Digashadii & Weerarkii Cali jamaac Haabiil Sayidka & Darawiish uu ku qaadey !! "Sahanka suugaanta"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 52

  • @mohamedjama4335
    @mohamedjama4335 Рік тому +5

    Landeree ciise muuse Berbera ka soo jeeda Allah kuu naxariso Aaamin 🤲🤲

  • @baligubadle1110
    @baligubadle1110 2 роки тому +9

    Cali jaamac haabil laandhere ciise muusa ayuu ahaa

  • @berneraparking-fi1mh
    @berneraparking-fi1mh Рік тому

    AY AFGAMBI UGU TASHADEEN SAYIDKA

  • @berneraparking-fi1mh
    @berneraparking-fi1mh Рік тому +1

    WAA ABAALKIIN MAANTA

  • @berneraparking-fi1mh
    @berneraparking-fi1mh Рік тому

    INTII MAJEERTEEN UGASHAY

  • @berneraparking-fi1mh
    @berneraparking-fi1mh Рік тому

    SOOBAADH TAARIIKHDA

  • @MubYus
    @MubYus Рік тому

    Waaa lagu digtaa ruux haduu kuu daraan jiray bal dayaay, wakaa wadaadkii sii dabayshaday... Cali dhuux goroyo . gabyaa weyn oo dhulbahante ah.

  • @berneraparking-fi1mh
    @berneraparking-fi1mh Рік тому

    TAARIIKHDA WADADA HAKA LEEXININA

  • @caliibrahim1830
    @caliibrahim1830 Рік тому +3

    Sayid c/laahi xasan wuxuu ahaa Alshabaabkii wakhtigaa joogay hase ahaade imigana way joogaan wayna joogi doonaan waayo waa group diinta ummada ugu soo dhex dhuunta oo dano u qarsoon ka leh ummada somalida oo ay dowlado carbeed inoogu soo hogaanshaan

  • @dabiyobiyo9880
    @dabiyobiyo9880 2 роки тому +2

    Sayid Mohamed wuxu ahaa geesi xurnimo u dirir ah cali Jaamac Wu qaldanaa allah u naxaristo labaduba aftahan bay ahaayeen lkn Cali Jaamac wu caytamay markaan gabay ma dhihi karno waxan

    • @buuxciise2338
      @buuxciise2338 Рік тому

      Gabayada sayidka maad arag

    • @dabiyobiyo9880
      @dabiyobiyo9880 Рік тому

      @@buuxciise2338 sayidka Hal mar Jeer bu caayay lkn Cali jaamac mr walba Sayidka wu cay jiray Daraawiish buu wx ka sheeGi jiray Gaalada iyo sayidka bu u kala Hiilin jiray

    • @buuxciise2338
      @buuxciise2338 Рік тому

      @@dabiyobiyo9880 ma taqanid hadaba
      Cali iyo sayidka midna gabayadoda
      waayo waxyabihii uu ku hadli jiray walahi inaad yabayso sayidku
      Ninka hal abuurka somalida ugu cayda badan ayu ahaa
      Buugaagta iyo gabayadiisa maad soo akhriyin
      Inta fiicfiican ee UA-cam ku jirta ayunbad maqashay
      wax beena ma shegin
      Dadkan yaryar waxa lagu shubay somalidu gaalo raac ayey ahayd waxasina been weye sayidkoo iman ayey somalidu galada la dagalan tay iyagoo xitaa aan haysan hub caadi ah oo hubkodu ahaa qaanso leeb waran iyo Iwm
      mahad sanid bro

    • @dabiyobiyo9880
      @dabiyobiyo9880 Рік тому

      @@buuxciise2338 bro Qofba ma ogaan karo wixii qarsan mideda kale Dadka yar yarka aad sheegaysid wa maxay Sayidka Hortiis wa run wa la Dagaalami jiray Lkn Sayidka Halgankiisa qofkii Xaqira ani waxaan is leeyahay Reer ahaan bu maagan yahay sababto ah Sayidka somali o Dhan bu Ka Dhaxeeya wa Halyeygood Qabiil iyo beelo Gaar u yahay ma jiraan
      Mrk Sayidka Cali jaamac iyo Daraawiish intaba wey naga hooseeyaan Allah u naxariisto bro welcome 🙏

    • @buuxciise2338
      @buuxciise2338 Рік тому

      @@dabiyobiyo9880 horta xag qabiil kamaba eegin kana eegi maayo
      lkn somali siday u riiqday darawishi ma jirto dagaal lagu riiqay
      reeraha qaba-ilkii somalida qaarbaa ku dhowaday inay dabar go aan
      Markii rag wixi jogay iyo maal wixi jogay laga dhariyey. qaabka ragga la dilaayo loo ciqabi jiray iska daa muslim e gaaladu wax uma disho
      Sayidka ayaa col diray colkii aya lagaso adkaaday maxay ku dhacday buu yidhi idinkoo fardihii nugaleed wadta ninba ku jawabay sayidow fardaha mudug kama dhacaan kuwa nugaled
      Ninkaasi wuu xujobay ayala yidhi sidiibana lagu dilay nin darawiish ahana wu ahaa.
      Gonda-gooye Qisada la magac baxdayna way jirtaa
      Way dhertahay meshuna waa comment 🙋‍♂️

  • @baligubadle1110
    @baligubadle1110 2 роки тому +2

    Tariikhda beenta umada ka daaya 1909 ayuu dhintey cali jaamac haabil ana isku reera

  • @mahamudyusuf7938
    @mahamudyusuf7938 Рік тому +1

    Gabayga iyo taariikhdaba way qaldeen.

