Mujaahid cabdi raxmaan daahir caynaashe waxaan ku bartay 1990 kaam barwaaqo alle ha u naxariisto aabihihii mujaahid halgamaa daahir caynaanshe (ma qosle) isna isagoo gaadhi macaf ah oo jiib saaran yahay baan baligubadle ku arkay Taariikh dhab ah baad wadaan Muj axmed c yacquub (maqade) UK
Ahmed Wasame waa saraakshiis video iska duubey markii hargeisa diyaarad madaafcida ku garacyeen video snm qabsatey intaas siyaad barre loo dirin why afweyen markaad dadka laynayso waa inaad video u duubtaa si darjaada ciidmada lagu dalcsiiyo
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته أما بعد Waxaan ka maraq kacayaa arin dad ladilay oo laga soo maftaafuriyey Saudi Arabia 🇸🇦 oo aan ku maqlay maqtigii aan ahaa ardayga oo aan ku noo laa ABU-DHABI, Nin Haweye ah oo ku noo Sweden oo ay meelin sheeko na dhexmartay ayaa iiga sheekeeyey dilkii ka dhacay Barbara..Wuxuu ii sheegay in nalgala soo mastaafuriyey Saudi Arabia 🇸🇦 oo aanu bada ku soo rafaadnay..Markii ilaahay nasoo gaadhsiiyey Barbara oo anagoo aan waxba ku noo layn..Ayaa waxaa noo yimid Sarkaal Ciidamada ah..Wuxa uu nagu yidha Wixii ISAAQ ahow halkaa ubaxa Wixii aan Isaaq ahayn idinkuna halkaa u baxaa..Wuxuu ii sheegay intii aanu bada ku jirnay ayaanu is waraysanay dadkii Isaaqa ah....Markii dadkii Isaaqa ahaa meel u wada baxayn Nin Isaaqa oo aanu isku baranayn Markabka dushiisa ayaa isagu sheegtay inuu yahay MIDGAAN reer Hargeisa laakiin Wuxuu ahaa( Habar yunis)Sigaa waa laga reebay wixii Isaaqa ahaa Gaadhi ayaa la saaray oo Waa la bada Xeeligeeda ayaa lagu dilay ayaanu maqalnay intayadii kalana Moqdisho ayaa nalageeyey...... Guul iyo Gobanimo Somaliland
Hadalka shariifka ee ah SNM waxba may dili jirin Waa been . SNM intay beelahay wada daganaayeen maatidoo dishay 50.000 way ka badan tahay . Waa wax yaabaha 34 sano ka bacdi beelaha waqooyi wada dagaa isku aamini laayihiin.
SNM waxba may dilin marka loo eego gaboodfalkii ay gaysatay dawladdii kacaanku. Taas Ilaahayna wu ogyhy dadkuna wa ka markhaati. Haddi xata jabhaddu danbi gasho iyadu wa jabhad o sharciga ma qabto lkn dawladu wy ka gadisan thy
@@bosszaki9861 Muhimadu sharci iyo sharci daro lagama hadlaayo ee waxa weeyaan S.N.M dadkii waqooyiga ku noolaa dumarka iyo caruurtoodii maka dishay 50.000 ilaa maantana laascaanood maati Maku laynaysaa. Shariif ku taas ayuu been ka sheegay . Wax Soomaali oo dhan og tahay. Waana sababta 31 sano ka bacdi Shacabka waqooyi dagan u rumaysan yihiin calankii blue ga ahaa iyo Somaliwayn
@@DavidEric1 afkina wa afkii faqashta😆snm in aany cid walba dilayn shariifka ayaaba markhati kugu filan o aha sarkaal sare lana siidaayay. SNM hdy aarsan lhyd sidi USC Mmanta niic iyo kibir md waden. Dawladnimadad 1991kii ila qaadatay in aad ka bxdo manta laga yeli mayo.
Sheekh Maxamed Cali Alle ha u naxariisto. Geesi iyo halyeey xaq u dirira. Dulmidiid kasta role modelkiisu waa M.cali.
