Comments kayga waxaan ku darsanayaa waan idiin wada ducaynay anaga oo dhan ilaahay mustijaabo nooga dhigay oo cadowgii ku soo duuley dhul keena aan ka guuleysanay waa ilaahay mahadiisa ilaahay ayaa mahadaas iska leh oo garab keen istaagay. Marka waa in meelaha laga xoreeyey ay ciidanada xoog leh la geeyo oo aan loo firaaqaynin Canfarta waa kuwa aan quusanin oocadowga Itoobiye u adeego waa ay soo rogaal cielin jaraan yaan la is dhifan indhihiina ha fur naadaan mar kasto diyaar u ahaata is kala qaybiya qaarba qaarka kale habedelaan ha nastaan waa in rag u soo jeedo oo waardiyaha ka haayo la suubiyaa. Maanshaa allaah guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc Asaxaabta Sharaftaleh Fadlan Subscrebe Noo Dhaha Channelkan Cusub Halkan Kudhufo www.youtube.com/@MohamedOmer-et8he/featured mahadsanid
Alxdlilah Alxdlilah Alxdlilah Alxdlilah Alxdlilah Alxdlilah
Guul somali ciise liyuu boolis. From DDS
Alle haku guuuleyo somaalida
Guul iyo gobonimo somali galbeed inchallah 🎉🎉🎉🎉🎉
Masha Alhal soomaadii Guul Guul Guul Guul Guul Guul Guul ciise e Guul aq Gladys doudoune homme
Mashaa Allah somaliyeda gobolka siti guulesta guulesta inshaa Allah magaloyin kiinii Allaha idiin soceliyo aamiin aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤
Mshalh mabrouk somaligalbed ❤❤❤❤❤
Masha allah daliminti illahe aya jabiye.
Guuuuul shacabka galbeedka Citti iyo Dowladooda
Machallah inchallah guulastay midnimo somalies states sitte
Guul iyoleyse gobanimo soomaali galbed.🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Gul somali
guuuul geesiyada liyuu libaxyo allow garab gal oo lajir aamiin guuul Allahu akbar🤲🤲🤲💯💯💯👍👍👌👌♥️♥️♥️🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁💪💪💪🔥🔥💋💋🩸🩸❤️❤️✌️🙏
Wiilasha xoreeyey waa in laga wada farxiyo oo xoolo loo wada qalo laga wada farxiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maanshaa allaah guul waaye.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Thank you Abdi Nur and you support very well our people. You are very good journalist.
በነፃነት ምድር ለሚሳካሉ ሰዎች እግዚአብሔር መንፈሱን ያስቀምጣል። እግዚአብሔር ሁሉንም ያሸንፋል ውጤቱን ይቅር ከሆነ ይህን ያደርጋል።
Kuwii guuleysta ee Dhulkooga xoreeya ilaahay haniga dhigo.Insha allah guuleysta dhamaantiin cafar natii jabta illaahay haka dhigo.
Habalyo
Guul ciise Wayne iyo ciidamada somali galbeed
Guul
بالنسبة لأولئك الذين ينجحون في أرض الحرية، يحدد الله الروح. إذا انتصر الله على الجميع، وغفر النتيجة، فسوف يفعل ذلك.
Guuleysta Oromo.Canfar iyo Cidkasta oo laga dhex arko Cagta mariya.
Wiilasha halyayada waan idinsoo salaamaynaa from awdal
Ha yeelina in la qaato galbeedka sitti marnaba.
Machalla Allah Machalla Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤guul somaliya 🎉🎉🎉🎉❤❤
Cagowgaa soiomasliyeed Allow jabi❤❤
Guul ciidamada luyuuga fardo awliyo from awdal
guuuul geesiyada liyuu halyeyada halgama allow xafidoo ilaali libaxyo wadani guuuul🤲🤲🤲🤲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🦁🦁🦁🦁💪💪💪🔥🔥🔥🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁💯💯👍👍👌👌❤️❤️✌️🙏
Somaliya hadey isracdo aduunkoo dhan ayeey mamuleysaa lkn waanalakala jaray
Guul somali city
Geesiyada Somalida Galbeydow Galla jihadka,
Akonsamysta shanta somaliyed lcagtayksodran
Allaavhh ALBVAAZR waaluolaahhill xmndsiy❤❤❤❤❤
Maalintii ay cundhuufo inaga qabsadeen siday isugu soo sawirayeen canfartu ayaan xasuustaa. Cunduufo waxay leedahay jid laami ah oo weyn baa dhexmara.. halkani maaha cundhuufo sxb. Inshallah degdeg baynu u qabsan doonaa.
