"Reer Sanaag waligood Soomaliland kama mid noqon, haddana kama mid ahan, kamana mid noqondoonan"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 25

  • @IbraahimTuube
    @IbraahimTuube 3 дні тому

    Waxaa maanta la ogaaday labada maamul eehartiyeed faa iidada ayleedahay iyo isgarabsiga wada difaacida dhuleed iyo inlasoodamaaciyo dhulkooda waxbadan baan anigu sugayay labo maamul isdhinactaagan waxa kabaxaya meesha qilaafka hartiyeed iyo kala qaybsanka hartiyeed waxa soobaxaya awooda labada maamul iyo kacararka cidwalboo dhulkaan damac kaga jiray inay quustaan iyo inwadanka geelkasta ciidan kufilan lahelo ilaabariga udanbeeya ilaadarafka kale guul wayn weeye ooqofkastoo caqlile umuuqatay marki laga reebo siyaasi sixun ufakarayay oorabay harti kala qaybintiisa iyo in awoodlawaayo niyada laga caajiso❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maan732
    @maan732 3 дні тому +1

    Hadalka ninkaas waaa xaqiiiiq 100%

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 2 дні тому

    2 .maamul oo ika kaashada in aan soomaali lakala goon
    Iyo ISU URURINTA UMADA SOO.AALIYEED
    WELIGOODBA DOOROOD BAA SOOMAALI ISKU HAYEY
    MAAMUL WANAAGUNA WAA HIBO ALAAH SIIYEY

  • @aminam3470
    @aminam3470 3 дні тому

    Marka hoore hala difaacdo nafta maalka iyo sharaafta. difaac difaac guul iyo gobaniimo beel weynta Warsangeli

  • @AbdirahmanAbdi-k5e
    @AbdirahmanAbdi-k5e 3 дні тому

    Nin shakhsi ah oo meel ka hadla looma baahna warsan geliyow shirkiini uu kaso baxay waxaan nin ahayn naagna ahayn baa la la rabay inaad saas uga hadashaan

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 2 дні тому

    Anigu waxxan isleeyihiin
    Waxkale oo dhani waa cadahay
    Waxan cadeeyn in In aay OGOLEEN
    KALAGO SOOMAALIYA
    HADII SARAKIISHII OO ISIMADA IYO WAXGARADKII MEEDHA AY FADHIYEEN AY HADLEEN MAXAA KALOO LA DHIHI LAHAA
    ILEEN GARAAD JAAMAC WAALA OO WEEYARAY
    GARAADADII OO SHIRKII GO AAMADII SII SOO SAARAYA
    BAA LA SOO WEERARAK MARKAA WAXAY AHAYD UUN
    WARDAGAAL BAA IDINKU SOCDEE GALA DAGAALKA OO DIFAACA CAARKIINA
    SAASUU YIRI

  • @Idriss-f6v
    @Idriss-f6v 3 дні тому +1

    Fadhiya waa nin jilicsan ee ninkan madaweynaha Khaatumo state ha laga dhigo.Idoor nin somal nimadu ku wayn tahay uunba wasi kara
    From jigjiga 🇬🇶🇪🇹

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 2 дні тому

    Waxakaloo aay Iskaga mid
    Yahiin
    Waxaa saaran calaamad cas oo ah waala isku haaysta
    Markaa waa in aay iskaashadaan oo ka dhexbaxaan cida isku haysata
    Ee cadoowga u ah putilaan waa maamulkoodii guud markaa waa in aay dhisaan 2 maamul oo waawen oo iskaashada

  • @Sam-t4p4r
    @Sam-t4p4r 2 дні тому

    In your dreams dokuulwiish

  • @osmanguled6591
    @osmanguled6591 3 дні тому

    Kuwaasi kuwa wadanka kharibey....
    Siyaadna waxba kama yaqaan,qurbaha ayuu jooga dadkana wuu isku-dirayaa noolaanmeysid godna waa kaa dembeeya

