“ Waxaan maqlaya in dekedda berbera la hadal hayo , Madaxweynaha waxaan...” XilAxmed Cali Xaaji.
Вставка
- Опубліковано 7 лют 2025
- Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.
Tolow ismaciil haji nuur 34 sano ayuu magaaladiisa joogaa maxaa ciddin ka uray, waa fariid garab waayey❤❤❤❤❤❤❤
Wooow adero kugu maalney from cm aadan ciise ❤❤❤
Mansha Allah cadowga hajabo, Berbera waamagalo H/Awal cidkale ma haweysan karto.
Ilama aha. Maanta. Inuu. Sidaa uhadlo. Oo uu yiraahdo bar bara anagaa leh. Laakiin waxay ahayd inuu ku hadlo hadal dadka midaynaya. Waayo maanta dagaalo ayaa inagu furan. Hadii reer walba. Meel sheegto. Sideebaynu wax iskaga celin. Walaahi waa ka xumahay. In aynu maanta. Wax garad keenii. Sidaa liidata u fakaraan. Markaa soo kalana. Waa marka lajabo
Rerkan miyanay xishonanayn berberba somaliland aya leh
Wowwwww kugumalay adeer ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Berbera madal ciise muuse xilibaan xaaji cali caynabo
Caqli xumada dadka qaarkii Barbera reer Somaliland oo dhan ayay ka dhaxaysaa ciday doonto ayay dawlada Somaliland ka dhigi kartaa maamula yaasha dakada Barbera.😂😂😂😂
From sacad muse
H/Awal maskaxadaa taagan caqli malaha ciicdaasa wada hayaan waa ilmo muusasadii laga qaaday
Ahmed 😢
😢yu
Ninkani waa in jeelka Mandheera la geeyaa ama Cilaaj waa in lagu daweeyaa maanta waanu aragnaa qabyaaladii halka ay ka taagan tahay Somaali iyo Somaalilandba Illaahay ha laga baqo Ninka Dhulbahante iyo Ciise Muuse way u siman yahiin Dakada Berbera shaqadeeda Viva Somaaliland Viva Wadani Viva President Ciro waa in Somaaliland qabyaalada laga xakameeyo xariga Illaahayna la qabsado .
Waar bareerihisu hadlay ha kula yaabina
DALKA AIRPORT KIISA IYO DEKADIHIISA REER GAARI MALAHA ,INUU DEEGAANKA U BADANINA MAAMULO MAAHA WAX JIRA ,HADII KALE KASTAMKASTA IYO AIRPORT KASTA IYO EE MEELKASTOO WAX KASOO BAXAAN REER KA DAGAN AYAA MAAMULI LAHAA,WADANKA CID AMA QABIIL GAARI MASHEEGAN KARO
Codka iska haajiya
Mmtv mujaahidka codka u hagaajiga uu goo go ayaa hadii kale meesha ka saara
Camii Deked iyo wax aan macno lahayn intaad ka hadlayso orod Wadanka difaac halis ayuu ku jiraa baqbaq looma baahna
Kan waa in lawasa
Mulkiilaha Dhabta Ah Ee Marsadaa Berbera Axmed X. Cali Caynabo , ANNA
Xildhibaan Axmed X. Cali Caynabo ooka tirsan Golaha Deegaanka Berbera ,
Haddaydaan Hore u Arag Dadka Waa Ninkan Sida uu maanta ka dhawaajiyey waa Mulkiilaha Dhabta ah
ربنا يحفظك من كل شر يارب العالمين
MMTV waa ku ceeb in hadal la jarjaray oo wax badan laga fahmayn soo galiyaan mediaha
caqliga iyo baroorta ngdaa wll hadii lguso mgcabna arag hadii la mgcbi waayana buurta gal cidii aad wax kq qadaan eegine
Waar ninkani miyaanu xishooneyn markuu leeyahey dekada anagaa leh
WAAR DEKEDDA MIYAAN SOMALILAND LAHAYN?CAJIIB
Malaha somaliland ee cm le
Madaarkana reer baa yeelan doona ku talagala @@AbokorHassan-e3t
Waalagaa qaadayaaye udiyaar garaw
Faan weynaaa muxuu ahaa kani berbera kumaanan arage waa fadhiid 12 kuba HUNGURI ayay la joogaan
REER SOMALIILAND BAL EEGA WAA NOOCAAS DADKA INOO TALIYAA. BERBERA ANAGA OO CISE MUSE AH BAA LEH AYUU LEYAHAY
2025 ayaan halkaa maraynaa. Dadkeenii maxaa helay.
