Xog 6 Dal oo Aqoonsan Doona Bishan Somaliland iyo Magac yadooda? Guusha Ictiraaf yaa joojin kara?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • Subscricbe Xogogaal.not nagu soo biir fadlan oo ka mid noqo macmiisha warar iyo xogta ka hesha halkan booqo Facebook
    / xogogaal.not
    / weriyeyussuf
    / dalkanews.net

КОМЕНТАРІ • 79

  • @Kadraahmed124
    @Kadraahmed124 9 місяців тому +9

    Masha allaah somaliland guul ❤❤❤

  • @GF-fk4is
    @GF-fk4is 9 місяців тому +6

    Somaliland
    Guul
    Lkn way ka badan tahay
    6malyan
    Eaa 11malyan

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 9 місяців тому +6

    insha Allaah Guul iyo Midnimo Jamhuuriyadda Somaliland insha allah Aqoonsi Rasmi ah💚💚💚💚💚💚💚💚💚💭💭💭💭💭❤❤❤❤

  • @friendly-zp6np
    @friendly-zp6np 9 місяців тому +5

    Insha Allaah
    Ilaahayow noo calaf oo noo barakee ictiraafka oo mid khayr qaba nooga dhig yaa rabbi.
    Alxamdullaahi rabbil caalamiin weeye

  • @daahirjimcaale-mz9xo
    @daahirjimcaale-mz9xo 9 місяців тому +4

    Daahir jimcaale dhegataag
    Ethiopia, britain, UAE , Fr, USA, south sudan,

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 9 місяців тому +10

    🇬🇧🇪🇹waan rajaynayaa guul qarankayga waayo Somalia hormar kama soosocdo ❤

  • @khadarhussain1741
    @khadarhussain1741 9 місяців тому +3

    Alaahu akhbar xagay faqash geli doonaan?

    • @HilaaHilaac
      @HilaaHilaac 9 місяців тому +1

      Kuwa hargaysa iyo burco ayeynu masaafurinaynaa

  • @axmedease8328
    @axmedease8328 9 місяців тому +3

    Bravo moussa go ahead you are honest loyal somaliland er we support you always vive somaliland

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 9 місяців тому +4

    Masha alllllah guuuul somaliland nooooolaaada❤

  • @najahdarajo4689
    @najahdarajo4689 9 місяців тому +3

    Guul Somaliland Cadawga ma ciilbaxo

  • @mohamedabdillahi7123
    @mohamedabdillahi7123 9 місяців тому +5

    70 ans de patience du peuple somalilandais mène la reconnaissance internationale manchallah guul somaliland

    • @Lucabassmed
      @Lucabassmed 9 місяців тому

      La patience s'accompagne une grand récompense déjà voilà le peuple Somaliland s'avance avec leur développement.
      Inchallah khair pour les autres pays

  • @africanqueen8687
    @africanqueen8687 9 місяців тому +3

    Mashallah mashallah Victory❤ ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 9 місяців тому +2

    Maasha-allaah somaliland samaato
    Samaday tiigsatoo socotaye sarakacoo sadexjeer sacabka ugaraaca

  • @Sumayo987
    @Sumayo987 9 місяців тому +2

    Inshaallah illahayoow cadowga qadaad weyinta yamyamka ilnooga hiili

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 9 місяців тому +1

    Somaliland way dhaqaaqday shiraaciina way xidhatay
    Usiidaaya laabaha Jaarkiiyoow guul Somaliland

  • @Maxamud-s8m
    @Maxamud-s8m 9 місяців тому +2

    Wan tagarsanahay bada la kireyay

  • @MaryamaSaleebaan
    @MaryamaSaleebaan 9 місяців тому +2

    Mansha Allah guul guul somaliland ilahay cadawgeena ha jebiyo

  • @Ifraah_yusuf
    @Ifraah_yusuf 9 місяців тому +5

    Masha allaah tabarakallaah inbadan ayaanu u sabirnay ictiraafka ilahay ha noo siyadiyo nimcada iyo nabadgalyada guul iyo Gobanimo qaranka somaliland🎉🎉🎉🎉

  • @SubeerKayse
    @SubeerKayse 9 місяців тому +1

    Mᴀsʜᴀʟʜᴀ Wᴀᴀ ᴀʀIɴ ʟɢᴜ Fᴀʀxᴏ Kᴀɴᴀ ᴍᴀxᴀᴀ Cᴀᴅᴀᴡɢᴀ sᴏᴍᴀʟɪʟᴀɴᴅ ɪ.ᴀ Gᴜᴜʟ Rᴀᴊᴇʏɴᴀʏɴᴀᴀ❤️💯😎

  • @husseinnur8250
    @husseinnur8250 9 місяців тому +1

    Somaliland waa diplomaaditada imika biliowdaa. Waa in xidhiidh isdaba joog ah wsdamada Afrika iyo caalamka ku kala bixisaa deg deg

  • @mawliidhassan5625
    @mawliidhassan5625 9 місяців тому +2

    Guul.guul.guul.guul.somaliland

  • @yassincowboy3876
    @yassincowboy3876 9 місяців тому +1

    Mansh'Allah!

