DEG-DEG Ciidanka Miltaryga Ethiopia oo Baryo Iyo Baroor ku Bilaabay Ciidanka DDS ee Canfar Baacsaday

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 99

  • @demhaihaludba2833
    @demhaihaludba2833 3 місяці тому +5

    Mashaallah,sxba yaal wa mahad santihin,waxan dhihi karaa waxa tihin soomaali heroes, qori in laqada kali mahan in halyey ama geesi lagu noqdo ee gubabada iyo ka shaqeynta mideynta umada iyo dhira gelinta ayaa ka muhimsan in qori laqada,

  • @kamalabdulk4765
    @kamalabdulk4765 3 місяці тому +10

    Sheekadu waa khiyaano soomaaliyey caqligu ha shaqeeyo faddlan.

  • @dalmarcabdilaahi8566
    @dalmarcabdilaahi8566 3 місяці тому +9

    100 kiiba 100 waan kugu raacsanahay xabashi wuxuu fahmaa waa xabad

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 3 місяці тому +8

    Nuur iyo Jaamac fadlan wacdin galin sameeye

  • @Indhotaag
    @Indhotaag 3 місяці тому +5

    Waxay shantaadu kareebin sharci kaama reeebo haday keeenada dhiibtay itoobiya iyo canfar guuliyo gobanimo

  • @deeqoxasan2856
    @deeqoxasan2856 3 місяці тому +7

    Qofkii ugu horeeyay ayaa noqday 😂😂😂😂

  • @cabdiqanimadame1165
    @cabdiqanimadame1165 3 місяці тому +3

    Guuuuuuuuuul somaali guuuul iyo gobanimo somaali

  • @nasserpokie
    @nasserpokie 3 місяці тому +2

    Weriye Sare jaamac gallad waxaad tay Ruug cadaa saxafadeed/Dhaqan , Dhalinyarta wax kula Tebisa Isku day inaad ka yareyso Cunfiga iyo Colaada Huursan Ee degaano/Qaba;il Soomliyeed qaarkood u hayaan Si la idin dhegeysto

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 3 місяці тому +3

    Tani waa shirqool ee ha yeelinina Somaalida galbeedeed

  • @jiidhe1970
    @jiidhe1970 3 місяці тому +2

    War mining yahoow aflagaadada naga daa oromo maanta waa xor tii hore maaha

  • @XasanCali-qj5tz
    @XasanCali-qj5tz 3 місяці тому +1

    Fursad,,yan,lasin,canfarta,iyo,itobiya,wa,cadaw,somaliyed,ru,wayada,is,kajira

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 3 місяці тому +1

    Awowga la gub kani dacay-dheera . Waar ma Garba-Ciise , Candhuufa iyo cadhayta oo xarumaha Ciise ah ayaad soo ag-mari-karta noocaagu

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 3 місяці тому +2

    Miino aye casayan Canfar
    Canfar oohin, murugo, halaag iyo cadaab aan dhamaad lahayn haku rido Allah

    • @XasanCali-qj5tz
      @XasanCali-qj5tz 3 місяці тому

      Aamiin,

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 3 місяці тому +1

      KHAYAANADA ISKA ILAALIYA. ARINKAAS WAA KHAYAANO WALAAHI ETHIOPIA IN LA AAMINO WAA KHALAD

  • @musaibnnuseir8313
    @musaibnnuseir8313 3 місяці тому +1

    Xaqiiqdii Oromo iyo Canfar waa nagu caasiyeen

  • @aasiya-t3y
    @aasiya-t3y 3 місяці тому +1

    Ha ku gubto diraydku sharwafa yaasha dulmiga ga hogaminaya

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 3 місяці тому +1

    Somalida reer DDS aa Ethiopian dowlad ina garab istaaga oo difaacda wixii isla gudaha ah yaan la idinku qaldan maxaan sidaa uleeyahey .
    1 Dowlad somaliya aa mw HSM hogamiyo iyo
    2 dowlad da Masar Egypt
    Waxay kashaqey nayaan in Ethiopian lagaga sodulo somaliya oo deriskiin ah degaan kiina bey rabaan in lagu dagal lamo taasna wax dantiina ah kuma jirto