Macaac xaarweyn😂
Wadanki reernimadii wuu dhaafay
BAQBAQ DA HABAR JECLO AYAA KU DHASHAY E U SHEEG😮 NACASKA XUN😮
@@Hudisa2025 Ma u reer abti baa
Bebera isa musa💯🦅🦅🦅🦅🦅🦅👑👑👑❤️🤍💚💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾✅️💪🏻💪🏻
Addera labaduba waa shaley waayo scad muuse qarniyo ayaa kaga horeyay
😂 mahee legend faan baad ngu dishy
Xasbunallaahu wanicma Al wakiil ilaahay sharkiina haydinku celiyo iyo waxaa cabdiraxmaan la damacsantiin bi idnillaahi kariim sharkiina rabbi khyr hawga dhigo. Berbera soomaaliland bay ka dhaxaysa sida hargeysa iyo burco kale balse waxaa rabtaa lama garan balse rabbi haydinku celiyo oo haydinku cabudhiyo sharkiina oo rabbi sankiina iyo suulashiina haydiinka lump bi idnillaahi kariim. Bi idnilaahi kariim
Subxaanallaahi cammaa yasifuun
Habaarku kii yidhaah ayuu ku niqdaa cuqdadaa kugu jirtaa allah swt hakaa daweeyo
Waxba ha i xiijin Adeer- Habaar la igu kari waaye. Dawlad Bagaash ah oo jicsan ayaa Dalka laga dufaacayaa. Weli Cirro oo dadka la hadlaya oo aan waraaq loo soo qorin, ma aragtay !? Rag baa raba inay ku shaqeystaan.
Reerka cuqubaa ku dhacday wlhi 😢
Daanyeer baanay😂😂😂
KANI WAA DOQON BEENAALE AH SHALAYBAY AHAYD MARKII MAJEERTEEN DEKEDDA AGAASIME KA,AHAA,1988KII BAL IS WAYDII YAA AGAASIME KA,AHAA?
Us hooyada agaasime wasye
Dee sowtii maalin cad laga tuuray
Waar ninkan ma xildhibaan indho indhaa ka dhex hadlaya u cod ekaa hhhh
Gudoomiyaha barkaamanka siday loogu xidhay harti unba berbera 🔒 ugu tahay ciise muuse hadii aad anfacadkii cuntan oo somaliland oo dhan laga qudinayo laba qadan mayno dekadana wareejiya dhaqalaha ka soo baxana somaliland oo dhan baa lagu masruufaya mid ogalanay lkn tan kale cid ogol ma jirto mana dhacayso
MMTV unprofessional weeyi yar yarka qaybta editing ka ujoogaa?
Bararaq, adeer haddii reer deked yeelan karo maxaynu dawladnimo ku falaynaa?
Dalada reer ba lodaba fadhiista
Uu sheeg
BERBERA CIISE MUUSE BA LEH
Berbera aniga iskaleh
Berbera Somalilandba leh
Berbera Somaliland aya iska leh no qabil
Somaliland ba leh lkn reerkasa xumumaya ilaahay ku beeray
@@MaxamedJamac-x7gAnagaa leh ma ahan eraygu, waa unnugaa leh af soomaaliga hagaaji.
Waar,berbera,anaaleh,dalkani kudhismimaayo ee isaaqaw baartan qudhunkaa iskaqabta oo shacabkan sharciga horokeena .
Berber,reerkaygaakashaqaynaya ,hargaysana waan kaalashaqaynayaa.
Reer kani xoolaha sidooda yaey waxay cnaan uun kahadlaan ee afkakaxidha.