Mujaahid cabdi raxmaan daahir caynaashe waxaan ku bartay 1990 kaam barwaaqo alle ha u naxariisto aabihihii mujaahid halgamaa daahir caynaanshe (ma qosle) isna isagoo gaadhi macaf ah oo jiib saaran yahay baan baligubadle ku arkay
Taariikh dhab ah baad wadaan
Muj axmed c yacquub (maqade) UK
So uuruuriya niw ragii wadanka u so dhintay
Mujahid alle haku sharfo dhiigina ayaan ku barbaarnay abaalkina ma gudi karno dhashii snm
Wadankan dhiig baa uqubtay wuuna uqubandoonaa insha alah ilaa higsiga wadanka iyo muwadiniintiisa wixii taaaah ula yimaada dhulka bad isubadalidonta insha alah ❤❤
Waa kuwaa Raggii garawshiiyaha lahaa een qabin reer ncybka ku slysn xasidnimdu runtii shaaca ka qaaday iyo xaqiiqdii dhbta ahayd wligodba cdwgu melaha hala soo fdhiistaan ciil iyo been ku slysn munafaqad ku dheehantay reer ncyb soo jireena , illhw barakee Ninkan ashraaf iyo mid-midka la midkee qabin cudurka faqashta laayay ee layidhaa isaaq ncyb , mhdsnid adeer carurtaadaaanu u abaal gudi doonaaa insha Allh xaqu wuu cadaadaa 👈 Mxmd Cali libaaax halyeey mujahaid Alle yaqaan ahaa gobanimo dagalami jirey edaab u yeelay faqash illhw kuu nxriiso adiga iyo halyeeyadii Snm amiin
Shaqo fican Alle haku sharfo wll waxad ururisay tarikh aad u muhiima intaay wali noolyihiin ❤👮🏼from saylac
2:26
Masha allaah wax aan ogayn oo badan ayaan ogaaday taariikhta buug ha lagu qoro da yartu say u akhristaan dhibkii lagga soo maray dalka
Shaqo fican Alle haku sharfo wll waxad ururisay tarikh aad u muhiima.
Inder halka kawada waatarikh muhima mudana inla,uruuriyo snm intii dhimatay alle ha,unaxaristo inta noolna sharaf iyo cisi alle ha,kudhawro
Mansha allaha Mujaahid Cabdiraxman Daahir caynaashe
Xuseen ka darawalku waa Xuseen cismaan mu’dainka aabihii AGAASIMAHA SHAQO QARAN EE SOMALILND AABOHIIS XUSEEN CISMAAN OO KU MAGAC DHEERAA ( XUSEEN DACAR BUDHUQ)
Haa waa muadin aabihii
Sax sax
Tariikh Muhiim Ah
Well done 👍
Saalax Liif Xassan waa noolyahay
Adiga laftigaaga ayaa sidaa mujaahidiinta kaga mid noqday 3:31
Taariikhdu waa marag waa jire markhaati leh.
C.raxmaan Daahir caynanshe iyo weriyaha iyo dhaman tvgaba alle hasharfo taariikh lasoo maray ayey ururiyeen oo wakhti iyo maskax kubixiyeen alle haydin xafido
Mujaahid --General mohamed cali (AHN )
★★★★
Grazie mille signore
masha allaah allaw
Waa cajiib.
Ahlu baytyaa salaaam
SAALAX waa SAALAX LIIF WUXUU KA SOO JEEDAY LAASCAANOOD DAAHIR JUBBA 9 ISAGU NIN FIICAN BUU AHAA
1981 ilaa 1991 waxa ka dhacay dalka kamay dhicin ruwanda
tii 1994 ba ka darneyda ka sheeke rag saa u soo halgamey baa lagu jeedtey ka sheekee
Kabtan shariif waa libaax binuaanimadu ku dheertay waxa uu garanayaa wax ay tahay dadnimada
Aad iyo aad
@@greatpersonalitysofar7229 been cuqdad iyo uruurshee weeye war dadka meel ka fadhiiso jaahil cuqdad loow ah
Somali naceyb mise Majeerteen naceyb.
Maqosle funtii waa nin yaqaana godka hadalka.
Allow dir iyo daar ood mideey 🇸🇴
Aamin insha alah
waatahay
Anigu waxasn aqaana sarkaalka hadlaaya college kii kacaan baydhaba ku jurnay classe meet isku galaas .jamaal murshiid baa oran jiray nin geesi ah weliba dawlada kama baqii jirin kkkkkkkkk waryaa faysal dheere waku salamay. Kusalaamay
Jamal murshid iyo feysal murshid waa walalo
Dhagysta hoyadiin munafqnimda kawasee waa kuwaa Rggii fqshta ahaa ee inuun damiirka lahaa idiin cadeeyay inaanyn Snm dili jirin shcbi iyo maxabiista , kaliya wxy layn jireen ciidamada kuwa dagaalka iskga hor yimaadaan iyo cidkstoo soo raacda
Kuma helin xod xodashee xinjirbaan usoo qubay 💚🤍❤👋
Waxaad waraysataa Daahir Axmed sheekh(Daahir shaydaan)
Hawl aad uweyn ayaad umada uga tegaysaa weriye halkaana kasii wad.
Raga coona aadbaynu ugu baahanay waraysiyadooda. Weliba haddii aad awoodi ugu tag ayaan ku odhanlaa halkay jooganba .godkaa aad kujirto hada hore ugu soco ilaaa heeeee bada badeeda.