  • @DhunkaalXirsi
    @DhunkaalXirsi 3 місяці тому +1

    Asc walaalo bal iska warama Anagu waanu fiicanahay Dhamaan waayey rouge

  • @mohammadhassan3693
    @mohammadhassan3693 3 місяці тому +1

    Jamac hadal kisu wasax Ethobian xabad Afka laga sara hakala yacane iyaga hada is cunayo ee aan ka fa idesano Somali guul no Qabiil one ☝️ Somalia 🇸🇴

  • @AxmadXurey
    @AxmadXurey 3 місяці тому +1

    Wanku raxesan jabka canfarta somali isma yaqanan lkn waa Les baray

  • @Arsenalfc108
    @Arsenalfc108 3 місяці тому +2

    Masha Allah Djama, you are right . Human beings the only language they understand is when you fight with them .

  • @Casariya
    @Casariya 3 місяці тому +1

    Asc walaalayaal
    Waxba yaan la rumeysanin way isoo diyaarinayaan ciidan iyo hub waxuu doono yaan laga yeelin maxaa yeelay imisa jeer baa gogol loo fidiyey o
    y Yiraahdeen nabad baan qaadaneynaa oy shacabkii reer miyiga soo weerarayeen oo hantidooda xoolahooda aruursanayeen oo gawaarida kala dagayeen shacabkeenii haka yeelina hana sugina intey isku soo yaarinayaan caqligooda magaalooyinka waawayn bey isleeyiin xajista yaan la idinkala wareegine xaq bay u leeyhiin inay la soo wareegaan dhulkoodii mida kale maxay markii horeba uga guuri waayeen way arkaan in lagu soo socda weli rajo ayaa ku jirto dhul ay laheyn bay rabaan iney isku dhejiyaan sii heystaan ku socdo soo ceshta dhulkiina ILAAHEY ha idinla garab galo xaqiina soo dhacsada.

  • @omararale7962
    @omararale7962 3 місяці тому +1

    Yaan ladagesan Etobia. Hor Haloo socdo

  • @mustafaomar8175
    @mustafaomar8175 3 місяці тому +1

    Walahi waa runtiis ninku sida uu kuu arko,, aya loo arkaa,,, hadii isha far lagaa geliyo 2da ba waa laga soo tuuraa

  • @AliZulfaa
    @AliZulfaa 3 місяці тому +1

    Kkkkk walaahi caadi ma ahan waa ridoobeen

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 3 місяці тому +1

    Ciidanka DDS waa inay isaga baxaan gobalka sitti aysanna u soo dhawaanin gobalkaas.
    Xadka DDS waa inu ahaado meel masaafo 40km u jirto "dhul la helay" iyo jidka weyn ee isku xira etiobiya iyo jibuuti. Goobahaas waxaa gacanta ku haynaya maamulka canfarta, waa sida dowladda etiobiya qabto

  • @mohamoudabdi6778
    @mohamoudabdi6778 3 місяці тому +1

    Ethiopin lama aamino cidi aaminto

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 3 місяці тому +1

    Islaamka, ayagaa dhib isugu filan meel kastoo ay joogaanba hadday ahaan lahayd is XASUUQ, is BILILIQAYSI iyo XASDID. Allow caqliga uu noo shaqeeyo.🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @abdulkadirmusa675
    @abdulkadirmusa675 3 місяці тому +2

    Maasha alaah waa guul waayn

  • @BushraCabdi-y5j
    @BushraCabdi-y5j 3 місяці тому +1

    Sxb miyaad igu dartay salaanta

  • @MohaMaskax
    @MohaMaskax 3 місяці тому +1

    BBC cagdheer😂😂

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 3 місяці тому +1

    Welkom 🤗 Nuur iyo Jaamac!!’

  • @abdullahiabdi1332
    @abdullahiabdi1332 3 місяці тому +1

    Cafar wa ka guleysaney marna cagjar budare yuna kubaliyenin inu xabashi hishis lagalo iyaga weyan waxa dhibkan wato iyo oromo

  • @arahmanoat5578
    @arahmanoat5578 3 місяці тому +1

    Asc jamacow wan kugu racsanayhay inaan lalahadlin waxana kudari lahaa shacabka hagalaan magaloo yinkoodii

  • @ronny7suii3
    @ronny7suii3 3 місяці тому +2

    Jaamac Gallad caadi maha, waa geesi Soomaaliyeed, weriye Nuur aad baan kuu taageernaa barnaamijyadaada qiimaha badan.