Xiniya cade waar waa kuwaa ninamkii caqliga lahaa
Siinka iyo Saadka ayuu u kala soocey
Marxaba
@@taammustafe147 waa kuwaa kuwa Somaaliland iyo ISAAQba ka dhigaya dadka la guumaysto
@ahashi7828 la inama gumeystee
Sland ha nolaato isaaqna ha isku duubnado saaxilna nimanka Degan haloo daayo
waa ciyaala gudaaf waynaaday bal intuu leeg yahay eega iyo waxa uu ku hadlayo
Berbera is and will be Somaliland people import export taxes
qabyaaladda dekedda dalka cid ka sheegashadeeda waa laga xishoodaa. dalku dagaal buu geleyaa, reer sheekh isaxaaq waa israacay, adna ka mid noqo arrinta. afgobaadso ninyahow.
Dagaalka la galayo maxa naga galay anaga berbera anaa le anaana la i daba fadhisanyaa daglkana dee waxa iska celi shalyba waad diidanayd inaad dagaal gashee
@ Berbera huruumarkeeda dawladda xamar iyo daarood iyo hawiye ayaa kugu haysta oo sheeganaya, sida ay doonayaan waa sida mid adoo kale ah, si ay inuugu qaybiyaan reer reer oo aynnu isu qabqabsano. waa run dawladdii musa biixi waa lagu xumeeyey dagaalkii oo waa laga gardarraa. laakiin aan ka roonaanu kuwa caqliga xun oo danta guud ka raacno.
BEEN BAAD ISKA DHAADHICISEEN BARBARA CIISA MUUSA IYO MUUSA CABDALA IYO JILIB KA MID AH HABARJECLO AYAA WADAA DAGA WALIGOODN WADA DAGI JIRAY DADKII WAA QIXISEEN DULMI GURYIHIINA WALI WAA NOOGU YAALAN
(وتلك الأيام نداولها بين الناش)
Kaalay adigu wada daji😊
Hada laga saari edeb yeelo
Goormay wada degeen bal sheeg taariikkhada waa la aqristaa intanad wax odhan
Kanina muxuu ahaa
Hooyda waydii
Oo yuu kadoonayaa xilka ma ciise muuse mise reer somaliland dadku wey layaaban yihiine
🤣 🤣 🤣 🤣 Ciise muusow hoodhodhoo
Namacasoow waxaad ilawday 92 kii aadka carartay
Bal Qofkan Cirada Uu Leeyahay Eega, Iyo Wuxuu Ku Hadlayo.
Waar waad waalan tahay kelidaa malihid. Allah sh. Waan waynaa
Wlhi reer baa meesha ku ilaashada ama carab ha loo dhiibo ama Afrian
Waar dakedda barbara cise muse ayaa Allah ku abuuray ee ha degdegin saxiib
Waar ininkan waa isir doqodeed maalinba waxbuu kuhadlaa
Dakada ma hoyadaaba leh
Bar bara ciise muusa le
And who are you 😆😆😆😆 Dakadaa Somaliland oo dhaan aya leh ciid kastaa waa kaa shaqaayn kartaa qabyalaad iyo aqoon laan aya kuu dardartaay
Oo ma hooyadaaba leh dekada nadal fooqal naqadal
Dhuuso ku soo toogo marka la keeno cida loo garto
Afka kamad odhan ciyaal bate kula yaabi maayo ee abaha warayso
@mukhtoabdi8861 ma hooyadaa ayay is yaqaaneen ninkaa aad I leedahay warayso
Hhhhhkkkkk. Hade ninkaasi masuul. Weeye. Qabyalada iyo kibirka iska daa. Adeer.
0+0=0 ?
ee naga aamu waxun allah ku saarye beenaale yohow urayaa
Wadani iyo Ciro Been bay u sheegeen dadka reer Somaliland. Ciro waxaa uu hoos Galay Somalia-Talyani. Dalka Wadani iyo Ciro ma sii maamuli karaan. Khalad Baaa dhacay la sixi doono.
Dekada waxa maamuli kara qofkasta oo dagan Somaliland, waa in waliba Samaroon loo magacaabo sanadkan
Mulkiilaha Dhabta Ah Ee Marsadaa Berbera Axmed X. Cali Caynabo , ANNA
Xildhibaan Axmed X. Cali Caynabo ooka tirsan Golaha Deegaanka Berbera ,
Haddaydaan Hore u Arag Dadka Waa Ninkan Sida uu maanta ka dhawaajiyey waa Mulkiilaha Dhabta ah
ربنا يحفظك من كل شر يارب العالمين