabaaba shicibkooda iyagaa wada lacag yar la siiyaa lkN REEr soomaaliland dhibka ay Noo gaysateen ma ilaawayno dadka yaga ayuu qoorta ka dabayaan gooni goosadkaa AYAA u talin doona guul guul soomaalilan ciidanka qaranka guul guul ANiGOO REEr BURCO ah waan xasuusanaynaa ilaa 1984 gawracii jasiira xassan ooyaayana dhaartiisii ayuu ilaah AYAA ku celiyey ayaan leeyahay anoo gabadha AYAA dhibaaxaya xassan guurguurte doqonka

  • @BaashdBaashe6129
    @BaashdBaashe6129 2 місяці тому

    Dawlada lafteeda ayaa shabaaba.
    Xaqiiqdu waa taa dawladu waa shabaab.

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 2 місяці тому +1

    Walee wayday nasan HAWIDAAR 😅

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 2 місяці тому +2

    Faqash iyo mooryaan isaaq bay ku akhiru seegtay 😅😅😅

  • @hashimege3467
    @hashimege3467 2 місяці тому +2

    Failed state of faqash and mooryaan

  • @IbrahimFarah-gh5cf
    @IbrahimFarah-gh5cf 2 місяці тому

    Hawiye lixdan jir taliya ma leh.lkn labaatan dirira wuu leeyaha the

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 2 місяці тому

    Waa ceeb inqaraxa muqdisho ee lacaadaystay dhiiga walaalaha soomaaliya.
    Allow shacsbka somaliya ee laxalaashaday dhiigooda ugargaar .
    Somaliland anoo ah waxan leeyahay .
    Reer muqdisho haddii aad iskaqaban waydaan oohintu idinkamaqabanayso ee dalkiina dhalinyaray dufaaca dhiiga xalaasha lagadhigtsy.

  • @maxamedabduqadir4112
    @maxamedabduqadir4112 2 місяці тому

    Adigaa is qorayee yaa Soomaaliland xusuusta
    Haddii aad jeceahahay in shabaab lagugu sheego yeelkadaa

  • @JAMA_BARRE
    @JAMA_BARRE 2 місяці тому

    Ahmed Diiriye IYO Aadan sunne, Nageeye maxaa Ugu booday Garacow

    • @samoc5405
      @samoc5405 2 місяці тому

      Waxba 4 qof hala wareegin. 1000000 oo arsenal ah ayaa hawiye yam iyo qadaad weynta ah. 30 sano ayaad umadiina xasuuqeyseen.

  • @Khad-j1r
    @Khad-j1r 2 місяці тому

    Dadkan waxa dilay dawlada maxa yelay dadkan loma wacdinin waxa laga dhadhacsiyay wadanaka wa nabad

  • @hashimege3467
    @hashimege3467 2 місяці тому +2

    Nacala faqash iyo mooryaan ku yaal iyo isaaq nacabkoda

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 місяці тому

    Xamar laba al shabab baa wada joogaa wa mid Hassan Xabale Qote hogamiyo iyo al shabaab sheydan hogamiyo Hassan sheekh ka hor al shabka Xamar Faramaja Hogaaminayey anigu fakirkayga waa kaa

  • @ahmedhassandjama9837
    @ahmedhassandjama9837 2 місяці тому

    al shabaab ka fog urur diiniya.haday urur diiniya tahay dad shacab ah oon waxba glabsan iskumay dhex qarxiseen. Muslimiin tukanaya oo misjiid ku jira may layseen.

  • @ahmedhassandjama9837
    @ahmedhassandjama9837 2 місяці тому

    Somaaliland inaaney al shabaab ahayn waxa kuu cadaynayaa inaaaney isku mamda ahayn. al shabaab waxay amisanyihiin in xukuumada hargeysa iyo xukuumada xamar ba ay gaalo yihiin.

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 2 місяці тому

    Kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed3722 2 місяці тому

    Aad baa u sheeko xuntsheye jahiil

  • @mohamedbarre2566
    @mohamedbarre2566 2 місяці тому

    Ya la yiraah somali land??

  • @ahmedhassandjama9837
    @ahmedhassandjama9837 2 місяці тому

    Suaal ba markaa meeshataala oo ah hadii alshabaab aaminsantahay in la bada xukuumadood ay gaalo tihiin maxay somaliland ba qaraxyo uga fulinwayday?waxaan kala garan la'ahay 3 arimood tay tahay sababru.--1 in aanay alshabaab awood ulahayn in ay laba furimood ka dagaalanto.--2in dadka reer soomaaliland iyo xukuumadood ay feegiganyahiin oo alshabaab tab ay u dhex gasho l'adahay.--3 in alshabaab oo aminsan in somalia dawlad qudha tahay markaa muhiimiyadu tahay horta in ay la wareegaan magaalo madaxda goboladu ha dambeeyaane..

  • @fathiayu3868
    @fathiayu3868 2 місяці тому

    Reer somaliland is so week ayaga maxaa ka galey dad muslim oo dhintay laguma farxo ilaahay ha u naxariisto laakiin isn't somaliland business so don't be victm oo ha ka hadlina

  • @mohamedismailmohamed71
    @mohamedismailmohamed71 2 місяці тому

    Ilaahay ha u naxariisto una denbi dhaaf ehelkana ka sii Samir iyo iimaan Aamiin Aamiin
    Hore markii dilkii SOOBE laga aamusay ee shicibkii oo iska ilaaway wixii hore qarax ka dhacay ee SOOBE iyo qaar kale iyo kan maanta ka dhacay liido waa in aan laga hadhin dadkii la liis gareeyaa xitaa lama sheegin dadkii soobe lugta ku lahaayeen waa yaab
    Dadka leh Somaliland ayaa ka danbaysa waa dadka qaraxa lahaa ama sameyay, markaas waxay luminayaan raadkii ma jaro habaabin ayay uga jeediyay

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 2 місяці тому

    WAXAY JDHAADEEEN DOWLADA HA JAAARKA SHACABKA SOOMALIYEED DOWLADA JAAARKA AYAGAA CALISHAAB UB KA SIIIYAAA IYO LACATA

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 2 місяці тому

    Qaawarig baad taahiin uumaleyey iinad dhiibtah Mudisho aaqonsih kuuhelaysan ciirkah iintuuh jiirey iidor aaqonsih.uuh jiirah qaabilyaad oh cuuqdaad diilotay qaaran nooqon mayo.hawiye baah duuli daanto daah aqon ah iintah iinad sogaartan maaysan aahan

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 2 місяці тому

    CADOWGEEENAAAA JAAARKA WAY KU FARXEEEEN QARIXIII MAAANTA ITOOBIYA IYO KENYA 🇰🇪 IYO JABUUTI 🇪🇹 WAY KU FARXEEEEN QARIXIII MAAANTA CADOWGEEENAAAA

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 2 місяці тому

    SOMALILAN HADAY KADAM BAYSAY IYO UUUB NABSIDHIG TAY WAXAA SOCOTA IN SOOMALI LAY ISKU ADEEG SADOOO