  • @NourAbdi-jk6pn
    @NourAbdi-jk6pn 3 місяці тому +1

    Geesi jamacgalad God boys geesi raganimo lih

  • @xogdoonfarah2196
    @xogdoonfarah2196 3 місяці тому +1

    Warku waa intaa jaamacgalad sheegay,,,guul soomaali galbeed

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 3 місяці тому +1

    Wa khiyano ee horey hala socdo yanla dhageysan

  • @arahmanoat5578
    @arahmanoat5578 3 місяці тому +1

    Aniga iyo jaamac isku magaalo ayaan kasoo wada jeednaa itobiyana waan naqaan xabad baa gasho maskaxdooda wax kale magalo

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 3 місяці тому +1

    Xabadi xal ma ahan aa Canfarta inta loyero wadahadal hala furo

  • @cabdicastsyuusuf402
    @cabdicastsyuusuf402 3 місяці тому

    War itobia, sow nimakan dureyska canfarta ee galbedka sitti lugu layey miyay ayeyn. Oromo, amxar iyo canfar weyan waxa lugu layey G-sitti. Marka militariga burhanu wada hadal uma yalo. Canfar dhilka somalida wa inay ka baxdo.

  • @Casariya
    @Casariya 3 місяці тому

    Ma jirto wax kaloo Soomaali Soomaali uunbaa Soomaali ah mana noqonayaan Soomaali OROMO IYO CANFARI waa Ethiopian anaguna manihin ETHIOPIAN mana noqon doono saa ILAAHEY ba nagama beerin ee Jaamac Galadow hanoogu yeeri dad Aan Soomaali aheyn inaad tiraahdo waa Soomaali wax Shacabka Soomaaliyeed ay kaa yeelayaana ma'aha inay kaa caroodaan ma'ahee .
    Siyaay Bare baa rabey inuu Soomaaliyeeyo ilaa iyo hadana way na dhex degan yihiin ayagoo qabiiladii kale sheeganayo laakiin ma qarsoomi karaan hadii loo baahdona waa laga saari karaa hadey martinamadooda meel uga dhacaan magaratey naga ilaali Soomaalidu waxey u heystaan inay ayaga ka liitaan maxaa yeelay Aduunka maanta iyo doraadba ma jiro Afrikaan Afrikaan hoos joogo ama gumeysanaya marka sixirbaa la idinku heystaaye diinbaa Allah idiin siiyey iska kiciciya xaaraanta xaaraantu dhashay oo iska kiciya anagu ma nihin Ethiopian.

  • @moussadjama7641
    @moussadjama7641 3 місяці тому +1

    jaamac waa ruun tiisa walaahi af qadh nuun ayaa Ethiopia laguula hadlaa

  • @AhmedAdheys
    @AhmedAdheys 3 місяці тому

    Markasta oo ciidanka DDS guulaystan ba waxay keentaa dawlada faderalku Sheekada nabada.
    Yaan laga yeelin ilaa oo kabaxaan magaalooyinka ay qabsadeen ee cundhuftu, cadaytu iyo garbo ciise

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 3 місяці тому

    Reer DDS iney wax Iska celiyaan wa waajib lkn dagaalka canfar bunaga ladhaxeeyaa aa Ethiopian dagaal nagalama dhaxeeyo Jaamac colaada aad nagu riixeyso naga jooji dannoguma jirtee canfar iyo Ciise lama kala garto waa isku mid walaalo is dagaaley weyo

  • @libankhalif5610
    @libankhalif5610 3 місяці тому

    Wariye dhinac ka raran xogta uu sheegayo lama aamini karo!
    Hadii aad xog heyso si sax oo dhinac lajirin usoo gudbi
    Hadii kale iska aamus beenta jooji

  • @qabilamoussa360
    @qabilamoussa360 3 місяці тому

    Madha Allah ❤ Masha allah Guul somalie de ❤😂

  • @abboowe
    @abboowe 3 місяці тому +1

    Salaan Sare… Fadlan Mapka joqoraafiga magaalooyinka noo soo bandhiga adinkoo mahadsan