  • @aaminozmohamed991jamactimo5
    @aaminozmohamed991jamactimo5 9 місяців тому +1

    Guul iyo gobanimo incha alh Somaliland 💚🤍❤️❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 9 місяців тому +1

    Guuuuul Somaliand ❤❤❤❤ geesi muuse biixi

  • @XiisRahma
    @XiisRahma 8 місяців тому +1

    Somaliland waa guul

  • @khadarhussain1741
    @khadarhussain1741 9 місяців тому +1

    Kuwa ugu horeeya ictiraafka waxa Ka mid ah South Africa UAE UK USA

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 9 місяців тому +1

    Viiva viiva viiva somaliland❤

  • @ShabcaanNuur-o7l
    @ShabcaanNuur-o7l 8 місяців тому +1

    GuuuL 💪💪💪🦁 🦁

  • @hiaduqaadsamesomalilander3640
    @hiaduqaadsamesomalilander3640 25 днів тому

    ❤❤❤❤guul JAMUURIYADA somaliland iyo dawlada Itoobiya

  • @daahirjimcaale-mz9xo
    @daahirjimcaale-mz9xo 8 місяців тому

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa waad fiicantahay hase yeeshee aqoonsigu makuu soo sarayaa kheyraadka dhulkaaga ku jira.
    2.0. Badda iyo dhulka aad bixineyso maxaad ku beddelanaysaa.
    3.0. Aqoonsiga ma allaha weyn baa haya mise waxa haya dawladda ethiopia.
    4.0. Aqoonsigu waa erayga khiyaamada ah ee markaynu waxba qasban weyno aynu ku meereysanno.
    5.0. Dawladda UAE waa tuuggo caadi ah waxana habboonin laga eryo dekedda berbera.

  • @HajiabdirashidIssa
    @HajiabdirashidIssa Місяць тому

    Xasan Xaraash Wuu Ceeboobay Dadka Alaabtooda Ayuu Boobayaa Baak Dahabshiil Ee Xamar Waar Aqoonsiga Jooji Ba Ninbaa Tahee

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 9 місяців тому

    Somalilander dhaba journalist yuusuf cabdilahi

  • @Hibo-vn7cp
    @Hibo-vn7cp 9 місяців тому

    Hassan cheikh mahamoud oo gabobaye😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂

  • @UpdyKadar-q5k
    @UpdyKadar-q5k 9 місяців тому +1

    Ok

  • @Zu.Al1001
    @Zu.Al1001 9 місяців тому

    Maxaa xaasid Candhada dhulka ku dhuftay,Ilaahay ciduu doono buu ugu deeqa wax kastaba oo khayr ugu jiro,cidna kama celin karta,kuwii Daaqada waalida fadhiyey baa xaaladihii ku sii bateen,ha daalina habaar waa lagu Kari - waayey-cidina waxba iska qaadi mayso.

  • @Akhi_Adil
    @Akhi_Adil 9 місяців тому +1

    Maashaa allaah
    Guul soomaalilaan

  • @daahirjimcaale-mz9xo
    @daahirjimcaale-mz9xo 8 місяців тому

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa hala arko dawladaha aqoonsanaya dawladda somaliland.
    2.0. Markay aragno ayeynu waxbadan ka dhihi doonaa.

  • @hashim4226
    @hashim4226 9 місяців тому

    Ayadoo warkaa uu Sheegayo Xogogaal uu yahay war lagu farxo, hadana waxa ila tahay inaysan haboonayn in shaaca laga qaado dalalka hormoodka u ah
    aqoonsiga Somaliland. Warka dahsoon wuxuu kadis, lamo--filaan iyo fajac ku noqonayaa cadowga.

  • @DeeqoMohamed-gg1ny
    @DeeqoMohamed-gg1ny 9 місяців тому

    Doqonyahoow dadka ha usheeegin beeen. Hormar ma ahee waaa gumeysi cad.

