"Ma u codeyn lahayd qof ku leh waxaasaan kugu samaynayaa markaad i doorto " Cabdirisaaq Suudi.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 13

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 Годину тому +1

    Waa axmaq ilaahey umada dhaafiyey iicodee waakuxiraya maxkad baana kusootagaya waa Caqliyada Ina Cabdidameer

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 49 хвилин тому

    ❤si fican baad u sharaxday_ muuse ( i codee dabadeedna waan ku xidhi donaa) Buurmadow ( I xidh hadaanu ku codeynoba)

  • @HamzeMohamed-g3i
    @HamzeMohamed-g3i 11 хвилин тому

    Odeyshasi Wa khayimul qarame

  • @S-ce5lk
    @S-ce5lk Годину тому

    Arrintaasi way dhamaatay. Haddaynu mucaaradkii hore ahayn, maanta masuuliyad weyn baa ina saaran. Xanaf iyo gocasho yaan laynagu maqlin.

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu Годину тому

    dhibatadii doorashada ee laxalin kariwaayey beesha Hjeclo sara kacdey oo dhamaan kalsooni daneyayaasha doorasha heley yaa soojeditoodii sharciga waafaqsaneyd lagu raacey taasa keentey in Xafiisyada Ummal mutaxida ( UN) u yaala magaca HABAR JECLO

  • @mastergeed199
    @mastergeed199 Годину тому

    Actually , dadka Reer SomaliLand ,si nadiif ah ayey codkoodii u dhiibteen , waanay ku mahadsan yihiin .
    Hadaba , please and please , Ummadda yaan la marin habaabinin , oo codkooda xalaasha ah yaan si kale isticmaali .
    Waa maxay 7 cisho ayaa la haysanayaa codadkii dadka ? !
    What is that mean ? !
    Thanks .

  • @rashaabdallah7400
    @rashaabdallah7400 Годину тому

    Tuug ilaajay ka ogay wslaalay ku dhintay kuea oofwaeen dhilay aamus nacad baa wajiga kaagaga taal iyagaaa saaray kanna soo dejiyey koofiyafa qafhuunyaashii habar jeclo ee huwanta u shaqyn jiray ee xirsi samaystay cade gude ayaa saaray eaxY ahaayeen qawlaysati ciidankii laysay gacan libaac ilaa sool ma waxaad daafacaysaa gacan ku dhiigle adigu aad dirtay waar huwaneey hafaad maanta dhacdaan xamli lan labaad kuwii idxincodeeyeys aad ku wacad furteen way kadhslaayeen waxaad tihiin huean qawlaysti isaruursatay

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 52 хвилини тому

    Muuse biixi isagaa afkiisa isku qawracay, ma ninka habarjeclo burco dhexdeeda uga hanjabay ma Putin Russia ayuu is mooday ina Biixi 😂😂😂

  • @Kaysemaxamed-n5t
    @Kaysemaxamed-n5t Годину тому

    Wax tagay tiigsimaad maleh
    Inaad ka falaato laga wacan

  • @AAli-g1p
    @AAli-g1p Годину тому

    Waxani way dhamadena iska dhaafa.

  • @KhadarWarsame-i4e
    @KhadarWarsame-i4e Годину тому

    Warninweynbad tahay umada kadawaxad kahadleyso

  • @KhadarWarsame-i4e
    @KhadarWarsame-i4e Годину тому

    Iminka miyad qusatay walaga baxay cambaren iyo wax lasodhafay sland weyguleysatay manta adiga xanun qabiil bakuhaya ninweyn bad tahaye