  • @MubYus
    @MubYus Рік тому

    Daraawiish, waxay ahaayeen Alshabaaab. Argagixiso.

  • @berneraparking-fi1mh
    @berneraparking-fi1mh Рік тому

    ISAGOOLE WAYDINKII ILA YAABANAA MARKAAN IDINLAHAA WADAAD MAAHA

  • @anwarcabdi7504
    @anwarcabdi7504 2 роки тому +1

    Safar waa la taakulin jiree lama takliifeyne isna turuqyqaduun buu jaraa oo timirta cuurtaaye ma talyaanigaasaa mahdiya tanina waa yaabe

  • @berneraparking-fi1mh
    @berneraparking-fi1mh Рік тому

    1920 KII AYAY AHAYD

  • @berneraparking-fi1mh
    @berneraparking-fi1mh Рік тому +1

    CALI WAXA UU LAHAA 7 DUMARA OO WADA NOOL SAYIDKAA XALAASHADAY

  • @berneraparking-fi1mh
    @berneraparking-fi1mh Рік тому +1

    DHULBAHANTENA WAXA BADBAADAY INTII CALI FIRXADKA UGUTIMI

  • @hawraartaariikhsuugaan2541
    @hawraartaariikhsuugaan2541 Рік тому

    Gabayga iska daayee, xataa afsoomaaligaa kuwan ku adag. Gabaygii wuu wada khalday, in badanna wuu ka tegey.

  • @berneraparking-fi1mh
    @berneraparking-fi1mh Рік тому

    WAA LALAAYAY

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 2 роки тому +1

    Gabayga waad khaladeen
    Mana taqaaniin xataa qaafiyada gabayga.
    Markaad suugaan ka hadlaysaana waa inaad aqoon u leedahiin haddii waa noocan oo kale

  • @MubYus
    @MubYus Рік тому

    Cali dhuux gorayo, Gabyaa wyn,,..mucaarid ayuu ku ahaa daraawiish ina Cabdile Xasan, dhulbahante ayuu ahaa

  • @berneraparking-fi1mh
    @berneraparking-fi1mh Рік тому

    FIRXADKII DHULBAHANTE AYAA CALI JAAMAC HAABIIL UGALAY

  • @berneraparking-fi1mh
    @berneraparking-fi1mh Рік тому

    KUWII AYUU CALI SOO DHOWEEYAY

  • @buuxciise2338
    @buuxciise2338 Рік тому

    Cali jaamac haabiil 1909 kii ayu dhinte
    Dadka uu gabayga u tirinayana
    Waxay ahayeen
    Dad qaxoonti ah oo darawiishi soo bara kicisay oo uu marti qaaday

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Рік тому

    SHARE

  • @berneraparking-fi1mh
    @berneraparking-fi1mh Рік тому

    Asc

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Рік тому

    LIKE

  • @berneraparking-fi1mh
    @berneraparking-fi1mh Рік тому

    NIN KAMIDINA SAYIDKA UDIGAY

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Рік тому +1

    waar targoofku waa ha qalalo,

  • @berneraparking-fi1mh
    @berneraparking-fi1mh Рік тому

    SAYIDKUNA DHULBAHANTE LAAYEY

  • @anwarcabdi7504
    @anwarcabdi7504 2 роки тому

    Tirbiicada xunday waa raad kufriga nagu tilmaanta

  • @berneraparking-fi1mh
    @berneraparking-fi1mh Рік тому

    MAY AHAYN MARKII SAYIDKA DIYAARADA LAGU GARAACAY

  • @berneraparking-fi1mh
    @berneraparking-fi1mh Рік тому

    MARKAASUU GABYAY

  • @berneraparking-fi1mh
    @berneraparking-fi1mh Рік тому

    XOOLAA LASIIYEY GABDHAA LOO DHISAY

  • @berneraparking-fi1mh
    @berneraparking-fi1mh Рік тому

    MARKII DARAAWIISHTA DHULBAHANTE

  • @cabdiraxmaandiiriye3670
    @cabdiraxmaandiiriye3670 Рік тому

    inkastoo gabayaa weyn uu ahaa cali laskiin
    Siyidkii iyo cali labadaa marxuum
    isku qiimo may ahayn. Nina Gobanimo
    Ayuu dadkiisa iyo dalkiisaba la rabay nina
    in la gumaysto ayuu doonayey.

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Рік тому

    SHORTS

  • @jaamacyuusuf4452
    @jaamacyuusuf4452 2 роки тому

    Gabaga inbadhiman oo aad katagten hase ahaate waa siwanaagas dadka qarba saydka uyaqana lashababtii xiliga dadkalena waxay aminsa yahin inu,ahaa geesi soomaliyeed waa lagukala argtiduwanyahay

  • @berneraparking-fi1mh
    @berneraparking-fi1mh Рік тому

    Sxb Taariikhda been hakuqorin

  • @anwarcabdi7504
    @anwarcabdi7504 2 роки тому

    Todobuu qabaa Naga xora tuufalaa darane

  • @AhmedDhamac-r6s
    @AhmedDhamac-r6s Місяць тому

    Beenta iska daa Cali jaamac wuxu dhintey 1909kii

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Рік тому

    LEGETA

  • @berneraparking-fi1mh
    @berneraparking-fi1mh Рік тому

    SIDII LAYNAFARAY UMA DHAQMAYO