C/raxmaam Daahirna waan salaamaya. Isma naqaan lkn markuu xidhnaa ee aabahii xamar uga dacwoobayey waxaan qabtayna oo muuqdana garan maayo hadana dadaal iguma yareyn.
Mudaharaadka laascaano
Can shaqa fiican baad haysaan
waa taariiq
Moorganbaa nool oo horteena mar maraya
Siyaad Barre Allah Yarxam. Shaqo Qaran buu qabtay
Ilaahay Naarta ha ku fogeeyo Somali oo dhan ayuu baabi i yaya qaranka aad ka sheekaysanaa xoolo yohow
Ilaahay Naarta ha ku fogeeyo Somali oo dhan ayuu baabi i yaya qaranka aad ka sheekaysanaa xoolo yohow
naa qofka dhintey danbi ha u soo jiidina
ifkiisa iyo aakhiradiisa ayuu u tudhayay isagu jeelka cida la yidhaa hay wuu haynayay laakiin jidh dil iyo dhibaato umuu gaysanayn
Ahlu bayd maxaa xigay irir iyo dir ugu danbeyn laftinagaa
Waad dadaashay illahay ha kaa abal mariyo wax wanaagsan ayaad samaysay
LIKE
Ahmed Wasame waa saraakshiis video iska duubey markii hargeisa diyaarad madaafcida ku garacyeen video snm qabsatey intaas siyaad barre loo dirin why afweyen markaad dadka laynayso waa inaad video u duubtaa si darjaada ciidmada lagu dalcsiiyo
Iska ilow baakistaan buu ku bakhtiyey, kaasiye
Haa duligu mareexaan ayuu ahaa. Pakistan ayuu ku bakhtiyey
@@nasiimcaydaruus1970 mise ogaadeen
@@abdullahiomarali5241 Mareexaan ayuu ahaa. Siyaad daauud gudaal ayaa ogaadeen ahaa
@@nasiimcaydaruus1970 sax ninkaas ban ku qaldayaa inaadeer damaan qaxooti bayku danbayeen kkk dadkii qaxey baayka daba qaxeen
SHARE
Kuwa hadda Hargeysa jooga ee Hamid ahaa ciidankii asluubta afweyne ayaguna ha hadlaan. Waa culus. Anyways Daarood godobta ay somalida kagaleen cafis maleh
Si kasta oo madex lagaga dhigo waxaa kuu yaala sidad ummada ula dhaqanto haddii aad badbaadiso dadka aad xukumayso iyo hadaad dishaba.
LIVE
Cabdirisaq Colombia
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته أما بعد
Waxaan ka maraq kacayaa arin dad ladilay oo laga soo maftaafuriyey Saudi Arabia 🇸🇦 oo aan ku maqlay maqtigii aan ahaa ardayga oo aan ku noo laa ABU-DHABI, Nin Haweye ah oo ku noo Sweden oo ay meelin sheeko na dhexmartay ayaa iiga sheekeeyey dilkii ka dhacay Barbara..Wuxuu ii sheegay in nalgala soo mastaafuriyey Saudi Arabia 🇸🇦 oo aanu bada ku soo rafaadnay..Markii ilaahay nasoo gaadhsiiyey Barbara oo anagoo aan waxba ku noo layn..Ayaa waxaa noo yimid Sarkaal Ciidamada ah..Wuxa uu nagu yidha Wixii ISAAQ ahow halkaa ubaxa Wixii aan Isaaq ahayn idinkuna halkaa u baxaa..Wuxuu ii sheegay intii aanu bada ku jirnay ayaanu is waraysanay dadkii Isaaqa ah....Markii dadkii Isaaqa ahaa meel u wada baxayn Nin Isaaqa oo aanu isku baranayn Markabka dushiisa ayaa isagu sheegtay inuu yahay MIDGAAN reer Hargeisa laakiin Wuxuu ahaa( Habar yunis)Sigaa waa laga reebay wixii Isaaqa ahaa Gaadhi ayaa la saaray oo Waa la bada Xeeligeeda ayaa lagu dilay ayaanu maqalnay intayadii kalana Moqdisho ayaa nalageeyey......