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 8 місяців тому

    Ethiopia badd kiro ah ayey rabtaa oo bilaa badd ma ahaan karto inaguna waynu ka kiraynaynaa lacagna waynu guran kiro ahaan, diyaarada ethio airline share ayeynu yeelanaynaa, aqoonsina waynu helaynaa faaiido weyn weeye balse somalia maanta meel halis ayeynu ku dhufanay imika ayuunbaynu helnay dhabadii aqoonsiga

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 9 місяців тому +1

    Xamareey ilmada cesho baan ku idhi !

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 9 місяців тому

      Xamar waxba kuuma diidanae kooxda farmaajo dheh

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 9 місяців тому

      ​@@halimadirie5301
      Sidaasay ahayd baryahanba e maantaanu araknay hawiye la duufsaday oo dhulka isla dhacaya oo iloobay in xabashida xamar loogu keenay Laguna xasuuqay sidookale in farmaajo oo kujiray itoobia ana xadhkaha ujaraya markay kurisiisasrerna yidhi itoobia waa walaslaheen wasna la midoobayaa ayaan markuu daaroodku doono soo jeediyaa markaasay iyagoon iswaydiin muxuu isagu mugusameeyay kusoo jiidhayaan

  • @MaxamedcaliSaahid
    @MaxamedcaliSaahid 9 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤

  • @koosaarcabdikoosaarcabdi
    @koosaarcabdikoosaarcabdi 9 місяців тому +1

    1:46 Koosaarcabdiismaacil

  • @dhulgariir
    @dhulgariir 9 місяців тому

    Walee isma lihi aakhiro dadbaa ku nool
    Ictiraaf wax la yidhaa majirto
    Taiwan 🇹🇼 ayaa aqoonsi wayday oo dhaqaalaha aduunka 5 uugu horeeya kaga jira waxsoosaarna leh maskaxda computer kana iyadu iskeed aduunka uugu horaysa
    Bal aynueegno

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 9 місяців тому +1

      Ma ilaahay baad nooga timi Allaha wax walba bixiyaad ilawday

  • @MuunaXazan
    @MuunaXazan 28 днів тому

    Dalkii
    Hooyo. Somaliland ha nolato.

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 9 місяців тому

    Maashaallaah ka naxoow dhimo oo afka dhulka dar.

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 8 місяців тому

    Xamar😮 ! Doqoni sokeeye ma maaha

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 9 місяців тому

    Wariye sare yuusuf cabdilahi

  • @CabdiRashiid-k9t
    @CabdiRashiid-k9t 2 місяці тому

    Mansh allh wall

  • @SamiiyaHasan
    @SamiiyaHasan 2 місяці тому

    Masha Allah guuul guuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NajaaxIbraahim-ee4gi
    @NajaaxIbraahim-ee4gi 9 місяців тому

    Marsh Allah guul somaliland

  • @hiaduqaadsamesomalilander3640
    @hiaduqaadsamesomalilander3640 25 днів тому

    ❤❤❤❤somaliland vive

  • @kalltunyusuf
    @kalltunyusuf 8 місяців тому

    Somaliland ha nolaato isha allah

  • @Waris668
    @Waris668 9 місяців тому

    Dal iibkaa lagu aqoonsanayaa

  • @CabdiraxmaanMaxamed-d6g
    @CabdiraxmaanMaxamed-d6g 9 місяців тому

    Doqo nay dabkaa ba. Aldo

  • @sirnasrulaahi
    @sirnasrulaahi 9 місяців тому

    Waa ggguul loo samray

  • @SamiiyaHasan
    @SamiiyaHasan 2 місяці тому

    😢

  • @UpdyKadar-q5k
    @UpdyKadar-q5k 9 місяців тому +1

    Majiri donto wax la yidhado somalilond

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 9 місяців тому +1

    MAGACA BA XAMAREEY
    XARAAN CUNOOW.

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 9 місяців тому

      Xamar maaha faqash uun baa kuu diidane

    • @HilaaHilaac
      @HilaaHilaac 9 місяців тому

      ​@@halimadirie5301gkoonfur odhan ayaa faqasha

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 9 місяців тому

      ​@@halimadirie5301
      Waan ognahay walalo lakiin marwalba kooxbay duufsadaan

  • @ادمادم-ط1ظ6ض
    @ادمادم-ط1ظ6ض 9 місяців тому +1

    Waar beenta iska daa

    • @HilaaHilaac
      @HilaaHilaac 9 місяців тому +1

      Kanaxoow nafta waa been mahee faqasheey sun caba oo iswada deldela yahuu.

    • @ادمادم-ط1ظ6ض
      @ادمادم-ط1ظ6ض 9 місяців тому

      Futadaad ka hadlaysaa