  • @adenharedomar9310
    @adenharedomar9310 3 місяці тому

    Wa xaqiiq weyaan biyo kama dhibcaan ah waxaa dagaalka ku jiri wa military ga Ethiopia

  • @AbdiDaahhir
    @AbdiDaahhir 3 місяці тому

    Jamac gallad waa nin soomalinimadu ku weyntahay

  • @jiidhe1970
    @jiidhe1970 3 місяці тому

    Jaamac kaftanka oromada ka'daa maantaan shaley dhaana. Laakiin kuwa gaalada ah ayaa xabashi iyo Tigree lugta noo hayey

  • @AAli-k6h
    @AAli-k6h 3 місяці тому

    Umada soomaaliyeed wacyi galiya oo dowlada dds wa jnay dagalka dadkena was garab istagta jibouti maxay dadkedaw iyana u egeneysa why somalya mesha Ka kaca

  • @hassanadan7468
    @hassanadan7468 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @neimakawsar9623
    @neimakawsar9623 3 місяці тому +1

    Ethiopia wa masibo ilahayii jar inagala dhigayii

  • @MudaneSayidCaliHaadi
    @MudaneSayidCaliHaadi 3 місяці тому +1

    Waa TABTII MOOYAALE wllhi waa inaan Ku shahiidnaa

  • @hakashakin3306
    @hakashakin3306 3 місяці тому

    Walaahi OROMO waa la edbiyey!. 😅😅😅😅

  • @hamzaaden-ws5hy
    @hamzaaden-ws5hy 3 місяці тому +1

    Mapka ha lasaxo fadlan Ethiopia siday rabtay u dhigtay mise lama sixikaro?

    • @hassanomar6943
      @hassanomar6943 3 місяці тому

      Waxaan la sixikarin majiraan wll

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 3 місяці тому

      KHAYAANADA ISKA ILAALIYA. ARINKAAS WAA KHAYAANO WALAAHI ETHIOPIA IN LA AAMINO WAA KHALAD.

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 3 місяці тому

      ETHIOIPIA BALLAN MA TAQAAN EE KHAQAYAANADA ISKA ILAALIYA. OROMO IYO CAFAR QIYAANO AYEY WADAAN EE OGAADA. NINKII NAGA DHINTA WAA AHLU JANNO EE JANADA UDEG DEG

    • @hassanomar6943
      @hassanomar6943 3 місяці тому

      @@Yusufxasann Itoobiya in ay qiyaano waddo qof walba waa dareemikaraa,marwalbo oo qowmiyadda somalida&qowmiyadaha kle isku dhacaan marka somalida laga xoog roonyahay lama arko lkn marka somalida xoog roontahay ayay itoobiya timaaddaa waana hoosaasin iska cad.

  • @abdikadirnoor224
    @abdikadirnoor224 3 місяці тому

    Xasan sheikh ilaa hada wxu baryayaa abbi axmed

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj 3 місяці тому +1

    Afrikaans dhahaa laga jafaa

  • @cumaribrahimjamac8970
    @cumaribrahimjamac8970 3 місяці тому

    Waa laba tuug oo beeta isku jiibiya

  • @arahmanoat5578
    @arahmanoat5578 3 місяці тому +1

    Guuuul iyo gobonimo gun ishaa farta lagagaliyaa

  • @OmarWaberi
    @OmarWaberi 3 місяці тому +1

    Guul somali galbeed inchallah 🎉🎉🎉

  • @abdihassan2372
    @abdihassan2372 3 місяці тому

    Kaa warii mahaan waa qashiin

  • @adenharedomar9310
    @adenharedomar9310 3 місяці тому

    Kkkkkkk

  • @djamaabdi1235
    @djamaabdi1235 3 місяці тому +1

    Ayiika

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 3 місяці тому +1

    Welkom 🤗 Nuur iyo Jaamac!!’

