Aqoonyahanka Somaliland Oo Ka Hadlay Faa’idada Dhaqaale & Siyaasadeed Ee Aqoonsiga Ethiopia Keenayo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • Aqoonyahanka Somaliland Oo Ka Hadlay Faa’idada Dhaqaale & Siyaasadeed Ee Aqoonsiga Ethiopia Keenayo

КОМЕНТАРІ • 24

  • @VivasomalilandSNMQUEEN
    @VivasomalilandSNMQUEEN 3 місяці тому +3

    Somaliland guul guul guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 3 місяці тому +2

    guul qaranka jamhuuriyada somaaliland

  • @shaaficimaxamuud4109
    @shaaficimaxamuud4109 3 місяці тому +1

    Maasha allaah wey dhaqaaqday jsl

  • @friendly-zp6np
    @friendly-zp6np 3 місяці тому +1

    Insha Allaaah
    Maashaa Allaah
    Hambalyo Hambalyo Hambalyo Dhammaan dadkayga reer Somaliland iyo dhammaan madaxdayda barakaysan iyo dhammaan ciidamada qaranka JSL iyo dhammaan ciidamada Madaniga ah ♥️ ❤️

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 3 місяці тому

    Kkkkk.hadafku.waa.dpw.2.kontansano.inaynu.kiradaa.urursanaa.siaynu.u.noqono.maalqabeeno.aqoonsi.daaha.hoostiisa

  • @buufiyahaweyn7430
    @buufiyahaweyn7430 3 місяці тому +1

    XAMSE XARIIR WARIYE QAALIYA
    WAA MAXAY FAQASHTAN DOODA KU JIRTA INAGA SHAANDHE PRATHER WIXII AAD BAAHINEYSO
    MID FAQASHA AYAA KU JIRA
    WE LOVE YOU SO MUCH PRATHER ❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤SOOMALILAND GUUL GUUL GUUL SOOMALILAND GUUL GUUL GUUL SOOMALILAND GUUL GUUL GUUL ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 3 місяці тому +3

    Guul somaliland guul itopiya ❤❤❤

  • @mahadociise25
    @mahadociise25 3 місяці тому

    Warnimankan wayhurdaayaan itopio gumeysi bayrabta adigana waxad shegeysa waxqabsi

  • @bayleolad9953
    @bayleolad9953 3 місяці тому

    Faaiidooyinka laydhka biyaxidheenka iyo trankalabadaba halala galo

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 3 місяці тому

    Inshallah khair

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg 3 місяці тому

    Urineian waxay ku jirtaa dacar budh iyo arabsiyo

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 3 місяці тому

    MOU dhexmaray Labada dawladood Ethiopia iyo Somaliland hadaba imka Slnd magac sfcn Ayuu usoo jiday siba magacii Somaliland Ayuu caalmka gaadhsiiyey iyo halka Africa kaga taalo iyo stragies ay haysato

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg 3 місяці тому

    Ku darso.milixda inta u dhaxeysa seylac ilaa berbera waxay hodan ku tahay milixda oonilaa africda kale loo sii dhoofin karaa laydhka itoobiya in laga faaiideysto

  • @deeqrashiid842
    @deeqrashiid842 3 місяці тому

    Hadafku waa inaynu noqonno 10milyan oo hoggaamiya dhaqaalaha iyo siyaasadda geeska Afrika oo ay ku noolyihiin dad tiradoodu kor u dhaafayso 300 oo Milyan.
    Tusaalaha ugu yari waa inaynu Jabuuti kula tartano lacag gaadhaysa 2bilyan oo dollar oo sannadle ah oo ay ka helaan adeegga dhoofinta iyo soodejinta er ay Itoobiyaanka u sameeyaan.

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 3 місяці тому

    Markaa goormaa la qodanayaa Ragii soomaalida ayaa laga nasan kari laayahay oo kursi uraya ka hor mariyay nolashashii umada oo dhiig u hilaacayaa iyo burbur😢

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 місяці тому

      Somaliland baa laga hadlayaa hada

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 3 місяці тому

      Somali dad jiro wili ged oromo wll nahay dad nocas tihin wali ni heso filin kin eyo cunay

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 місяці тому

      @@AbuukarMohamed-v4t Somaligii miyaanad weli soo baran yaa axriyi kara waxaad qortay kkkkkkkk

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 3 місяці тому

      Oromo isaq wa wll waye filin kas keyn teyn bada rabtin midas sorto gal mah oromo ine so gasho bada somali cano ka ma so horeyo dimbilo ka so ho reyo marka aniga afka ku adsh tay wan garana adiga urka badan ima dhi kar tid so baro qoral baqti uf uf jarer sher badan munafaq

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 місяці тому

      @@AbuukarMohamed-v4t yaa wax kaa way dinay suurta galka isaaq waaba oromo

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 3 місяці тому

    Aqoonyahan...?
    What kind of aqoonyahan would put his land on sale for the sake of diplomatic recognition?
    Ethiopia, a regime that had a long dream of taking over Somali coastals for generations, would recognise Somaliland as an independent and sovereign territory!?
    Come on...get realistic and think sanely.

    • @IB_Adam
      @IB_Adam 3 місяці тому

      This man doesn’t know that he is a freeman and in a free country that’s called “Somalia “and lives in the second capital of Somalia,Hargeisa.Ask us about Ethiopia!
      It has nothing to give you.That illusive Ictiraafkii is not forthcoming and it will forever remain illusory and a pipe dream!