🚨IS DUL TAAG Fisqiga Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Saalax Cali Maxamuud (Dabaan):

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 28

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 2 місяці тому +1

    Waxan aad sheegaysaa ma sax baa ma qaladbaa shaw waa waxeenii duliga ahaa ee soomaalidu iska lahay haa waa qudhunkeenii

  • @housseincahil3309
    @housseincahil3309 2 місяці тому

    Kani wa Neef runti

  • @cabdidhere
    @cabdidhere 2 місяці тому +1

    Nin la ciilay cml ayaad uhadleeysa sxb is deji

  • @abdulkadiralimahamad4278
    @abdulkadiralimahamad4278 2 місяці тому

    Guddoomiyaha gobolka xisaab culus ayaa sugeyso asiga mahdi iyo sulub cid hadalkeyga hor istaagi karta ama dowlad majirto warkeygana waa xaqiiq don't play no more or???

  • @abdullahabuukar8846
    @abdullahabuukar8846 2 місяці тому

    Ilbaxnimada gaaljecelka sidaan miyaa

  • @shekeyemahamud4914
    @shekeyemahamud4914 2 місяці тому

    Nin cay tamaayo rum ma sheegaayo qof kasto wuu fahmi karaa waxuu ka hadlaayo

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 2 місяці тому

    Waar kani hada ayuu soo toosay wax kale oo uu ku halo ayuu waayey xaalkiisu waa nacnac waa macaaac

  • @yusufabdihagi7829
    @yusufabdihagi7829 2 місяці тому

    Cidaacada afka galaada

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 2 місяці тому

    Reer tiktok umada Allah ha ka qabto

  • @ShariifMaxamudcali
    @ShariifMaxamudcali 2 місяці тому

    Adaa faasid iyo faasiq eh waa naqaan sirdoon Adoo kale eh oo caado qaato eh wan ogahay 3mushaar inaad qaadato double agent 😮

  • @nadiifosalaad1763
    @nadiifosalaad1763 2 місяці тому

    Runta lamajeclee

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 2 місяці тому

    Kan in 30 sano la xiro ayuu istaahilaa waayo sharciga ayuu gacntiisa ku sitaa oo wuxuu rabaa in siduu rabo loo yeelo oo sharciga ayuu handadayaa madaxdana u caayayaa wax uusan hubin oo isaga sideey la tahay u turjumayaa

  • @AlfiaAmiin
    @AlfiaAmiin 2 місяці тому +1

    Waad Ku qaldanyahay in aad reer tiktok dambi la'aan kusheegto , Laba qabiil bay isku diraayeen .

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 2 місяці тому

    Waa ninka garsoorka ugu divan kani

  • @AbdullahiMohamed-r6k
    @AbdullahiMohamed-r6k 2 місяці тому

    Dhammaan hadalkiisa ma.been baa, sidaa shegeysid qya qaldan, waayo ninkani laqn gaab maahan. Inta badanba runta atuu sheegayaa, sidaad doonto u qaado.

  • @Ducaale2024
    @Ducaale2024 2 місяці тому

    tuug tuug dhalay laangaab ah

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 2 місяці тому

    Dadkiina fusuqa ah ee TikTok’s ceshada marka hore nacnacda iyo cayda jooji

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 місяці тому

    madaama aan nahay qabaail oonan aheyn dowlad caalamkuna saas nooyaqaan si uu nin ay isku galaas ahaayeen xasan galaaka 6 aad jamacad uu dhigtey cid cadeysa lama helin mid uu kadhigay jaamacadaha xamar oon arkey wiil galaaska 8 daad oo ka dhigaya xasan nin wax bartey ma rabo waxuu rabaa mujrim iyo mid aan hadal ku soo celini

  • @OmarMohamed-be5fn
    @OmarMohamed-be5fn 2 місяці тому

    Ilahey ka cabso waxa aad shegeysid iska hubi naceybku yuu ku denbaajin.

  • @abdulahihassanjimale8149
    @abdulahihassanjimale8149 2 місяці тому +1

    BEENTA DHAAF

  • @yareys3919
    @yareys3919 2 місяці тому

    Qof run sheegaayo ma caaytamo ,, ee maxaad la caaytameeysaa ??
    Kuwa tiktok dartiis loosoo xirey waxeey geeysteen ee is balansi iyo qabiil caay ahaay waa la og yahay
    Kuwaas ineey dambi galeen waa la og yahay ee wax kale sheeg

  • @AlfiaAmiin
    @AlfiaAmiin 2 місяці тому +2

    Police ka ma aha dad loo qabsado waxaas oo Marka la fiiriyo ciidan kaan Waa dad dagan oon dhibaato geysan . ee xassan haddu run shegayo ha baaro ciidanka nabadsugidda iyo taliyahooda oo geysta dilal iyo dulmi Hana lasooqabto askartii qaraxa loodiray ee iyagu laayay shacabkii badnaa oo Soo firxaday .

  • @mohamudmohamedomar3665
    @mohamudmohamedomar3665 2 місяці тому

    Ninkaan waxuu mudan yahay in shacabka laga qabto waayo waaa beenaale waxa uu shegaayana waa been madaxada ayuuna ugefaaa maxdaxwynaha xataaaa waaaaa u gefay

  • @HUSSEINMOHAMMED-p6q
    @HUSSEINMOHAMMED-p6q 2 місяці тому

    adiga in lagu waso ayay eheed wacalyahow wacalku dhalay

  • @tahlilali2201
    @tahlilali2201 2 місяці тому

    Hey you need to go Dahir allasaw court
    Cabshadaadu waa badantay
    Marka halkaatag

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 2 місяці тому

    Beenlow caloosha kuxanuuntay