Guul iyo Gobanimo Somaliland
KABTAN JEE WAXUU AHAA DUULIYAHII AY ETHIOPIA DIWAANKEEDA BAADI GOOB KU DARTAY SIDII AY U KHAARAJIN LAHAAYEEN INTAY DOONTABA HAQAADATEE, WAXAA KALOO KAMID AHAA RAGAA ETHIOPIA AY BAADI GOOBKA UGU JIETAY ALLA HAW NAXARIISTEE WARIYE CAWKE , KABTANKU WAXUU KU DUULI JIRAY XILIGII 77 MIG-21 WAXYEELADUU GAYSTAYNA AAKHIRKII NAFTIISA AYAY GALAAFATAY , WAXAY XABASHIDU KU DISHAY HADH CAD SI AAN MARMARSIIYO
LAHAYN QOXOONTIGII DAROON, WAXUU AHAA ISAAQ CIIDAGALE YOONIS,
Sharf iyo karaaamo ayaya naga mudanyihiiin sarakishii diiday dagalkaa xaq darada ah ee shacbka lagu gumaadayay
maxad codka ka walaaqaysaa
0:44
Dadka kale miyaanad aqoon
Kuwa hada asluubta jooga maxay udhumanayan hadanay waramayn dalka hanogabaxan hada sababto ah waxan u aragna cadawgii dadkayaga layeey fadlan nalasowadaga magacyadoda kuwa hada kashaqeya asluubta waxbay isku ogyihiin kuwasi waa kuwii dadkayaga layey
Wey haystaanbaabey leeyiin Waana Yaabka Yaabkii. Iney looshego inaan Waxba Ee Runta iyo Tariikh loga bahanyey Kedib dadku ogadaan Shaqo iney kaqabtaana Ahyn SNM tiibaa Buuxda bilaa shaqaa
Hhhhhh waad naga Soo gaadhay waar anba waanku jiray wlhi waanku Qoslay
Cod iska hagaajiya
waa dadkii ilma xalaalka ahaa alle cid cuqdad isku qabta ma jirto dadka inta gunta ah mooyee
SHORTS
Mm
LEGETA
beentaan iyo fasahaadkaan meesha aad ku hasaan kukala taga, Mujaahid iyo muraaqab midna meeshaan ma joogaane
Nadal nadal dhalay
SNM iyo jabhadihi dhan waxay noqdeen ciidan shisheeye siiba itoobiya wadato ila hada malaga kabsan
Kkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkkkk. Reer bini haashim.
kani waxba mahayo taxane bilaa macanaa
Miyaad xanuusanaysaa walaaley
Kawarama kuwii idinku hargeysa korotada kudisheen eesaraakiishii majeerten aha 1976 kii. Eedawladi Idin igmatey. 17kii nin ee ciro hogaaminayeye. Isaaq baa xaniiyaha katumay marka siyaad bare dalka waa kamaqnaa ragii oo tuman markuu uyimid idhaafiya buu yiri waxa waxa kashqeeyey oo tumay waa isaaq
Walaaley ragaa la laayey ee mj ahaa isaaqna wuu ku jiray waliba garxajis Habar yoonis sidaa ula soco.
Hadalka shariifka ee ah SNM waxba may dili jirin Waa been . SNM intay beelahay wada daganaayeen maatidoo dishay 50.000 way ka badan tahay . Waa wax yaabaha 34 sano ka bacdi beelaha waqooyi wada dagaa isku aamini laayihiin.
SNM waxba may dilin marka loo eego gaboodfalkii ay gaysatay dawladdii kacaanku. Taas Ilaahayna wu ogyhy dadkuna wa ka markhaati. Haddi xata jabhaddu danbi gasho iyadu wa jabhad o sharciga ma qabto lkn dawladu wy ka gadisan thy
@@bosszaki9861
Muhimadu sharci iyo sharci daro lagama hadlaayo ee waxa weeyaan S.N.M dadkii waqooyiga ku noolaa dumarka iyo caruurtoodii maka dishay 50.000 ilaa maantana laascaanood maati Maku laynaysaa. Shariif ku taas ayuu been ka sheegay . Wax Soomaali oo dhan og tahay. Waana sababta 31 sano ka bacdi
Shacabka waqooyi dagan u rumaysan yihiin calankii blue ga ahaa iyo Somaliwayn
@@DavidEric1 afkina wa afkii faqashta😆snm in aany cid walba dilayn shariifka ayaaba markhati kugu filan o aha sarkaal sare lana siidaayay. SNM hdy aarsan lhyd sidi USC Mmanta niic iyo kibir md waden. Dawladnimadad 1991kii ila qaadatay in aad ka bxdo manta laga yeli mayo.
@@bosszaki9861
Nin wayn oo lala kaftami Kara oo wax meel dhigi Kara Ayaan ku moodayee. Salaama. Hadal caruureed ayaa meesha iiga muuqdee
Ma runtaad diidaysaa@@DavidEric1
Dhoolod
Been badaaan SMN kuwii dadka masaakiinta ah ma ahyn
SMN jahanama Alle Idinku gur xaaraan
😂😂 ma kuwii afweyne ku noolaa ee laga ridaad tahay
Afka ka dhig mujaahidiinta xaaran bay lagugu dhaleenee
Sheekadaan ma dhamaato miyaa 🤣🤣
Madhanayso ilaweliga sodas ayay kubasiconaysa kacan kudjiglow.
Taariikhdu ma dhamaato
Maalayacni dadku markay bilaa taariikh yihiin, waxwalba ka filo hhhh