  • @Gojoji_editz
    @Gojoji_editz 3 місяці тому +1

    Jaamac waa gessi

    • @moudankhaireh4015
      @moudankhaireh4015 3 місяці тому

      Noolow Jamaac Galad

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 3 місяці тому

      ETHIOIPIA BALLAN MA TAQAAN EE KHAQAYAANADA ISKA ILAALIYA. OROMO IYO CAFAR QIYAANO AYEY WADAAN EE OGAADA. NINKII NAGA DHINTA WAA AHLU JANNO EE JANADA UDEG DEG

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 3 місяці тому

      KHAYAANADA ISKA ILAALIYA. ARINKAAS WAA KHAYAANO WALAAHI ETHIOPIA IN LA AAMINO WAA KHALAD

  • @HaybeHassan-vn2xe
    @HaybeHassan-vn2xe 3 місяці тому +1

    Halala heshiiyo

  • @Sumadeena
    @Sumadeena 3 місяці тому

    Itoobiya imisa lala hadlayey oo la lahaa dhulkeena ka baxa. War xabad halooga saaro waxay rabaan inay dib isu abaabulaan yaan waqti la siin canfar iyo oromo

  • @samaalesomaali8664
    @samaalesomaali8664 3 місяці тому +1

    2024 2024 2024 doqon Ogaden..!!

    • @IB_Adam
      @IB_Adam 3 місяці тому

      Doqonkii Ogaden wa kaas,daanka kaa jabiyey
      Dabadaadii yuucney wa kaas laad ku dayl dayley
      Adiguna damiinow sawdigaa,sidii dameer qaaqle!😁😁

    • @samaalesomaali8664
      @samaalesomaali8664 3 місяці тому

      @@IB_Adam Agenda sanadka 2030 2030
      ...! Daj jal...Dan crenshaw🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 doqon ogaden,waa Akhir al-Zamān..!!

    • @samaalesomaali8664
      @samaalesomaali8664 3 місяці тому

      @@IB_Adam Jawiga cirka eeg waayo cirka ayaa laba cadceed ah , 1 waa qorraxda Allaah, tan kalena waa qorrax "Artificial sun" macmal ah oo Dajjal ..!!!😂😂😂 2030 2030 2030..!!

    • @IB_Adam
      @IB_Adam 3 місяці тому

      @@samaalesomaali8664
      Suufi mirqaansan oo sawirka shaydaan leh!
      You are speaking like someone who forgot to take his medication today!

    • @samaalesomaali8664
      @samaalesomaali8664 3 місяці тому

      @@IB_Adam "Dan crenshaw- Daj jal " wil use the "Technology" artificial sun and cloud seeding too chance up the weather, QR- code too sensor you and block your accounts, second wil be a brainchip neurolink too controll you body..!! Laakin read Surah "al kahf" allah wil protect you insha allah..!! 2030 2030 2030..!!

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 3 місяці тому

    xasan sheekh itoobu kuso dhoweyay wadanki soomaaliya oo gacanta ugeliyay oo badda siiyay waxa kayaab badan kuwa usacabiyay in badda soomaali itoobiya laguso dhoweeyo

  • @HaybeHassan-vn2xe
    @HaybeHassan-vn2xe 3 місяці тому

    Hadday saxiixaan inay magaalooyinka oo dhan ka baxaan, maamulka soomaalidana lagu daro, wixii wiil soomaaliyeedna magtiisa ay saxiixaan bixinteeada.

  • @Xiireeyqaarey-no9fq
    @Xiireeyqaarey-no9fq 3 місяці тому

    Asc jaamac galad oo lawaraysanayo aragnaye isagoo wariye waraysanaya maxaa loo waayey

  • @neimakawsar9623
    @neimakawsar9623 3 місяці тому

    Guuul somali galabed goboloka sitti

  • @omarhersi7179
    @omarhersi7179 3 місяці тому

    Jamacow wan kukuracsanahay wanatalafican

  • @faraxahmed350
    @faraxahmed350 3 місяці тому

    War galadow waa dhagar wayn

  • @ahmedmohamedabdi8814
    @ahmedmohamedabdi8814 3 місяці тому

    Dhagar bey wadaan

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 3 місяці тому

    Kkkkkkk 😂😂😂❤❤❤

  • @omarabdillahiomar2402
    @omarabdillahiomar2402 3 місяці тому +2

    Guul somalida salam guud sstv