xisbiga wadani waa mid reer Somaliland ay xilka u dhiibteen,reer somalia umay dhiiban xilkaas. ama howshiisa hakasoo baxo ama khiyaano hala yimaado! wadani waanu kala tuuraynaa,mid kalaanu ku badalaynaa. hadalkoo gaaban.
🧡 Vs 🟨🟩 *Ciise Muuse VS sacad Muuse oo cayaar adag ku dhex martey SL. Sacad Muuse oo 11kiisii cayaartooy Oromo ka dhigtey halka ciise Muuse 11kiisii cayaartooy Daanyeertii Berbera soo safey. Cayaartaasi waxay ku dhamaatey 1 iyo 3 halkaas oo guushu ku raacdey Daanyeertii*
marfuuc canhul qalam wax looma dirsado ee cirro kasoo ceshada la cagtiina! waxaad u dirsageen inuu Somaliland soo chabiyo.,kumana guulaysan! lacagtiina waanu ka cunnay.
CALOOW ANBA HABAL YADAAN KU JIRAA MUSTAFE ME_GA GAARSIISEY CASUMAADII XAFLADA ANAA ISI SOO DEBEREYEE ISBEDELKAAS IYO MUUSOO LATUURAAN IN BADAN KU NAAWELAYEY ALLA BARI BAAN HAYEY MUSTAFE IGA GAARSII AAN SOO DUULEE INSHA ALLAAH
Yahoo Ali haraara sidaad jacshaay maaha waa moujahid MOUSA Ma maqlaysa waa MOUSSA AYA MADAHWAYNAA
Guul guul guul kulmiye inshallah
Hambalyo reer somaliland runtii waXaad Noqoteen Tusaale fcn oo koonfur idinkaga dayan doonto Guuleysta 🎉
Guul Mussa pilot❤❤❤
Maashaa allaah guulbaan u rajeeynayaa doorashada somaliland iyo dhamaan soomalida jecel wanaaga
Maasha Allaah
caloow aad Baan ugu faraxsanahy doorashada walaalahayaga somaliland waana ku faraxsanahy in eey nabad kuso dhamaato from reer xamar
❤❤❤won somaliland Mother democracy in the Horn 🌍f Africa❤❤
Guul dalkayga somaliland
Hadii aanu nahay somali weyn waxaan ka codsanayaa dadka reer Soomaaliland in aynu madaxbannaani uu aqoon saanna waxaan ka codsanayaa madaxweynaha hassan sheikh 'riysulwara Xamsa baarlamaanka Soomaaliya dowlad goboleedyada dhammaantood waa in Soomaaliland loo aqoonsaday dowlad madaxbanaan
Guul somaliland Guul A/rahman Cirro inshallah
Not Aba gida ... Oromoda yenan Dhulka la warregin. United Soomaali Lands is the Key to African Unity 🌍🇸🇴
VIVA SOMALIALAND 🇸🇴
Waaryaare waar wasiir buni wuxuu ii sheegay in kulmiye guuleestay
Barnaamij Aflagaado ah: Yaab
Ninkani maba u yeedho qof aan mucaarad ahayn ooaan af dheerayn ali kan la leeyahsyna waa huwan iyo xulufadeeda yahuu
just Peace we all prosper under peace ✌️ Ali and muse look good Masha Allah
Somaliland iyo samalia waa walaalo
DAL TASHADAY HAKU XIIQINNE ...SOMALIYI HA TASHATO....
MOU QASAB NIN KASTA WUU SAXEXAYA MARTIN AMA DAROD GURYO HAKA GATAN OO RALI GELI AMMA DAA
Guul somaliland kii soo baxaaba waa somalilander
NO SOMALILANDERS WE R ALL SOMALIS
Guul rer somali land
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉Mahadsanidiin
Ya guleystay
Congratulations 🎉 Somaliland 🎉
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Martin riyooooooday war iloow harti qorax galbeed kasoo baxday ka dhigantahay.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
X wadani halkee buu xukumi Haddii uu ku guuleysto
🥺.🥺.🥺 🥺 Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Muuse biixi waa danbiile kuma noolaan karo qurbe haduu fogaado Emirates ma dhaafi karo, 800 qof shacab reer Laascaanod ah buu iilka dhiigay iyo ilaa 300 oo ah jabhadii dib u xoreynta reer Laascaanod iyo 200 qof oo haldoorki reer Laascaanod ahaa oo ay dileen sirdoonka leexsan ee Muuse biixi iyo kun askari oo reer Somaliland ah oo u dhintay talo xumadii muuse biixi o ilaa maanta raqdoodi daadsantahay buraha ku hareeraysan Laascaanod iyo 500 oo maxabiis askartii Somaliland oo Laascaanod ugu xidhan taladii muuse ee qadhmuuneyd,
Cali kalasaar siyaasiint xaqiiqda
Guuul kaah iyo wadani
Garxajis Kursi xajis walee waa halgameen kursigii way heleen
Huwaneey, ha wareerin, Kulmiyaa xor iyo xalaal ku helay.