  • @yasinmohamed8311
    @yasinmohamed8311 3 дні тому

    Reer sanaag bal macnee reer sanaag weligiiba somaliland baay ahaayeen

    • @cabdixakiinmahye3589
      @cabdixakiinmahye3589 3 дні тому

      Somaliland❌
      Isaaq land✅
      Isaaqna waanu is dilnaye oo kala dhimanaye yaynan mar labaad isku dhimane dalkaan iskaga baxa intaan 1000 nin oo kale laydinka xidhxidhin

  • @qoorc499
    @qoorc499 3 дні тому

    Hooyadaa. Usheeg. Adigu. Soo

  • @engab001
    @engab001 3 дні тому

    Reer sanaag ma wada warsangali baa? Taada Ka hadal sheikhow

  • @ayanabdillahi420
    @ayanabdillahi420 3 дні тому

    Ilmadeerayaal yara samra waxad ku qanacdaan ayad helaysaane

  • @Ahmed-hg8gq
    @Ahmed-hg8gq 3 дні тому

    Dawlada ssc khatumo waa 3 gobol wana 1500 km oo nabad gelyo ku nalota cashurta iyo dawlad nimaduna ka shaqayso meleteri ahanA geska Afrika ugu awod wen oky hadii lobahdo ceerigabo iyo burco way qabsanaysa khatumo shaki kujira majiro oky isaq mamul ma buxin karo waa hargaysa iyo burco nusked buuhoole waa gobol cayn inta an kushegay wakhtiga ayaa hortina kenidona

  • @AbdihakimIsmail-g6k
    @AbdihakimIsmail-g6k 3 дні тому

    Eng. Ma jaahil baa mise wuu waalan yahay? Warsangali iyo Dhulbahante-ba waa Somaliland. Ina San weynana u gee!

  • @qoorc499
    @qoorc499 3 дні тому

    Engineer. Waxa. Layidhi. Habar. Fadhida. Legdin. Wax. Uga. Fudud

  • @qoorc499
    @qoorc499 3 дні тому

    Warsangeli. Alshabaab. Ayay. Uyeedheen. Maatay. Ba. Een

    • @cabdixakiinmahye3589
      @cabdixakiinmahye3589 3 дні тому

      Hhhhhh
      hadaad wali is boox booxaysood bello danaynayso
      Afka lagama buuqee gacmahaa laga bilaabaa😅

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 3 дні тому

    Xuja adag oo diiniyan ah balagu oogey somaliland iyo besha isaaa aa daliishaneysey dowlad nimo iyo heshis hore oo wajib ah been iyo khiyamo huwisey dagaalka warsangeli iyo Isaaq wuxu noqonaya mid ay somaliland werer tahey warsangeli isdifacayo wixi ay sheganayen aa dowlad nimo ahed na waxaa lagu kobey 2ba qodob kow nabadii Isaaq bajabiyey 2 kudhaqanka sharecada oo kadhigayo somaliland iney san xaq ugu lahen iney werarto dhigoda malkoda cirdigoda 3
    Besha warsangeli iney isdifacdo wajib diini ah weyo oo somaliland baa ubarertey oo baneysatey dhigoga malkoda cirdigoga taas waxay ubaneysey warsangeli isdifaac iyo iney mal iyo nafba Isaaq iney dilan wey ubaneysey diinta madama magaladodii laga sosarey malkodana laqatey intas oo kele wey ubanan tahey

  • @barkhad100
    @barkhad100 2 дні тому

    😂😂😂 Anagu dagaal ayan u diyaarnahay.waxba kolba geed ha lu so gabanina

  • @maxameddaabadsomalilanderd3640

    Beenaale waa waxaad ka hesho

  • @afrahhussein3136
    @afrahhussein3136 3 дні тому

    Dawaldii kacaanka somalya Sanaag wuxuu ka kooban yahay afar degmo
    ceerigaabo waa caasimada gobolka
    ceel afweyn
    laasqoray
    badhan
    Dhahar degmo maynoqon somaliland degmaysisay puntland demaysisa
    Runtu waa