guuuuul
❤❤❤❤❤❤❤gguuuuul 🎉🎉
Nolada Somali/Galbeed 🫡
Machallah
Guuul guuul ❤❤
Guul iyo gobanimo ❤
Warak goobolka sitti nooblaa Waya guushaa Soomaadii Guul ciise Soomaadii 😊
guul guul lkn hadhow yaanlaga saarin cidamada oo meesha ha dagaan sey dadka u ilaaliyan oo soomalidu hadagaameyso dhulka saan mardanbe loo hungureyn dhulkaas
Guull luyuupolice
Guul ciidamada luyuuga fardo awliyo
Allahou rayamou aux martyrs musulmans somalies states sitte
Comments kayga waxaan ku darsanayaa waan idiin wada ducaynay anaga oo dhan ilaahay mustijaabo nooga dhigay oo cadowgii ku soo duuley dhul keena aan ka guuleysanay waa ilaahay mahadiisa ilaahay ayaa mahadaas iska leh oo garab keen istaagay. Marka waa in meelaha laga xoreeyey ay ciidanada xoog leh la geeyo oo aan loo firaaqaynin Canfarta waa kuwa aan quusanin oocadowga Itoobiye u adeego waa ay soo rogaal cielin jaraan yaan la is dhifan indhihiina ha fur naadaan mar kasto diyaar u ahaata is kala qaybiya qaarba qaarka kale habedelaan ha nastaan waa in rag u soo jeedo oo waardiyaha ka haayo la suubiyaa. Maanshaa allaah guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ma waxaa la gaaray markii dowladaha Somalia 🇸🇴 iyo jabuuti 🇩🇯 dowlad deegaanka soomaalida u aqoonsan lahaayeen jamhuuriyada madaxa banaan soomaaligalbeed? Isaaq Oromo cirka hamareen markaa 😅😅😅😅😅
Dhashiike dheh Suug ma ahan
Is ilaaliya ha isdhiganina e. Weey soo laaban karane Allah ha idin badbadiyee
Khalaskaasi ka furtay hubkii huwantii Canfarta salaan iga gaadhsii
waxaa jira kulayl adduunka oo dhan ah, iyo cirka ayaa laba cadceed ah , 1 waa qorraxda Allaah, tan kalena waa qorrax "Artificial sun" macmal ah oo Dajjal Ka hor Year 2030 2030 2030..! Abaar weyn ayaa ku soo wajahan caalamka..!!
"Soomaali weyneey soo dhawaaada" waa ku diirsaday meesha uu joogo iyo oraahda mugeeda
Asc
💓💓💓💓💓💓💓💓
Suug mahan waa dhashiike
Canfartii oo Xiligii Tigreda Oromada Wallo laga kariwaaye Maanta sidaas ayaa Soomaaledu Dhinbil naareed ayuu ku shideen Shinida oo kale ayuu noqdeen marka qiiqa lagu shidayo Malabka kacararayo.
❤
War waxaan Qori saxda ma ahaa waa wax haleysan aan shaqaynaynin.
😊😊😊😊😊
Gaal gaal dhalay berhanu jula hooyadaa oo aroos ah ayan ku tuseeynaa.
CIISAHA IYO CANFAR TU ISU EKAA 🤣🤣🤣🤣
😊
Guul iyo gobanimo Ayan Alle Idina kabaryayaa??
Issey wene
Hhhh
Goobaha dagaalka waxaan ku arkaynaa wiilal ciise oo gunti gaab ah. Aaway ciidamada dawlad deegaanka ee dagaal bay ku jiraan laynaleeyahay?
XAASID ayaa tahay maxaad u kala qodaysaa ciise iyo ciidanka dds mise soomasliba matihid oo waxaad ka xuntahay cidamada dds iyo vidanka cise oo shaqo ka qabtay cafar uskagwayn
𝙲𝚒𝚒𝚍𝚊𝚗𝚔𝚞 𝚖𝚊𝚊𝚗𝚝𝚊 𝙲𝚊𝚗𝚏𝚊𝚛 𝚕𝚊𝚖𝚊 𝚍𝚊𝚐𝚊𝚊𝚕𝚊𝚖𝚒𝚗 𝚎𝚎 𝙲𝚒𝚒𝚍𝚊𝚗𝚔𝚊 𝙸𝚝𝚘𝚘𝚋𝚒𝚢𝚊𝚊 𝚕𝚊 𝚍𝚊𝚐𝚊𝚊𝚕𝚊𝚖𝚊𝚢𝚊𝚢 𝚖𝚎𝚎𝚍𝚊𝚍𝚔𝚘𝚘𝚍𝚒𝚒 𝚒𝚢𝚘 𝚔𝚊𝚛𝚊𝚛 𝚔𝚒𝚒 𝚊𝚚𝚘𝚘𝚗𝚜𝚒𝚢𝚊𝚍𝚊 𝚒𝚢𝚘 𝚖𝚊𝚡𝚊𝚋𝚒𝚜𝚋𝚊 𝚠𝚊𝚊𝚗 𝚔𝚊 𝚑𝚊𝚢𝚗𝚊𝚊
Guuul guuul ❤❤❤❤❤