Idinku joojiya isku dirka
Isbadal khyr iyo nabad leh
Mustafa waxaad u qalantaa maxaweyne soomaali shanta soomaaliya waad u qalantaa isa soo shaxar nin qalbi fiican ayaa tahay
Yaarabi wax khayer qaba u dhiib umada masaakiintaa
Congratz Somaliland. I hope Mustafa Martin will not going to jail if he goes to Somaliland
WUXUU ISKA DHIGAYA XARARE INU UCID KU JIRO KULMIYE KULAHA WAR WADANI BUU CALI XARER KA NECEB YAHAY. GARXAJISS. BAA DHUUNTA KU FADHIYA.
ISAAQ NACAYBAA CALI CURYAMIYAY WAA ISKUGU KAA MIDD..
Asc Cali iyo Mustafe,
Maanta waad iskala bedesheen, xaga dadhiga, aad baan ugu faraxsanahay doorashada S/Land, anoo kasoo jeeda Jigjiga
Asc ali iyo martin Am ethiopian somali All i want to say is CONGURA to Somali Land
😂😂😂😂😂😂 I think 🤔 you are crazy I never hear 👂 Ethiopia soomaali so we are different ethnic different Nation So stop 🛑 the damn 😂😂😂
@@yussufahmed2984❤
🥺🥺🥺.🥺. Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Muuse ayaa guulaysay
Insha Allah Kulmiye guul
Miyaad riyoonsaa kulmiye bye bye muuse ku daaa
Waan ku faraxney SL
Dhulka Soomaaliyeed ( Somali Land ) 🤔
VIVA MADAXWADEH CIRRO...HANBALYO
Oo mustafe waad isa siisay guushee
Muuse ayaa adeer soo noqonaaya ee ku biyo cab
Guul wadani waa rajada shacabka soomaaliland illaahay xilka how fuduudeeyo DR CIRO 🙏🏼
Raga meesha ku tartamayaa waa laba nin oo ilmaadeer ah ee xaraarooy xanuunkii ku hayey ee somaliland nacaybka ahaa ilaahay ha kuu sii siyaadiyo
xisbiga wadani waa mid reer Somaliland ay xilka u dhiibteen,reer somalia umay dhiiban xilkaas.
ama howshiisa hakasoo baxo ama khiyaano hala yimaado!
wadani waanu kala tuuraynaa,mid kalaanu ku badalaynaa.
hadalkoo gaaban.
Ninkii koonfur kudhaca waqooyi ayuu tagaa ninkii waqooyi kushacana koonfur ayuu tagaa ee faysal xamar hatago
Asc calow koofiyadaanna maxay ahayd waynida badan
Feeysal cali waraabe waa xariif xisbiyada iskaga dhaxnool mana kala jeclo inuu dhaco iyo inuu guuleeysto calool ku qaadna ma yaqaano
Odaygaan waa Reerka Kursi xajis
Cali waa nin stylka jecel.
Huwaneey isku maaweeliya khiyaaliga. Somaliland way guulaysatay.
Huwan waa kan doorashada ku dhacay.
Very funny and interesting ❤😂
FAYSAL MARKA HOREBA MADOONAYO INUU MADAXWAYNE NOQDO, ARRIMIHUUSU WAXAY UQAYBSAMAAN 1:INUU DHAQAAALE KASAMEEYO &2:INTOLKII LAGU GAWRACO ,LABADIINA WUU HAYAA
🧡 Vs 🟨🟩 *Ciise Muuse VS sacad Muuse oo cayaar adag ku dhex martey SL. Sacad Muuse oo 11kiisii cayaartooy Oromo ka dhigtey halka ciise Muuse 11kiisii cayaartooy Daanyeertii Berbera soo safey. Cayaartaasi waxay ku dhamaatey 1 iyo 3 halkaas oo guushu ku raacdey Daanyeertii*
Ali hereri adiga ka saaqidsan faysal cali warabe
We don't want Qadaadweyn pls
Caliyaw cidkasta ha guulaysto soomaali land waxay qoorta ugu jirtaa qaaxa ama calancas
Koofi suno ah oo suud iyo taay lagu xiranaayo Cali Xaraare cilmi badanaa 😂
Koofidaan sunno ma aha. Rasuulka csw koofi barawaani ma saaran jirin.
Koofi iyo Taay labaduba waa dhar la isticmaalo.
Mustafa ninkani ayaanu ku wanjalin weli laguma dhawaaqine
Let it make it clear to all and sundry that khaatumo has moved on whatever the outcome.
Ali hareri adigaba cadaw nagu aha bastar dadiska hor keenaya
Somaliland waynu hambalyeneynaa madaxwaynaha cusub, wixii cusuba calamkaa jecel guul iyo gobanimo ❤❤❤
Walahi Funny ayaad tihiin caadi ma ahan
Magacaan ku qoslay Huwan iyo qaawan 😂😂😂
Cidkastoo hesha anagu waa hambalyaynaa hadaanu nahay codeeyayaashii midaanu ucodaynay iyo midaanu ka
Asc. , CALI SXB. MARKAD. BILAABAYSO , BARNAAMIJKA , KU BILAAW , AYAADAHA QURANKA , WAAYO , INTAN BARNAAMIJ DAWANAYAY , WAA MIDKA QUDHA, EE DAVAD & RUN KU DHEEHAN, GAYIGA , SOMALIDA , MAHADSANID
guul guul guul Cabdiraxmaan ciro madaxwaynaha 5 sano ee soocda
Hal rer ba is doortey😂😂😂 wana doorsho qabil😂😂
Markuu hadlayo waxad moodaa in Ayad aqrinayo sidii in u wadan ka hadlayo
Ali xaraare su aalihii loo baahnaa maad waydiin mustafe kaliya waxad waydiisay wadani oo madax Wayne helay wuxuu kafilaayo Martina wuu xaadifad hadlay ,arinkuse sidaas maahe ,sidi sididaa moose dhul udhacaaga hubso
marfuuc canhul qalam wax looma dirsado ee cirro kasoo ceshada la cagtiina!
waxaad u dirsageen inuu Somaliland soo chabiyo.,kumana guulaysan!
lacagtiina waanu ka cunnay.
Ma codbixin baa lasoo gabagabaynayaa mise tirintii codadka?
Doorasho gobal maxaa ka galay beesha caalamka..sidaad wax u dhigayso caliyaw wax baa ka jira
Marxaba ali xarare iyo SATV
CALOOW ANBA HABAL YADAAN KU JIRAA MUSTAFE ME_GA GAARSIISEY CASUMAADII XAFLADA ANAA ISI SOO DEBEREYEE ISBEDELKAAS IYO MUUSOO LATUURAAN IN BADAN KU NAAWELAYEY ALLA BARI BAAN HAYEY MUSTAFE IGA GAARSII AAN SOO DUULEE INSHA ALLAAH
SAHRA HALGAN IYO UK KA HADLEY WAXEY YIRAAHDEEN HADAAN BILAABEYNAA 7 SANO OO FOWDA AH
@khadijaibrahim3054 sahra halgan inder waalaynaga badiyey, waynu hambalyeyneyna madaxwaynaha cusub❤️❤️❤️❤️❤️
guul guul ciro anoo awala.
Marti sxb soodigii kontaradka taageersan oo ku faanayeye
Walee adinka iyo somaalida aad shegaysaan waad ku hungawdeen wuu dhacay wadani muusa soo noqday ama kanax ama qalbadu haku dhacdo hhhh
Ali naaso dheer 😂
Cirro hadduu soo baxo yuuna xilalka waaweyn u dhiibin qof garxajis ah waa talo
Baabulahi maftuux😂wasirka arimaha gudaha
11:40 BEENALE MARTIN VIVA MUUSE
MADAXWEYNE MUUSE. 51%
CABDIRAXMAN CIRRO. 42%
ENG FAYSAL CALI. 8%
Nacas yaw muuse biixi waa nin magac Iyo milgo lehe oo wadaniyaa ee aduu salaadii ma bilawday iyo istijadii
Waar. Umada. Soomaaliyeeda. Maa. Jiiro. Waa. Siyaasada. Ee. Caabiiga. Soomaalida
Waar Cali Maanta Kursigii Martin ayaad Fadhidaa
Diinta soomaalidu waa QABIILO KUNA GOD GALAAN NOT ISLAAM SOOMAAL
Caliyow koofi bacle miyad iskubadashay wariye
waar war aan kusiiyo dee.
waxaa u codeeyay madaxwayne mudane Muuse Biixi Cabdi waa gaashaan buurta la magac baxday "inta qarsoon -iyo inta muuqata"
kuwaas oo isugu chira "reer aakhireedka,chinka,insiga,iyo qoomka gidaarka dabadiisa ku maxbuusan
ee nabigu scw inooga digay ee layiraahdo "ya'juuj iyo ma'juuj!"
intay codayntu socotay oo dhan,dhegtu waxay maqlaysay ,ciida iyo dhirtaa dhaqaaqday!
xitta laymanka cod bixiyaasha "space " wayn baa u kala dhexeeyay hadaad u fiirsatay.
dee dhulkaas oo dhan gaashaanbuurtaa maraysay oo sunduuqyada codaynta kusii socotay!!!
bilaash muuse Biixi sanka umuu taagayn dee!
lkn cirro afkuu boodhka u dhiganayay ,meel loo socdana war iyo waayo uma hayn.
waa iskasoo fareeste.
Waar waxaan lagu dhawaaqin been ha ka sheegina
This is pure propoganda
Cabdirahman Ciro wu Guleystey
Cali Xaraare wuxuu jeclaa somaliland oo masiibo ka dhacdo oo la isku dilo ee waxba ha ka dhagaysanina
جمعة مباركة عليكم جميعا بالخير والبركات 🤲
muuse don don
Murabi Cali Xadhaadhe weligaaba SNM u niiki
Ciidagale way ceeboben intay habar yonis isku nabayen bay xisbigogi ilawen
Beenaale
🥺🥺🥺 🥺. Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Legend ilaahay hakuu gargaaro
🥺.🥺.🥺🥺 Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega. Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho